Maxay maydka iyo qubuuraha uga ducaystaan culimada Qaadiriyaddu?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 298

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Год назад +54

    وَالَّذِينَ تَدْعُونَ مِنْ دُونِهِ مَا يَمْلِكُونَ مِنْ قِطْمِيرٍ * إِنْ تَدْعُوهُمْ لَا يَسْمَعُوا دُعَاءَكُمْ وَلَوْ سَمِعُوا مَا اسْتَجَابُوا لَكُمْ وَيَوْمَ الْقِيَامَةِ يَكْفُرُونَ بِشِرْكِكُمْ وَلَا يُنَبِّئُكَ مِثْلُ خَبِيرٍ ilaah kacabsa. Meeyd waxba Taraya

    • @ابومحمد-ن7خ9ن
      @ابومحمد-ن7خ9ن Год назад +1

      Khayran alle haku siiyo. Ayadaas ayaa burinasa wax alle waxuu wado.
      Alle waxu ku yidhi aayadan. Kawaad barsaan ma karaan inay idinku Anfac aan ( qadmiir)
      Hadaba waa maxay qadmiirku.
      Waxa weeye lafta timirta liid xuub ah oo meesha dilaaxsan ku jira. Allaahu akbar.
      Ribti maxamed ilig waxan kula talinllahaa waxaad cilmi u leeday uun qabo

    • @SuldanCade-p3y
      @SuldanCade-p3y 3 месяца назад +1

      صدقة يا أخي

    • @MaxamadqadarCsayid
      @MaxamadqadarCsayid Месяц назад

      Maashaa alaa 7:03 7:04 7:05

    • @MahadNuur-i5z
      @MahadNuur-i5z 2 дня назад

      yakubalamiyay Adi😅😂😂

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 Год назад +33

    Maanta Umadu Diinta Way BARATAY Ee Khuraafaadka Dadka Kala Fadhiista Sh Berbaraawi Baa Farta Idinku Fiiqay Mar Hore

    • @CRYPTOCOLLEGEx.forsomali
      @CRYPTOCOLLEGEx.forsomali Год назад

      Wallaahi adiga iyo ninkan wakala cilmi badantiin magaranayo ceebmaaha

    • @BalqisaNuur
      @BalqisaNuur 5 месяцев назад +1

      Xiqii walaahi ilaahay xaqa ha fahansiiyo

  • @muhyidiinmuhammed4974
    @muhyidiinmuhammed4974 Год назад +39

    Wariye maxamed ilig waxaan ku talinlahaa wll aniga oo aad u bogaadinaya wiilka idiin daadihiya barnaamujaadka dacawiga ah , inaad waraysiyadan oo kale aad u diyaarisaan wariye si gaara ugu taxala tagay aqoonta diinta ka dhex ah afkaarta jamacaadka , taasi waxay suuro galinaysaa in uu garnaqsi huffan tafatiran ku waajaho cida uu waraysanayo taasina waxa ay bulshada u fudaydinaysaa waxa lala soo shirtagay wax bisil mayahay mise hadii la garnaqsado waa wax buraya .
    Aad baad u mahadsantihiin mm tv

    • @atika5785
      @atika5785 Год назад +1

      Qof aqoon u leh diinta oo tafa ayaa u baahan ninkan hor fadgiista Allah soo hadeeyo

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Год назад +2

      👍

    • @Warac_media12
      @Warac_media12 Год назад +1

      War ninkan waa bidcoole axaadiista uu sheegaya na kalabadh ayuu ka tagayaa oo inta wixiisa shirkiyadkaa isku toosinaysa ayuunbuu ka sooo qaataa sideena qofka bidcoolihi marka uu doonayo inuu umad lumiyo baadil qayaxan kaa horkeeni maayee xaq iyl baadil ayuu iskugu kaa soo laaqi waaba sida kacad ka n imika hadlayaba waslaamu calaykum

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Год назад

      @@Warac_media12 👍

    • @muhyidiinmuhammed4974
      @muhyidiinmuhammed4974 Год назад +1

      @@Warac_media12 kaliya wuxuu u baahanyahay wariye idhaa axadiithta waad ka kala tagaysaa , xaqa iyo baadilka uu isku qasayana waad isku qasaysa yidhaa .

