Daraasaadka Af-Soomaaliga iyo Suugaanta - Jaamacadda Jigjiga.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 14

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 5 месяцев назад +3

    Ustaadka waa kumahadsanyahay dadaalkiisa rag ka rooniga taariikhda ayaa ummadda soomaaliyeed ugalayaa ninkaan allah dhowro.

  • @AyuubDulcadde
    @AyuubDulcadde 5 месяцев назад +1

    Msha allah Waraysigani wuxuu ii tilmaamay Jaamacad Aan ka barto daraasaynta afka soomaaliga iyo suugaanta sharafi korkiina ha ahaato shamaantiin ba ❤

  • @Mukhtaar-z6u
    @Mukhtaar-z6u 5 месяцев назад

    Dadka nocooda Xalaasha ah Ee bulshada Nafaca wayn Uleh weeye Allah barakeeyo

  • @mohamoudisse2440
    @mohamoudisse2440 5 месяцев назад

    Maanshaa Allaah Prof Mohamoud Mohamed Abdilahi (Aw-Dhuux) Macalin Qaaliya oo Jiilka maanta joogana intooda badan si hufan uga soo Haqab tiray dhinaca waxbarashada gaar ahaan bulshada ku dhaqan Jigjiga DDS Waana xeel dheere ku xeel dheer Afsoomaaliga iyo dhaqanka soomaalida

  • @MaxamedAli-v8c
    @MaxamedAli-v8c 4 месяца назад

    Masha allah. Mclnkegi kheyr illaahay ha ku siyo ❤❤❤

  • @samaterahmednurabib8046
    @samaterahmednurabib8046 5 месяцев назад +2

    MASHA ALLAAH USTAAD MAXAMUD MAXAMED CABDILAAHI{ AW DHUUX} WAA BARE SARE OO XEEL DHEER U LEH AF SOMAALIGA IYO DHAQANKA SOMAALIYEED

  • @sahraqaasim
    @sahraqaasim 5 месяцев назад

    Mmansha allah wlo wan ku taagera

  • @AhmedWaberi-d8p
    @AhmedWaberi-d8p 5 месяцев назад +2

    Wa arin ficn in luuqadena la baro dadka inaguna aad u barano

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 месяцев назад

    Ooo abwaan deeqsi

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 месяцев назад +1

    Raga nuucan oo kale ah noo soo qabo

  • @farxaanmaxamed-z2l
    @farxaanmaxamed-z2l 5 месяцев назад

    ninkani maaha linguistic ee malaha waa booliska Afsoomaliga DDS gashaanlogii sare ama shaaleqe

  • @_faatax
    @_faatax 5 месяцев назад

    Hilin talk show iyo hiilinta af somaliga isma laha waxaan soo jeedinayaa cawaale inaad af somali kaliya ku ekaato waa iga talo

    • @HilinShow
      @HilinShow  5 месяцев назад

      Faatax Media ma soomaalibaa?

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 5 месяцев назад

    🎉😂❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