Daawo Shir Jaraaid Beesha Ogaaden Absame O Kukalaqaybsantay Xamse iyo A.Madoobe Go'aan Horleh Kudhaw

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2024

Комментарии • 63

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 3 дня назад +2

    Odeyaashaa waa odayaal sidii lagu yaqaaney nabadoonsda soomaaliyeed oo nabada ka taliyo Maashaalaah ilaaheey ha barakeeyo caaydana ka daaya

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 4 дня назад +7

    Yaa guddi idiinka dhigtay tuuga yahay agah anigu nin muuse gumcadle ah baan ahay waxaan taageersannahay Axamad madoobe

    • @bureeqamaxamad25
      @bureeqamaxamad25 3 дня назад

      Qabiil qaran ma noqdo kismaayo qabiilo badan ayaa dago in la wada shaqeeyo waa wax fiican

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 4 дня назад +3

    Career wuxuu yimid soomalina rogmatay xataa, odayaashi markay calooshooda, uqadhaabsi tageen.

  • @muhidinalas5824
    @muhidinalas5824 4 дня назад +3

    War wax laydinka dhageeysanay majirto kuwiinaan marxuumiin baa tihiin, war ma kuwa sheegadkaa baa tihiin.
    Adeerayaalaw , shakuul oo aan ognahay Tanasii state usa wixii uu ka sameeyey baa maanta Kuumada u hadal layiri Ka fariista dadka dhuunta laydinku dhufaye. Magac ba’ay.

  • @Dheeman1-d9e
    @Dheeman1-d9e 3 дня назад

    Mashaa allaha Odayaashi Nabadoonadii layaqaanay Waa kuwan guulaysta

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 4 дня назад +3

    Dowladu xagey jirta agah odashayn xassan sheikh baa ka dhax hadlaya

  • @Mahamed-k9j
    @Mahamed-k9j 3 дня назад

    Masha allaah waa sidaas somali ha israacdo
    Masha allaah

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 2 дня назад

    Axmed Madoobe
    Waa laba xiniinyood
    Xamse Bsrre
    Waa magac u yaal
    Yuu ku metelaa kursiga horta
    Muxuu qabraa xaxafiiskiisa
    Ma qaadan karo Xamse
    Kama tegi karno Axd Madoobe

  • @mohamedxamoow5340
    @mohamedxamoow5340 4 дня назад +4

    Waasax wariye kuwan waa maafiyo xoogaa lacag ah lasiiyay tuugo tuugo tuugo war magical dadka udaayo hooyadiin wasee

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye 3 дня назад +1

    War Bax lacagmaa lagu soosiiyey axmadow hakayeelin kuwaas hadalkooda.

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 3 дня назад +2

    Raiisal wasaare Xamze iyo Jubbaland,Waxaan dooranay Jubbaland, sababtoo ah wuxuu ku soo duulay Jubbaland

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 4 дня назад +1

    Kuumade shakuul iyo duulka ,uu wataayi mamatalaan.

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 3 дня назад +1

    War bax waryaa. Xamze. Iyo qashin baa dabada ka wada. Kuwan maha odayaal

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 3 дня назад +1

    Wiligiinba niroobi ka nacnacleeya doorashada bari wey dhici axmedbaana ku soo bixi idinkoo duleysan yaad daawan soontay

  • @abdijama603
    @abdijama603 4 дня назад +4

    Axmed madoobe Kuma noqonayo gogosha xasan, maxaad kale oo heysaan.

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 4 дня назад +2

    Xamoow walaahi kuwani waa laba wejiilayaal maafiyo ah

  • @ibrahimfiqi4578
    @ibrahimfiqi4578 4 дня назад

    Odayaasha sharaf iyo ciso bay mudan yihiin,dagaal faaiido maleh somalia ha midowdo amiin.

  • @عبداللهصالاطالصومالي

    DEER KIINYAAWI BAATIHIIN SOOMALIYA MAXAA IDINKA GALAY

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye 3 дня назад +1

    Mw x sh ayaa gadaal kariixaya

  • @osmanali1590
    @osmanali1590 4 дня назад +2

    Caadaqaatayaal baad tihiin,kaadi casahaagii la baray laguuna kordhin maayo!!