  • @robleali3722
    @robleali3722 Год назад +30

    “وَيَسْأَلُونَكَ عَنِ الرُّوحِ قُلِ الرُّوحُ مِنْ أَمْرِ رَبِّي وَمَا أُوتِيتُمْ مِنَ الْعِلْمِ إِلَّا قَلِيلًا٠"

    • @sharifjanagale3776
      @sharifjanagale3776 Год назад +2

      سبحان الله إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم أهديك

    • @mmhassan8596
      @mmhassan8596 9 месяцев назад

      Ruuxdaasi was Malikul Jibriil

    • @islam-f8m9f
      @islam-f8m9f Месяц назад

      @@mmhassan8596 waryaa kuusheegay adeb malihid ilaahi kabaq waryaa imaam suyuudi yaa fasiray kadibna wuu tawbadkeena ilaahi kabaq waxba garanmaysidee

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 Год назад +10

    ويوم يحشرهم وما يعبدون من دون الله فيقول ءأنتم أضللتم عبادى هآؤلآء ام هم ضلوا السبيل. قالوا سبحانك ماكان ينبغى لنا أن نتخذ من دونك من أولياء ولاكن متعتهم وءاباءهم حتى نسوا الذكر وكانوا قوما بورا

  • @yahyecabdale982
    @yahyecabdale982 Год назад +11

    لا اله الا الله وحده لاشريك له الملك وله الحمد وهو على كل شيء

  • @kamg3450
    @kamg3450 Год назад +23

    لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
    قال تعالي :{ إِن تَدۡعُوهُمۡ لَا یَسۡمَعُوا۟ دُعَاۤءَكُمۡ وَلَوۡ سَمِعُوا۟ مَا ٱسۡتَجَابُوا۟ لَكُمۡۖ وَیَوۡمَ ٱلۡقِیَـٰمَةِ یَكۡفُرُونَ بِشِرۡكِكُمۡۚ وَلَا یُنَبِّئُكَ مِثۡلُ خَبِیرࣲ }
    [Surah Fāṭir: 14]

    • @Cige479
      @Cige479 Год назад +1

      Mahadsanid waa runtaaa

  • @abdullahiroy2218
    @abdullahiroy2218 Год назад +5

    Subhanallah Allah sohadiyeeya
    Walalyaloo hadaas wariyo tahay waxa aad bushada usogudbinaysaan wax wngsn sogudbiya wayo isha bulshada ayaa tihiin

  • @ahmednaaji3042
    @ahmednaaji3042 Год назад +10

    Maxamed ilig wan Kaga mahadcelinaynaa sida wacan eed uga soo saartay khuraafaadka si culimadu ay u cadeeyaan badilkisa .

    • @CRYPTOCOLLEGEx.forsomali
      @CRYPTOCOLLEGEx.forsomali Год назад +6

      Hadanbaabin qolo kasta oo diin soomaalida uxanbaartaa in jeebkooda ah way la yimaadaan qaadiriya waxa u qaybsanta qaybo badan wahaabiyo waxay uqaybsantaa qaybo badan qolo kasta 1 koox oo qunyarsocod ah ama aadan diidaynin afkaarteeda ayaa kujirta tusaale wahaabiya waxay ukala baxaan 2 group oo wawayn qayb quraanka iibsata lacagkasameeya iyo qayb xaaraan uyaqaana inlacag macalinka lasiiyo
      Qaadiriya 2ba group oo wawayn qayb xoolaha dadka ka urursada siyaaro iyo alle bari iyo adeegsasho awood culimo
      Kooxda kale waykasoohorjeedaa
      Cidkasto oo khaldan alle hasugo
      Inanagana alle ha ina hanuuniyo

