Jidka Hakaga Tagin Walaalkaaga Inta uu Dhiban Yahay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Комментарии • 33

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl 5 месяцев назад +35

    Aawi kuwii nabiga ku salinaayeen
    Like saara 🕋😘❤️

  • @dhayibmaxamednuur9760
    @dhayibmaxamednuur9760 5 месяцев назад +19

    Jiil media waxa loo bahan yhy aa mar waliba ka hadshiin m.a❤😢

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 5 месяцев назад +25

    Khayr ha falin sharba Kuma imaade 😢

    • @Seynep-ahmed
      @Seynep-ahmed 5 месяцев назад +7

      Subxanallah lakin ilahey swt wax walbo wuu ujeedaa😢😊

    • @naciimacareef7199
      @naciimacareef7199 5 месяцев назад +3

      @@Seynep-ahmed Haa illahay swt wax walbo u jeeda lkn qoraalkayga maahmaah weeye

    • @dr.sakarieadem1324
      @dr.sakarieadem1324 5 месяцев назад +1

      qeyr sameey shar kuuma timaade waaye maxaa yeelay qeyrka sharta ayuu kaa xijaabayaa wll

  • @XuseenBade-l6y
    @XuseenBade-l6y 5 месяцев назад +5

    Wee anaa u horeeya lkn vedio ga waan kanaxay😢

  • @kabaweyneofficialchannel5541
    @kabaweyneofficialchannel5541 5 месяцев назад +6

    Waw Wacayi galin qurux badan M.A

  • @CIYOWPRODUCTION-rt5el
    @CIYOWPRODUCTION-rt5el 5 месяцев назад +3

    jiil media waxan raba inan iadinla so xeriiro plaese

  • @abdijaliilsheekh
    @abdijaliilsheekh 5 месяцев назад +1

    Wllahi dhacdadaan oo kale wexey ka dhacday siliga Americanka

  • @khadromaxamuud3126
    @khadromaxamuud3126 5 месяцев назад +2

    Camera-da waxfiican ayey qabatay lkin cid walba looma fiiriyo kaliya waxaa loo fiiriyaa dad isku tilmaamay laandheere-yaal.
    Haddii qofka dhibka geestay wuu laandheerahaas yahayna waa la qariyaa si aan loo ogaan mararka qaarna sicad ayaaba dhibanayaasha loo dhahaa idiinma fiirin karno ee meesha isaga taga.

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 5 месяцев назад +1

      Waxas ha is raacracsiin naftadana cuqdada habarin wadan walbo burbursan oo nidaam leheyn ayu musuqmaasuqa ka dhacaa Mark naftda qofka ka sareeya kaliya wa qofka ilhy ka cabsi ka bdn

  • @SagalAli-y7t
    @SagalAli-y7t 5 месяцев назад +1

    Walaal jacel channel

  • @hodanabdu-h4k
    @hodanabdu-h4k 5 месяцев назад +2

    Mashalaaah wow waxaa idin jecele gabar ay uku qorantahay Bilicada Wadanka m. From bilicada wadanka

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 5 месяцев назад +1

    Waa sida hada ka dhacda dalkeena o waxaa lagugu dhahaya waxna ha sameynin hadii kale adiga danbiga iska leh baa laguugu oran 🤔🙂

  • @mohammednoor7729
    @mohammednoor7729 5 месяцев назад

    kkkkkkkkk hhhhhhhh [ saan wexeey sababtey sidaan ] sax waaye runtii qof qof kale qadaadka ku ku dhuftey hadaad qaado adaa u qoolan

