Saan xal mahan team amira maxa weeye cayda wuu na Bartee wayhy aduu saas aa u kuus kuustay amiiradena somaha ha dhow hays xanaajin marka dheg lagu qarxiyo madax daashyow😂😂🩴
Qalanjadii hablaha iyo waxad tahay Qorax soo baxaysee xaqiqdii mid kula mida wali dhaayo may qaban ❤ waraa Amiira miskiin waaye ha naga dhibina ❤ mida kale prank horaa nooga kaa maqan kana maka daba gaysay way noo taalaa ceydoow 😂😂
Alla AMIIRADEENA♥️ sorry ala madax kuma yaalo wlhy miskiin dulqaad badana ani mar horaa xanaqi lahaa amxaar maa latumaa wah 😂❤lkn soo aarso team AMIIRA marnaba noo hoos😂CAYDA MADAX taash gabadha waa dishay wlhy😂❤
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan 27❤
3:35 Amiira caqliley way fahamtay caafan ay ceyda ku dhufanayso iyo midka iyada ku dhacaayo inay kala wayn yihiin wax caag eh oo labaadna meesha ma yaalo se cml ayay is dhahday lkn gacan wiil iyo mid gabar isku mid maaha markuu ceyda lahaa bay is dhahday malaha saas bayna isku mid u ahayn markaad ku dhufanaysid iyo markuu asi kugu dhufanaayo 😂
Intii samia parankeda sofirsatyy hadan kan usodacyyy 😂one like
Ano pranki gii samia dhamaysan kan usoo cararay😂😂
Hadan ka imi kii samiya 😂
Waa sugi waayay dagdag kudhmeeyay kii samiya kan usoo cararay
Wllhi hadaa ka imad maskiin kiki😢😂
@@FaizoAbdi-wl6ow 😂😂😂😭
Sxb raga isma ciilaan qof baan tartan kula jiraa like iisaar 🙏
Ani team Amiiro waa aahy team cayda n waa ahay lkin Amiiro soo arso 😂😂😂
Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ﷺ 💖📿
Sory Amiraa😊
❤❤️اِنَّ للّٰه وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡاتَسۡلِيۡمًا❤️❤❤❤
Allah huma sali ala sayidena Mohamed
Scwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscw
Scw SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤
Amiiro qurux 🎉kuma kaftanee noo dhaaf😂😂😂
Saan xal mahan team amira maxa weeye cayda wuu na Bartee wayhy aduu saas aa u kuus kuustay amiiradena somaha ha dhow hays xanaajin marka dheg lagu qarxiyo madax daashyow😂😂🩴
7+7
Inta marka prank aragty soo carartay one like 👍 😂❤
Cayda iyo amiira yaa arkay sida hoosta iskasoogalayaa
Intii aragtay like❤❤❤❤❤
wah siday hoosta iskoga galayaan maxa waaye la isma ag fadhiisan karo miyaa
Prank Amiira sa u jclhy noo wad qab qab😂❤
TEAM KAAMIL AND MALIKA ONE LIKE ❤😊
Cumerko
wan idinwata rer Asad xajiyow wllhi fidiyo yashina anigo firsanin maba jogikaro
Amiiro❤❤❤❤🎉🎉🎉
Sidokale abayo mcn❤❤
❤❤❤
Amiira ceyda iyo walashiisa way ku tashteen ❤😂😂😂😂
Samiya iyo Ceyda wllo Dhab miyaa 😮
Mya @@CuradaReerShuceepCalikamiin
May wllo fake ah 😂😂@@CuradaReerShuceepCalikamiin
Wlhi amiiro wey warerty yaba ka soo hadhay😂😂samia is not easy😂😂😂