  • @yuusufcali2713
    @yuusufcali2713 Год назад +6

    Wa khuraa faadle sufuya
    Xabaalaha lama baryo
    Ee yagaa lo du ceeyaa un

  • @yuusufcali2713
    @yuusufcali2713 Год назад +4

    قال شيخ الإسلام ابن تيمية: نَقَلَ الْجَمَاعَةُ عَنْ أَحْمَدَ كَرَاهَةَ الْقُرْآنِ عَلَى الْقُبُورِ، وَهُوَ قَوْلُ جُمْهُورِ السَّلَفِ، وَعَلَيْهَا قُدَمَاءُ أَصْحَابِهِ، وَلَمْ يَقُلْ أَحَدٌ مِنْ الْعُلَمَاءِ الْمُعْتَبَرِينَ: إنَّ الْقِرَاءَةَ عِنْدَ الْقَبْرِ أَفْضَلُ، وَلَا رَخَّصَ فِي اتِّخَاذِهِ عِيدًا كَاعْتِيَادِ الْقِرَاءَةِ عِنْدَهُ فِي وَقْتٍ مَعْلُومٍ أَوْ الذِّكْرِ أَوْ الصِّيَامِ، وَاِتِّخَاذُ الْمَصَاحِفِ عِنْدَ الْقَبْرِ بِدْعَةٌ وَلَوْ لِلْقِرَاءَةِ .اهــ
    وقال الشيخ ابن عثيمين -رحمه الله تعالى-: قراءة القرآن على القبور ليست من هدي النبي -صلى الله عليه وسلم- ولا هدي أصحابه -رضي الله عنهم- وعلى هذا فتكون بدعة، وأفضل مكان يقرأ فيه القرآن هو بيوت الله المساجد، كما قال النبي -عليه الصلاة والسلام- (ما اجتمع قوم في بيت من بيوت الله يتلون كتاب الله ويتدارسونه بينهم إلا نزلت عليهم السكينة، وغشيتهم الرحمة، وحفتهم الملائكة، وذكرهم الله فيمن عنده). وأما القراءة عند القبور فليست من السنة،

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 Год назад +10

    وَحَرَامٌ عَلَىٰ قَرْيَةٍ أَهْلَكْنَاهَا أَنَّهُمْ لَا يَرْجِعُونَ (95) سورة الأنبياء
    Asalka hadii ay nafi dhimato dib uma soo laabato.

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed Год назад +19

    Waar nabiyu allhi muxamed ma cidbaa ka kheir badnayd dunidan maxa isaga qabrigiisa loo tagi waayay oo laga doonaya cabdi qaadir al jaylani mida kale ma cabdi qaadir jaylani ayaad ayad ilaahay usii mari ilaahay mida kale miyuu ku amray inaaad qabtiga kudul meeraysato maxa nabiga marka laga imaado qabrigii zaxaabada loo tagi waayay maxay azxptu ugu meeraysan waayeen qabrigii rasuulka scw
    Waar nio juhala tihiin wllhiye shirkiga ka toobad Keena ilaahayna cibada kaligii siiya Hana la wadajinina malag iyo Nabi iyo weli toona taasi waa talo qaadiriyooy

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 Год назад +6

    Energi meel cidla isaga dhameeyeen.
    sirta ilaahay u abuuray may fahmin .
    waxa naloo abuuray kaliya inaan ilaahay caabudno kaligii umadana diinta ugu yeedho no more

  • @Abdiwhaab-e7p
    @Abdiwhaab-e7p 5 месяцев назад +1

    Rasuulka scw qabri tuug miyow kuyiri marka Allah ku soo hanuuniyo insha Allah

  • @yuusufcali2713
    @yuusufcali2713 Год назад +6

    Waxaan leeyahay qolada mmtv
    haka daba geeyaan waraysigan
    Waraysi kale oo sh barbarawi ya
    Suu uradiyo baadilkooda

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 Год назад +9

    أعوذ بالله من الشيطان رجيم
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    لا حول ولا قوة إلا بالله
    Ninkan waa fogaaday Allah hasoo hanuuniyo
    Mawaat ayaa wax itaraysa ayuu taaganyahay

  • @abucabdallah8451
    @abucabdallah8451 Год назад +3

    Asc Qisada Nabi muuse iyo Nabi Muxamed عليهما الصلاة والسلام dhex martay waxay ahayd Mucjizo Nabi Muxamed lagu sharfay isagana ku gaar ah oo samada la geeyay oo nabi muuse oo hadlayaa oo nool uu la kulmay manuu baryin Nabi Muxamed Nabi Muuse oo muu ku odhan nabi muusow ii gaargaar sida idinku ku celcelisaan مدد يا جيلاني اغثنا يا غوث. Taas oo macnaheedu yahay jaylaaniyoow noo gurmo ka wax gargaarow noo gargaar سبحان الله . Qisadan iyo Qubuuraha aad baridaan inta cirka iyo dhulka way u kala fog yihiin . Nabi muuse wuxuu nabi Muxamed ku yidhi Allah ku noqo oo bari inuu ka khafiifiyo salaadaha tiradooda . Laakiin muu odhan anigaa ka yaraynaa ama aniga i bari anigaa Allah ku weydiin doono. Sideedaba wixii duco iyo cibaado ku Saabsan waa khad Cas Allah ayay gaar tahay . قل إن صلاتي و نسكى ومحياي ومماتى لله رب العالمين.... (الأنعام .. )

