Anaga isku Dirnay soomaali Labalabo Boqortoyadi Ajuuran Burburinay Wiil Ajuuraan ah jiman ka Hadleen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 май 2024
  • Anaga isku Dirnay soomaali Labalabo Boqortoyadi Ajuuran Burburinay Wiil Ajuuraan ah jiman ka Hadleen sir Badan sheegen Qofna Horay u ogayn Qabiilada Hawiye Daarood iyo isaaq Habargidir iyo Abgaal Asalkooda cida isku Dirtay jinka xabashida iyo wuxuu u sheegay sh Rusheeye weyne

Комментарии • 173

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 2 месяца назад +11

    WAANBA ISLAHAA IN AANU QURAAN U BAAHANNAHAY SIDAAN U DHANNAHAY SUBXAANALLAAH

    • @FaxiMaxamed
      @FaxiMaxamed 2 месяца назад

      😂😂😂😂😂 walh waa run

    • @user-gf1ty6ly4b
      @user-gf1ty6ly4b 2 месяца назад

      Walah mar dhow an laha soomali quran saar bay raban

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 2 месяца назад +9

    Adiga waxey ilatahay in Kenya iyo Ethiopia xitaa qaadka ama jaadka somaliya losoo dhoofiyo iney wax soo maariyan sixir kama foga jaadka labadaa dal laga soo dhoofiyo ee hala joojiyo muqaadaradkas umada somaliyed lagu baabiyey allow kaqabo umada qaadka dal cadow ah ayaa muqaadarad kusoo dhofinayo waa nasiibdaro weyn

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 2 месяца назад +10

    Subxanallah ilahow sharka wixiwada naga qabo

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 2 месяца назад +1

    Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 2 месяца назад +10

    Acuudu billahi Mina shaydaani rajiim

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 2 месяца назад +1

      ILAAHAY AYAAN KU DHARTAYE INBADAN LAHAA SOMALIDA WAA LAISKU SIXRAY WAAYO
      ILAA JILIB JILIB LA ISKU LAAYAY

  • @lathanmohamed-9745
    @lathanmohamed-9745 2 месяца назад

    Subhanallah wllh wa layab.mahadsanid sheikhow.

  • @sadomahamed5022
    @sadomahamed5022 2 месяца назад +2

    Wlhi wan u baahanahy quraan sheikha kheyr allaha siiyo

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 2 месяца назад +4

    Bismilaahi raxmaani raxiim

  • @kafiasweet3256
    @kafiasweet3256 2 месяца назад +8

    suuq kale miyaa furan rabtaa maslaxoow ama rusheeye qaarbaa soo qoraayo sheekhoow na bad baadi war alle ayaa wax bad baadiyo ee alle u noqda mida kale somali uqubo aan isku awood sheegasho iyo quursi aheeyn ma heesto ee alle u noqda

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 2 месяца назад +1

      INAAD DADKAAGA WAANISO WAA KU SAXAN TAHAY LAAKIIN
      ILAAHAY HADAAN KABAQO SHIIQOW NABAD BAADI WAX LEH UMA JEEDI
      DAD ALE BARYAAYA AYAN UJEEDNA IYO QAAR LEH QUR AAN UBAHANAHY
      IYO KUWO LEH
      WAA RUN O WALA ISKU KEN SIXRAY SIXIRKANA LAMA BENIN KARO O SUBANEHENA LA SIXRAY .
      TEEDA KALE ETHOPIA CAANO NA SIIN MAYSO WA CADOW GENA 1AAD HADAY WAXAN BÈN YIHIIN MAXAY GAALADU DALKA UHAYSATA DADKI DALKA WAX UTARI LAHANA INTAY BURAHA UGALEN UMAD ISLAM AH UGOWRACAYAN
      TEEDA KALE NIN WALBO MADAX NIMO SHEGANAYA MUXU ARDIL XABASH UGU CARARA MARKAY IS DAGALAN MID KALO MAA MUL GOBLED SHEGANAYA ????

