Hilin Show
Hilin Show
  • Видео 32
  • Просмотров 764 313
Maansada Muraayad - Abwaan Gurey Dool. Xaaladda maanta lagu jiro
Maansada Muraayad waxay ka hadlaysaa waaqica maanta lagu jiro. Waxay siddaa farriin ah wadajir iyo iskaashi bulshada ah, iyo sidii ay dadku dantooda uga tashan lahaayeen.
Просмотров: 4 843

Видео

Ismaaciil C Ubax iyo Hibaaq Larry - Waraysi xiise badan.
Просмотров 151 тыс.14 дней назад
Kaftan iyo wada sheekaysi furan oo dhex maray team-kii Codka Ubax, oo mar kale ku kulmay barnaamijka Hilin Show.
Abwaan Deeqa Nuux Yoonis - Suugaanta Bulshada u doodda.
Просмотров 6 тыс.28 дней назад
Abwaan Deeqa Nuux Yoonis waa suugaanyahanad da'yar oo maanso cuddoon, waxay ka maansootaa arrimaha bulshada, waxaanay door muhiima ka qaadataa wacyigelinta umadda. barnaamijkan waxaad ku daawan doontaa qayb ka mid ah suugaanteeda.
Bulshaawi Beats - Khibrad Muusig oo ka badan 20 sannadood.
Просмотров 25 тыс.Месяц назад
Maxamed Cabdillaahi Diiriye Bulshaawi, waa musician iyo macallin tumay kumanaan heesood, qaar kalena laxameeyay, mararka qaarna heesaa ah. wuxu tumay qaar ka mid ah heesaha loogu jecelyahay fanka casriga ah wuxuu soo saaray fannaaniin badan oo maanta hirgalay. barnaamijkan kaga bogo taariikhdiisa iyo wax soo saarkiisa faneed.
Abwaan Axmed Gaanni - Dhakhtar Jacayl iyo Dhakhtar Maskaxeed.
Просмотров 20 тыс.Месяц назад
Abwaan/Diktood: Axmed Cabdi Xirsi (Gaanni) waa suugaan yahan farshaxan ah iyo diktoor ku takhasusay caafimaadka Maanka amma Maskaxda. barnaamijkan kaga bogo suugaantiisa miidda ah iyo waayo-aragnimadiisa qofeed.
Digrigii Xubbiga oo isku beddeshay "Dabayl Caafimaad"
Просмотров 19 тыс.2 месяца назад
Silsiladii Digriga Xubbiga oo aad u caan baxday ayaa ku dambaysay, waxa guursaday wiilkii ay qisadu ku dhacday, dabeeto abwaan Haldhis ayaa maanso labaad oo hambalyo ah ka sameeyay. Maansada waxa la yidhaa Dabayl Caafimaad. waxaanay sii libinlaabtay xiisihii iyo quruxdii ay silsiladu lahayd. barnaamijkana kaga bogo, maansadaa iyo laba maanso oo kale oo ay curiyeen abwaan Khadar Ciiltire iyo abw...
Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey Iyo Hilinshow
Просмотров 25 тыс.3 месяца назад
Abwaan Cabdillaahi Xasan Xaaji Cabdillaahi Ganey, waa abwaan suugaan culus oo hodan ku ah curinta gabeyga iyo hees faneed kaba. Ka sokow in uu maansayahan ah, waxa u dheer caqli badnaan iyo aqoon, waa nin akhlaaq badan oo gobonnimo badan. Waraysigan kaga bogo suugaantiisa iyo heesihiisa kale ee hirgalay.
Aqoonyahan Sacad Ismaaciil Samatar - Maamulaha 41 Maktabadood oo ku yaalla dalka Maraykanka.
Просмотров 6 тыс.4 месяца назад
Sacad Ismaaciil Samatar waa aqoonyahan ku takhasusay cilmiga hagista iyo maamulidda Maktabadaha. barnaamijkan kaga bogo faahfaahin dheeraad ah.
Abwaan Sadiiq Burmad - Waayo-arag Saxaafadeed iyo Suugaanyahan Hirgalay.
Просмотров 65 тыс.4 месяца назад
Saxafi/Abwaan: Sadiiq Burmad waxaanu ka waraysannay aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa Warbaahineed iyo Suugaantiisa farshaxanka ah.
Caalamka Mirqaanka | Dr. Abdisalam Sulub
Просмотров 11 тыс.5 месяцев назад
