SIDEEE ILA TAHAY WIILKAAN AJ FAMILY. LA YIRAHDO. WAXAA LAGU HEYSTO WAA GARDARO. ,, IMISA WIIL OO FAR , KA GO, AN. AA KU JIRO SOMALIA 🇸🇴 ILA MA AHA. INUU JIRO QOF SOMALIYEED. UU U INKIRAAYO HOOYADII DHASHAY,,, QABIIL AHAAN ISAGOO U YASAAYO. DHAQAN SOOMAALIYEED MA AHA. ,, SIDA MUUQATO. ,,,
Markad dhinac ka raran tahay xaqiiqada in aad indhahaga ku aragto waa kugu dhib. In aad dhibane iska dhigto waa awood cajiib ah. Xiligan la joogana kan wax dhibaya ayaa dhibane sheegta. Si uu u kotrolo caquusha dadka waxmagaratada ah. ee kalig ahaan fakari karin.
Xogtan way kaa hoos baxsan tahay sheekadan cidda hadda ugu dambaysay ee inay sidan u shaacdo keenay waa wariye lagu magacaabo C/ziiz Really oo Illintir barnaamij layiraahdo kabaafiyey Daahir Calasow halkaas ayuu kala qabdaday ee isagu ma ahan qofka bilaabay
Adan AJ hadi usan doobeyn.maxaa anaga ka qaban karna? Mise 49 yrs PLUS aya DNA Lagu qasbikara oo lagu cago jugleynkara. Marka done bada wanna macaroon halkas aya oga harey.
Adan, AJ Hooyada wuu u sheegey wiiljaga mahi, Rabbi haku sahlo kaga. Hooyadisna wuu la hadlisiiyey Oo waxay tiri aniga dhalay wiiljeyga AJ Hooyoy kaad readiness Rabbi haku sahlo. Hooyadi radineysey AJ waxay tiri Kan aya aniga dhalay m, Markas baa Aj Hooyadis tiri hadaljeyga miyu ku dhina maraya AJ ma adan dhalin geedka Kortana miro ka so gur. Halkas ayey joigtey sheekada.
Wacal sidiisaba qeer maleh hoyadiisa ayu inkara nacalaa wuxuushka ku dhalay ku yaal kan oo wajiga ilheey waku naar tagi nin nocaan oo kle maba arki kari
DNA giisa easy aya lagu helikara hadii private investigator 3 boqol dollar lasiyo wana legal in usa
sax 😢😢😢🙏
Waa sax dhaqanada naga burburay
Waa runta macalin
0:14.
Wiil yarroo 9jiroo, Hooyadii, Ilaawaa. Camal.
Walaahi 5 iyo 6Jirkii baan,.
Garanayaa. No 100. Lakiin Dadkaan Maalin walba Ciyaari jirnay. Guriga-iyo Hooyaba na, Walkiisa daa.
1:01 Aad iyo Aad buu U Garaad yaryahay. 2Milyan ka Oo Ku xiran na. ALLAA u maqan..
Waxaan In eey intaan gaarto. Baa ba kasii darran. .
Waxaan Waa Cawaan-Nimo.
Maxaa Arin Family dhex keenay Social-media .
Waa Garaad yarri 200.
Waa 2da Milyan Oo D-Culusoow ku xiran camal. .
Aad iyo aad wa sida an ku maqaalny banbada qof ka badbaadiyo ma jiraan
7:40. 🤔..
Nin aan Hadlin. Baa Holyrood saa ku galay. Maanta,
War Hadaa Xaarkaaga Cuntit. 2Milyan weey ku Daawan. Saana Hollywood ku Gali.
