Xulka Heesaha Wadaniga #1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • 15 heesood oo Wadaniya
    (1) Sayid Khaliifa
    (2) Hobolada Waaberi
    (3) Kooxda Jeneral Daa'uud (Somaliland)
    (4) Cabdi Tahliil
    (5) Hobolada Waaberi
    (6) Muuse Ismaaciil Qalinle
    (7) Xasan Diiriye
    (8) Saynab Cali Baxsan
    (9) Kooxda Heegan
    (10) Axmed Naaji
    (11) Kooxda Horseed
    (12) Magool
    (13) Hobolada Waaberi
    (14) Cumar Dhuule
    (15) Xasan Aadan Samatar

Комментарии • 197

  • @ilyaasmaxamuud8473
    @ilyaasmaxamuud8473 9 лет назад +52

    Qof uu dhiig somali ah kujiro oo intuu heesihii 1977 dhageesto oo qiiro iyo wadani nimo eysan kudhalaneen in uu jiro ma umaleynaayo sidii ladoonaba somaliweyn ha loo nacsiiyo ama qabiiliiste haloogu sheego. Kii eeysan heesahas isbadal wadaninimo kusameel walee in uusan Sonali aheen ee Dib haloobaaro

    • @gshdfhcgch1236
      @gshdfhcgch1236 5 лет назад +2

      Waxa dhibka wado walahi ineysan wadani nimo waxba ka ogen ee Qabiil aya loo sharaxay xaQa alha tuso

    • @wacanali3595
      @wacanali3595 5 лет назад +1

      Well said somaalinimada waa qaali Qofkii somali dhab ahna dhiigiisa waxaa ka buuxo wadaninimo

    • @hilalahmed8416
      @hilalahmed8416 4 года назад

      @@wacanali3595 m

    • @ahmedjibril8667
      @ahmedjibril8667 3 года назад

      Whers there is Police there is Péa

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 месяца назад +1

    Guuleyso 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ilove❤❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 лет назад +4

    Heesta Uhoreysa maaha wadani ee
    Waa Waxbarasha 👈🏾

  • @mubarakification
    @mubarakification 9 лет назад +2

    waan jeclahay dhamaan heesahaan, waa xasuus dahabi ah

  • @salaamyare9796
    @salaamyare9796 11 лет назад +1

    maasha alaah waad mahad santihiin waxan niiga cosanaaa xulka heesaha axmed shariif killer

  • @ducaysanechanal830
    @ducaysanechanal830 10 лет назад

    WAA AXMED ABDULWAHID . Aad baad u ugu mahadsantihiin sida aad uga soo jawaabteen codsigii aan idin soo diray
    midda kale waxaan rabaa hees wadani ah oo miraha ku jira ay ka mid ahaa yeen:-
    -GEESIGA JID GALE RABI BAA LA JAALEE, JABABIIRTA SOOMAALIDOOW JIHAAD GALAA, - GALA JIHAAD JIHAAD GALAA

    • @LBchannel
      @LBchannel  10 лет назад

      Sxb heestaasi internetka way ku jirtaa waxaanad ka heli karaysaa ciwaanka ah:www.radiomuqdisho.net/heesta-caawa-waajihaad-gala-dhagaysi-wacan/

  • @trs-treatmentplc9016
    @trs-treatmentplc9016 7 лет назад +2

    #9 That's the best beat, sounds like 50 cent. Love Siyaad Bare

    • @flame_27
      @flame_27 4 года назад +1

      Loving siyaad Barre is Kacaannimo (like Trump lover) , being waddani is something more important. Is loving your country regardless who is serving it. Mind the gap

    • @cumarmuqatar6679
      @cumarmuqatar6679 4 года назад

      @@flame_27 I am Jr open 1

    • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
      @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 3 года назад

      @@flame_27 loving the heroes of your nation is also part of nationalism
      I Love our hero Jaalle Siyaad more than my love
      Siyaad = Nationalist
      Those songs came out because of him
      ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @umukaltuumh6134
    @umukaltuumh6134 7 лет назад +1

    wadanimo masha Allah

  • @LBchannel
    @LBchannel  11 лет назад +1

    Adigaa mudan Cabdulqaadir barasho wanaagsan.

