Sh badbaado allaha ku xifdiyo sheekh yada inaad saa uga hadasho kuuma fiicna waa iga talo sheekheena caalimkeena waxkasta oo khaldan buu ka hadlaa oo umada uga nesteexeeyaa allaha noo xifdiyo cimri iyo caafimaad allahanoo siiyo isagoo kalena allaha inoo badiyo sheekh ru sheeyana si fiican buu u hadlay allaha barakeeyo
Ilaahay ha ku barakeeyo, sida aad arrintaa u bayaamiseen. Dadka dhiban ee xanuunsanaya in laga faa'iidaysto oo dhibta haysata laga taajiro ma habboona.
culimadu waxay u kala baxan daaci diinta umada ogu yeera iyo qaari quranka akhriya iyo raaqi dadka xanunsan allah ku cafiyo rusheye in ruqiyatu sharciya umada ku daweyan rajeynaya
Sh umul waa runtiis, in dumar badan meel leysugu keeno oo biyo lagu rusheeyo ilaa ay muuqato cowradoodu marka la rusheeyo... War qof waliboow adiga isku akhri QUR'AANKA
Sheekh rusheeye Ilaahy khayr ha siiyo waxaa nasiib daro ah in sheekh umul oo ah daaci somaliyeed uu dhaleeceeyo dadka umada u adeegaya, qofku waxa aanu fahansaneyn waa u cadow. Sheekh umal muu baran cilaajka ee markaa in uu ka aamuso yay ahayd
Adigu ma ku tahliisha gada oo dhurwaayada dadka ku siidaaya baad u doodin shiikh Rusheeye Wayne ama cabdul xaq anagaa naqaan kumajiro kuwaase intaas buuna cadeeyay maxaa rabtaa adi
Sh rusheeye waa kii sax da ahaay ok intaan maqlaaye rusheeye lakiin su aasha waa dhibka kajira culumada somaaliyeed iyo is qab qabsiga kajira culumada taasaa wareer ah
tahlisha wa wax fiican walhi Allah ayan ku dhartay markan wilkeyga yaar ansiyo tahlisha an aniga qarriyay wow ku cafimada dadka isku mid ma ahan waxa jira dad Allah aqbalayo tuftisa wilkeyga marmarka qaar wow suuxi jiray hadi an taqtar gey laha weey dhiwi lahayen taqtar kuma dhahayo waxan ma aqano intow falebo tira badan iyo ceerbed iskugu daro ayow le yahay dhaqaska ku xeeran aso afka uksujin ogu xeera kadib sii sax ah ayow cunuga naqas uga dhaca ... taqtar iska jiira dadka Allah barakeyay u taga haku tufano wilkaga .... ama adiga ku tufo ... hada wilkeyga wa okey Allah aya ku mahadsan o cafimad siyay aniga waxba ma.ihi kaliya waxan biyaha ku aqriyay quraan Allah so dajiyay.. marka awood iyo quwad waxey usugnatay Allah koonkano dhaan awuuray 🎉🎉🎉
Quraanka dadka in lagu daaweeyo waa banaan tahay. Cida ku daawaynaysana waxay sheegtaan in la siiyo waa bannaan tahay. Same as You pay the Dr's fee. Waxaa xaaraan ah Quraanka dadka inta la baro lacag looga qaadanayo. Xadiis ayaa xarimaya. Waxa waa in la xaqqiiq baaraa. Caadifada joojiya
Sharru Naas hadaad maqasho waa odaygan iyo macal kan wareysanaya , waryaaye Allah weyne ka cabsada oo Akhlaaq xumada bulshada kala taga . Waxba madaxa hanoo soo duuban warkaagu waanu haynaa shartii aad bilowdayna way fiday Dumarka masaakiinta ah ee aad ku cayaareysaan xaqooda maalin un baa laydinka xisaabin Bilaa Adaab yahey😡😡😡
Waa wada tuugo u tashatey shacabka soomaaliyeed dhacana zakada loo soo dhiibo iyo sadaqada carabao ay bixiso ayeey Dabaqyo iyo ganacsi uga fourteen kenya waa faqash umada Muslims inta sixra😅
Mesha hadalka wa lesku gidiyay wahaabi wahaabi kale ma dhaamo adinka lee iso garxiyay runta wa ka gabateyn Qur'an wa daawo Allah ugu deqay islamka qofka aminsan quranka wu ku cafimadaa mida kale waxa jirto tufta dadka dhan isku mid ma ahan quranka ha lesku daweyo lkn midaan lagu rushenaayo horta ma banan tahay?