Buugga Caalamka Mirqaanka waxa ku qoran qisas badan oo layaab leh oo ku saabsan dhibaatada cunista qaadka. Sidoo kale waxa uu koobsanayaa xogo badan oo caafimaad iyo dhaqaale oo la xidhiidha waxyeelada qaadka. Barnaamijkan kaga bogo faahfaahin arrintaas ku saabsan.
Daraasaadka Af-Soomaaliga iyo Suugaanta - Jaamacadda Jigjiga.
Просмотров 2,5 тыс.5 месяцев назад
Jaamacadda Jigjiga waxay leedahay machad lagu barto Daraasaadka Af-Soomaaliga iyo Suugaanta oo lagu bixiyo shahaadada heerka koowaad ee jaamacadda waxana ka qallinjebiyay arday badan oo Soomaali iyo qoomiyado kaleba iskugu jira. barnaamijkan kaga bogo xog dhammeystiran.
Ceegaag iyo Iskufilan - Maad iyo Murti.
Просмотров 83 тыс.6 месяцев назад
Yuusuf Ceegaag iyo Cabdiqani isku-Filan waa laba nin oo heer sare ka gaadhay dhinaca masrixiyadda. Waxa ay hibadoodu jilaanimo ku wacyi galiyaan bulshada, iyaga oo maalinba wax ka matala meesha u baahan in dhalliisha laga saxo.
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.
Просмотров 171 тыс.6 месяцев назад
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame waa abwaan iyo macallin gaasa-baxay oo sameeyay in ka badan 70 heesood oo lagu luuqeeyay, sidoo kale calanka u sida ragga gabeyga iyo tixda kaleba ku xarragooda. waraysigan kaga bogo taariikhdiisa, waayo-aragnimadiisa iyo aqoontiisa dhanka suugaanta iyo qaybaha kale ee cilmiga.
Abwaan Maddaale iyo Suugaantiisa Murtida badan.
Просмотров 8 тыс.6 месяцев назад
Abwaan Maddaale iyo Suugaantiisa Murtida badan.
Suugaanta Hirgashay ee Abwaan Cantar.
Просмотров 46 тыс.7 месяцев назад
Suugaanta Hirgashay ee Abwaan Cantar.
Dhagar Caashaq - Qiso xanuun badan.
Просмотров 1,9 тыс.9 месяцев назад
Dhagar Caashaq - Qiso xanuun badan.
Igu sir weeyaan Caashaqu - Abwaan Gurey Dool (Hilin Show)
Просмотров 30 тыс.9 месяцев назад
Igu sir weeyaan Caashaqu - Abwaan Gurey Dool (Hilin Show)
Qiso dhex martay Madaxwayne Cigaal Iyo Foosiya Yuusuf X.Aaden.
Просмотров 4,7 тыс.11 месяцев назад
Qiso dhex martay Madaxwayne Cigaal Iyo Foosiya Yuusuf X.Aaden.
Sagal Beeldeeq iyo Hilinshow.
Просмотров 3,2 тыс.11 месяцев назад
Sagal Beeldeeq iyo Hilinshow.
Sidee Loo Sameeyaa Heesaha
Просмотров 995Год назад
Sidee Loo Sameeyaa Heesaha
Walaalaha Sweden | Fu'aad Omer Yare iyo Sir. Mohamoud Omer Yare.
Просмотров 7 тыс.Год назад
Walaalaha Sweden | Fu'aad Omer Yare iyo Sir. Mohamoud Omer Yare.
Dal wayn baa dartii looga cafiyay dayn 2 bilyan oo doller ah | Jamaal Cali Xuseen | Qaybtii 2-aad.
Просмотров 13 тыс.Год назад
Dal wayn baa dartii looga cafiyay dayn 2 bilyan oo doller ah | Jamaal Cali Xuseen | Qaybtii 2-aad.
Hayaankii Guulaystay ee Aqoonyahan Jamal Ali Hussein | Qaybtii 1-AAD.
Просмотров 15 тыс.Год назад
Hayaankii Guulaystay ee Aqoonyahan Jamal Ali Hussein | Qaybtii 1-AAD.
Waxaan go'aansaday in aanan is dhiibin.
Просмотров 9 тыс.Год назад
Waxaan go'aansaday in aanan is dhiibin.
Saamaynta saaxiibka wanaaagsan - Hereri iyo Cawke.
Просмотров 2,9 тыс.Год назад
Saamaynta saaxiibka wanaaagsan - Hereri iyo Cawke.
Hilin iyo Hereri - Xog warran iyo kaftan xiise leh.
Просмотров 20 тыс.Год назад
Hilin iyo Hereri - Xog warran iyo kaftan xiise leh.