  • @mameyare4635
    @mameyare4635 7 лет назад

    Hadaan dhashay wlhi barigaaz😚😚😚😚

  • @cabdishakuursiciid9372
    @cabdishakuursiciid9372 5 лет назад

    Mashaaa Allh calankayga waaa inaaan Ku dhaaataaaa

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 8 лет назад +3

    waa wagaaan somalida ahayn hada itobiyaan iyo keenyaan ayaan noqonaye

  • @alideckdeck6495
    @alideckdeck6495 7 лет назад +4

    heesta sadexaad ayaa idhexmartay waraa heesahaan ilinbaa iigatimid eemaxaa usoo galiday😔😔😔

  • @abdikadirfarey5394
    @abdikadirfarey5394 6 лет назад +2

    Heeso xul ah waa heeso qiimo leh

  • @samiiraqaaliali3925
    @samiiraqaaliali3925 9 лет назад +1

    Masha allah

  • @mubarikm.hassan5265
    @mubarikm.hassan5265 4 года назад

    Heeska 14 jaalleyaal ii raadiya magaceeda ....waa hees wadani ah oo dareen leh

  • @jeneralsooyaal3447
    @jeneralsooyaal3447 11 лет назад

    mahadsanid Qawdhan ana magacaygu waa Cabdulqaadir.

  • @daacadyare6542
    @daacadyare6542 9 лет назад +2

    Wooooow

  • @killer_Aspect
    @killer_Aspect 3 дня назад +1

    5:51

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 4 года назад

    Waaaaaw!!!

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 3 года назад +1

    Heesta 5aad magaceeda iisheega ?

  • @hamdiali143
    @hamdiali143 6 лет назад

    Song number 7 xagee kahalaa wlaal

    • @LBchannel
      @LBchannel  6 лет назад

      Hamda Ali heesta #7 halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/0FXchypd0Yg/видео.html

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 11 лет назад +1

    Heestaa #! ooo dhamaystiran sxb oo geli oo plz ii sheeg magaca aad ku soo galiso mahadsanid ................ aad baad u mahadsan tahay sidaad fanka noogu qurxisay thanks sxb

  • @qadafinuur
    @qadafinuur 6 лет назад

    magaca heesaha iyo fananinta

    • @LBchannel
      @LBchannel  6 лет назад

      ali fokani magaca heesaha ma wada garanayo, laakiin magacyada fanaaniintu way ku qoran yihiin waxaad gujisaa Meesha ay ku qoran tahay SHOW MORE.

  • @mujka141
    @mujka141 11 лет назад

    Waa loo dhashaa wadani

  • @hamdilove1620
    @hamdilove1620 11 лет назад +4

    gobolade waqoyi somaliya ya diidi karo inta somali jirto wala dhahaa somali waa somali

  • @ahmedyussuf1937
    @ahmedyussuf1937 10 лет назад

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay -LB- CHANNEL, sxb adigooo raali ah waxaan kaa codsan lahaa inaad ii sheegto halka aan ka helay heesta 10 aad. aadbad u mahadsantahay

    • @LBchannel
      @LBchannel  10 лет назад

      Saaxiib adigaa mudan. Heesta #10 youtube way ku jirtaa waxaanad ka helaysaa: Hees waddani ah;- Seynab Xaaji Cali "Baxsan" -Allaahu Akbar Allaah.flv

  • @sahraadan6762
    @sahraadan6762 5 лет назад +1

    Cajiib Cajiib channel kan maxaan mar hore u baran waayey LB Channel aad baad u mahadsantihiin qarankii Soomaaliyeed halkanuu ku dhan yahay Kayd qaran weeye

