wallee fanaanadda maryan mursal wxn dhihi karnaaa waa abid ruuxii ugu darnaa ee la dulmiyay marka laga hadlayo dhanka is faquuqa wn ognahay dacaayadda laga fidiyay markii quruxdeeda laga yaaabay. Maryan wadaniyad iga dheh waligaaa guuul
+Somali wayn Maryan codka iyo fees way qurxoned Hadi runta laga hdlo e Somali markas waxe ahed qofki qurxon wa qof dadka laga takero marka waxa run ah markas fanand Maryan muuse ciise ine ahed fananada ugu qurxon wagas
ha noolaaato maryan mursal fanaanadda somaliyeed ruuxii qabiil ka hadlaana waa mid jaa hil ah ee ha is ku dayo in uu wax soo barto midgaane waxaa ruuxii aan jannada gelin alle hana soo wada hanuuniyo ...
asxaaabey ma la hubaaa qalanjadaan kala xiran ma maryan mursalaaa? Allow awood bdnidaaa!! kullamaaa da'du weynaato jirku intiisa kalane way kala daataaan.. viva Maryan Mursal
waan rumysan layahay wa maryan mursal kkkkkkk waaw ala aduunyo qurux male she was pretty lkn kolay caruurteeda ayay u qaybiisay quruxda aan raadinayo nolow wa mudanid somalilander ah ha noolato maryan mursal ilahayna jidka toosan ha tuso amiiiiiin
Waayowaayo Maryan mursal 💙
Masha Allah Maryan Mursal waa fanaanad qaran waxayna ku jirtaa fanaaniinta aan ugu jeclahay Xasan Burhaan tks br
Cabdilaahi
Ooh mama Maryan mursal we love you ur da best of all ALLAAH hakudhowroo
masha allah qurux ileen axmed cali cigaal qalajadan buu guursaday
Halyeeyad(National Icon) Maryan Mursal waa hooyaddii heesaha iyo jilidda masraxyadda soomaaliyeed, Noolow.
waa qof Somali dhalad oo jecel qof kasta oo Somali..qof iyada kale ah ma jiro hadii ay jiraana way yar yihiiin..
Maamo Maryan Mursal Ciise Bootaan Allaha sharfo waa shaqsi jecel soomalinimda Dadka aanan kala jecleen.
waayo waayo iyo maryan mursal ciise botan illhy hanokadayo mamo
mshllh mamo wadkawadataaaa ilaaaa qarnikaan lajogo ALLAHA kuxafido
Waan ku dalay radiiskagii qurux badnaydee fananad qaali ah
wallee fanaanadda maryan mursal wxn dhihi karnaaa waa abid ruuxii ugu darnaa ee la dulmiyay marka laga hadlayo dhanka is faquuqa wn ognahay dacaayadda laga fidiyay markii quruxdeeda laga yaaabay.
Maryan wadaniyad iga dheh waligaaa guuul
+Somali wayn Maryan codka iyo fees way qurxoned Hadi runta laga hdlo e Somali markas waxe ahed qofki qurxon wa qof dadka laga takero marka waxa run ah markas fanand Maryan muuse ciise ine ahed fananada ugu qurxon wagas
Dadku markoo dhalinyaryahey waawada caato iyo fresh
@@hassanmuuse2179 beentaa ma ahan.
wxn xusuustaa mar dacaayad been ah xitaa laga fidiyay oo suuqa loo.soo galiyay film jinsi ah.ayay jishay
Viva Maryam mursal mamo nolow walahi she is most beautiful cigal nin caqli badan libaax nolow adnaa
Walaal Gabdhaha Soomaalidu Waa Wadda Qalanjo,Sidaa ula Soco.
Waayo waayo, maama maryan mursal love you walaahi
ha noolaaato maryan mursal fanaanadda somaliyeed ruuxii qabiil ka hadlaana waa mid jaa hil ah ee ha is ku dayo in uu wax soo barto midgaane waxaa ruuxii aan jannada gelin alle hana soo wada hanuuniyo ...
mashalh
1984tii ❤
Back in days 😢 that time I remember
Heestaan waxaa iga deeqday erayada odhanaya #inanyahow ragiyo dumar rabbi baa isu uumoo #waxa uurku uu rabo @Afka lagama reebee waan kugu riyoodaa
*_Mansha allah waa intii aanu kala guurku dhicin ay somalidu midka ahayd_*
aniga gabdh sida maryan quruxbadan oo idgaan ah ii soo hela anigaa guursanaya waana iga dhab somalidana anigaa ugu horaynaya waayo qurux baan doonayaa anigu,qabiil waxba igama galin
@abdiottawa i love maryan mursal lakiin ma quruxbadna ee jiniyad ayeey leedahay
Wooooooooooow
Qaraamigii aan qalbigu ilaaawayn
Maryan mursal.....Somalia and all somalis love u.
WAAYO WAAYO MARYAN MURSAL AXLAA YAA SOWD
Qalbigii kuraaca raysan wayey Awgaaa!!!
asxaaabey ma la hubaaa qalanjadaan kala xiran ma maryan mursalaaa?
