Cabitanka quruxda io maskadisa wajiga mirayo kaga dhigeyso isbuc gudahisa isku badalayan timahaga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 36

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 8 месяцев назад +1

    SALAAM ALAYKUMA FIRST ONE THANKS MASHA ALLAHA 🎉🎉🎉

  • @asmoabdirahman2737
    @asmoabdirahman2737 8 месяцев назад +1

    Ayyy Masha allah habo mcn allaha ku xiftiyo👸♥️

  • @shankaroonabdi5501
    @shankaroonabdi5501 8 месяцев назад

    Masha allh ilaahy haku xafido abayo jazakallah abayo waxad so galisaa waxyabo faraha madowga ka qaado xubnaha faraha 😊

  • @mulkicabdi113
    @mulkicabdi113 8 месяцев назад

    MashaAllah abayo mahadsanid jazakallah kheir ❤❤❤❤❤

  • @kabachannel7439
    @kabachannel7439 8 месяцев назад

    manshala faizo waxa badan ayaan ka faaiday thanks xbbti ❤❤❤❤

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 8 месяцев назад +1

    Masha allah xabibti aniga ugu horeyo inoso badi kuwa xita afurka la Cabo team caato ayn ka mid ahay wax energy nasinayo ino so bdi xabibti allah huku xafido wax badan ka fa idney

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  8 месяцев назад

      InshaAllah xbbti

    • @samiramusa4422
      @samiramusa4422 8 месяцев назад

      Faizo abayo dhormar ayaa ka codsadey macsuub sida loo sameeyo​@@Faizasworldbeauty

  • @zihaamqaalichanell
    @zihaamqaalichanell 8 месяцев назад

    Manshlh xbbti allah gacanta haku barakeyo ❤

  • @aaminabashiir6119
    @aaminabashiir6119 8 месяцев назад

    Masha Allah xppti gacantada allah haku barakeeyo sharaabka mala miira mise sidiisa laga caba

  • @somaliwadani3110
    @somaliwadani3110 8 месяцев назад

    Masha Allah abyo mahadsanid waxad iso sameysa 1 video oo faaidaada chai seedka iyo qaabka lo isticmaalo waxa utaro ama haduu leyahay dhibaato intaba mahadsanid walashey wanku sugaya❤❤❤❤❤❤❤

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  8 месяцев назад +1

      Chia seedka abyo video a hore uga so hadlay channelka a ka heleysa

  • @nimcomukhtaar2265
    @nimcomukhtaar2265 8 месяцев назад

    Thanks ❤Burtoqaalku wamaxayna wllo ❤

  • @sahramohamed2470
    @sahramohamed2470 8 месяцев назад

    Abayo dadka iscaateeyo macabikaraan, thankfully 😊

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  8 месяцев назад

      Hal bakeri wax maka dhibayo vitaminat io iron a ka heleysa xbbti

    • @sahramohamed2470
      @sahramohamed2470 8 месяцев назад

      @@Faizasworldbeauty thank you 😊

  • @nuuraxuseennuuraxuseen6739
    @nuuraxuseennuuraxuseen6739 8 месяцев назад

    Mansha allh xbbti allh hakuxafido
    Ani karem ma marsado kawaran seramta vitamincga hadaa mariyo markaa ka dhaqo maskiyada kadib

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  8 месяцев назад

      Wa marsan karta serumka ka dib cream in la
      Mariyo a fcn

  • @xamsafarax4038
    @xamsafarax4038 8 месяцев назад

    karodka iyo badrulka miyad karisay abaayo

  • @xaqdoonaxmedmaye
    @xaqdoonaxmedmaye 8 месяцев назад

    Mashllh ❤❤❤❤

  • @muniishmuniish8983
    @muniishmuniish8983 Месяц назад

    Maso mirtay sis

  • @aaminabashiir6119
    @aaminabashiir6119 8 месяцев назад

    Mida kale maskiga fridge mala gashan kara 3 bari cml maku jiri kara hada samesto

  • @ayaanmohamed4999
    @ayaanmohamed4999 8 месяцев назад

    Baytaraafka iyo karootada miyaa la karinaysaa marka hore

  • @ShukriabdallaHassan-r3b
    @ShukriabdallaHassan-r3b 8 месяцев назад

    Faiza abayo wagjiga dhan haar iyo daldalol inoqday maxa samey jwb

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  8 месяцев назад

      Maskatka malin kasto isticmal maskadan wa fcn thy maskada xulbada io qamirka isticmal si tartiib ay kaga baxayan

    • @MaryanMaxamed-j7d
      @MaryanMaxamed-j7d 8 месяцев назад

      @@Faizasworldbeautyxppti maaska xulbada io leepitada bis maa isku daraa pls isoo jawaab

  • @Maah936
    @Maah936 8 месяцев назад

    Liinta liin mcn miyaa abayo plz

  • @XurmoCadar
    @XurmoCadar 8 месяцев назад

    Mid ilmaha yar la siin karo oo maqaarka uqurxinayo nasoo gali nunaheyga wuu cadyhy saas ey thyna midabkiisa wuu sii dhuma meelaha qaarna madow ayaa kasoo fulay

  • @Idma470
    @Idma470 8 месяцев назад

    Abayo mel kala hadalan raba istagramkaga isheeg ado rali ah❤

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  8 месяцев назад

      Faizacabdi7 snapkeyga waye igala so xirir abayo