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 9 месяцев назад +1

    Wllhi si cad ayay u lunsan yihiin war qoladani suufiyadii qaalallahu iyo qaala rasuulullah way ka tageen jiilaani iyo sheekh hebel umbay ka sheekaynayan illahay iyo rasuulkiisa n n k h kama hadlaan xaqa allaha garansiiyo

  • @captainnazz3439
    @captainnazz3439 2 месяца назад +1

    Caalam muslimka ah ee soo jeeda waa ka mamnuuc shakhsiyad kufriga faafinaysa in TV lasoo fadhiisiiyo hadaanu qofka hor fadhiyaa aanuu ahayn qof cilmi diini ah leh oo u jawaabi kara.. waayo sideenu arkayno imika shaydaankani dadka bilaa cilmiga ah ayuu fitnadaynayaa

  • @Rouplenatural-22
    @Rouplenatural-22 Месяц назад

    Rasuulku scw wuxuu tilmaamay qabrigayga ciid ha kadhiganina yacni hakusoo laalaabani sida wakhtiyada ciidaha oo kale ee igu saliya saligiina waa isoo gaadhaaye ee diinta ciyaarta kadaaya sheekhoow

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 Год назад +3

    Sheekhu aad buu ubayaamiyey masaladaasi wuu mahadsanyahay waa nin caalim ah oo ixtiraam mudan

    • @Warac_media12
      @Warac_media12 Год назад

      😂😂 adaaba kadaran

    • @Husni_l
      @Husni_l 10 месяцев назад

      Caalimkee Hadane ilaahey ka yaab

    • @Farxiya-wg1dt
      @Farxiya-wg1dt 4 месяца назад

      Sùufi suufi amaanaya

  • @HalishDaud
    @HalishDaud 10 месяцев назад +3

    Subhana Allah

  • @kaydkaaqoonta.3637
    @kaydkaaqoonta.3637 Год назад +7

    Shirkiga uu ku baaqayo in la faafiyo maba aha

  • @atika5785
    @atika5785 Год назад +5

    Khuraafaad ninkii aaminay dhibi haystaa Allah soo hadeeyo ragan halis ayaya ku sugan yihiin xaqiiqdii

  • @lailaalihaid8506
    @lailaalihaid8506 5 месяцев назад +2

    Adeer qof dhintay camalkiisu halkaasu isku Taagay
    , isaga duco u baahan

  • @FaadumaShariif-w2s
    @FaadumaShariif-w2s Месяц назад

    Maa shaa alaah
    Walalkey janagale jasa akalahu khayr wll Alow kuxafi Yaa alaah 🤲🤲🤲

  • @Rouplenatural-22
    @Rouplenatural-22 Месяц назад

    ؤعن أبي هريرة رضي اللَّه عنْهُ قال : قالَ رَسُولُ اللَّه ﷺ : « لا تَجْعلُوا قَبْرِي عِيداً ، وَصلُّوا عَلَيَّ ، فَإنَّ صَلاتَكُمْ تَبْلُغُني حيْثُ كُنْتُمْ » رواهُ أبو داود بإسناد صحيح .