  • @abdiwalialimudug6736
    @abdiwalialimudug6736 5 лет назад

    Waa bari samaadkii heeso qiimo leh

  • @pubgninja4044
    @pubgninja4044 7 лет назад

    dad,waaa dadkiii hore illaah wali maaanu dhamaane,sidii kuwii hore qalbigooda nagayeeel

  • @abdirhmnhassa6088
    @abdirhmnhassa6088 8 лет назад +1

    lb sxb aad baan kuu salaamaya wana mahadsan tahay sxb waxan ka codsanaya hadad taqano hees kuwa jeelka lagu guray dadka soo lamay dhalan dawo malaha aaqiro siday diintu nagu tiri nin dalkisa iibsaday intaas un baan ka garanaaya sxb heesta tnx

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 лет назад

      +Abdirhmn Hassa Sxb heestaa ma garanayo.

  • @ahmedAli-bt5sk
    @ahmedAli-bt5sk 6 лет назад

    mahad iyo bogaadin kedib waxaan doonayaa in aad baadi goobto laba heesood oo mid tahay shicibyohow bawhida aan reebno aan beera falano
    mida kalana eeytahay
    habar habar majoogtee
    dumar iyo rag maantaba
    yeeynaan ukala harin
    labadaas hees fanaankooodana ma aqaan abwaanki sameeyana warkiisa daa
    beri fog ayaa iigu dambeysay Cumar dhule iyo faaduma qaasim ayey iila cod ekaadeen
    mahadsanid

    • @LBchannel
      @LBchannel  6 лет назад

      ahmed siyaasi sxb ma garanayo heesta la labaad laakiin heesta labaad waa Cumar Dhuule heesta BAAHIDA AAN REEBNO SHEEGNO AAN BEERO FALANO. Halkan guji ------>>>> ruclips.net/video/3DwzaUdM7Qs/видео.html

  • @hanadhari6062
    @hanadhari6062 7 лет назад

    waa nibaryaa heesta 1 yaaqaaday

  • @adeshyusuf3778
    @adeshyusuf3778 8 лет назад +12

    I WONDER WHAT KIND OF A PERSON IS HE/SHE THAT CAN DISLIKE THESE GREAT NATIONALISTIC.WE HAVE FUCKING TRAITORS IN OUR MIDST#AMXAARO

    • @hindaadan3442
      @hindaadan3442 7 лет назад +1

      Adesh Yusuf .. someone who don't know nothing about Wadani nimo I guess waxaan soo xasuustaa markan yaraa een hesahaa idacadaha ka maqli jiray ilahow SOMALI isku soo sakhir mahadsanid wallo

    • @Easy_way1
      @Easy_way1 6 лет назад

      Adesh Yusuf me tooo I think they are Ethiopian.

  • @mrxaabsade1
    @mrxaabsade1 8 лет назад

    sxbkay heesta 14 intee ka heli karaa thanks

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 лет назад

      +mrxaabsade1 Sxb internetka kuma jirto heesta #14 oo dhamaystiran. Heesta oo aan dhamaystirnayn halkan ayaa kuugu dhaw ---->>>>ruclips.net/video/3DwzaUdM7Qs/видео.html

  • @LBchannel
    @LBchannel  11 лет назад

    Adigaa mudan sxb. Anagu hadaanu nahay Somaliland waanu ka maaranay reer soomaaliya, xiisana uuma hayno ee ayaguunbaa naga daba hadhi la' waxay nagu arkeena garan waayay.!! Waan ku salaamay sxb.