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 2 месяца назад

      Horta adigu ha difaacin cadow hana inkirin dhibaato inay jirto.
      Dhibaatada na haysato sixir kamaba marna. Gaal iyo Muslim, Carab iyo Cajabba way na sixreen Qur'aan badan ayaa u baahanahay anaga iyo dalkeenaba. Dhibka na haysto inuu caadi aheen qof kastoo caqli qabtaa og. Xabashidana waa sixroolayaasha ugu arxan daran. Dhexdooda asxaan iskuma sameeyaan. XASBUNALLAAHU WANICMAL WAKIIL ayaa nagu filan. Sida naloo dhibaateeyay wax nooguma dhicin waayo Allaa na jacel oo na xifdinaayo.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 месяца назад +1

    warun soomali walaisku dirxay allow fardamiyo midee aamiin🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🥺🥺😭😭😭😭

  • @Miidan5
    @Miidan5 2 месяца назад +2

    Subxaanallaah birabi raxiim

  • @ahmedosmanmohamed5594
    @ahmedosmanmohamed5594 2 месяца назад +2

    Asc sheik badbado ilahi qeyr hakusiye... Sheik rusheye xagu joga ama lagala soxariri kara

  • @raxohaji1162
    @raxohaji1162 2 месяца назад +3

    SubxaanaAllah

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 2 месяца назад +11

    Subxanallah allahu akbar illahayow jin iyo shaydaan sharkooda naga badbadi allahayow xasbiyalahu wa nimcal wakiil

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад

      Amiin Amiin

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад

      Odaygani waa daygii Somaliland booyadaa sixira ku Rusheeyay Wallaah logama horayn isqab qabsiga Somaliland daygan Rusheeye Maalin walba dadkaan ku idhaahdaa weliba burco ayuu sixir aad ugu rusheeyay booyad dhan

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 месяца назад

      @@user-sz7sn2rv9rkhuraafaadkaad socda ayaa tahay sixir wax la dhaho ma jiraan Somaliland ayaa la sixray 😂😂😂 Dowladaha waaweyn maa la sixro! Sixir iyo khuraafaad waxaa aaminsan dadyowga jahliga dilooday Somaliland wadan la dhahaa ma jiro Soomaali oo dhan meel walba ay dagto waa ummad aad u hoosayso oo jahli, khuraafaad, qabyaalad diloodeen

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад

      @@iskahubi3264 Soomalidu sixir bay isku baabiisay taa waa la goyahay Soomaalidu waa isku xaasid sixirku wuujiraa Odaygani boyada dhan buu nagu rusheeyay waa sixiroole odaygani xataa quraan ma akhriyo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад

      @@iskahubi3264 Sixir MIyaad dafirsan tahay sixirka diintaa ino sheegtay waxa la sirxay Nebi maxamed yayy la daynayaa halka nebiga sixir qabtay SCw

  • @barjama9526
    @barjama9526 2 месяца назад +1

    In qoorta isku suranahay shaki kuma jiro waxii jiraba Allahu Aclam

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135 2 месяца назад +1

    SUBXAANA LLAAH

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 2 месяца назад +16

    In Qoorta La Isku keen galiyay Shakikumajiro.

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 месяца назад +1

      Ka soo qaad in qoorta la isku keen galiyey taasi marka ma waxay ka dhigan tahay inaan annaga heshiin karin ummadaha marka ay fashilmaan waxay raadiyaan fashilkooda marmarsiinyo inay u yeelaan dad balo ka dhacday ayaa nahay inaan midowno ayaa la diidan yahay haddii aan midowno adduunka ayaan qabsanaynaa bla bla bla iyo waxaan loo joogin xaqiiqda u kaalay cid inta ay qori soo qaadatay oo nagu qasbaysa is dagaala, qabyaalad isku laaya ma jiro runta waxay tahay waxaan nahay ummad fashilantay jahli, gaajo, dagaalo sokeeye, khuraafaad ka dhamaan la’