Комментарии

  • @ayanyousuf7172
    @ayanyousuf7172 20 часов назад

    Manshallah noolada ❤❤❤

  • @MumtaasAli-t2i
    @MumtaasAli-t2i 2 дня назад

    Dr abwaan gaani maansada hogaamiye m.allah allah haku barakeeyo wll halkaa kasii wad waan jeclahy abwaanada waaqaca hadba bulsho ku jirto ka hadla sida Ab.weedhsame oo kale

  • @Nej-Beik
    @Nej-Beik 3 дня назад

    Video 1 saac iyo qadaadic ah oo ila noqday 5 midhidh. Mashallah Ismaël iyo Hibaaq❤

  • @CabdifataxCilmi-c7n
    @CabdifataxCilmi-c7n 3 дня назад

    1 16:27

  • @AbdiAnsaari
    @AbdiAnsaari 4 дня назад

    Inta Halkan iyo Codka Ubax ku xidhan❤

  • @Ryker.55
    @Ryker.55 4 дня назад

    7/November/24 1:00 aNiga Xtaa Wxan Izku heysta raga Inan la kaftamyo Because marwalba wa jeclahey Inan rag laFadhisto On LakaFtamo

  • @NiciimaMahdi-km5gr
    @NiciimaMahdi-km5gr 4 дня назад

    M.a baarakalah❤

  • @AsmaaCllaahi
    @AsmaaCllaahi 4 дня назад

    Wll cawo cukuse noogu soo casuum❤

  • @CaashoAbdi-bg3py
    @CaashoAbdi-bg3py 4 дня назад

    I CA😅

  • @FarxaanCabdi-h9w
    @FarxaanCabdi-h9w 5 дней назад

    Waan ku salamay saxafi waxan u bahaan barnaamij inad ii qabtan xaruntu Halky ku taaalo ii so sheer I.a mahadsanid

  • @safaalaahi8950
    @safaalaahi8950 5 дней назад

    Manshalah allahuma baarik siday isku fahmayaan oo kale❤

  • @hudahasan4340
    @hudahasan4340 6 дней назад

    ❤❤

  • @YusraAhmedsalim-ww5ks
    @YusraAhmedsalim-ww5ks 6 дней назад

    Best couples ever seen masha Allah Ismail &hibaaq Stay together for ever until you become old both of you guys my Allah bless you 💖

  • @NasriinmohamedApdilaahi
    @NasriinmohamedApdilaahi 6 дней назад

    Mnsha allh tabaarakah raxmaan waa lammaane aad u qurux badan illahay ha isku kiin barakeeyo ubad khayr qabana illahay ha ku arsaaqo❤

  • @NasriinmohamedApdilaahi
    @NasriinmohamedApdilaahi 6 дней назад

    Mnsha allh tabaarakah raxmaan waa lammaane aad u qurux badan illahay ha isku kiin barakeeyo ubad khayr qabana illahay ha ku arsaaqo❤