  • @guledali8848
    @guledali8848 Год назад +1

    Kof dhintay eebe ha u naxariistee in lo duceeyo mooye maaha in wax kale laga dayo

  • @KhadarMohamed-gx7hq
    @KhadarMohamed-gx7hq 8 месяцев назад +1

    نحن فى زمن تصير الرؤية دليلا

  • @yusufbadal4922
    @yusufbadal4922 Год назад

    Asc
    Waa suufi ku dul wareegaaya xabaalaha iyo in labaryo caqiido xumo waydii suaaalahan
    1. Saxaabadii nabigu masameyeen arinkan?
    2. Axaadiistaa sidaa aad u fasirtay ayaa u fasiray masaxaabadii mise qaadiriyadda
    3. Fahamka diinta ayaa laga qaataa ayaa halbeega
    4. Axaadiistu sanad taxana ah maleedahay mise waa qaala rasuullu

  • @hoodoayan1944
    @hoodoayan1944 11 месяцев назад +1

    Wllo ninkan aniga iso balami bal ha iga wrmo arwaaxdu ka hadlaye qofkii dhintay haduba arwaaxdiisi noshahy muxu aboorka iskaga celin wayay
    Kutubta caqiidada aadban igu ficnhy alxm aadbanan udhigtay marka aniga igu yeedha aan amuusiyee wuxuba ku hadlaya hadalkii ciyaalo suuqiinta kulaha ilahay agtiisu card kulaha

  • @XasanYaanos-b1r
    @XasanYaanos-b1r 10 месяцев назад +1

    Subxanallah ilaahow aduunkaaga kaqawo waxaan oo kale rabbiyo😢

  • @Gaani2026
    @Gaani2026 Год назад

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: مَن كذب عليَّ مُتعمِّدًا. Nabiga Maxamed صلى الله عليه وسلم waligii xabaal kumuu dul xoolo qalin. Ninkana khuraafadka si uu banaysto ayuu leeyay nabi Maxamed صلى الله عليه وسلم ayaa sidaa sameeyay.

  • @maryanhassan3347
    @maryanhassan3347 Год назад +2

    Subxaanalaah ahlu jano iyo ahlu naar ilaahey baa yaqaan

  • @AxmedMuxamed-w9b
    @AxmedMuxamed-w9b 17 дней назад

    Suufiyadu deegaanka somali galbeed ayagaba haysta waana gaalo islaamka u eg

  • @Sirkhader
    @Sirkhader Год назад +2

    Alle ha Ku soo hadeeyo subxanallah 😳

  • @hodanabdifarah9371
    @hodanabdifarah9371 Год назад

    KADHALIYOW ALLIHII KUABUUREY KACAB SO QABIR AAD TAGTEY WAXQUABNMEY ALLE UTOOBKEEN HIS BARABDHI NABIYAD A IYO DADKA NAAN NABIYADA AAN AHEY

  • @PsssttstttSstt-qw1my
    @PsssttstttSstt-qw1my 5 месяцев назад

    mar meyd i caawi side u weydisata ilahey oo jooga. meyd waxba kuma qaban kare. subxanallah

  • @MohamaedAhmed-pc4vx
    @MohamaedAhmed-pc4vx 5 месяцев назад +1

    Itaqulah ilay kacabso dadka bentakada

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 9 месяцев назад

    اللهم يهديهم بأنهم لا يفهمون ونحنا من شرور السفهاء وأهل الصفي الذين يحاولون بغير العلم والبرهان مع الدليل المقنعة

  • @HamzaH-m7f
    @HamzaH-m7f 15 дней назад

    This guy shouldn't be given platform to misleading people. Lock him up🔒

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 9 месяцев назад

    Tagida Nabiga Baqiic maahayn inuu nacfi iyo barako udoontay ee wuxuu utagi jiray inuu uduceeyo oo kaliya. Masalada qubuurta in lasoo booqdo loona duceeyo waa sharci diintu nafartay.
    Lakiin in barako iyo nacfi ayaga laga raadsado ayaa qalad ah.
    Wadaad dhintay iska daayo xitaa Nabi Muxamnad ban waxba kuu tari karin, dhib iyo dheef toona.
    Ilaahay ayey wax kasta gacantiisa kujiran.

  • @berberawy4430
    @berberawy4430 Год назад

    Mayd beri hore dirxi cunay oo aan samac iyo basar lahayn oo ruuxiisu aduunkan nala joogin ayuu leeyahay way na maqlayaan. Xataa mushrikiintii hore jiray ayaan hadalka saan ugu fogaan jirin.