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 2 месяца назад

      ❤❤❤❤❤ COMENT KA YIMI GARAAD FAYOW ❤❤❤❤❤
      SOO DUCEE ALENA HANOO AQBALO ADUUNKA WAANKU CEEBOWNEE😢😢😢😢​@iskahubi3264

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 2 месяца назад +1

    😢😢😢 subxanallaah

  • @coolcatschitah6394
    @coolcatschitah6394 2 месяца назад

    SUBHAN ALLAH

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 месяца назад +1

    Subxaanallah

  • @saidamursal7085
    @saidamursal7085 2 месяца назад

    Ilaaahow naga bad baadi shayaadiinta aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ShamsaQueen-gy9yp
    @ShamsaQueen-gy9yp 2 месяца назад

    Sadxaallah

  • @NimcoNalka-vf1if
    @NimcoNalka-vf1if 2 месяца назад +1

    Subxanallh

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 2 месяца назад

    ACUUDU BILAAAHI MINA SHAYDAANI RAJIIM

  • @user-wo8ku3cp2g
    @user-wo8ku3cp2g 2 месяца назад +2

    Subxana lah

  • @naimam.9551
    @naimam.9551 2 месяца назад +1

    Marar badan baan idhi aynu ale barino quraan akhrisano is cafino duceysano soomaali waayo waxa ina haystaa maaha wax yar

  • @FaadumoShaaf-tf4lx
    @FaadumoShaaf-tf4lx 2 месяца назад +3

    Alxd anu wan kabadbaaday. Wayo qabiil dhan ma necbi😂😂😂😂😂

  • @NimoHurie-zb6qw
    @NimoHurie-zb6qw 2 месяца назад +1

    Sheikh badbaado

  • @saidamursal7085
    @saidamursal7085 2 месяца назад

    Subxaanallaah 😳😳😭😭😭

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 2 месяца назад +7

    Arinkaas waxbaa ka jira

  • @kaafiamohamudyusuf57
    @kaafiamohamudyusuf57 2 месяца назад

    Hada Somalia wanka baxa o mey xabashi Ku halañ subxaña llh

  • @Leuna407
    @Leuna407 2 месяца назад

    Cajib😮

  • @maryamaali5397
    @maryamaali5397 2 месяца назад +4

    Koow koow😂😂😂

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 2 месяца назад +2

    Qabil wlbo somali ah wa quraan saar lo sameeya

  • @qalbifuran8586
    @qalbifuran8586 2 месяца назад

    Subxaanalaah

  • @yusufmohamed6446
    @yusufmohamed6446 2 месяца назад +2

    Anoo afka daarood ku hadlaya, walaalahayo isaaq iyo hawiye in la isku kaayo qataaray shaki kuma jiree
    Waanu idin cafinay walaalahayow

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 2 месяца назад

      Waa run walhy waayo
      Ethopianku dalkena way haystaan
      Teda kale
      Ki xanaqaba ethopia muxuu usoo baryaa
      Biixi ucarary
      Dani ucararay
      Xasan dhiqo ucararay
      Lafta garden saaxiib la ah
      Cwaaq way haystaan
      Kgalbeed wey haystaan
      Subxaana laah
      Cafisku wa inuu ahaada cafis balaadhan
      Yaa allaah

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 2 месяца назад +3

    Wlh ,arinkas been ma ahaan wax wax jiirah oo muqda ,in ajuraan ka firxadeen wa ruun oo la gemay , lakin in Soo labaanayaan wan riya leygu Tusay ayaago dhahaaya wa dhumaya dhuulku dhaxda uu xiraaano , war diinta ku dhaqma ,jaadka itobio yaan kulkan la keenin wa haddi wax garaaneysaane . Shekoyiinkan haa dhaliilsanina , sabta slesku heesto ma fahaanteen