Amiira wllhi way dareentay inay wax qaldan yihiin waxay dhahday wllhi billahi adi ma igu dhufanaysid xataa way dareentay caafan iyada ku dhacaya iyo midkan meesha yaalo inaysan isku mid ahayn😂 wax qof eh oo inta u ordayane way waysay siday u shakisanayd ayay fashilmeen ceyda iyo saamiya 😂
YaaYaa Ar Cwa Xee tahay prankiyashan😂 TEAM Amiira isn't Easy ❤Amiiradeena Aarso 😂
Inta markay prank aragtay soo cararay like ha ila dhafin 😂😂
Cumer ma is baranaa 😢😢😢
@@MohamedOzil-e1ecumer maahan fake waye
Team amiira fadhi inoo ma yaloo kaca kaca oo so arsada😂😂😂
Qalanjadii hablaha iyo waxad tahay Qorax soo baxaysee xaqiqdii mid kula mida wali dhaayo may qaban ❤ waraa Amiira miskiin waaye ha naga dhibina ❤ mida kale prank horaa nooga kaa maqan kana maka daba gaysay way noo taalaa ceydoow 😂😂
❤❤❤❤❤🎉🤲🎉💪💪💪
Wlhi way fahantay caaga wayn ina lagu tumaayo😂😂😂😂
Sey isku fahmayan aaba wax loo dhigo jirin wllhi❤🤴👸
Mashallah ❤️
haa masha Allah
Ceyda Amiiradeena Amaano kugu tahay Kama Kaftano ogoow😂❤❤❤❤
Runtaa waaye wee aarsanee amiiradanaa 😂😂
Aarsi lee noo balan eh 😂
Amiira wllhi miskiin Qalbi wanaagsan oo ixtiraam badan waaye
Alla pranki qosol badan lkn team amira hadaa nahay waa arsaneenaa saan xaqmaaaha aqweentana madaxa uma noola caawa😭😂
haa saamiyo maxa waaye si xun bay ugu dhufanosaa gabadha
Ceyda gabadha waa nga dishy team amiira hdaa nahy madax daashkan wuu no bartee noga soo aar amiiroy😂😢
snabka uga sheeg Amiira soo aarso dheh 😂
❤رَضِيتُ باللَّهِ رَبًّا، وَبِالْإِسْلَامِ دِيناً، وَبِمُحَمَّدٍ صَلَى اللَّهُ عَلِيهِ وَسَلَّمَ نَبِيَّاً❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤
😂😂😂
Aamiiradeena inoo dhaaf cayda io samiya kama kaftanno team amiira hadaa nahay waan aar. Sanenaa❤😂
waraa cayda gabadha waa naga dishay wxn prank maaha waa dil wad khayaantay aqwan nabar xaqdaro allaha kaaga dhigo ❤
Caaga madax lagu dhufto mafiicino wlh madax xanuun ba laga qaada iska daaya wlh Amiiradeena ka daa Ceyda😢
wllhi ma fiicno saamiya meeqa jeer bay xoog ugu dhufatay gabadha heer ay gacanteeda laga dareemay oo xididada kaceen bay gaartay
Wxn jecely timka 1 Amira 2 cayda 3 asad 4 koko 5 samia 6 macalimo
Adna iyo saxaafna mooyi inay katirsanyiin sidoodaan utaageeraa
Meel ay samiya ku jiro maba dhaafo ilahay amarkiii
Samiya umadeena mahaa ma qoslayso miyaaa😅😅😅
Waa maalintii iigu horaysay aan comment ka qor chanelka ceyda caawana anaa ugu horeeya😂😂😂😂😢😢
Welcome 😂
Anoo channel kale iska daawanaya ayaan arkay prank xuf soo idhi prank jacayl😂😂😂😂
Team Amiira and cayda one like 👍
Fake amiro
Asc
❤🎉
❤😂😂😊😮
Aqlileey waaye Queenteena Amiira qurux ❤❤❤❤
Ceeyda amiiro saa ugu naxariisa jirta ma ugu naxariissatid wlhi😢 amiradena inaa kaa yelen
saamiya waaye qofka xoog ugu dhufanaysa abayo uma jeedid
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War ya Ceyda gabadha madaxa xanunaya kalexda 😢😂😂