Asc Adan soomafiina in aad kahartaan AJ wuxuuyahay oo aad iskadaysaadanbiga
😂😂😂😂👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯🙏🙏
AJ ,,, INUU MAJEER TEEN YAHAY. ,, RAG BADAN. OO WAA WEEEYN AAA SHEEGEEYN. HOOYADIII DHASHAY,,,,AA SOO HADASHAY , MAXAA QALDAN. OO WALI LOOGU DHAGAN YAHAY. ,
WAA majeerten la hub0. Macalin lugeeyo edada u raadi xasan farey
Laakiin labada hooyo soo tey wada hadleen.see wax u jiraan?Allah xaqa ha ifiyo.
SIDEEE ILA TAHAY WIILKAAN AJ FAMILY. LA YIRAHDO. WAXAA LAGU HEYSTO WAA GARDARO. ,, IMISA WIIL OO FAR , KA GO, AN. AA KU JIRO SOMALIA 🇸🇴 ILA MA AHA. INUU JIRO QOF SOMALIYEED. UU U INKIRAAYO HOOYADII DHASHAY,,, QABIIL AHAAN ISAGOO U YASAAYO. DHAQAN SOOMAALIYEED MA AHA. ,, SIDA MUUQATO. ,,,
DNA….kufilan ilatahay
Markad dhinac ka raran tahay xaqiiqada in aad indhahaga ku aragto waa kugu dhib. In aad dhibane iska dhigto waa awood cajiib ah. Xiligan la joogana kan wax dhibaya ayaa dhibane sheegta. Si uu u kotrolo caquusha dadka waxmagaratada ah. ee kalig ahaan fakari karin.
Oromo ninkaa ka fuqa R R A ma ahn maxa ugu dhagntihin
Xogtan way kaa hoos baxsan tahay sheekadan cidda hadda ugu dambaysay ee inay sidan u shaacdo keenay waa wariye lagu magacaabo C/ziiz Really oo Illintir barnaamij layiraahdo kabaafiyey Daahir Calasow halkaas ayuu kala qabdaday ee isagu ma ahan qofka bilaabay
Adan AJ hadi usan doobeyn.maxaa anaga ka qaban karna? Mise 49 yrs PLUS aya DNA
Lagu qasbikara oo lagu cago jugleynkara.
Marka done bada wanna macaroon halkas aya oga harey.
Bismilahi raxmaani raxiim. Manisha alah dheh qumay yahow
Wiilka reerka hayuumin
Adan, AJ Hooyada wuu u sheegey wiiljaga mahi, Rabbi haku sahlo kaga.
Hooyadisna wuu la hadlisiiyey
Oo waxay tiri aniga dhalay wiiljeyga AJ Hooyoy kaad readiness Rabbi haku sahlo.
Hooyadi radineysey AJ waxay tiri
Kan aya aniga dhalay m, Markas baa Aj Hooyadis tiri hadaljeyga miyu ku dhina maraya AJ ma adan dhalin geedka Kortana miro ka so gur. Halkas ayey joigtey sheekada.
AJ hooyadiis dhashay Iyo aabihiis ayuu lanool yahay
HOOYADU WAA MISKIINAD BEENTA ISKA DAA! SUUQA BAKAARSHA AYRY KA SHAQEYSATAA! FARXIYA KHEYRE AYAA SHEEGTAY! WEYKA MUUQAN LAHAYD HADEY WAXHAYSATO BEENTA DAA!!
Qof kii Illhay ka baqaya wuu garan karaa islantasi dariiq qadan bay socotaa hadad wax u taraysid sheekadu se wax baa qaldan miskiinka wey a dhaftey islantaa
War somaliya balaayo cir iyo dhul musiibo ha idiin keega timaate qabiil haku jirine hooyada dhibateesan garab siiya somali wa dad qabiilka caabudo oo wlaahi qabiil iska daaye hooyadan maskiinta ah garab siiya
Wacal sidiisaba qeer maleh hoyadiisa ayu inkara nacalaa wuxuushka ku dhalay ku yaal kan oo wajiga ilheey waku naar tagi nin nocaan oo kle maba arki kari
Nikaan foolxumada badan miyeey isku murjinee warkn inkir