    • @hasanhersi7914
      @hasanhersi7914 2 месяца назад +2

      Somali waxaa ilatahay aniga in qaadka Ethiopia iyo Kenya lagu sixrey

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 2 месяца назад

    😂😂😂 shiekhan wax naga qabto mala waayey

  • @arzakfamily8565
    @arzakfamily8565 2 месяца назад +6

    Culumada somaliyeed hano gurmato

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 месяца назад

      Khayaali may noogu gurmanayaan? Sixir wax la dhaho maba jiro

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад +1

    Walee tani marna mabeeneysanayo soomaalida in leyskusixray wey muuqataa war umad wey dagaashaa waana laheshiiyaa filinkan soomaalida kadhexsocda aandhamaadka laheyn waa wax loobaahanyahay in la ogaado waxa kadanbeeya

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 2 месяца назад +2

    Kkkkkkk war waxas dadka ha ugu sheekaynina dadbaa run moodi doonoo amini doona Subxannallah waxkasta hadii lagu sheekeyo waa waali

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 2 месяца назад

      HUS OROMO YAHAY AFKENA KU QARABANAYSA
      NAAYAA INLA ISKU BAA .BAAY MA BENINEYSAA CADAAWAD AXMAARO LUQADENA QORTA

    • @InamaxamedHanuu
      @InamaxamedHanuu Месяц назад

      Waa jinigi oo comment soo qorayo

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho 2 месяца назад

    Sheekhu miyaanu hargeisa ku soo noqoneyn

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 2 месяца назад

    Jiji Ethiopian ah mid kenyan ah iyo mid Somali ah miyaa jiraa ?

  • @Zamzam.044
    @Zamzam.044 2 месяца назад +2

    لاحولة ولا قوة إلا بالله العلي العظيم اللهم انصر اخواننا المستضعففين والمظلومين في الفلسطيني يا حي يا قيوم اللهم امين يارب العالمين

  • @NasraAhmed-px5nk
    @NasraAhmed-px5nk 2 месяца назад +1

    Shiiq waxaan ka mid ahaydadka oo uu aaafeeyay dhibaatada mobilka si aan isku badalana waa la ahay markastana mihii baan ahay talo isii hadii aad ifanantay

    • @SooySoot
      @SooySoot 2 месяца назад

      Sidee wlo

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 2 месяца назад +1

    Anoon hadalka shaydaan kaas run ka dhigay hadana calamadan jijimaha laga sameeyay waa hore ayaaban ka shakiyay in nalagu sixray oo qabiilba mid loo sameeyay

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 2 месяца назад

    Xabashi ayaa ajuuran iyo soomaaliya sixirtey

  • @user-yz8qb5ms7o
    @user-yz8qb5ms7o 2 месяца назад +2

    Waxaa xaqiiq ah inay xabashidu somalida sixir kula dagalamayso wad aragtaa somalida inay hada leyihin amxaaro wa walalayahayo somaligi Kalen uu leyahay wa cadow marka itobiyan wadan kusoo qulqulaya wa khatar weyn halska saaro

  • @Samawade25
    @Samawade25 2 месяца назад +1

    Shaqo abuur Cusub soomaaliyoo dhan ayaa sixran Saf soogala si dhaqaale sheakh rusheeye kor loogu qaado KHURAAFAD IYO BEEN CAD YAAN SHAKI LAGU GELIN.