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 3 дня назад +1

    Wax gurguurte iska celin karo madoobaa jiree cuda ninka kala taga dowladi ma jirtee waa maxaysatee

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 3 дня назад

    One man one vote ma idin anfacda????

  • @dekj2572
    @dekj2572 3 дня назад +1

    Nijaaz baad thin Ina budulow ma Faisal ali waraabe hii guumadaad tahay

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 4 дня назад +1

    Dameero weeye odayaal ma aha xagay jireen last 30 years

    • @MohamedAli-pk5qv
      @MohamedAli-pk5qv 4 дня назад

      The problem with Somali people is they don’t know how to mind their business, tell us what have u done for jubba and don’t worry about others

  • @koshinhassan9120
    @koshinhassan9120 4 дня назад +1

    😂😂😂😂😂😂 khiyaali

  • @xagardheerbulacley5047
    @xagardheerbulacley5047 4 дня назад

    Allaha intaad ka baqadaan dhunkaan melihidin. Red indian camal baad ula dhaqatan meel ku gaarimayesiin

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 4 дня назад +1

    Hasan ku noqo ku lahaa

  • @adama2578
    @adama2578 4 дня назад +1

    WIILKIISAA DHAXLI DOONA ‼️WAA BOQORTOOYO JUBALAND UU LEEYAHAY AXMAD MADOOBE IYO DHASHIISA.

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 3 дня назад +1

    Guuuuuul❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 4 дня назад +1

    C raxmaan khaliif kac kismaayo tag ee sidaa ku dheh tuug baad tahay shalay maxaad lahaydeen adiga iyo cismaan afmaroor laba afle waaxid

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 4 дня назад +1

    Kkkkkkl

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 дня назад +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 4 дня назад +1

    Odayashan ogaden ma waaxay modayaan in u hamse qoof cadiya u yahay waar nika mesha kaso waada uxu u afdubaan yahay nimaan moryane grub hirab oo la fikiraa calancasta snm hargeysa jogta oo burburka dawlaad nimada somaliya iskuraacsan koorshaan lomajojinayo darood lama aqoon sanaayo ssc katumo ciida jaangowneso waa xildhibanada calancasta snm oo shirqolka dawlaad nimada somaliya laguduminayo ee ahmed modobe mata waa saxanyahay ee ogadenow lugta awqabanina mesha qoof reselwarah nimajogo ciid dawlaad somaliyeed raabtana majirto snm ba aftubtay dawlaadi somaliya

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 4 дня назад +2

    Waa odayaal xaaraana

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 3 дня назад

      Ilaahay intii xaq’darro ku’heshiisaa oo cadowga Somaliya garabsiiya sida Ciidamada Ethiopia 🇪🇹 & Kenya 🇰🇪 & Xerada Xalane ee Arsenal maalgaliya ilaahaybaan ka baryay tafiirtooda ilaahay haka tirtiro oo mid kama reebo yarab oo ilaahay Axmed Madoobe ilaahow meel xun katuur oo shicibka 100% Islaamka ah ilaahow ka’dulqaad Axmed Madoobe sharkiisa iyo Ciidankaas Ajinabiga uu dalka ku soo hogaamiyay yarab oo ilaahow carrada ku dhaqaaji oo kulligooda midna ilaahow haka’soo reebin oo ciidanka Geesiyada ee Jubbaland ay qorigooda Ajaanibta iyo Alshabaab ay afka kagaliyaan ilaahow Axmed Madoobe gacanta Geesiyada Kismaayo ku’dil oo sidii Qadaafi ilaahow dhulka lajaiidaa bakhtigiisa yarab ilaahow shicibka Gunnimaduu galiyay ilaahow kasaar heeryada saaran uga dulqaad sidaad SOMALILAND Muuse Biixi aad dadka uga badbaadisay Kismaayo, Gedo, Baydhabo, Hiiraan iyo Meelwalba uu cadowgeenu joogo rabbiyow ku halaag oo Ciidanka Ethiopianka bakhtigooda wadooyinka ay aydu kucunaan oo Hubkoodu ii gacanteena soo galaa Geesiyada xalaasha ah ee Somali qabiil’walba hanoqdo ilaa Diridhabe iyo Herer cadowga laga saaraa yarab yaakariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Ilaahow 5ta Somali midnimadooda soo dadaji oo quluubteena saafi kadhig inta isku’dirka wada ee Oromada luqadda baratayna rabbiyow halaag oo ceebtooda dibadda soo dhig oo Madax Xalaal ah ilaahow noo’keen oo shicibku ay doortaan sida Somaliland oo ilaahow Xerada Xalanena ilaahow holci Arsenalka ay nagu dhex abuureen ilaahow iyaga madaxa isku gali oo isku halaag yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 3 дня назад

    Waa is boqray madoobe, waa Kali talyi aan cidna wax u galayn.