Ku Saliya❤️Rasuulkeena Maxamed❤️
Salalahu calayhi wasalim
Salalahu calayhi wasalim
❤️❤️❤️👍👍👍
❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤
Kan udanbeeya ay samia kudhufutay alle beerka 😂😂😂😂😂
Ceyda boqaradena wa Naga dishay diyadeeda Ayan ka rabna
saamiya waaye qofka gabadha madaxa xanuujisay
Alla AMIIRADEENA♥️ sorry ala madax kuma yaalo wlhy miskiin dulqaad badana ani mar horaa xanaqi lahaa amxaar maa latumaa wah 😂❤lkn soo aarso team AMIIRA marnaba noo hoos😂CAYDA MADAX taash gabadha waa dishay wlhy😂❤
ala Abaayo wllhi madaxa saaid bay ugaga dhufanaysay saamiya Amiira waa dulqaadkii oo qofa
Cayda amiradena kama kaftanno nokalexo walahi prnki qosol badan waye😂😂❤😢
Samiyo ani maa madaxeyga san ubus bustey ala amiradeyda qalbigey kahada shay san maxa ugu gasheen😂😭😭
Inta Cadnaan Samia markey Soo dawden kan dawanaya😂
Alla amirdaa😢wlhi ceyda hedaa we taqnaa dhaqn ana kugu oqon ba kugu arkoyaa kulaha😂ceyda dumrka walo naxristaa😂
saamiyaa xoog uga jaraysa iyadane ceyda inuu ka jarayo bay moodaysaa way yaabtay
Safar ka Goormee waaye
Maalin hore amiiro channel cimraan Safar kadis bixi rbnaaa ay dhahysay
Samiyo say uso cararysa iga drn mrku cayda guulysto😂😂😂😂😂😂😂
haa fakatax meeshaba intaasay ugu dhuumanosaa 😂😂
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan 27❤
Soon samia 🎉❤😂 400k we can't wait. Mss score one like plz for team27 asalama aleikum
Allah cawa berka ixanunay Amiiradeena cawa madaxnanun miskin TEAM Amiira hada nahay wa arsanena ❤❤❤
SAMIYA MASHA"ALLAH HORAY U SOCO 🎉❤🎉
Alla amiira maskiin dulqaadkii oo qofa waaye m.a❤
Samiya hadane prank halis lagu sameeynaa hayey😂😂 amira halista😂😂
Amiiradeena ❤❤❤❤ allow nooo dhawr
Inta parnki samia hada ka imatey like 😂
3:35 Amiira caqliley way fahamtay caafan ay ceyda ku dhufanayso iyo midka iyada ku dhacaayo inay kala wayn yihiin wax caag eh oo labaadna meesha ma yaalo se cml ayay is dhahday lkn gacan wiil iyo mid gabar isku mid maaha markuu ceyda lahaa bay is dhahday malaha saas bayna isku mid u ahayn markaad ku dhufanaysid iyo markuu asi kugu dhufanaayo 😂
Team Samia one like❤
Ceydaheena isnot easy wlaashaa samiyo weykula shaqeysay❤
Amiia yaabtay dhakhankan weliga kuguma arkin kulaha😂😂
haa maadaama ay saamiya xoog intay ugu dhufato hadana dhuumanaysay isagu inuu ku dhufanaayo bay mooday
Caawa samia waa prank gii lapaad ee aY samaYsaY😂
IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
💪🤲🤲🤲🤲🤲💪
Ues caawa wa fraxsanhy caydow kike isar qofki ugu horeyay ahay 😢
Wlhi cadi matihit king ceeyda baragi aan caadi aheeyniin ayaad kusamey say amiiro😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌✌
Amiira: Gacantaa mass miyaa maxa?
