DO TURKISH PEOPLE UNDERSTAND SOMALI LANGUAGE? TÜRKLER SOMALİCEYİ ANLIYOR MU?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 68

  • @jaabirshaafici6983
    @jaabirshaafici6983 2 года назад +9

    Bro turkida wa dad qalbi wanagsan wlhi barnamijka Social experiment noosoo badi please thank u 🙏🏻😘

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 2 года назад

    Sxb Akanu, kusoo celi again. Mahadsabid.

  • @nabadooneshafinho7353
    @nabadooneshafinho7353 2 года назад +7

    Çok komik bunlar gibi istiyoruz 😄

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 2 года назад

    Videolarini Beğendim Akanuu

  • @fartundira415
    @fartundira415 2 года назад +5

    Marka afsoomaliga ku hadleeyso ka daay englishka

  • @hakiinhassan4781
    @hakiinhassan4781 2 года назад +2

    Keep going🔥 my bro

    • @abdullahiakanuu1
      @abdullahiakanuu1  2 года назад

      ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @mimomimi2173
    @mimomimi2173 2 года назад +7

    Guzeldi ama kaç kere brother dedin, brother somalice değil galiba😄

  • @cabdiqoslaay
    @cabdiqoslaay 2 года назад

    Love you dar alle pro nolow awid the one who only talent men

  • @ahmedzakivlogs
    @ahmedzakivlogs 2 года назад

    Cabdilahi walal brother af somali may ku jirtaa inaga sax

  • @maan_7_
    @maan_7_ 2 года назад +2

    Brother af somali ma ahan walaaal dheh horta😂😂

  • @shukricumar6198
    @shukricumar6198 2 года назад +1

    Wow keepgoing🥰🥰🥰🥰

    • @abdullahiakanuu1
      @abdullahiakanuu1  2 года назад

      ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @nasra9772
    @nasra9772 2 года назад

    brother maxa ka wadaa brother maan dhahan dhaqanka ka xumaade

  • @fardosa9749
    @fardosa9749 2 года назад

    Waaba cayday kkkk

  • @abdullahifarah
    @abdullahifarah 2 года назад +1

    sxb walaal waaku jeclahay runtii
    lkn sxb erayga brother luuqadeena maaha marka hadii barnaamij kale sameynaasid haku lifaaqin erayga brother luuqadeena soomaaliga
    waayo jiil hada soobaxaayo ayaa kugu xiran marka edayga ((brother)) in luuqada kamid tahay ayeeyba uqaadanaayaaan inkastoo hada aad loo isticmaalo lkn sxb luuqada inaan ilaashano ayaa fiican
    waa fikradayda un sxb

  • @akramade6186
    @akramade6186 2 года назад +1

    Keep going pro

  • @zidzainchannel6494
    @zidzainchannel6494 2 года назад

    Hore usoco lipaxayga
    I will see ur victory i.a
    1million subscrubs

  • @cabdulaahiaxmed3291
    @cabdulaahiaxmed3291 2 года назад

    Kuceli markale maxaayeelay bro kasaar meesha nio wanaxumaysay mxaa bro darteed waxay isdhe heen luuqadan somali maha ee wadamada ingiriiska weeye marka zxp pro kareeb meesha

  • @dollerfilms9083
    @dollerfilms9083 2 года назад

    Hore usoco keep going pro

    • @abdullahiakanuu1
      @abdullahiakanuu1  2 года назад

      ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @zedkaboy6084
    @zedkaboy6084 2 года назад +1

    Kuwa labad cadiya logay wllh😅😅😅😅😍😍😍🤩🤩

  • @ilhancalicabdilaahi5117
    @ilhancalicabdilaahi5117 2 года назад +3

    wll ku dheh ama abowe hadad tirahdo brother wxy modayan english iyo luqad kale inad isku wadid hy somaligena waa wll ma abowe inad ku tirahdid markan ku hadlayso wakas fikir kayga wll