  • @al.ansaariproduction7881
    @al.ansaariproduction7881 Год назад +1

    Qofku waxa uu sheegayo hadii aanu daliil uhayn ha dhageysan ee iskaga tag

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 Год назад +1

    Ma waxa laga kari la yahay alle swt kaligii caabud cidii muslim ah ee dhimatayna u ducee ee ha baryin nabiga cs wuxu baray umada in illahey swt kaliya cibaado leeyahay sida loo caabudayana nabiga cs laga baranayo ee khuraafiistow naftada yar u tir caamay baad tahay wuxu daliishabayo aan aqoon qofkii usuulu fiqiga yaqana qabkad u hadloyso ama aad wx u daliishabeyso wuu ka naxayaa

  • @maxamedali673
    @maxamedali673 Год назад

    Ma qurubaan baa lagu akhrinayaa qabuuraha yahuu quran laguma alhriyo qaburaha Rusulka scw kuma akhrin jirin quran wuu u duceen jiray xadith weeye u yiri Rusulka guryihiina quranka ku akhriya yey qabuuro noqon

  • @ShekhFARAXAN
    @ShekhFARAXAN 24 дня назад

    أوتو علوما ولاأؤ تو فهوما عن الحق
    سبحان الله اصل الشرك

  • @jamac7119
    @jamac7119 Год назад

    Sheekh aad iyo aad inogahubi inqofku mara uu dhinto ifka waxa katarikaro iska,ilaali taas hakudegdegin iskahubi

  • @maajidofficial8222
    @maajidofficial8222 Год назад +2

    Subxaana allah alla maxaad iligow furaafaad aad ka soo hunqaacisay shaydaankan

  • @abdallahassan9290
    @abdallahassan9290 Год назад

    Subxanallah war ninkaan umada halaga qabto, dad badan ayaa run moodaya wuxuu sheegayo, illahayow xaqa nagusug.

  • @cabdirisaaqindho8396
    @cabdirisaaqindho8396 Год назад +3

    Cilmi maaha waxan uu ku hadlayaa waxan uu ku hadlayaa

  • @umxasan7407
    @umxasan7407 10 месяцев назад

    Nabiga salalaahu caleyhi wasalam waxiyi ayuu ku ogaadee oo Allaah ba u soo sheege. S.c.w. hada waxiyi ma jiree
    Adiga yaa kuu sheegay? Dadkan dhintay hada wuxu ku suganyahay

  • @buurfuule710
    @buurfuule710 8 месяцев назад

    Qofka 3aad ee meesha fadhiyo professor English miyaa

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 9 месяцев назад

    Xayaatada Qabrigu maaha tan aduunyada oo kale ee was "xayaatul barzakh".
    Waa dad dhintay oo aan noolayn. Inay wax kutaran ama kumaqlaan iska daaye xitaa magaranayaan waqti lasoo saari doono.

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 4 месяца назад

    Qarigaga bidcada Ayaa qabrigoda lagafaa idin waxba ee dadka dunida kufiican Aakhirana wukuficanyaha ilaahna maahee waa wali ilaahay Ayaakaqaruyey Fadliga Ambiyada & Awliyada ilaahay Amaana oo waakuwii Ambiyada & Awliyada lodagalamayey hadana ma Aqbalayaan lomaba jawabo hanuna umaqorna manarabaan waacadawga Aliyo rusushisa Awliyadiusa & ehlulaahiyodhan sasweye

  • @abdulkarimali6121
    @abdulkarimali6121 Год назад

    Khuraafada iyo tima haweenle waa duul walaalo ah tan iyo waaga aakhiro.

  • @djamaldjama7664
    @djamaldjama7664 10 месяцев назад

    Way lumeen dadkana qaar badan oo diin gaaban way lunsadeen
    Waa mooryaan waa burcad diimeed subxaanaka yaa cadiim

  • @mmhassan8596
    @mmhassan8596 9 месяцев назад

    Adeer qof dhintay cid wax ma tari karo, wanaag intuu sameeyey iyo kuwa jaariga ahina account kiisa ayey ugu jirtaa. Aqoon baa la bartay, la dhaaf awliyada u gawraca yaaney cadhadoodu inagu habsane,

  • @Ruqiya-d6n
    @Ruqiya-d6n 9 месяцев назад

    Qaadiya guul guul

  • @jamac7119
    @jamac7119 Год назад

    Sheekhow dadka dhinta ifka waxaba kamataran waxad haysa qurafadkii dadki hore ee bilacilmiga,ahaa hadembaabin iska hubi hayaay