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 2 месяца назад

      Kkkk waxaa ku ekayd inad so qorto coment caafimad qaba
      Ama waxaad tahay kuwa somali sheegta
      Ama garaad kaga aad uyar
      Wey cadahay in dadka layku sixray waayo kuwo gaalo danahoda ufuliya o murtadiin ah
      Iyo kuwo culumo sheganaya o dhiiga islamka banaystay aya dalkii rogay!!!!!!!
      Darroogo since dhac dil ba.aiyo hoog yaal dalka
      Mana fayoba
      Hadaad adigu tahay kuwa luqadayada bartay ogoow inay maanta
      Ethopia kal jajabtay oay hoogtay iyaduba

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 2 месяца назад +3

    Sheikh ajuuraan dadkaas dhulkooda kama qixin in badan waxay badasheen magacyadii reerahooda bas

    • @hanifarah6370
      @hanifarah6370 2 месяца назад

      Sabab ay ubedesheen

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 2 месяца назад

      QAXU CEEB MA AHA E WALA SIXRAY LAGU DHAHAY MAGACODA DHIB UBADASHEN IYO CABSI DAD MAGCODA BADALAY MAA FIYOOW?
      CADOW HELAY SORRY​@@hanifarah6370

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u 2 месяца назад +1

    Waa xaqiiq. Mar leydinka dhargay ayaad had leysaan. Cidii aan diinka ku tiirsanaanin waliba. Mid yaad hilmaantay shiiqow. Sida tahriib ito qax dadka loo galiyay. Arag. Waa dalkooda laqaata

  • @FarxiyoXasan-ss4pq
    @FarxiyoXasan-ss4pq 2 месяца назад +4

    Xasbunu laah

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 2 месяца назад

    subxan llaah illahow noo gar gaar walahi wanala helay hadan Ajuuran nahay

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 2 месяца назад

      AJUURAAN MAA TAHAY 😢😢😢😢
      ISKA SABRA AAQIRO LAYDIINKAGA AARAYA AMA ADUUNKA IBLIIS LACNAD KU DHACDAY SOMALI ODHAN LAYSKU SIXRAY LASKIN IDINKA MAADAMA AAD AHAYDEEN POQORTOOYO WAA LA IDIN HOR SIXRAY

  • @Muzcapyare
    @Muzcapyare 2 месяца назад

    She badbado waxan kacodsanaya inad shekh cabdulxaq ilakulansiso plz waxan ahay gawar sixir ladhiban 6sano

  • @ayanabdillahi420
    @ayanabdillahi420 2 месяца назад

    Sheekha Waa Mashruuc Raadis
    Yaa waxa laga gada

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 2 месяца назад

      Haku dambaabin

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 2 месяца назад

    Walee waa yaabsana waxan isku keen direy

  • @user-pi4ci7jr3r
    @user-pi4ci7jr3r 2 месяца назад

    Tuutsi , reendinle qeyb ka mid ah faraaciintii masar kuligood waxay ahaayeen ajuuraan anigu waxan arkay nin kenyan ah iyo nin engiriis ah oo murmayo 1975 marka ninka kenyanka waxuu ku doodayaa anagu hadaan african nahay waxan lahayn boqortoyo weyn oo la dhihi jiray boqortoyadii ajuuraan waana ku faanaa ayuu yiri

  • @user-qj7rj8be7n
    @user-qj7rj8be7n 2 месяца назад +1

    Xabashidu ma ilaa jini ayeey inagula dagaalamayaa

  • @mohamedabdi5240
    @mohamedabdi5240 2 месяца назад

    Video oo dhameystiran soo Gali

  • @user-qj7rj8be7n
    @user-qj7rj8be7n 2 месяца назад +2

    Walhi caqligeeyga ii sheegay in somalida in laysku sixray

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 2 месяца назад

      Waxaa layiri qabyaalada waxaa keeney…… ruclips.net/video/bh63uOeEQX4/видео.htmlsi=ug-rqfGKRRWz-7mT

  • @omarade1087
    @omarade1087 2 месяца назад

    Waa suurowdaa somalida cadaw badan ayey lahaayeen sidoo kale ajuuraan xukunkooda waxaw ku saleysnaay diinta islaamka weyna xoog badnaayeen isku dirka waa jiraa si somalia loo wiiqo awoodooda wey fiican tahay in leys cafiyo oo quraan aqris caam ah la sameeyo oo aan iska ilaalino muaamarada cadaw kasta!

