Scrub io cream wajigaga wax badan ka badalayo coffee cream cajib wajiga cadan dhalal io nacuma

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 46

  • @monayousuf402
    @monayousuf402 11 месяцев назад +7

    Jazakallahu khayr xbbti sanadadi u danbeyay wan kugu xidhna adbu i anfacay qali barigi hore wajigaygu wuxu ahan jiray qalayl jacjac wax kaston mariyo waxaba kama tari jirin lkn intan ku bartay qurux wlhi dhalal Scrub ka coffee wan ticmalayay xbbti markasta wan ku duceya Allah haku aqbalo Allah haku barakeeyo 🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️🎁

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  11 месяцев назад +3

      Amin xbbti shukran jazakallah alif kheer ❤❤

    • @nasteexonalay3036
      @nasteexonalay3036 11 месяцев назад

      Abayo ani coffee nabro ayuu iga soo bixiyaa hadan marsado

  • @aminaali8887
    @aminaali8887 11 месяцев назад +1

    Masha Allah shukran jazakallahu kerry ❤

  • @mohamedmuna-i9m
    @mohamedmuna-i9m 11 месяцев назад +1

    Masha alah qofki labada Ayan noqday manta shukran abayo

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 11 месяцев назад

    Naa faiza quruxbadaneey horta waan kuuxiisay marlabaad meel khaas ah oon kaala sooxiriiro Ii sheeg tan 3 aad somaliyeey Ilma Adeerayaal fadlan videaga walasheen faiza liketa hala qarxo .

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  11 месяцев назад +2

      Mahadsanid abyo faizacabdi7 snapkan igala so xirir xbbti ❤❤

  • @zaynabyasiin7813
    @zaynabyasiin7813 11 месяцев назад +1

    Wax badan❤ ayaa sugaye runtii masha alaah

  • @farxiyomaxamed6161
    @farxiyomaxamed6161 11 месяцев назад

    Mshallaah wax badan baan kaa faa'iiday jazaakallaah.

  • @samirafaqi
    @samirafaqi 11 месяцев назад

    Masha alaah shukran

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 11 месяцев назад

    Masha Allah Faiza waad mahadsantahay 🌹🙋🏻‍♀️

  • @maimunamaalim3370
    @maimunamaalim3370 11 месяцев назад

    JazakaAllah qali

  • @asmacali2506
    @asmacali2506 11 месяцев назад

    MashaaAllh shukran qli🥰

  • @shukrishacni6666
    @shukrishacni6666 11 месяцев назад

    Msh allh wlshy mcn alaha kuxifdiyo wax fcn ayaad nagu boorisaa shukran xbbti ❤❤❤❤

  • @kabachannel7439
    @kabachannel7439 11 месяцев назад

    thanks xbbti walahy waxa badan ayaan ka faiiday

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 11 месяцев назад +1

    Maasha allaha 👍❤️

  • @HawoMaxamed-cc8fb
    @HawoMaxamed-cc8fb 11 месяцев назад

    Asc alaah haku xafido abaayo saliida kastar oyal maku badalankara

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 11 месяцев назад

    Faiza xabiibti. Allaha ku Asturo. Sifiican ayaad isu asturtaa ood udadaashaa inaan jirkaaga muuqan. waan kugu hambalyeenayaa. Allaha kugu wado sharftaas lkn Xabiibti dumarka qaawan sawirkooda waa danbi مافي فائدة شكرا

  • @raxmoruuxi811
    @raxmoruuxi811 11 месяцев назад

    Masha allah ❤😊

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 11 месяцев назад

    masha allah ❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 11 месяцев назад

    Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku barkeeyo ❤❤

  • @fardowsoadan7584
    @fardowsoadan7584 11 месяцев назад

    Abayo faiza wax jeex jeexa jirka u ficn i sheeg please abayo i cawi mhdsnid ❤🥰

  • @aadnodaahiraadno3825
    @aadnodaahiraadno3825 11 месяцев назад

    Maasha Allaha abaayo qaali 🥰👍

  • @qamarmohamed1652
    @qamarmohamed1652 8 месяцев назад

    Asc abayo karemka malin kasta ma arsan karaa?

  • @somaliwadani3110
    @somaliwadani3110 11 месяцев назад +1

    Abyo qoorta madowga ah maxa lagu cadeyn kara oo dabiici ah

  • @nadiaabdisalan9332
    @nadiaabdisalan9332 11 месяцев назад

    Wlalo sidee ku helay quumbah waayo wadanki ayaan jooga

  • @NimcoMaxamed-l1y
    @NimcoMaxamed-l1y 11 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @Sumayo937
    @Sumayo937 11 месяцев назад

    Waji qalalan malo isticmali Kara

  • @nasroqurux364
    @nasroqurux364 11 месяцев назад

    Qumbaha hadan haysan maxa kubadalan karaa abyo❤❤

  • @fatumaadow6984
    @fatumaadow6984 11 месяцев назад

    Boaoradii quruxda mashaAllah

  • @zahraabdi5339
    @zahraabdi5339 11 месяцев назад

    Coffe miyaa mise qaxwo caadi ah

  • @leylacali3556
    @leylacali3556 11 месяцев назад +1

    Hppti qube maheli karo mxn kubadla qli🥰

  • @HodonAxmed-m6s
    @HodonAxmed-m6s 11 месяцев назад

    Abyo silada. Taytunta maxan ku badalin kara

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  11 месяцев назад

      Salida loska ama qumbaha isticmali karta xbbti

  • @faatimacanshuur1131
    @faatimacanshuur1131 11 месяцев назад

    Abyoh alaab leebito ku jirto oo morookanka sameeysta chaneelka ka fiirsadaye waa bararaye

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  11 месяцев назад

      Alabti la rabay waye xbbti alabtas o wajiga cayilineysay

  • @zeinabhassan560
    @zeinabhassan560 11 месяцев назад

    Sokorta brownka malisticmalkara