  • @mohamedfarah1997
    @mohamedfarah1997 4 дня назад

    Kuwaan wa kooxdi Alla Shiihk ee Lacagta fellow Money

    • @AbdiNasir-n5h
      @AbdiNasir-n5h 4 дня назад

      Hcaqli gab ururay oon waxba ogayn
      ilahaw u naxariso meshey xaladu marayso wa halis mar hadi dadki sa u kala jaban nin walibana garadkisa iska hadlo...

  • @mohamedxamoow5340
    @mohamedxamoow5340 4 дня назад +2

    War kuwan waatuugo beenalayaal ah shakuul iyo itaxaad baa abaabulay tuugo

  • @XasanXuseen-c5n
    @XasanXuseen-c5n 4 дня назад +1

    Shabab wen

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 3 дня назад

    Anigoon daarod iyo Ogaden midna ahayn waxan diyaar u ahay inaan difaco raysalwazaraheena si uu u fuliyo wuxuu Ku dhaartay ee ah difaca dalka diinta iyo dadka (hiranboy)

  • @shaafimaxamed576
    @shaafimaxamed576 4 дня назад +1

    That's good news

  • @jamalomar1097
    @jamalomar1097 3 дня назад

    Warkiwan iyagana ma xasan bay baalo u noqdeen hada odayaal malagu sheegin karaa kuwaani haday dhasheen caqligan wali kama korin

  • @MuhumedMuhumedabdullahi
    @MuhumedMuhumedabdullahi 4 дня назад

    War axmed xilka ka qada hadu run shegi away magalo madaxdii jubada hose buale

  • @yusufmagan9057
    @yusufmagan9057 3 дня назад

    Waan nasiibdaro odayaashan, waxay ka kaluumeysanayaa biyo dhooba ah!

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 3 дня назад

    Odayaal kumade wadanka somalia jooga majiran miya

  • @jamalomar1097
    @jamalomar1097 3 дня назад

    Kuwaani ogaadena ma matalaan daaroodna Kuma matalaan xilka raisal wasaare

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 3 дня назад

    Lacaga no qadiyade waa jabteen😂😂😂

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 4 дня назад

    Reer Shawn iyo madam labadaba waa ka debeda

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 4 дня назад

    Kumada-halkaamar-ayeey-jaanis-heleen-halkii-marna-Axmed-madoobe-ka-kala-dhantaali-rabo

  • @naasircawaale5555
    @naasircawaale5555 4 дня назад

    Afkiinaa oraya keeniya ku ekaada odayaashii dds mahalin

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 4 дня назад +1

    Qaxooti J/land 15 sano ku qabsatay,weligeed laga furfurimaayo.

  • @ijabomohamud6266
    @ijabomohamud6266 3 дня назад

    Odayaal iska aamusa aamuskaad ku roonaydeene waayo wixii sop socda nimaan garani wixii joogana ma garto .

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 3 дня назад

    If MADOBE was smart, he will handover POWER to OMAAR! …and Jubba-land will be SAVE. In return GURGUURTE will be sitting and licking his nappy!!☝🏼

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 4 дня назад

    Xoolo cun badanaa

  • @MuhumedMuhumedabdullahi
    @MuhumedMuhumedabdullahi 4 дня назад

    Wa kuwan daladki Ogaden xamza aya saxan guleysta

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 4 дня назад

    Beesha kuumade kismaanyo maxooga ayku qabsadeen bey moodeen in ayagu leeyihiin geedanaar meesha xoogbuu kuhestaa in dagaal looga qaaado maahane waluusan katageyn ama lagudilo

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 4 дня назад

    Axmad war ma maqlo inow dhinto ama xabad loga khado moye wale axmad kama tago kursiga

  • @Dheeman1-d9e
    @Dheeman1-d9e 3 дня назад

    Mashaa allaha Odayaashi Nabadoonadii layaqaanay Waa kuwan guulaysta