  • @KharradiinbarbaruusAfandi
    @KharradiinbarbaruusAfandi 2 месяца назад

    Calankaaan waaa kaaanagi waaaa kiii ethiopia

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 2 месяца назад +1

    Shiikhow howl badanaa kuu taalo soomaali inaa quraan saarto weeye

  • @umuabdirahman3478
    @umuabdirahman3478 2 месяца назад +1

    Haye markaaa ma lawada saarayaa quraan soomaali oo dhan sidee oa isku keenayaaa talow ilayn isna arki karaaane

  • @KharradiinbarbaruusAfandi
    @KharradiinbarbaruusAfandi 2 месяца назад

    Axmaaari ku hadla dheh

  • @mohamedosman7016
    @mohamedosman7016 2 месяца назад

    Anuu ma aaminsani waxan

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 месяца назад +1

    Shaydaana maahee waa caqlixumadooda waa la tukadaa maxaa shaydaanba keenay

  • @ismaciilyare7107
    @ismaciilyare7107 2 месяца назад +1

    Ajuuran hadanahay waxas ujojinemeyno sikasto shayadiin losodiro iyo biladanbo

  • @surejjamac8736
    @surejjamac8736 2 месяца назад +1

    Hayeey dooliga kewaye kaas kewaye kaas hadan kayeelo rusheyow

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 2 месяца назад

    Waxan maqali islaamo yiraahda jin iyo ajuuran raac jiniyo hakulatageene

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 месяца назад

    Ajuuraan jini miyaa Marka

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 2 месяца назад +1

    Waaba wax iska cadahey in leysku keen direey

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 2 месяца назад

    😂😂😂 walee waanan kaayelin shekhow

    • @mohamedabdiaziz
      @mohamedabdiaziz 2 месяца назад

      Shayaadiintii soo carartay miyaad kujirtay. Maxaa shiikha ka rabtaa 😂😂😂

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 2 месяца назад +1

      @@mohamedabdiaziz 😁😁 mayee khiyaali inay thy bn ujeeda

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 2 месяца назад

    Ilaha ka weyn xaqa dadka masakinta heyso soomaliya lkn ilaha kaweyn qur aan naguma yaree soomali calimiintooda culimadooda waa wadan shayadiin alow nagu shartir

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 2 месяца назад +2

    MANAA GARAN SOMALI INEY SIXRAN TAHAY LAKIIN SUAASHA MEESHA TAALO WAA 20 MILYAN SEE LOO QURAAN SARAA? SHEEQOW SHAQAA KU SUGEEYSO

  • @captainpilot2673
    @captainpilot2673 2 месяца назад

    🤔 shiiqow shabaab majecli maxaa ula jedaa illeen ethopia ka hadleysee

  • @CabdirisaqMaxamuud-fo8gd
    @CabdirisaqMaxamuud-fo8gd 2 месяца назад +1

    Hada somali heshiis ah oo dunidaheshiis la ah ma beenbaa😂😂😂

  • @saja9892
    @saja9892 2 месяца назад +1

    Soomaali in waxaan muuqan dhextaagan yihiin oo weliba arxan daran way muuqataa xataa dagaalkii itoobiya ka dlb soomaaliya nabad ma noqon Rabiyo adigaa wax kadta oge soomaalidaan dhibka iyo cadawga iyo shaydaamada insi iyo jinba ka qabo

  • @Cadil_Tube
    @Cadil_Tube 2 месяца назад +2

    Wa haqiq warkan

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 2 месяца назад +1

    Waan yaabanaa daarookan meel ayjoogaanba na neceb ileen waa nalagu sirxay walaalayaalow daaroodow anuu cidna manecbi shaw quraankaan akhristaa adkaartaan akhristaa sixirku ima karo sheekhyadu isma necba iyagu sixiraan karin ileen qofkastow quraanka iyo adkaarta aqriso si aynu isku jeclaano

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 2 месяца назад

    Alxmd qur aankeena na badbadiyey ninkii ilahey talada sarto waxna ma arkaayo bugtan naga daya

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 2 месяца назад

    Hhhhh waa Iiman markaad beesho waa noocan oo kale. Blackmailing caadiya.

