1.ilahay aa bini Adam iga dhigay oo aduunka ikenay alx🤲 2.ilahaygi islam ☪️ iga dhigay alx🤲 3.ilahygi mumin iga dhigay alx🤲 4.ilahygi salafi iga dhigay alx🤲 5.ilahygi daalimu cilmi iga dhigay alx🤲 6.ilahaygi kuwan aan iga dhigay alx🤲
Subxanalla illahay oo qudha cibaado mudan sharaxada khaladka ahna ka daaa ayaadaha quranka Xabaalo la caaabudo xajka looma tako waar uu noqda illahay shirkika joojiya
DADOOW BAL WADAADKAAN ILA DHAGAYSTA HADALKIISA BILOWGA HORE WUXUU YIRI QUBUURAHA AWLIYADA WAXAA LOO DOONTAA BARAKO , HADDANA MARKALE WUXUU DHAHAY QUBUURAHA LAMA CAABUDO LAMANA BARYO OK WAA LA BARAKAYSTAA IYO LAMA BARYO SHEEKHOW ISU KAY QABADSII , MARKALE OO UGU YAABKA BADAN WUXUU YIRI XAJKA WAXAA KU YAALLA QUBBUURO HADDAADAN BOOQAN AAN XAJKU KAA ANSAXAYN TAASNA WAXAAN KAA IRI KITAABUL XAJ WAX BADAN BAAN DHAGAYSTAY MANA MAQAL TAASE ILAAHAY KA CABSO OO CAAMMADA HA LUMIN !!!
Meeelaha barakaysan ee la booqdaaa waa masaajidee waa qabuuraha lama odhan qaaadiriya ummada ha waalina shirkiga ka daaya quraanka si khaldan ha u fasirana
هذا الكذب عظيم. كيف تسلم من مات وهو يدعوا برحمة الله واستغفار أقرباء والمسلمين. لو أولياء يستطيعون ان يساعدون للأحياء لماذا ينجون الموت لنفسهم ولماذا تركو لاموالهم واقربايهم في الدبيا؟
Deg Deg Ma La Siyaaran Karaa Qubuuraha Awliyada - SheeKh Xasan
ruclips.net/video/3AfDNboWH1U/видео.html
Deg Deg Ma La Siyaaran Karaa Qabriyada Awliyada SheeKh Xasan
★ ★ Badacas24Tv ᴴᴰ ★ ★ 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 ✔
Weed
1.ilahay aa bini Adam iga dhigay oo aduunka ikenay alx🤲
2.ilahaygi islam ☪️ iga dhigay alx🤲
3.ilahygi mumin iga dhigay alx🤲
4.ilahygi salafi iga dhigay alx🤲
5.ilahygi daalimu cilmi iga dhigay alx🤲
6.ilahaygi kuwan aan iga dhigay alx🤲
Waar illahay dambidhaaf waydiistoo diinta ciyaarta kadaaya diintu shaqo dhaqaaq aya ubaahantahay in dadkan oo kale lagu baraarujiyo diinta waar illahay aynu usoo noqono ragow illahay maahmaahi diinmaahee aynu ilaahay usoo noqono😢
....الذي باركنا حوله
(حوله) Laamka waa kor dhigan yahay in ee ma godna,khalad Baadakhridday.اتق الله واحسن قراءة القرءان
من استغاث بغير الله فهو مشرك
Subxanalla illahay oo qudha cibaado mudan sharaxada khaladka ahna ka daaa ayaadaha quranka Xabaalo la caaabudo xajka looma tako waar uu noqda illahay shirkika joojiya
ليس كذب بل الزيارات على مقابر الأولياء والصالحين أمر محبوب.
😂😂😂😂😂😂😂😂
قال الله تعالي: ورتل القرءان ترتيلا.....
Shiikh yuusuf barkhadle Allaah ayaa kaa yaqaan Walaalow Allaah ha ku hannuuniyo
Xayawaan jaahila oo diinta ku ciyaaraya shiicada waxba kama sokeeyaan kuwani quraanka iyo lagu ciyaarayaa dhulkii ilaahay quraan ka kusheegay wixii nebigu sheegay waa lagartay idinka yaa idiin sheegay hebel iyo hebelbaa awliyo ah war dadka ha qaldina
Waxan ma dhaan taa mise waa cibaado subhaana laah
M. Sha alaalh❤❤❤
DADOOW BAL WADAADKAAN ILA DHAGAYSTA HADALKIISA BILOWGA HORE WUXUU YIRI QUBUURAHA AWLIYADA WAXAA LOO DOONTAA BARAKO , HADDANA MARKALE WUXUU DHAHAY QUBUURAHA LAMA CAABUDO LAMANA BARYO OK WAA LA BARAKAYSTAA IYO LAMA BARYO SHEEKHOW ISU KAY QABADSII , MARKALE OO UGU YAABKA BADAN WUXUU YIRI XAJKA WAXAA KU YAALLA QUBBUURO HADDAADAN BOOQAN AAN XAJKU KAA ANSAXAYN TAASNA WAXAAN KAA IRI KITAABUL XAJ WAX BADAN BAAN DHAGAYSTAY MANA MAQAL TAASE ILAAHAY KA CABSO OO CAAMMADA HA LUMIN !!!
الذين ضل سعيهم في الحياة الدنيا وهم يحسبون أنهم يحسنون صنعا
Baashaal qofkii raba ku waan ha raaco
Manshallaah tabarakallaah sheekh al yusuf koneen macalinkii diinta iyo higaada somalida sheekh sheekhda Manshallaah tabarakallaah
Injir bay iska daadinayaa qoladan dansysaa. Waa xaaran cunyo mamay.