  • @NasriinmohamedApdilaahi
    @NasriinmohamedApdilaahi 6 дней назад

    Mnsha allh tabaarakah raxmaan waa lammaane aad u qurux badan illahay ha isku kiin barakeeyo ubad khayr qabana illahay ha ku arsaaqo❤

  • @NasriinmohamedApdilaahi
    @NasriinmohamedApdilaahi 6 дней назад

    Mnsha allh tabaarakah raxmaan waa lammaane aad u qurux badan illahay ha isku kiin barakeeyo ubad khayr qabana illahay ha ku arsaaqo❤

  • @NasriinmohamedApdilaahi
    @NasriinmohamedApdilaahi 6 дней назад

    Mnsha allh tabaarakah raxmaan waa lammaane aad u qurux badan illahay ha isku kiin barakeeyo ubad khayr qabana illahay ha ku arsaaqo❤

  • @NasriinmohamedApdilaahi
    @NasriinmohamedApdilaahi 6 дней назад

    Mnsha allh tabaarakah raxmaan waa lammaane aad u qurux badan illahay ha isku kiin barakeeyo ubad khayr qabana illahay ha ku arsaaqo❤

  • @NasriinmohamedApdilaahi
    @NasriinmohamedApdilaahi 6 дней назад

    Mnsha allh tabaarakah raxmaan waa lammaane aad u qurux badan illahay ha isku kiin barakeeyo ubad khayr qabana illahay ha ku arsaaqo❤

  • @NasriinmohamedApdilaahi
    @NasriinmohamedApdilaahi 6 дней назад

    Mnsha allh tabaarakah raxmaan waa lammaane aad u qurux badan illahay ha isku kiin barakeeyo ubad khayr qabana illahay ha ku arsaaqo❤

  • @NasriinmohamedApdilaahi
    @NasriinmohamedApdilaahi 6 дней назад

    Mnsha allh tabaarakah raxmaan waa lammaane aad u qurux badan illahay ha isku kiin barakeeyo ubad khayr qabana illahay ha ku arsaaqo❤

  • @istarise1773
    @istarise1773 6 дней назад

    Inta hibaq jecel lamanahena masha Allah ❤

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 6 дней назад

    Manshalah i liked suu ufiiirinayo marwadiisa ale haudhawro waa nin ay ka dhab tahay nolosha qoysnimo❤

  • @khadradahirali7759
    @khadradahirali7759 6 дней назад

    Waaka dadka aqoontu midaysay. Allahuma ma baarik

  • @aaminoidil9036
    @aaminoidil9036 6 дней назад

    Anigu waxa kaliyee i xiiso galiya waa lamaane yaasha wadajirka loo wareysto❤

  • @Arabowpro
    @Arabowpro 6 дней назад

    Hablow waxbarta aan guurka ku barwaaqownee😂❤

  • @Ishaakismail
    @Ishaakismail 7 дней назад

    waa fasaad ilaaahay kuuma barakeeyo arsaaqadaad ka hesho

  • @Ducomaal7060
    @Ducomaal7060 7 дней назад

    Sida dadka noqo . Cajiib.... Ku mahadsanid sxb cawaale

  • @nadramohamed-d9k
    @nadramohamed-d9k 7 дней назад

    Malin dhawyd bn ka diyaryay ba assignment chinese bn u sharxyay mythology ay somalidu amin sanyihin imay rumaysan jinn ka hhhhhh😅😅😅

  • @abdirahiimmohamed8190
    @abdirahiimmohamed8190 7 дней назад

    Anigu wan kala xalqad xalqadaystay wakhtigo igu yara awadeed ugu dambeyn after 4days wan dhameystay runtii aad iyo ad ayan ula dhacay podcastka sido kale wax badan ayan ka faiday wan bogadinaya lamanaha quruxda badan alle ha isku dhawro sido kale xidhidhiye Mr. cawale mahdsanid wll 🙏. ASC

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 8 дней назад

    Manchallah allahuma barek lamaane qurux iyo farxad badan ba ka muqato manchallah tithanuu noloshi à odhan.. Shoukran Awale adiguna. Anigu wan aaminasahay in Jinku uu mararka qaar dhibaatayn karo ibnuadamka Alle haynaga badbaadiyo. Ameen 20:38

  • @HeersareMedia
    @HeersareMedia 8 дней назад

    Waa maanso mug iyo miisaan leh oo wacyiga bulshada wax weyn ku biirinaysa. Wuu mahadsan yahay abwaan Gurey Dool. Cawaale; Hilin Show; Astaan, idinku na waad mahadsan tihiin.