Allow awood bdnidaaa!! kullamaaa da'du weynaato jirku intiisa kalane way kala daataaan..
viva Maryan Mursal
dadkoo dhan waxaa dhaley aadan iyo xaawo Ilaahey labadaas qof ayuu keenay aduunka ayagaa dhalay yurub afrika iyo carab sidaas ula socda ficilka ka dhaafa maxamed gorgaate Kii cunay baqtiga waa dhintay
Ereyada laxanka nageeye AHUN
nice song wlhi
Maryam mursal Esh calaa fanaanad
waxaasaa heesah yaasalaam
viva maryan mursal
waxba ha amaanina uurkaad ka wada leedihiin waa midgaan. naago waa dhaxdin maryan waa harti haku meeraysanina
ALLOW somali qabil kakori...
AWAYS GEEDOOW LAMADEY qofka uurkiisa waxba nagama gelin ee afka wuxuy ka sheego ayaa na qanciso saxiib
Haaaa exactl
Gorgaarte, goormuu harti noqday?
Maryan noolow
Qabiilkeedu muxuu qabaa ma nijaasbaa yabaan aragney
aboowe omar siraad illaahay ha u naxriisto waxay ku dhimatay Itobia saas ayaad codkeeda u maqliweydey. waxaa dhashay eedaday da'da aabahay ka weyneyd. waad ku mahadasan tahay xusuusteeda. maryana waa walaasheen.
Suad Dualeh @
Jiro hajabin waligaa
i absolutely agree with you Abdisomali, she is the best of all waa wadaniyad dhabah Maryan Mursal god bless you girl
suheyba abdi and
AAD IYO AAD AYAAN U JECLAHAY MARYAN MURSAL HEESAHEESADA WAANA WADANIYAD BECOUSE HEESAHEESADA JACAYL KALIYA MAAHAN WAXAANA AHAY TAAGEERAHEEDA 1AAD SHAKHSIYADEEDUNA AAD AYAY U FIICAN TAHAY OO U SAACIDAA DADKA SOOMAALIYEED WAA QOF NAXARIIS BADAN
Heestaan Wan kaseexawaayaa Waxeey hadlee dhabta
waaw
Axyaa sawd maryan
fanaanad qaran iga dheh
waan rumysan layahay wa maryan mursal kkkkkkk waaw ala aduunyo qurux male she was pretty lkn kolay caruurteeda ayay u qaybiisay quruxda aan raadinayo nolow wa mudanid somalilander ah ha noolato maryan mursal ilahayna jidka toosan ha tuso amiiiiiin
Wwwwww codkaa macan
Jamaad Mohamed and
Maryann mutual cider Bootable tanking you voc
king (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.
@kudaare sxb abizam maxaad ku heysataa maryan waxba kama sheegine, yaab badanaa somalidaan.
maa mum grew up listening 2 dis song lool
2017
ee caaaa
I'm
Khartoum-sudan miya lagu qaaday heestan?
Yeah wllo
axmed cali cigaalxabadaan markey san u quruxbadneyd ayuu ku heystay miyaa aqyaareey
Haraam
Waxaa igu maqaala ah abdi tahliil warsame maryan mursal ciise bootaan ayaa u edo ah. akhyaareey isaxa hadaan yar taraaray dumaashiday reer mogdishana waanu wada ahayn ilaa 1975-89. waxa ilaa hada dhegahayga kusii sawiran codkii iyana cajiibka ahaa ee siraad tahliil warsame [siraad yareey.] wax isaga cod eg aboowe yaaloow manooshahay? haday nooshahay waa lamaqlilahaa.
Maxaan nacay somali arinkii lasoo qaadaba waa qabiil. ma ogtahay gabdhaha reer haji gabooye waloow ay badan yihiin sida madhibaan,hawle, guled xurmad,war dheere, muse dheri,anis,talaaba cade tumaal, ,& qaar kaloo badan aduun waa hadh wareegee inay dumarkoodu maanta yihiin lama gooyaan cashaan qaali sani nasiib badanaa nimay inan reerahaas ahi udhaxday kal gacayla la daran dooriya.
magaceeda isheega tan miyaaa maryan mursal aha plz
Abdikaadir kaariye maryan mursal ciise bootaan 👢 weeye
Galgaduud Boy wakhti fog weye zxp heesta waxaan arkay adoo dub loso garacay
Abdikaadir kaariye haa sxp back in days 😢 😢 at that time she was one of singers women beutiful any way I wish all the best her
Galgaduud Boy haaa zxp 0634778792 wathzup pro
igala so hadal thxzz
Abdikaadir kaariye insh allh sxp hada meel ayaa adiraba so when I come back I will contact for you broh
@abizam trablism has not shelter except distraction somaliya waxa dumayay waa qabyaalad fuck qabyaalad
dadka qaar wa isak hadlayaaa, waxa ka hadleeso cidna meysanba soo hadalqadin kaligaa meesha iska hadlayo , fidno ayaad doonesa iyo in laga hadlo qabiil. waxaan oo kale dadka isku dirayo kicnayo fitnada, fitanada wey hurudaa ha kicin , cidna maryan mursal maanta kama sharaf badne
Heestan cigaal loqaaday
Markii dadku kuwaleen
Midgaanta miyadka
Raacday khadra daahir
STOP