  • @user-ih5ip1xo1b
    @user-ih5ip1xo1b 2 месяца назад

    Rsheqaan talefan inoo saar shaashada

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q 2 месяца назад +1

    WLEE been mahan soomali wax ba si ka ah

  • @Zamzam.044
    @Zamzam.044 2 месяца назад

    Calanka jinka amxaro mafahmin😂😂😂😂

  • @rahmozubeer
    @rahmozubeer 2 месяца назад

    Ajuuran waxay ahaayeen boqortooyo isku dirna ma aqoonin ajuuran sixir ayaa lagu bixiyay oo shini lo adeegsaday

  • @nuurhersi6578
    @nuurhersi6578 2 месяца назад

    Wallee waa kunleysti xabad yabarow inti taqaan aataqaane

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 месяца назад +7

    Horta aniga waan maqley in boqortooyadii AJUURAAN sixir lagu saarey oo lagu burburiyey

    • @arzakfamily8565
      @arzakfamily8565 2 месяца назад +3

      Aniga ajuran aha abayahay midu dhalay isma salano ajuran ka kale hadalkiisa daa walhi

    • @hanifarah6370
      @hanifarah6370 2 месяца назад

      ​@@arzakfamily8565sabab markaas maxaa jirah wuxuu sheegayo ma runbaa

  • @user-be1dl5wx5w
    @user-be1dl5wx5w 2 месяца назад

    Ajuranka wa isa habarijireen hawenab koosa ayaa laduugijiray abagal ayaa dhahay hadad isa khabta oo isa ku duceeya ka biib walaganastay hadad waxa jiran koosas ajuran abagal shadago ka tirasan qoladas macag coda hadii laradsho walahelaa

    • @mahadociise25
      @mahadociise25 2 месяца назад

      War qofween batahay afka soomaliga iskahagaaji geelbeele

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 месяца назад

    Waxyi ha ka dhigin sheekhoow qurufaatka ninka waalan. .iyo dadka aad cilaajka ku garàcdaan.

  • @samodigiliyomirifle7037
    @samodigiliyomirifle7037 2 месяца назад +1

    LAMAGOODLOOW AQLIGIIINA INTAAN MUUKABADIN WAAYI LAWO BEENLAYAAN ATIHIIN ALLE IYO RASUULNA MATAQAANIIN

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 2 месяца назад

      LAMA GOODLAHA IDINKAA KA DARAN OO MASIIBADAAN IDINKA BILAABATAA IDINKEY IDINKU DHAMAATAA SIXIROW UMAFA NABAD GELI

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 месяца назад

      Khayaali ayaa isku haysataan sixir wax la dhaho ma jiro Aniga ii soo dira saaxirka ugu weyn nacalad baa khayaali Gina iyo khuraafaadkiina ku taala maalaa yacni ayaad isku haysataan ilaahiina iyo diintiina khuraafaadka ah wasa. Ummad dhan oo maalaa yacni isku haysata! Dulsaar ayaad adduunka ku tihiin nacalaa maalintaad dunida kusoo biirteen ku taalee

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 2 месяца назад

      ​​@@iskahubi3264 musiibo kugu dhactaye umada islaamka ah ka wareekato maxaa Allaah iyo diinta ka rabtaa

    • @user-nh8wf2oe8u
      @user-nh8wf2oe8u 2 месяца назад

      Waa xaqiiq. Gaala amxaar ugu horeeya iney somaali sixreen. Waxad rabta uqaada​@@casalasal6466