  • @Hubaalofficial
    @Hubaalofficial Месяц назад

    Anige igu dhacday 2017 askari aan mel iskala tirsanen oo dhawac ah iyo mid kale oo dhintay ayaan wadada kula kulmay 3 askari oo dhalinyara ah iyo aniga ayaan aheyn madama aan nimanki aqonsanay dad shacab ah na eey mesha jogen anigana aan gaari watay kii dhawaca aha ayaan la cararnay digfer ayaan geynay islamar kiiba ciidan tira badan iyo sarakil ayaa meshi nogu timid durbadiba xabsiga nala dhigay xitaa askarigi dhawaca aha cid u turtay malahan 4 tena kale min 5 sano ayaa nagula xukumay oo xabsi cidan ah yarki dhawaca ahaana dil ba lagu xukumay iska daba wareg badan kadib xabsigena waxaa laga dhigay 3 sano halka asagana laga dhigay 5 sano iyo diyo ilaa iyo hada wuu xiran yahay asago dhibana aha oo dhawac xogan so gaaray aniga iyo asxaabti kalana ciidanka waan iskaga fadhiisanay shekadena waxaa laga dhigay inu na dhex maray dagal belesan madama aan isku heyb ahen aniga iyo yar kale oo wiilka dhawaca ahaa iyo wiil kale oo heyb ahan igaga dhaw misana ey xidid lana dhashay gabadha uu qabay wiilka dhawacan

  • @idmanxaji4227
    @idmanxaji4227 5 месяцев назад

    Hada ka hor 2022 Walalkey hada dhintay Allha unaxariiste ayaa wil Mobel laga dhacay lana dhawacay mel kaqaday bajaj ayuuna wadatay wuxu geyay Isbitalka Somali sudanis wilka hadli karin saaid udhiig baxay kadib walaku dhagay ma bixi kartit ladhahy ilaa dadkesa laga helo walalkey haye dhawahy kadib habeen xili Danbe wilka idhaha sokala waday wuna shekay inuu walalkey dhibka ugesan Abihees lowacay sidaas ku bad baday kawaran haduu dhiman lahaa maxaa ku dhici lahaa walalkey isledihiin Marka qof dhawac daran ah badanaa lama qaado cabsi cabsi waaye Somalia allha isku jilciyo

    • @you...252
      @you...252 5 месяцев назад

      Marka kowad abyo walal allaha unaxariisto bentana mahan tani waye dhibatada ugu weyn ee naheysata hadan nahy somali sas ee thy wllhi abyo inan qofdhawaca waliba somaliya dhibato kudawanen xitaa ani haley qabsado hadii larabo waayo ajar bini aadam kumalihi allah swt.ayaan kuleyahay

  • @Engmarcadde516
    @Engmarcadde516 5 месяцев назад +1

    Qof dhimanaayo xitaa ma qaadi kartid sababto ah waxa horey lo dhaxay kheyr hasameyn shar kuuma timaadee❤

    • @axmedcumar8907
      @axmedcumar8907 5 месяцев назад

      Sxb waxaas Diin ma aha ee haka gaabin diinta islaamka

  • @sacdiyocali5692
    @sacdiyocali5692 5 месяцев назад

    😂😂

  • @FadumoBashiir-pq9om
    @FadumoBashiir-pq9om 5 месяцев назад +2

    jiil media wllhi waxyapo loo baahanyahÿ ka hadasheeN mahadsanidiiN ❤

  • @husseinhassan5281
    @husseinhassan5281 5 месяцев назад +3

    Waaa cajiib another level

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 13 дней назад

    🎉🎉

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 5 месяцев назад

    waa waxa aaan axsaan lagugu sameneyn haduu dhib kgu dhaco😢

  • @Shamso-g1p
    @Shamso-g1p 5 месяцев назад

    Hhhhh😂😅

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli 5 месяцев назад

    سبحان الله العظيم 😢

  • @AbdirizackAmin-i1z
    @AbdirizackAmin-i1z 5 месяцев назад

    Jiil. Caadi ma aha

  • @UbahMohamuod
    @UbahMohamuod 5 месяцев назад

    Kkkk😂

  • @Saadiqinho
    @Saadiqinho 5 месяцев назад

    Anaa uhoreeyo😅

  • @AhmedAbdiwaheliye
    @AhmedAbdiwaheliye 5 месяцев назад

    ❤❤