  • @salaamyare9796
    @salaamyare9796 11 лет назад

    sxbiyaal waxaa niiga codsanaa heesta ugu horeesa magaceeda iyo fanaanka qaaday waa heeta wax barshada

  • @zakariyaabdimaalin2785
    @zakariyaabdimaalin2785 7 лет назад

    macaan

  • @qaaaliqanciso7879
    @qaaaliqanciso7879 6 лет назад

    Asxaabey heesta 10 yaa iisheegi kara

  • @abdirizak143
    @abdirizak143 10 лет назад

    saaxb heesta #13 youtube ka maku jirto ee magaceed ii sheeek thanks

    • @LBchannel
      @LBchannel  10 лет назад

      Saaxiib heesta #13 youtube way ku jirtaa magaceeduna waa: Midab gumaysi diida (Somali Pan-African song).

    • @mahadhashi3485
      @mahadhashi3485 7 лет назад

      LBchannel sxbayaal heesta 10aad hadaa dhaqan wareegno yaa ii sheegi kara qofka qaada fadlan.

    • @LBchannel
      @LBchannel  6 лет назад

      Mahad sxb heesta #10 fanaaniin badan ayaa ku jira, laakiin codka aad maqlaysaa waa Axmed Naaji.

  • @dahirnur35
    @dahirnur35 6 лет назад

    long time anigoo school u socda aayaan ku raaxeysan jirey baska laga dhax shidey jirey

  • @ifkaaxmad9884
    @ifkaaxmad9884 7 лет назад

    hesta ugu horeso magaceda igu cawiye plz

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 лет назад

      ifka axmed ma garanayo magaca heesta koowaad, laakiin hadaad doonayso heesta janalkayga ayay ku jirtaa halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/zq59EeFoE8s/видео.html

    • @ifkaaxmad9884
      @ifkaaxmad9884 7 лет назад

      LBchannel shukrn

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    LIKE

  • @robiilemoha4727
    @robiilemoha4727 7 лет назад

    heesaha dhamestira nh hal hal daqiiqo waye

  • @aadannuuraadannuur2115
    @aadannuuraadannuur2115 3 года назад

    heesta lixaad ayaa idhexmartay runtii

  • @haniabdi1114
    @haniabdi1114 11 лет назад

    waxan kaah codsan heeso dhameystiran iyo fanankah magacisa waa heeso miro wanagsan micno kaah hadlayah mahahadsnaiid

  • @Mohamed_Liban-
    @Mohamed_Liban- 7 лет назад +2

    sxb heesta koowaad magaceeda ayaan rabaa inaan helo mahadsanid

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 лет назад

      Mohamed Liban sxb ma garanayo magaca heesta koowaad.

    • @djsaaqinho8885
      @djsaaqinho8885 7 лет назад

      Mohamed Liban waxbarasho ayaa la dhahaa

  • @Bashir126
    @Bashir126 10 лет назад

    LB sxb heesha 1, 4 magacooda iyo meesha laga helo soo qabo. waa iga heysaa si xun

    • @LBchannel
      @LBchannel  10 лет назад

      Bashir sxb heesta #1 Janalkayga ayay ku jirtaa ciwaankeeduna waa: Sayid Khaliifa Waxbarasho
      Heesta #4 RUclips ayay ku jirtaa ciwaankeeduna waa: hees wadani ah xubnayahow

  • @lakiahmed8315
    @lakiahmed8315 6 лет назад

    waxaan ubaahnahy heesta 5aad

  • @makavelidadon9338
    @makavelidadon9338 9 лет назад

    Heesta 10-aad magaceeda iyo halka laga helo?