  • @basbaasfunny795
    @basbaasfunny795 2 года назад +1

    Waxaan luqad miyaa 🤣 tamaam bes aan ka fahmaa 😅

  • @cabdilahimahad7381
    @cabdilahimahad7381 2 года назад +4

    Claahi akanuu wankuwatana turkida waxad waydisana inay english ka garayan🤣

  • @kowsaraarre4414
    @kowsaraarre4414 2 года назад

    Qofka kudhahaafka aadku hadlayso waa English wuusaxsanyahay sababta oo ah brother waa af English

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 2 года назад

    English iyo somali kuhad lesaa adigey dhibaata ku heysataa

  • @xaliimoxaaji1365
    @xaliimoxaaji1365 2 года назад +1

    Kkkkk ala kuwan kamad xishoon wllo

  • @qaran3751
    @qaran3751 2 года назад

    Fikrad
    Waxa u tagaysa qof muslim an ahayn marka hore weydi muslim miyad tahay hadu maya ku dhaho waxa ku dhahda ereyo somali ah oo iska macquul ah ka dib neh hambalyo muslim tahay ku dheh an aragno ficilkiisa
    Waxa fiicnana lahayd inad qamiis xirato
    Mida labaad inad qofka earphones u xedhid quran u daar ka dib ku dheh muxu kula yahay
    Side dareentay marka dhagaysatay

  • @cabdikaaficabdikaafi8795
    @cabdikaaficabdikaafi8795 2 года назад

    brother kadaa walaal dheh

  • @gayacgayac5192
    @gayacgayac5192 2 года назад

    Sxb aad baad umahsan thy sifiiicana waad usoo gudbisay lkn inglishka luuqada kasaar wll brather luqadeena meela kama soo gasho

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 2 года назад

    Hadaka Turkish aad iyo aad ayoo uficanyahay

  • @axmedcade3372
    @axmedcade3372 2 года назад

    Wlhi wan ku tageraa

  • @hamdadaganhamda4633
    @hamdadaganhamda4633 2 года назад

    Waa sii sheegtay nabee , carbi aa.

  • @cabdilahimahad7381
    @cabdilahimahad7381 2 года назад +2

    Claahi sxp turkey da waxad waydisana luqada somaliga ku hadla haka daba yidhaahdan ee adigu kula hadal igadaba dhaha inaad ku tidhaahdid weyan wlahi funny wan hubaa inay dadku ka heliddonan🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shukricumar6198
    @shukricumar6198 2 года назад +1

    😍😍🥰🥰🥰🥰

    • @abdullahiakanuu1
      @abdullahiakanuu1  2 года назад

      ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @haniyohanaanmedia9686
    @haniyohanaanmedia9686 2 года назад

    Kkk Af Somali kaliya ku la hadal English ka reeb

  • @bossman6069
    @bossman6069 Год назад

    😂😂😂😂😂😂❤

  • @xamdixaaji7567
    @xamdixaaji7567 2 года назад

    😎

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 Год назад

    adigaabo engalish iyo soomali isku lifaaqdey brother waa engalish by the way waa engalish

  • @noface9492
    @noface9492 2 года назад

    Brother somali miya zxpow😂😂

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 2 года назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @4a1s1
    @4a1s1 2 года назад

    Asc bruh turkidan waxaaa waydksaa su'aalo diini ah like quraanka siigada nabiga

  • @shukricumar6198
    @shukricumar6198 2 года назад

    Hhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xamdixaaji7567
    @xamdixaaji7567 2 года назад

    Wcs

  • @najuunajuu4643
    @najuunajuu4643 2 года назад

    Ninkaan weyn oo intaas la eg oo anan africa aqoon maxa wye

  • @asiyaabdurahman376
    @asiyaabdurahman376 2 года назад

    Por söylama cunku insan lar englişe zanaticaklr