Ceyda: Maya qalqaloc waaye qalqaloc
😂😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂😂
Wra Aamiro raali gali xanun waye😂😂😂
Saamiya booski deeqow jini ayey prank ugu jirtaa 😂😂😂😂
hayeey cayda team Amiira waa aarsan doonaa i.Allah❤
Amiir waa fuuny weey fahinta cagaa weeyn lagu tukaywo😂😂😂😂
Aboowoo wxaaan u xiisny tijaabi xasuustaada sundus saamia amiira salax macalimow ceyda ksoo dhig haweenkasto kuu soo qoraa
Wan isla kin jeclhy runtii lkns waxn maqly xaflda 1 milyonka daxded bbe kula amirA❤
maxa maqashay
😂😂😂😂 cwa qosolke iga dhameysay amiiro ka dhaaf gabdha hanaga dilineeee😊
Amiiro cayda wokuxanuujiyay laakiin tan tookadaran kusamay yaa abaayo❤❤❤❤
Ala amiiraa she is so funny wlhi waan fuuray 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hadan nahay tim amiero cimeydaa wa ine ka argusana😂😂
Amiro iyo ceyda side iskugu dhow yihine manta maxa waye😫🫶🏻💕🫀🫂😂
hee caadi waaye maxa
Hipa mohamed..................Amiira deyda sorry 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wara ceyda gabadeyda miradeyda kama kaftama niyow hanagadilin gabada ayadaba xanusane
11:02 ala samiya ceyda seeyeshy😂😂😂😂
Ciwaankaan saamiya ku maqlo MA LA iga waayaba Samia AHMED ❤❤❤❤❤❤like
alla saamiya maxa waaye abayo maba naxayside wllhi xoog baad caawa uga jaraysaa miskiinta madaxa halis waaye xataa Sorry Amiira 😢😢😢 tan way kugu dhacday soo aarso 😅
😂😂😂😂😂😂😂 amira ani wax weyn muxuw igu dhaceysaa 😂😂😂😂 kulahaa maskiin😂😂😂😂😂😂
way yaabtay meesha caag labaad ma yaalo caqligeedane wuxu u sheegayaa in caagan mid ka wayn lagu dhufanaayo 😂
Team amiira qurux one like 🎉
Wllhi qosol dartiis Yuu madaxii ixanunay cayda say samiya kugu dhufatay caag😂😂😂😂😂😂
Ceyda prankiga wuu batay be amiiradeena manooli samia laga aara dhib malahn😂😂😂
Please short films cayda 🙏🙏🙏
It's coming
😂😂😂😂😂😂 ceyda kan gema wuu dhaafay 😂😂😂😂😂war soobadi
Amiiri qurux kuma kaftanee noo dhaaf😂❤
Miskiinta waaa la qayaanay amiiro sorry😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Amiro qurux🎉kama kaftanee noo dhaaf😂😂
Inta samiya prankigeeda fov ku ah one like❤
Labadan wlalha cadi maha wn so arsaneyna hadan nahay team amira samia ceyda is not easy😮😂😢
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
Caawa waxay prank yan socda ceyda saamiya Cadnaan sadexdinuba prank wa idin wata keep going
Ala wan qoslay anoo xanun san xitaa😂😂😂amira iyo ceyda cadi mahan😂😂😂😂
alla Amiira waa funny wllhi 😂😂
Team ceymir one like❤
CEYDA HADIIBO QAFKIII KUUGU QAALISANAA AAD SAAS U GASHEEN ALLORA GANAAX AA TIHIIN 😂😂😂🎉 ADI & SAMIYA 🎉😂
This is a game 😅😅
This is a game 😅😅
@@Cayuni1👍👍👍👍✌️✌️✌️😘😘🤲😘🤲😘
@@Cayuni1I know..
😂😂😂 moho
Wllhi tan Amal mxaa ladhxi karaa yaamka aduunka waaye 😂😂😂😂 tan gameka maladhaho ❤😂😂😂😂
Amiradena so arso😢❤
Team king cayad🎉🎉 team amiira qurux😊😊😊❤❤ one like
😂😂😂😂alla maskin 😢
Ma inaxanrisanyo kulaha😊😂😅
Samiya cadi maha 😢😢😂😂😂❤