  • @DajiyeSarifle
    @DajiyeSarifle 8 дней назад

    Waa Abwaan Waa Aftahan hadana Hadana Garasho Badan

  • @DuceysanCllaaahi
    @DuceysanCllaaahi 8 дней назад

    Mashalaah inaaad is hanataaan qof aaad nolosha isla fahansatiin wa cajiib❤️‍🩹🫶❤️😊

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 9 дней назад

    Abwaan dool❤

  • @xaajigalacagta8285
    @xaajigalacagta8285 9 дней назад

    Ninkani wlhi waa miisanka culus ❤ Aqliga iyo caafimadkaba allaha kuu barakeeyo bro

  • @XabsoAli
    @XabsoAli 9 дней назад

    Mansha allah wll alle haydin barakeyo

  • @dahirhassan4227
    @dahirhassan4227 9 дней назад

    Excellent!

  • @Que3n1
    @Que3n1 9 дней назад

    M.a waa Lammaane Nolosha dhankasta kafahansan Alle ha isku daayo😍💕

  • @umukhalid4877
    @umukhalid4877 9 дней назад

    ما شاء الله استمعت ربي يبارك زواجهم يرزقهم الذريه الصالحه 😊

  • @صبورهموسى
    @صبورهموسى 9 дней назад

    Mid aad caqli ahaan masakax ahaan aad isfahantan majiro wax kqalisan❤❤❤❤❤❤❤❤❤waaaro couple

  • @NasraMohamed-w9c
    @NasraMohamed-w9c 9 дней назад

    Masha allh amazing ❤

  • @NimcoCumar-z9j
    @NimcoCumar-z9j 9 дней назад

    Wxn sugnaaba waa buugaa mgca aadka ucajiibka leh

  • @MaanHassna
    @MaanHassna 9 дней назад

    Mazha Allah marka tihin dad maskixiyn io caqliyn qaan gaar ah waa isku fahmysn nolosha ❤️‍🔥🥺🫶

  • @theheba.0
    @theheba.0 9 дней назад

    على الرغم من اختلاف بيئة المنشأ واللغة اللي كبروا عليها واضح كيف مكملين بعض ومتناسقين ماشاء الله تبارك الله الله يخليهم لبعض مرة احبهم 🥹❤️

  • @nasramowlid6906
    @nasramowlid6906 10 дней назад

    Furunle ayaan ka sugayna

  • @ritwanalrashit4848
    @ritwanalrashit4848 10 дней назад

    Alle ha u barakeeyo abwaaanka maskaxda iyo caqliga xaq buu ku addimay'e, inuu alle quluubtay ku socoto fahansiiyo-na waan rajaynayaa. Aadbaad u mahadsantihiin Hilin Show team dhammaantiin.

  • @mudanibrahim9089
    @mudanibrahim9089 10 дней назад

    Mise Waxaan Dhamaan Wali Macaashkii Dulmiga Oo Dhaayaha Muraadka Leh Ma'arkaan Xaqiiqa 👀🙈

  • @MaxamedBadri-d5n
    @MaxamedBadri-d5n 10 дней назад

    Ina cudhay oo meedhan baa inoo taliya 😂😂😂😂

    • @Libanxaad0
      @Libanxaad0 9 дней назад

      Iyo muse jahil ku dar

    • @DajiyeSarifle
      @DajiyeSarifle 8 дней назад

      IYO SIIKAAWI INA DAAROOD SICIID JAAMAC SOLTELCO