MaashaAllah sheekh rush si fiican buu uga jawaabay
Carabkiisa in laga kaluumaysto waa ka tigtoonaday wel done
Sheikh cabdi xaq wuu asxaan badan yahay allaha ka abaal mariyo dadka curyaaminta lacag kama qaato masha allah
Sheeq rusheeye sheekh umal ku dir baad leheed laakiin jawaab fiican ayuu ku siiyey Ilaahey ayaana xaqa waa fajiyey rusheeye
Waa runtaa
Waa sax
Sh badbaado allaha ku xifdiyo sheekh yada inaad saa uga hadasho kuuma fiicna waa iga talo sheekheena caalimkeena waxkasta oo khaldan buu ka hadlaa oo umada uga nesteexeeyaa allaha noo xifdiyo cimri iyo caafimaad allahanoo siiyo isagoo kalena allaha inoo badiyo sheekh ru sheeyana si fiican buu u hadlay allaha barakeeyo
waxna dhip kuma jirto wll umalna sipu ujadlay rusheeyana wukajawabaya anagana wa culimadeniiyo inaan ogaano qaxay isweydaraanayan wayo wa diin o inagana waxbaan ka faaideyna fikirlayga
Badbaado waa namiim I aamin
Anaa makhraati ka aha waagii u puntland uu joogay shiikh khaan inuusan gadi jirin dahliilsha
Lahawla walaquwata ila billah
Lailaha ila Allah ♥️♥️♥️
Scw
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤
Scw❤scw❤scw❤
Scw scw scw❤scw scw scw❤scw
Badbaadow naftaada cadaab iyo cara alle ka badbaadi oo umada hayska horkeenin 😢
sheakh Rusheeye mashalah Allah is great man
Bismilaahi Rahmani Rahiim waar Afka kajeedi sheikh Umal Allah xafido. Isaga iyo wixii la mid ah.
Sheekh umal waxba kama sheegin
Masha Allah Sheekh umal Allah Haa Ku xifdiyo
Sheikh badbaado illahay kacabso umada haa isku dirin bilaa caleyk , .
Sheikh abdulxaaq ALLAAH yacizak❤
Sheikha allah haxafidho Runta ayu kahadhlay
MaashALLAH. Diinta waalaganacsadaa ayaantaan. SubxanaLLAH.
Ilaahay ha ku barakeeyo, sida aad arrintaa u bayaamiseen. Dadka dhiban ee xanuunsanaya in laga faa'iidaysto oo dhibta haysata laga taajiro ma habboona.
Masha Allah allaha xafido shikh umal
Don't create conflict among Muslim brothers
Exactly
culimadu waxay u kala baxan daaci diinta umada ogu yeera iyo qaari quranka akhriya iyo raaqi dadka xanunsan allah ku cafiyo rusheye in ruqiyatu sharciya umada ku daweyan rajeynaya
Kan xumaan raadis iyo isku dir ayuu raadinayay. Mash'Allah nin wanaagsan ayaa helay.
Sh umul waa runtiis, in dumar badan meel leysugu keeno oo biyo lagu rusheeyo ilaa ay muuqato cowradoodu marka la rusheeyo...
War qof waliboow adiga isku akhri QUR'AANKA
Qabyalad iska dhaaf
@@Midnimoqaran202 doqonnimada iska daa
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
ماشاء الله تبارك الرحمن
Mash alh
Haa waan Garay hargeysa ayuu mar yimid sheekh rusheeyeeye.
Sheikhaan aniga meeshiisa waa tagey waxaan cadeynayaa in qofka bukaanka ama ha baqo ama jin ha ku jiree in ul lala dhaco si arxan daraa asagoo qoyan.
Wallahi quraanka waa daawo. Waxan arkay dad quraan akhrinaya hadana xoga ka qaldan sida makharijta ama idqaamka hadana ku caafimaaday.
قل أقسمت بالله لاتقل قسمت بالله
Diin lagu qaraabto Ictisaam ayaa laga bartay sheekhu mihnadiisa ayuu ilaashanaya
Mahadsanidiin.
Badbaado sheikh waa kufahmay lakin 'si adaan fileynin buu kaga jawabay
Idaa kaana riiqu masxuban bitilawati qur'aan fahuwa mubaarak.
Badbaado culimada Maxaa isugudireysaa ilaahey biyaadan kabaqeynin
adiga maxaad culimada isaga hor kiini illaahi haku hanuuniya.