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 лет назад

      Heesta #10 waxaad ka helaysaa youtube. Halkan riix-->> ruclips.net/video/UqrkgSN2BzM/видео.html

    • @makavelidadon9338
      @makavelidadon9338 9 лет назад

      Mahadsanid *****​

    • @makavelidadon9338
      @makavelidadon9338 9 лет назад

      Sxb waxaan ka hadlayaa heesta ay ku bilaabaneyso "hadii dharag la doono"

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 лет назад

      Makaveli Da don sxb adigaa mudan. Heesta #1 Janalkayga ayay ku jirtaa.
      halkan guji --->> ruclips.net/video/zq59EeFoE8s/видео.html

  • @nn-gc7hj
    @nn-gc7hj 4 года назад

    ✌✌✌2020

  • @mubarikm.hassan5265
    @mubarikm.hassan5265 4 года назад

    Heeska 14 baan la dhacay ee magaceeda tolow yaa garanayaa bilaa calayk

  • @jeneralsooyaal3447
    @jeneralsooyaal3447 11 лет назад +2

    @LB sxb heesta (9) waa kooxda Heegan heesta magaceedana waxaa la yiraahdaa Hooyo waana ereyadi abwaan Cabdi Bashiir Indhobuur AUN

  • @ahmedashqaraar
    @ahmedashqaraar 5 лет назад

    wà loo dhasha wadani

  • @siciidsiciid1812
    @siciidsiciid1812 6 лет назад

    #10 siden Ku helaa waan jeclahy

    • @LBchannel
      @LBchannel  6 лет назад

      Siciid halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/UqrkgSN2BzM/видео.html

    • @siciidsiciid1812
      @siciidsiciid1812 6 лет назад

      Lb channel mahadsanid bro Aan sidoo kale Ku dhibee meel iigu sheeg #14 cumar dhule wan Ku dalay San uradinayay

    • @LBchannel
      @LBchannel  6 лет назад

      Siciid heesta #14 youtube iyo internetkaba Kuma jirto, laakiin waxaa jirta heesta oo marna hadal soo galayo marna heestu ay siraadan tahay. Halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/zoIb3Ixk0ZQ/видео.html

  • @omarhussein4101
    @omarhussein4101 11 лет назад

    Sxb plz lb heesta ah..... Waan dagaalameynaayee meel ku Sheeg?

  • @AbdulkerimMusse
    @AbdulkerimMusse 8 лет назад

    sxb Aniga waxaan rabaa heesta koobaad ee '' waxbarasho'' adoo mahadsanid. waxaana rabaa ayadoo fanaan kaan qaadaayo bari samaad kii , ayadoo la soo cusbooneeyey ma rabo.

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 лет назад +2

      +Abdikarim Musse MOHAMUD Sxb heestaasi Janalkayga way ku jirtaa ayadoo ASAL ah. Halkan Guji ---->>> ruclips.net/video/zq59EeFoE8s/видео.html

    • @abdibarre2244
      @abdibarre2244 7 лет назад

      Abdikarim Musse MOHAMUD

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 4 года назад

    Hanadadiyow hore uwaday howl kar Ina tihiin laiskuma hayo hararihiina hiil iyo hoo naga hoyow nahugansha heeskas so gali

  • @252hassanaadan3
    @252hassanaadan3 7 лет назад +2

    #2-wadani waa loo dhasha yaa qaday sxb qufka qaday mgc igu caawi mahad snid jwb wacan

  • @cabdiqaniyoonis3541
    @cabdiqaniyoonis3541 5 лет назад

    8 yaa qaaada walhi waan taageera

  • @252hassanaadan3
    @252hassanaadan3 7 лет назад

    7#igu caawaye timar laf ba ku jirto mgc??

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 4 года назад

    Maalintii hadaad 1 saac dhegaysatid wxaad noqon doontaa Wadani Janno gale ah

  • @mudanecaska4856
    @mudanecaska4856 6 лет назад

    sxb LBCHANNEL qof somali oodhan agtooda qiimo leh ayad tahay wxn jeclan lahaa in aan sameeyo ayad sameyneysaa qofkastoo somalinimadiisa ku faana sameynlahaa weye si gaar ahaaneyd aan kuugu mahadcilin wadanimadada alle hakugu dhowro . teda kle heesta sedexaad magaceeda amaba channelkaga maku jirtaa mhdsnid boqor qoowdhan

  • @haar91
    @haar91 5 лет назад

    Heeaha wadanigaa 80% waxaa erayada lahaa Cabdi bashiir Indhabuur

  • @abdirizak3827
    @abdirizak3827 9 лет назад

    Sxb heeska armaad naga tagtaan nama taqaaniine magaceeda saxda ah ii sheeg
    Mahadsanid

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 лет назад

      Abdi Rizak Sxb ma garanayo magaca heesta aad sheegtay.