  • @ابوصابرالجيلاني
    @ابوصابرالجيلاني 10 месяцев назад

    Sheekha masha allh

  • @somalitech12
    @somalitech12 Год назад +4

    SUbxanallah waxa fiican in culimada lasoo ag fadhiisiyo si ay udoodan imika waxyaalo badanbuu khaald ka aaminsanyay culumaduna dhaamaan suaalkastuu qabo way kajawaabtay quraankaanu ilaahay kaga waramay calamu arwaax waxkastoo qof bini aadamo dhintay samayn karo quraankaana nagu filan

  • @kaydkaaqoonta.3637
    @kaydkaaqoonta.3637 Год назад +1

    Alle ha oo hanuuniyo

  • @yaasircumar6558
    @yaasircumar6558 Год назад

    Tvga waxaan kula talinayaa wareeysiyada noocaan ah ha qaaado wariye aqooon badan oo diineed leh si bidcooyinka iyo quraafaadka eey faafinayaan uga hor tago kagalana doodo kana ilaaliyo ineey umada caqiidadooda shaki ku abuuraaan

  • @madar9587
    @madar9587 Год назад +2

    Alle haku barakeeyo sheekh

    • @kaysemaahir670
      @kaysemaahir670 Год назад

      Ma jaahilkaa ayaad ku sheegaysaa sh subxaana Allah xataa ina layidhaaho muumutaysan jaahil jaahil nimadiisu cadahay weeye

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni 3 месяца назад

      War amu sheikh lahayne ma shaydankan

  • @HanadCumar-ui1ec
    @HanadCumar-ui1ec 2 месяца назад

    War anaa suufiya haduu yiri qabri hala baryo waa been tiis Ka qabta umada, lkn tawasul haduu Ka sheekeyay waa runtiisa

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Год назад +2

    Khuraafaad baad daldalaysaa

  • @heersare6628
    @heersare6628 Год назад

    Subxaanalaah suufiyada talo mahaayaan sida kan oo kale wuxuu sheegayo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Год назад

    MR ILIg has just learned a lesson on the curvature of inter and intra-galactic space-time and the power of qadiriyas ??? salaan sare masjidul qiblatayn from saylac 👮🏼

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees2320 Год назад

    Layskoogama qiyaas qaadan karo nabiyada iyo dadka kale

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 9 месяцев назад

    Aniga Sheekhaygu waa Barbaraawi. Lkn Haduuu Dhinto, Ader kabihiisaaa Dhaaama. Nabad Galyo

  • @MuxamadAxmad-i8b
    @MuxamadAxmad-i8b 10 месяцев назад

    سبحان الله

  • @DAAMiOK-b3w
    @DAAMiOK-b3w 11 месяцев назад

    Adiga nooli cid Maj
    Adiga nooli ilahay agtiisa cid wax ma uga tarikartaa

  • @mohafaarah1422
    @mohafaarah1422 8 месяцев назад

    Ilaaheey Lee og inuu qofka jano ku jiro mise inuu naar ku jiro

  • @guledali8848
    @guledali8848 Год назад

    Eebe haku so dhaweeyo

  • @jamac7119
    @jamac7119 Год назад

    Sheekhow hadaliishan mucjisada nebiyada ilahay kugaryeelay marku nebi mouse lakulmay nebi maxamed waxay ahyid samada sare mucjisada hadaliishan

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Год назад

    Maxamed ilig maxaad noosoo keentay maanata subxaanallah Subxaanallah laxawla walaaquwata ilaabillah 🤔🤔

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 Год назад +2

    Saacaday doonaan haday soobaxaan maanu aragno

  • @Kw58437
    @Kw58437 Год назад +1

    Ilahay ha sohadeyo

  • @samriyemohamed-2030
    @samriyemohamed-2030 Год назад

    Scw❤

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 Год назад

    Dadkaasi waixii ay kasbadeen bsy ledyihiin adigu shirkiga iska daa, wsriyahana ha soo duubin

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Год назад

    Nin kaligii garamay weeye .
    hadaad wax sax ah haysaan qolodiina timo humbulka ah ukaalaya culimda oo miiska soodhiga waxa aad haysaan .
    Khuraafaadse ma shaqaynayo.