Walahi sheeq wan uu mahad naqaya walashey oon la dalney ayu illahey ugu so dhibay maki aya igu dambeysey iney dhacdoo sheik markaleh Djibouti ino imo
Wiilkan badbaado wuxuu gadaa basal fiican ee kacoo ka soo iibdada
Sheekadii uu bilaabay rusheeye Wayne dad badan ayaa lagu qalday lacago looga cunay .waxba ha is maskiinin adinkaa dhibkaa bilaabay
Sheekh rusheeye Ilaahy khayr ha siiyo
waxaa nasiib daro ah in sheekh umul oo ah daaci somaliyeed uu dhaleeceeyo dadka umada u adeegaya, qofku waxa aanu fahansaneyn waa u cadow. Sheekh umal muu baran cilaajka ee markaa in uu ka aamuso yay ahayd
Adigu ma ku tahliisha gada oo dhurwaayada dadka ku siidaaya baad u doodin shiikh Rusheeye Wayne ama cabdul xaq anagaa naqaan kumajiro kuwaase intaas buuna cadeeyay maxaa rabtaa adi
Wa sax
Sh rusheeye waa kii sax da ahaay ok intaan maqlaaye rusheeye lakiin su aasha waa dhibka kajira culumada somaaliyeed iyo is qab qabsiga kajira culumada taasaa wareer ah
tahlisha wa wax fiican walhi Allah ayan ku dhartay markan wilkeyga yaar ansiyo tahlisha an aniga qarriyay wow ku cafimada dadka isku mid ma ahan waxa jira dad Allah aqbalayo tuftisa wilkeyga marmarka qaar wow suuxi jiray hadi an taqtar gey laha weey dhiwi lahayen taqtar kuma dhahayo waxan ma aqano intow falebo tira badan iyo ceerbed iskugu daro ayow le yahay dhaqaska ku xeeran aso afka uksujin ogu xeera kadib sii sax ah ayow cunuga naqas uga dhaca ... taqtar iska jiira dadka Allah barakeyay u taga haku tufano wilkaga .... ama adiga ku tufo ... hada wilkeyga wa okey Allah aya ku mahadsan o cafimad siyay aniga waxba ma.ihi kaliya waxan biyaha ku aqriyay quraan Allah so dajiyay.. marka awood iyo quwad waxey usugnatay Allah koonkano dhaan awuuray 🎉🎉🎉
Plz lamberka sheeqa iishegaa
Xaqiiqda ayuu ka hadlay wllhi
Wa laa tashtaru bi aayaatillahi samanan qaliila
Mid badana daaba.
Nabiib sheikh isku sheeg ah
Sh.umal danahaaga ku mashquul
Badbaado walaal waraysiyada iska sax
😂😂😂 rusheeye aniga kahor majirin ,wuujiray rusheeye waxa asalkii hore loyaqanay nin sheekha oo reer hargaysa ah , adigana halkaas uunba lagaga bixiyay
Sheeqan waa nin dagan oo iqyaara isma kululay maansha sheeq rusheeye
asc shekh
Washekh hadal wanagsan hebel iska celina ayna kujirin runa shegaya
Ala waa run sheekhani wax badan wuu bixiya oo bilaash ah waryaa ma badbaade
Ani marumaysni qaanka rusheeye udaaweeyeyo
Ka waran adigu basasha futada
Kkkkkkkkkkk
❤
Quraanka dadka in lagu daaweeyo waa banaan tahay.
Cida ku daawaynaysana waxay sheegtaan in la siiyo waa bannaan tahay.
Same as You pay the Dr's fee.
Waxaa xaaraan ah Quraanka dadka inta la baro lacag looga qaadanayo. Xadiis ayaa xarimaya.
Waxa waa in la xaqqiiq baaraa.
Caadifada joojiya
Malins aanladhuumakarin ilaah llah kuqabanayo ayaa tageysaa
4:21 4:22
Irida maba la geli karo qofkaan 5 dooral dhiibin subii waa $5 galabtiina waa $5
Rusheeye waxa uu wado saxmaaha dadka xitaa sida loodilayo waa si aad uxun rag geel jire ahbaa dumarkii lagu sidayn jiray
shiikhaan gobobimo ayaa ka muuqata iyo dulqaad si dabacsan ayuuna uhadllay cunfiga ayaan aad ubebcaay iyo in dadka la caayo abugu marbaan Boosaaso gabar ugu geeyay waxaan quraan ahayna kuma arag dawadana alaa bixiya
dadka ha isku dirin
Rusheynta waa business iyo qaabka hadda qoraanka dadka u saaran nimanka furtay meelaha cilaaj lagu sheegay ilahay waa ka xisaabin aakhira
Ninkaana qeyb weyn ayuu ka ahaa dadka qaab ganacsiyeedka dadka la yiri quraan ayaa lagu saara
Adiga culimada maxad iskuugadiri
War ilaahay kacabso culimada ha isku dirin sheekh umalna waxba ma Odhan ee isku dirka aad wado jooji qof weyn baa tahee…!
Sheekh Umal runta ayuu ka hadley diina waad taqaanaa
Qofna Waligaa ha wareeysan. Waayo balaaqadaadana ma fiicna waa iga talo.