    • @user-nh8wf2oe8u
      @user-nh8wf2oe8u 2 месяца назад

      Adigaa lama Google lagu dhaa waxa lasheegaaya. Fahan laba Google waa ka weyn tahay

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 месяца назад +9

    Xabashida .ayaa sixirtay somalida 77kii

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 месяца назад

      Jeebkaaga ahaa taas sixir wax la dhaho ma jiraan saaxirka ugu weyn mareykanka u dir bal ha sixro oo dowlada mareykanka haka dhigo dowlad daciif ah oo dagaalo sokeeye ka dhamaan la’

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 месяца назад

      Horta beenta iyo indha cadeynta maxaa la idinka siiyaa? Inta khuraafaadka iyo khayaaliga aan ku jirno oo fashilkeena cid kale dusha u saarayno xal ma iman doono cid na sixirtay ma jirto sixir xitaa wax jira ma ahan waa khuraafaad ay aaminaan dad jaahiliin ah oo aan aqoon laheyn bulshooyinka marka ay aqoon yeeshaan khuraafaadka aaminaadiisa way ka yaraataa waqooyiga Europe dadka ku nool intooda badan waa dad wax bartay oo ay ku yartahay aaminaadda khuraafaad sida sixir shaydaan jin malaa’ik iyo ilaah

  • @mahmoudmoussa3832
    @mahmoudmoussa3832 2 месяца назад

    Hada anjogno qabil wa lagasotagy oo walalo aya lakala geyay oo iis dilaya

  • @hodanahmed5825
    @hodanahmed5825 2 месяца назад +4

    Clnkii ethio wyn acudu bilh

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 2 месяца назад

      Haa siiba xabashida ayaa asal u leh calankaas sixirka iyo baladana waa ku shaqeystaan

  • @CabdiXasn-wd9zs
    @CabdiXasn-wd9zs 2 месяца назад +3

    Ajuuraan boqortoya somaali Mey ahaayen😂

    • @MssEimana
      @MssEimana 2 месяца назад

      Haa wallo boqortoyo somalia katalin jirtay waaye waliga mamaqal miyaa

    • @io7008
      @io7008 2 месяца назад

      Ma ka xuntahay in ey yihiin boqortooyo?

    • @mahadociise25
      @mahadociise25 2 месяца назад

      Kani waa kuwii awoowayaashii kaqeebqaateen jabinta ajuuran wali waxa kasooshiiraayo ficikii xumaa ee dadkeena lagulaayay hadan manta kukasayo maxkamad aakusosarilahaa faracaga hagubtee.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 2 месяца назад

    Qabyaalada yaa sameeye, by Sheikh ….. ruclips.net/video/bh63uOeEQX4/видео.htmlsi=ug-rqfGKRRWz-7mT

  • @AhmedAli-tc6iv
    @AhmedAli-tc6iv 2 месяца назад

    Culimada ha isu tusin in ay israacraacan

  • @justaweirdo8377
    @justaweirdo8377 2 месяца назад

    sixirku jaa wax jira la iskuna adeegsado aduunyada

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 2 месяца назад

    Ajuuraanka jinka adeegsan jiray sida loo jabiyay oo loo takooray! Jinka dadka ka hadlana wa beenaale ( labadan sheekh iyaga ajuuraana oo jina)

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 2 месяца назад

    Suasha aan sheikh weydinaayo ayaa waxay tahay Ajuraan waxaa la dagaalamey Qabiilo Somali ah sida aan tariiqda ku hayso Marka Emma waxaad na leefahay jiniga iyo Sheydaanka Qabiiladaas kale ayay Garab siyeen sidaas ayaa Ajuraan looga Xoog batey? !!! Hadii ay sidaasi tahay Qabiiladii Ajuuraan la Dagalamey ayaa garab ka raadsadey shayadiinta:Marka Ajuuraan Somaali oo kaashaneysa Shayaadin iyo junuun ayaa Ajuuraan jabiyey waaye hadalka murtidiisa