  • @jeneralsooyaal3447
    @jeneralsooyaal3447 11 лет назад

    Ragg waa kii wada hadla warna meel saari jirey ee aqoonsiga iyo kala go`u halkiisa ha inoojoogo waase gar in aan joojiyo kelmadi keeni karta xanaaq ee aad dhibsatay waana kaa qaatay walaalkeey waana ku faraxsanahay hadalka aan is weeydaarsanay aniga iyo adiguba, waxaana hawada kaa leeyahay barasho wanaagsan sxb.

  • @ugaaspadri7616
    @ugaaspadri7616 2 года назад

    Madaxdii afrikay mabdi ii gumeysigu wuxuu yahay wanka macasha iiqabo aan gooyraac mariyee aragtii dheeri ah baa ku jirta waaa waxa taagan maantee

  • @ibtisamnuur2953
    @ibtisamnuur2953 8 лет назад

    ayadoon Sayyid khalifa ahayn oo originalki ah heesta waxbarasho

  • @mohamedharun175
    @mohamedharun175 7 лет назад

    asxaapta heesta #7 xagen ka helayaa

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 лет назад

      Mohamed Harun heesta #7 halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/0FXchypd0Yg/видео.html

  • @LBchannel
    @LBchannel  11 лет назад +3

    Sxb heesta koowaad janalkayga way ku jirtaa magaca heestuna waa Sayid Khaliifa Waxbarasho.

  • @hamseganey4383
    @hamseganey4383 8 лет назад

    La´skama dhigi karo wadani ee waa loo dhashaa Soomaaliyeey. Ala hadaynu wadaniyada u dhalan lahayn.

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 4 года назад +1

    Dhammaan heesahan reer soomaaliland ayaa sameeyay sida waa loo dhashaa waddani sidee layskaga dhigi karaa waddani

  • @faaraxcabdi8730
    @faaraxcabdi8730 7 лет назад +2

    anig waxan kw hesyta heesta sayid khalifa waxabrsho ibna cadi mahan

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 11 лет назад

    Lb CHANNEL HEESTA UGU HORAYSA XAGEEN KAHELI KARAA OO DHAMAYSTIRAN, AMA HEESTII MAXAMED MOOGE EE MACALINKA SXB THANKS A LOT

  • @maryanabdullehassan2261
    @maryanabdullehassan2261 8 лет назад

    #5 inte lagahela ayado dhamestarn

  • @ayanmohamed2680
    @ayanmohamed2680 10 лет назад

    caadi maha

  • @jibrilhooyo6663
    @jibrilhooyo6663 6 лет назад

    Lb channel heesta sadexad xagen kahelaa

    • @LBchannel
      @LBchannel  6 лет назад

      Jibril heesta #3 halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/4ACwSIRIURU/видео.html

    • @jibrilhooyo6663
      @jibrilhooyo6663 6 лет назад

      LBchannel wad mahadsantahy

  • @Hamsa4375
    @Hamsa4375 6 лет назад

    heesta koobaad plz

    • @LBchannel
      @LBchannel  6 лет назад

      Daan Fann heesta #1 halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/zq59EeFoE8s/видео.html

  • @hargeisaboy6045
    @hargeisaboy6045 9 лет назад

    sxb aad ayn ku salamay lb chanel hawl aad u fcn ayd wadaa sxb ee waxaan kaa codsan lahaa inaad ii sheegto heesta bishaara bishaara youtue halky kaga jirtaa mar labaad mahadsanid sxb

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 лет назад

      King Somali sxb heestaa kumaan arag youtube, laakiin waxaan ku siinayaa ciwaan kale oo internetka ah. Halkan riix solamusic.net/songs.php?main=category&type=wadani Waa heesta 20aad.