Rusheeyayaal waa jiraan. Kismaayo waxaa joogaa kuwa leh faleembadaan waa quraan oo lacag ku qaadanaya
Adi dadka ha isku dirin hadu yidhi sh umal wahoray ahayde maxad ogu shegi
Sheeekh umul waa runtiisa
❤❤
Niyow dhaqankaaga wax kabadal. Aqlaaq wanaagsan iyo asluub ayaa loobaahanyahay marka wadadada lawareeysanaayo. Inbadan ayan ku arkay adigoo aadaabta katagaayo ee aadaabta ilaali
Please sheq Badbado I sheg dawada umusa biyanka please
Umal aad buu u fudud yahey waxaa ku keenaya ikhlaas yarida
Wuxu islaha sheekh umal wax xun buu ka sheegiye intuu kamarada so eegay isagoo qoslay marku wa runtii yidhi naxdin buu afka kala qaaday belo inu labada oday isku diruu rabA
Waxan markhaati ka ahay ninkani inuuna casharna ibin xataa qofkii miskiina xaladiisa hoosbuu ulasocdaa
Waraabaha gabadha maxaa usiisay
Asaga yaaka dumar badan hutelada masajida wuuka cabsani rushiiste kacab saday raxiiste
Ma iskudirbaa mise waa waraysi,,,,,,,namaam nimadu waa ehlu naarnimo
adiga iskudirkaan maxaa lagaa siyaa subxaan llaah culimada baad istusaa war ka xishoo culimada sheikh ma tihide amaan halagaa helo
😮😅😅😅😅😅kkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkk kuu kaan dhiis
Waad gadi jirtey anigadba ga gaday
Shiikha suuqii ayaa lagu ciriiryay, laakiin waxa isagu bilaabay ciddii asaga kaga dayata dambigeeda waxbuu ku leeyahay. Waxba yuusan eedayn kuwa suuqii hadda asaga kaga xoog roonaaday
Badbaado dul duul baa kaa dhacaya sida culimada udhaqan kola gogol haka hadlin kola culimada ha isku dirin e
sheekhu run buu yidhi. adiga iyo tuugga ku ag fadhiyaa iska daaya marin habaabinta dadka
Dab shid nin dadka isku diraya oo hadana udaaraayo sheekhna waad sheeganeysaa
csw csw csw csw csw csw cswcsw csw csw csw
Sharru Naas hadaad maqasho waa odaygan iyo macal kan wareysanaya , waryaaye Allah weyne ka cabsada oo Akhlaaq xumada bulshada kala taga .
Waxba madaxa hanoo soo duuban warkaagu waanu haynaa shartii aad bilowdayna way fiday Dumarka masaakiinta ah ee aad ku cayaareysaan xaqooda maalin un baa laydinka xisaabin Bilaa Adaab yahey😡😡😡
Bad baadu waa youtuber dad kii isba heysaninnayuu igu balaminayaa 😢
Kuwii kale uu ku riixe 😂
Shiikhaan wuxuu umada uqabtay aragnaye wahaabiya maxay qabteen aan lacag aruuris iyo madax jabin ahayn. Runtii shiikhaan dambigiisa Allaha dhaafee waa nin aan laheli karin oo Soomaali Illaahey usoo diray kii durana meel daran Rabi hakatuuro. Aamiin yaarabi.
Waa wada tuugo u tashatey shacabka soomaaliyeed dhacana zakada loo soo dhiibo iyo sadaqada carabao ay bixiso ayeey Dabaqyo iyo ganacsi uga fourteen kenya waa faqash umada Muslims inta sixra😅
Doqonsonidaa qofyahoow. Carabta wax kusiisa xagee joogta
Waxbayaha qaldan ey qabtaan maxad oga hadli wayday waad ogtahay tahaliishu inay dawo tahaye
Mesha hadalka wa lesku gidiyay wahaabi wahaabi kale ma dhaamo adinka lee iso garxiyay runta wa ka gabateyn Qur'an wa daawo Allah ugu deqay islamka qofka aminsan quranka wu ku cafimadaa mida kale waxa jirto tufta dadka dhan isku mid ma ahan quranka ha lesku daweyo lkn midaan lagu rushenaayo horta ma banan tahay?
Quraafaad 😅
Qofka hadu yutubar uu noqdo wax waliba kafilo war maxad kafaideysaa kicin colaad aan aheyn.alle kacabso kudayo dad wanaagsan ee Soo gudbiya wanaaga.
Dadka haskudirin ninyahow
Kan rufiyaan ayuu isu badaley kkk yahoo
Kkkkk
Ninkan waa siyaasi. Iskuma soo joodin uaml. Because umala waa ninka furee xiro islii
Waxaa la sheegtay umul oo meel qashin ah ku kaadinaayo
Runti waxa tahay fidnawi
Sixiroole ayaad tahay sheikh ma tihid