Dhaantada sifiican ayey uyaqaanaan war kala daa dhaantada iyo magaca nabigeena csw
Dhanto cusub
❤❤❤
فما بال أقوام ليس لهم قدم قديمة ولا حديثة في الدين مع أنهم يجترءون على العلم والعلماء سبحان الله هذا بهتان عظيم
لا اله الا الله. قل استغر الله. تب الا الله. قبل ان تموت
Siyaarada qabuuraha sida loo siyaarto ayuun baa loo siyaaran karaa. Wax qabriga u kaaga qaban karaa na jirto. Isagaa duco badan u baahan.
Subxanlah kuwani mxy jaas iyo jimicsi ka dhargeen
Hadii qof qabri ku jira wax la waydiisanayo Nabi muxamad cidina kama mudnayn meyd isagaa duco inooga baahan
Waa bidco Maagse diin
Meeelaha barakaysan ee la booqdaaa waa masaajidee waa qabuuraha lama odhan qaaadiriya ummada ha waalina shirkiga ka daaya quraanka si khaldan ha u fasirana
Alle haydin hanuuniyo
Kuwaan ma raamihii orthodox ka itoobiya leh ma culumo ayey sheeganayaan?
Kulahaa qofku haduu noolyahay iyo haduu dhinto awoodiisa wuu leeyahay 😢
جامعة أهل السنة والجماعة. ما شاء الله أهل التصوف نحن أبناءكم الحمد لله
انتم ابناء متحيرون 😅
war sidan diin ma ahan
dhaanto ayaa cayaaraysaan ee istusnimada iska daaya kuna saliya nabiga
Xerox xaj ma aadaa qarigaasr ma aayadba kusoo aroortay eardiinta hakucayàrin
AstaqfiruAllah war Alle ka baq waxaba lama waydiisan karo illahay wax ka sokeeya owliyadana lama baryikaro
War ilaahay unoqo shirking baad kujirtaa.
Waxaan iswaadiinayaa maxaay tahay timaha lala baxaayo ee dhaxda laga kala jeexaayo
Asxaabtu wey la bixi jiren xata mar unebigu la bxaa jirtay lkn timaha wa saleele wx klaa jira oo yaableh
Ilahay korhakaa dhigo sheekh
Alxamdulilahi lladhi hadana lihada wama kunna linahtadii lawlaa an hadanallah
Dhaantada suufiyada oo isku dhacday
waa ruwaayad umada caqliga haka ciyaarina nimankan hawshoodu way fogtahay hadan laqaban intay dhawyihiin meel fogbaa lagadooni
War shaqaysata masakiinta xoolahoodaad udan leedihiin waad ogtihiin waxaas inaysan cobaado ahayn
لكن سؤال عليهم بالانفاق والدفع البلايا امر شركي ليس له اصل في الدين.
Inaad kashikisa ayaaba gaalnimo kala ah
Allaah dadka awliyo kuma adoonsan ee wuxuu ku adoonsaday inay isaga caabudan ilaahay adoomada miyaanu ku filayn
Dadka dhintay maxaa alga barakeysan
Khasaaa
Waxan maqli jiire shaydan yahow gesah lah
Ilaahay in cid losoo maro uma baahno waa samiic adomadiisa maqlo ee this wax u waydiista qoraafadkaan iska daaya
Jiim cusub uu soobaxay
Waa baashaal iyo niiko
Waaa shuco😅😅😅😅
Kalexo.culumada
Maya Maya
Ninkaan hadaan si dhab idin kugu hadlo waa gaal
Ninkan badrudiin la yirahdo ma ina shekh maxamed rabiic ba ya iga jawaba
Dheesha aad ciyaareysaan ma dhaantaa.
Waar ninku indho adagaaa???
Hadaad maqasho indho adaygì oo qofa waakan ookale
Kufaar ilahi kafiogaday
Waa lunsanyihiin.
Sacabk iyo alalaasku waamahay ??????????
ايها الصوفيه المشركة لاتشدالرحال إلا ثلاثة مساجد مسجد الحرام ومسجد النبي ومسجدالاقصى
Waaryaa ambad baad tahee ka daa quraaanka cayaart
Waxay caan kuyihiin kufsi wadareedka. Ayagaa laga bartay.
Beenalayaal illhay umada ha idika qabto
NIIKO WADAADO
Kkkkkkkkk awliyo kulahaa ma isagaa yaqaana ka awliyada ah niyaw waaban kayaabay kane
Garac.garacdhalay.adigaa.ah
Jahligu waa belaayo.
Inaad diinta jeceshay anaan, kugu doodayn*
Dariiqeedii baa kaa lumiyo, dawga loo maro*
Markaasay iskaga kaa Darmeen,
caado iyo diini.
ضالون
Quraafo badanaa
Xaaraam stop please
هل انتم الفنانين؟
Maxaa diidaya in la siyaarto xabaalaha ma wahaabiyada
In ilahay wax ahayn wax la weydiisto waa shirk… qabuuraha iyagu uma aadayaan inay geeri is xasuusiyaan lkn inay cawimaad weydistaan. Ilahay lee maqlaya xitaaa nabiga lama socdo waxa aduunka kasocda iskadaa qofkale
Doqonow xabaalaha lama cabuudo
What that is wrong
لاشك انك مشرك
😂😂😂😂
هذا الكذب عظيم. كيف تسلم من مات وهو يدعوا برحمة الله واستغفار أقرباء والمسلمين. لو أولياء يستطيعون ان يساعدون للأحياء لماذا ينجون الموت لنفسهم ولماذا تركو لاموالهم واقربايهم في الدبيا؟
لا تكتب بالعربية إن لم تصلح تركيبها يا فضيحتاه لو أنك تعلمت قبل الكتابة لكان احسن