ILAMA AHA IN CIRO KA HOR IMANAYO WAXAY ISKU OGAAYEEN QOLYIHI KA TAAGERAY SOOBIXITAANKIISA,MOU-GIINA_

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 дек 2024

Комментарии • 56

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 5 часов назад +3

    waddanku siduu usocdo iyo ilaalinta qadiyada SLND hadii waxlaga bedelo sheekadu wayxumaanaysaa oo reer SLND mawqif adag bay iskataagayaan reer wadaniyoow ayna jebininna ALLOOW guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 12 часов назад +4

    Maha ciiro ayuutagere markihore waxa hortaagna kursiga u MD muuse biixi kufadhiyay ayay ku ixtiramayeen

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 10 часов назад +2

    Caliyow waxaa la sugayaa sidduu wax u maamulo ciro iyo kooxdiisu

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 5 часов назад +2

    nimanka tegey jabuuti waaqaran dumis waa inlagashaqeeyaa sifiican waa eye doofaarada

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 9 часов назад +1

    Waa khiyaamo qaran calw

  • @KhadarGadhle-o4d
    @KhadarGadhle-o4d 8 часов назад +1

    Geesi qaran weeye duul duul 😊😊

  • @JamaalmaxamudAxmedMuxumed
    @JamaalmaxamudAxmedMuxumed 13 часов назад +3

    MUJ CALIYAW SAAXIBKA H JECLO AYUNBU KA WARAMAYE QALBI WAREEN WARKIISI MEE MUJ

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p 8 часов назад

    Cali waa runtaa.

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 11 часов назад

    What are the chances of g.hersi iwm?

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 11 часов назад

    Mayor ka berbera corridors cidin WA no2 ka MBA top.

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 12 часов назад

    Guul JSL somaliland insha Allah

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 13 часов назад

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 11 часов назад

    Is MkA IWM interested being president?

  • @abdullahiahmed3774
    @abdullahiahmed3774 7 часов назад

    Taageero Cirro Maha Ee Waxaa Lagu Haysta Lacagtii Jidka 150 Ayuu Haya Lagu Tuhunsan Inuu Kamanka Ku Galay.

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 9 часов назад

    Waa sax

  • @hannajama5642
    @hannajama5642 7 часов назад

    Kkkkkk😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedsamotalis8173
    @mohamedsamotalis8173 8 часов назад

    Adeer dhalliilsha Mooge maalin walba way sii kordhaysay ilaa markii la doortay e nimankiinan jeeska ka ihi waydaan ogayn.

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed 13 часов назад

    SHACAYBKU WA HORGAL LAX AH

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 7 часов назад

    Sidaa ugu fiican waa in mooge aqablo in uu qanciyo dadka oo iska dhaaf hadalka kale oo uu si fiican ugu raaligaliyo hadaldii afxumad ahaa iyowaliba walida uu samey maamlmahii uu danbey .

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 13 часов назад +1

    Waxa iska lay Ali muuse only darayahan waa shakha

  • @MustafeMaxnud123
    @MustafeMaxnud123 10 часов назад

    Horta arimaha local ka ah uun baad ka hadashaaye arimaha waawayn maxaa kuu diiday

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 7 часов назад

    Ana waa sidaan qabo. Ciro inaanu dhaafi karin saaxiibadii.ka taageeray doorashada ee dowladaha waawayn

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 11 часов назад

    Cirjidhow be fair man.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 12 часов назад

    Ina cidin ha dhaafo meesha 😤 Dulmi

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 7 часов назад

    Maya lacagtii uu wadoyinka kudhisilaha ayu ciro ugu ololeyay cashurta umadu bixisay umay bixin olole taasa lagu haysta

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 11 часов назад

    Am not against kaah.

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 11 часов назад

    But every thing kaah improper.

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 11 часов назад

    Ku daba dhegay?

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 5 часов назад

    Mooge ha aqbalo isla xisasbtanka xaarka ha iska duwo

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 12 часов назад

    Taalabo walba o ay somaliland hore u qaadoba. faji ayay kadaba dirtaa jabuti taan iyo intaynu jiirba cadageena kobaad ayay ahayd

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 11 часов назад

    Cirjidhow ninka gabaan maxa ku daba dhegan?