    • @hargeisaboy6045
      @hargeisaboy6045 9 лет назад

      thank u so much sxp aad ayd u mahadsanty

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 лет назад

      king somali You very welcome sxb.

  • @horseedmeedia2485
    @horseedmeedia2485 5 лет назад

    Waloo dhasha hdase wa suale qof somali wadi dhab ah majiraa?????? Aniga waa maya

  • @LBchannel
    @LBchannel  11 лет назад +11

    Horta nin yahaw waxaad tahay nin indheer garad ah oo wax fahmaya yaqaanana sida dadka loola doodo. Barasho wanaagsan walaal magacayguna waa qawdhan. Waxa kasta oo inakal gaadha waxaynu isla nahay dad walaalo ah oo Soomaaliyeed.

  • @marcadaaxmed5690
    @marcadaaxmed5690 4 года назад

    Waxaan ku xasuusta tartnka ramadaanka

  • @LBchannel
    @LBchannel  11 лет назад

    Sxb Kelmada reer Waqooyi waxaa la isticmaali jiray barigii aynu isku wadanka ahayn. Imika isku WADAN ma nihin isku LACAG ma nihin isku CALAN ma nihin isku DASTUUR ma nihin isku DAWLAD ma ninhin. Hadaad doontaan ha aqoonsanina dalka Somaliland laakiin hadaad dad gacal ah tihiin ha nagu odhanina reer Waqooyi mar dambe. kelmadaa waanu ka xanaaqnaa. in la is ixtiraamo ayaa wanaagsan. Waan ku salaamay walaal Jimce wanaagsan.

  • @nasirxaange1719
    @nasirxaange1719 5 лет назад +1

    talow goormay soomali isdayn oo cadaw u jeesan ooy dawlad khaliyaa noqon illaahow noo soo dhawee umadadana isu sakhir

  • @MohamedAhmed-gf6gh
    @MohamedAhmed-gf6gh 7 лет назад

    LBCANNEL ina adeeraw waxaan kaga fadhiyaaa heeska allahu akbar ama somali galbeed adoo mahad san walal jira inoolaw

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 лет назад

      Mohamed Sxb ma waxaad ka hadlaysaa heesihii 1977 xabashida lagu karbaashay? Heesta odhanaysa SOOMAALIDA GALBEEDEEY MAALINTAAD SUGAYSEEN MAANTA WAA LA GOOGAA.

  • @dheelalowcigaal8528
    @dheelalowcigaal8528 7 лет назад

    sxbw waxaan rabaa heesta xasan diiriye faarax orgnal keeda heetsa waris waxaan kugu tilmaama mahad sanid nin culus

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 лет назад

      dheelalow sxb ma hayo heestaa.

  • @hamzeharun7586
    @hamzeharun7586 7 лет назад

    sxp heesta #7 xagen ka helayaa

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 лет назад

      Hamza heesta #7 youtube way ku jirtaa halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/0FXchypd0Yg/видео.html

    • @hassanawilyousuf275
      @hassanawilyousuf275 7 лет назад

      LBchannel

  • @farhanadan4516
    @farhanadan4516 11 лет назад

    LBchannel aad baad u mahadsan tahay sxb,,sxbow heeta koobaad oo dhamaystiran noosoo daa.(Thanks)

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 7 лет назад +2

    sax saed muumin saxib,, lakin waxay na dheeraayeen gob dhulkoodi joogay ahayeen, somaliyana looma ogoleyn inu jago ama shaqo ka qabto Qof basaboor ajnebiya wata ; xita dawlad ogoli ma jirto taas. Maanta lan lanadu ximan iyo xeeb bey gaadhey😊😊; Allow maxan ka digey war hoy somali sharaf iyo midniman u horseedneye (Hadaan Reer waqooyi nahay)yaanan Boqolaal land land u horseedin.