  • @muno3218
    @muno3218 10 месяцев назад

    War yaa ilahay yaqaan qofka xata wanagsana adu maxa kagalay ma taada shaqaysatid وان ليس للانسان الا ما سعى midakale adigu waxad ubahantahay mad Allah kawnkan dhan mamula baridid markad qof qabri kujiraa ee xatii qabrigisa laduminayo iskacelin karin aad baryayso maxuu kuqaban karaa bal hada yaaab

  • @aminaahmed4797
    @aminaahmed4797 10 месяцев назад

    Mansha alleh cilimadii saxda ahyd❤

    • @mariamnasir6729
      @mariamnasir6729 10 месяцев назад

      Yaa culumo ah 😂 ma kuwaan jaahiliinta ah oo ilhahey u shariik yeelay ?

    • @MahadNuur-i5z
      @MahadNuur-i5z 2 дня назад

      Subxana laah😢😢

    • @MahadNuur-i5z
      @MahadNuur-i5z 2 дня назад

      Masha Allah ❤❤

  • @hoodoayan1944
    @hoodoayan1944 11 месяцев назад

    Qof walba ilahay agtiisa duuwan lagu xisaabiyo ayuu kuleyahay oo raqiib iyo catiid baa inala jooge naftada ubaq dhaha sheekhay ku been abuuranayaana waxaso dhab bari buu kayahay

  • @nihaayamedia3493
    @nihaayamedia3493 Год назад

    Bal eega fooxlahan sheegtay inuu yaqaano cilmiga arwaaxda miyaanu quraanka akhriyin suurada isra aayada 85 safxada 290
    يسألونك عن الروح قل الروح من أمر ربي
    xataa nabi maxamed kama jawaabin markay yahuudu waydiisay....

  • @khadarnuur3937
    @khadarnuur3937 Год назад +1

    Subxaanallah khuraafaad kawayn kani majiro

  • @Aflamta_filimada_afsomaliga
    @Aflamta_filimada_afsomaliga Год назад

    Dadkani waxay adeegsadan junubta musliminta meelaha dahabka iyo macdanta leh ee galadu ku madhan marka lo bahdo ilahay hanodayo culimadeni hore inti kaso hadhay dad imaan leh na walagu yaqan oo adun jeclayn

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 2 месяца назад

    Mushrikiinti carbeed ayay ka daran yihin kuwan walahi

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 Год назад

    Khawaarijta waa shadaadiin xaasidiina ma maqli karaan karaamo iyo sharaf qof bini aadmi ah lee yahay sheekh ilaahay haku barakeeyo cisi iyo sharafna hakuu siyaadiyo

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele Год назад

    qofka i wanaag kasta iyo kheyr kasta uu sameeyo hanada mahubo halka uu alle udambeysiinaya lkn muslimku wuxu alle kabarya kana rajeeya jano marka qof tiisa cusleysay oo waxba kudhaamin inaad alle bar bar dhigto ood barido waa shirki aad uwayn wayo alle ood hor istaagto aya kaaga ajar badan dambi ad bini aadam usameyso

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Год назад

    SHEEKOOYIN KHURUFAAD AH BUU AAMINSAN YAHAY

  • @mubarakyare8570
    @mubarakyare8570 Год назад

    Wlhi qof hadii aad argato xadiis iyo qur,aan midna sheegayn ka shaki hadalbuu wada al yahdiik yaa suufi waxaan dareensanahy suufinimada cilmi yaraan ayaad ku darsatay

  • @AbdiWasac-v6s
    @AbdiWasac-v6s 2 месяца назад

    Alx commentiga markaad aqriso khuraafad inay umadu fahantay waa fahmi

  • @barreilkacase8718
    @barreilkacase8718 Год назад

    Khuraafaat aabihiis waakan

  • @omarkalif123
    @omarkalif123 Год назад

    Ninka agtada fadhiya ma professeur ingrisba

  • @MaxamedSokor-d5o
    @MaxamedSokor-d5o 10 месяцев назад

    Quraafaad cusub

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad Год назад

    Faan weyna oo hadana khaldana Hadii warkagu run yahay oo aad iga hor dhimato ila soo hadal si aan markaa hadalkagan u xaqiiqsado

  • @yusufosman4991
    @yusufosman4991 9 месяцев назад

    لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم، ماهذا؟