Walaalaha Sweden | Fu'aad Omer Yare iyo Sir. Mohamoud Omer Yare.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Kooxdii Walaalaha Sweden waxahay ahaayeen fannaaniin koobsaday akhlaaq wanaag iyo hibo faneed oo hirgashay. Waraysigan waxaanu la yeelanay labadii fannaan ee kooxda wada asaasay wan Fu'aad Cumar Yare iyo Sir. Maxamuud Cumar Yare, Taariikhdoodii faneed, waayo-aragnimadooda nololeed iyo tusaalayaasha kale ee lagaga dayan karaba, waad kaag bogan doontaan.
    Mahadnaq gaar ah:
    ‪@DalaysMedia1‬ iyo ‪@Ardaafilms‬

Комментарии • 15

  • @hibakhasan1598
    @hibakhasan1598 Месяц назад +1

    Fu'ad wuu ka tagay fanka ogaalkayg balse quruxdii fanka ayey ahaayeen dhan lastaba❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CawilDoob
    @CawilDoob 14 дней назад

    Waayo waayo sooo xasuustay 2011

  • @khadarabdi6975
    @khadarabdi6975 2 месяца назад

    Amazing

  • @sakisom1
    @sakisom1 8 месяцев назад +2

    Walalaha sweden xasus gara 2011/12/13 xiligi an dugsiga sare ay ugu samenta badanayen dhalinyara nimadeni wala baxnay magacas anago 6 qof isku fasal ah markaas...

  • @RelaxHold
    @RelaxHold 10 месяцев назад +1

    Waa labo xidig oo ciyaalnimadii noo shiday waana dad akhlaaqiyan iyo dadnimaba u wanaagsan

  • @LaylaAlimuse445
    @LaylaAlimuse445 10 месяцев назад +1

    ❤waa fanaaniin aan ujeclahay fankoodana aan kusoo barbaaray alle haydin sharfo ku mahadsanid cawaale inaad dadka qiimaha leh noosoo xusho.

  • @aminaali2249
    @aminaali2249 10 месяцев назад +1

    Maashalaa tabaarig

  • @hamzeahmed3305
    @hamzeahmed3305 10 месяцев назад

    Wow. Waan salaamayaa Cawaale iyo Walaalaha Sweden.

  • @maxamedabdirahman2581
    @maxamedabdirahman2581 10 месяцев назад +1

    Hees waxa ay tahay oo tusaale shilis leh sir maxamud m.allah

  • @caynaanmusic
    @caynaanmusic 7 месяцев назад

    Maasha allh niman aqoonle dhankasta waana niman ixtiraam wacan wax fiican bay qabteen lengens

  • @ZulubCharlii-hb6rl
    @ZulubCharlii-hb6rl 10 месяцев назад

    Machallah dad qiimo badan wareysi xiiso leh❤❤

  • @AbdilahiBelel
    @AbdilahiBelel 10 месяцев назад

    Aad baan ugu faraxsan ahay walal sidaad usoo xusho dad qiimo leh iyo sidaad inoogu soo tabinayso.
    hambalyo🎉 wll

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali 10 месяцев назад

    Masha Allah amazing ❤❤❤

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 10 месяцев назад

    Legends 👋