  • @tawakalbosaso-maxamedjaama625
    @tawakalbosaso-maxamedjaama625 8 лет назад

    sxb heesta 10aad xagee ka heli karaa fadlan

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 лет назад

      +Maxamed Jaamac Xuseen Heesta #10 Halkan Guji---->>> ruclips.net/video/BXvPtiYXzd8/видео.html

    • @siciidcabdulaahi1152
      @siciidcabdulaahi1152 8 лет назад

      +LBchannel mahadsanid bro in badan

  • @falanqeentamanchesterunite215
    @falanqeentamanchesterunite215 8 лет назад

    waxan idinka cod sanaya hes aan aad u qadariyo dhika dabka dhalin yaroy watan dhulkeni bur burine dhika dabka xaken ka helaya

  • @kananhashi6368
    @kananhashi6368 10 лет назад +1

    Ilhaahow soomali Isku keen warka Gacmaha isqasada inteygoorgoortahayd

  • @abdisamadahmed6421
    @abdisamadahmed6421 6 лет назад

    Heesta 3aàd Maxaad ka wadaaa (Somaliland) qoraalka hoose

    • @LBchannel
      @LBchannel  6 лет назад

      Abdisamad Ahmed Somaliland waxa loola jeedaa heesta #3 kooxda ku luuqaysay iyo kuwa miisiga u garaacaya iyo kii qoray iyo kii laxanka saarayba waa reer Somaliland oo Soomaaliya shaqo Kuma laha 100%.

    • @djfuaadhd193
      @djfuaadhd193 6 лет назад

      Somalind ku wastay shiit

  • @madyboy949
    @madyboy949 11 лет назад

    asc brd #6 intee ka helayaa brd heestaan oo dhameestiran soo kali mahad sanid brd

  • @quen__________naani2455
    @quen__________naani2455 6 лет назад

    Sxbow heesta 10 ma ii sheegi karto meelaan ka helo

    • @LBchannel
      @LBchannel  6 лет назад +1

      Qadar Abdi heesta #10 halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/UqrkgSN2BzM/видео.html

    • @quen__________naani2455
      @quen__________naani2455 6 лет назад

      Mashalah mudane war ninyohow libaax baa tahay

    • @LBchannel
      @LBchannel  6 лет назад

      Qadar Abdi Adigaa mudan sxb.

  • @Sadak-kq1lp
    @Sadak-kq1lp 3 года назад

    soomaalida is dulminaysa yaa u sheega in nabbdu tahay Hooyo dadkuna ay is cafiyaan

  • @LBchannel
    @LBchannel  11 лет назад

    Sxb heestaa hees aan isleeyahay way uugu dhawdahay waa hees wadaniya uu axmed cali cigaal ku luuqeeyo. Heestuna halkan youtube way ku jirtaa magaca heestuna waa (hees wadani ah axmd cali cigaal madoonayaanee)

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 6 лет назад

    Hestan waxa ku fiirsan jiiray tiyatarkii
    Ladhihi jiiray tiyatar doona

  • @HassanMohamed-zr8le
    @HassanMohamed-zr8le 8 лет назад

    sxb wxaan rabaa hesta miraheedu yahay (cadow geenu waa baraf biyo ciida lagu daray uma baahni uma baahni ruux kalee halkee kahelaa yaana qaaday adoo mhdsan)

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 лет назад

      +Hassan Mohamed Sxb heestaa maan maqal.

    • @dalkamedia5355
      @dalkamedia5355 6 лет назад

      Walaal Heestaa waxaa Qaada Saafi Ducaale

  • @boqorkaganacsiga3831
    @boqorkaganacsiga3831 7 лет назад

    100