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 12 часов назад

    Kursiga mayirka.berbera ciise muuse mawada.laha..ee.waxa iskaleh cali muuse hadan imika wax iskabedelin xeerki hore

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 13 часов назад

    Asc abtiyo please leave my cousin alone

  • @awfaaraxabdi3546
    @awfaaraxabdi3546 3 часа назад

    Ina dable waa nin (muse jibriil ah ) waxaanay iska leeyihiin degmadii sheekh lkn qoladan (abokor jibriil) waxaan degaan ahaan ama maamul ahaan u leeyihiin degmada berbera

  • @Mawliid-rd8en
    @Mawliid-rd8en 13 часов назад

    War ninkani hadal u adaga habena miyaanu aamusayn

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 13 часов назад +2

    Caliyoow baneenmayo Abdishakuur ee hakaraamo seegin huuno wakhatigisu sugeya huuno

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 6 часов назад

    Ina Cidin ma waxbaa ugu hadhay Berbera? Ta kale tuugta Wadani ka soo socota ee uu ugu tuuganimo badan yahay Mayarkii hore Abdallah Sandheere oo dhulkii Berbera dhacay ilaa iminkana iibiyaa yey soo dhawaysan iyo Afminshaar ka jaahilka ah Ramaax oo ah Maxaan Cunaa? Maxaad haysaa? Dhalinyarada cusubna iska baandheeya oo sida kuwa baarlamaan ka Somaliland loo soo doortay oo kale ka dheeraada waa tuug cadow kalkaal ah.

  • @CaliAwmaxamuud-c4g
    @CaliAwmaxamuud-c4g 2 часа назад

    Waa runtaaa hhhh

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 12 часов назад

    Adeer ilaahay wuxuu ku siiyey Maskax aad u wanaagsan oo wax walba xiftisan ilaahay ha kuu siyaadiyo laakiin inta noloshaada ka hadhay QURAAN ka ku Xifti ✅ Adeer Somali ayaad ku habsaantaye hadaad Wadamada Reer galbeedka ka dhalan lahayd Waxaad noqon lahayd kuwa NUGLIYEERKA Sameeya ayaad ahaan lahayd 😂😂

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 13 часов назад +1

    Cali dul dul iyo wariyahiisoow idhegeesta waa runtiin oo mayar mooge waxa lancey 3jeer
    Kow waxuku balanqaadey mufulin
    Laba intu boorama tagu nagso caayey iyado maalintu ooyayey ee 2badsi i xusbi ee adeeradi wadani iyo UCID midna u kaso baxeey midna adeerki faysal udiiday ee u cudhey watay Adeerki cirona u watay Abdirsaq khalif waatu isaso taagey gidder ee u kubaroortay madaxweene muuse biixi plz igaso gaadh Adeeradey codkii reerkaagu isiiyey walgu hasta ee igasoo gaadh waye madaxweene muusa biixi cabdi wakii soolteek uga qaadey Adiguba waad ogeed ee gar eexo haqaadin dee Adiga
    Iyo wariyehaaguba hasi indho tirna saxiibla mooge u sheeg xisaab unbalga rabaaye kkkkkk

    • @Adnan-bc1vk
      @Adnan-bc1vk 9 часов назад

      WAAR NIYOW GOLAHA DEEGAANKU WAA 17 XILDHIBAAN 12 KAMIDA WAA GARXAJIS IYAGAANA U CODEEYAY MUUSE MAAHA X. GOLAHA DEEGAANKA SOLTELCO XAGEE KA KEENAYAY CODKA 4 XILDHIBAAN AYAY LEEYIHIIN SACAD MUUSE CUDHAY OO KALIYA AYAA KA QAADI KARAY

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 8 часов назад

      @@Adnan-bc1vkcodka ina mooge maanu kaayagu ku jirin oo inta kaygii aan ka tagay aanan isaga u codayn cokii ka soo hadhay isagana dee idinkaa isku shushubty ma tiraad noogu faanty walee dib dambe nin iska qiiraysiiya oo reerkale ah saf uguma galno lays baray mooge abaal male

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 11 часов назад

    Cirjidhow kaah moye everything else why you condemn.

  • @XuseenCiise-e5l
    @XuseenCiise-e5l 12 часов назад

    gabadiii kabaha kusoo safari jurtey nacas nimaday kugu drag tay

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 9 часов назад

    Ciro ka hor ayaa laga dacwodey ee wax iska hubsada waxbaad dan ba basey saaye hadifaacin tuuga

  • @ibrahimcirday1280
    @ibrahimcirday1280 13 часов назад

    Cali duul duul.doqon bilaa carab ah xoolo

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 12 часов назад

    Maha ciiro ayuutagere markihore waxa hortaagna kursiga u MD muuse biixi kufadhiyay ayay ku ixtiramayeen

  • @ibrahimcirday1280
    @ibrahimcirday1280 13 часов назад

    Cali duul duul.doqon bilaa carab ah xoolo