CAAJISKA (Wahsiga) & CILAAJKIISA || Sh. Maxamed Umal ┇ᴴᴰ ►

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 окт 2024

Комментарии • 417

  • @نعمةالهاشمي-ي4ي
    @نعمةالهاشمي-ي4ي 7 лет назад +233

    اللهم إني أعوذ بك من العجز ، والكسل ، والجبن ، والبخل ، والهرم ، والقسوة ، والغفلة ، والعيلة ، والذلة ، والمسكنة ، وأعوذ بك من الفقر ، والكفر ، والفسوق ، والشقاق ، والنفاق ، والسمعة ، والرياء🌟

  • @ahmedqalinle8784
    @ahmedqalinle8784 7 лет назад +165

    ka wahsiga acmaasha diinta iyo aduunyaba nafta iyo shaydaanka ayaa sabab u ah, qof adag oo dedaal badan ayaana labadaba geed iskaga xidhi kara. Ilaahow noo fududee in aan ka badbaadno jalaafooyinka shaydaanka iyo nafta. Alle hakaa jazaa'i siiyo. amiin

    • @keyfabdikadir5075
      @keyfabdikadir5075 7 лет назад +1

      Ahmed Qalinle allaahuma Aaamiin yaa rabbi😭😭😭

    • @hafsaabdullahi1886
      @hafsaabdullahi1886 6 лет назад +1

      Ahmed Qalinle ameen

    • @ahmeddahir8184
      @ahmeddahir8184 4 года назад

      Siduu sheekhu sheegay hadii qofku oogu caajiska badan ee oogu wahsiga badan uusameeyo wuu kabadbaadi lahaa .
      ilaahaw noofudeedi

    • @manzurmaracade4246
      @manzurmaracade4246 3 года назад

      Allla walal wa runta Aamin Amin Allow Naga Bad baadi 😰😭😭😭😭😭

  • @abdifatahsaleban217
    @abdifatahsaleban217 7 лет назад +118

    zubhanallah ilaahoow dambigeyga iyo dambiga waalidiintay iyo muslimaanta dhaaf yaa rabbi yaa rabbi yaa rabbi

  • @husseinmubarak7717
    @husseinmubarak7717 7 лет назад +50

    Mansha Allaah jasaakalaahu Khayr Yaa Sheekh Iyo Bahda Alnasiixa Media
    Alle Janaga Ha nagu Kulmiyo Dhamaan Muslimiinta Oo dhan Culeyska Alle Ha naga dul Qaado Aamiin Aamiin Yaa Rab

  • @kuwiindahirmohamud7356
    @kuwiindahirmohamud7356 7 лет назад +20

    alla illahayow icafi dhamaan musliminta cafi yaa rabbi

  • @ahmedyare7641
    @ahmedyare7641 8 лет назад +14

    Mansha Allah , jazakallah khayr sheekhuna Maxamed Cabdi umal Illahayow naga yeel ku wii anfacdo ,caajis iyo wahsigana adaan kaa magan galnay Rabboow

  • @caraftamedia4682
    @caraftamedia4682 3 года назад +5

    Nolosheda wax bdan ayad ka badashay sheik umal kheyr alle haku ziiyo dar alle ayan ku jeclahy

  • @ANISOCLQAADIRAanii
    @ANISOCLQAADIRAanii 11 месяцев назад +1

    Maash Alaah sh.umul khayr ALAAHa ku siiyo

  • @abdulkadirhadrami3076
    @abdulkadirhadrami3076 7 лет назад +35

    jazaka Allahu Kheyr Sh. Mohamed Umul

  • @ahmedbilal7100
    @ahmedbilal7100 7 лет назад +30

    JazakAllahu Khayr sheekhuna Allah swt Khayr Aakhiro iyo Khayr aduunyo ha ku siiyo ,Allow nagu anfac kuwa khayrka dhegaysta oo ku dhaqma nagayeel aamiin اللهم صل وسلم وَبَارِكْ على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين

  • @mizkizhood6985
    @mizkizhood6985 2 года назад +1

    Rabiyow danbigeena dhaaf yarbi inaga dhig kuwi aduun iyo akhiraba guulesta yarbi 🖤😩

  • @lulabdi4342
    @lulabdi4342 6 лет назад +74

    Walalayalow isoo duceeya anee iheesatahee inoo illahey iga saaro amiin❤❤

  • @qeysshow8546
    @qeysshow8546 4 года назад +7

    Walaalayalow isoo duceya wlhi intaa shiikha shegayba anay ihaystaa igana reebtay nolosha iyo facaygaba plz isoo duuceya walashiin aheee👏

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 5 лет назад +3

    Ani gabadh shaqo badan ban ahaa oo aan mar fadhiisan reerkoda iyo islamkaba caawisa halmara waxa laygu soo tuuray caajis iyo wahsi xita cunto ma karsan karo far ma dhaqajin karo iso duceeya ikhwaani fillaah rabbi haydin barakeeyee

    • @asmabadri7547
      @asmabadri7547 5 лет назад

      princess Liina wllshay qaali insha allaah waan kusooducanyaa

  • @ugasbihi5464
    @ugasbihi5464 5 лет назад +2

    MashaAllah and Jazaka’Allah khayr sheikh Mohamed Abdi Umal, ilahay cimrigada hakubarakeyo. Ameen

  • @abdilahiabdirahmanismail7107
    @abdilahiabdirahmanismail7107 2 года назад +5

    😓😭, Muxaadiro Heart Touch ah.
    28/11/2021

  • @hamdyali7467
    @hamdyali7467 7 лет назад +5

    jazaaka allaah yaa sheikh ilaaheey hanoo fududeeyo la dagaalanka nafta iyo sheedaanka waa arin aad iyo aad u adag

  • @fatimaabdi8626
    @fatimaabdi8626 7 лет назад +8

    Masha Allah sheikh umul jazakalhu qeyr wlhi cudurkan anigo iheysta Allah kabryaya inuu iga qada wlhi yaa rabi ada kutala sartay inaxriso anigana dadalay oo racaya wanida sheikh umul inshallaha

  • @mushtaqyusuf2628
    @mushtaqyusuf2628 6 лет назад +14

    Alaahu ma inii acuudu bika mina hami wa xasani wa acuudu bika mina cajsi wa kasali wa acuudu bika mina jubni wa bukhli wa acuudu bika mina qalabati dayni wa qahri rijaal ducadaa akhrista walaalayaal waad ku liibaanaysaan insha allah

  • @stevenb4189
    @stevenb4189 6 лет назад +2

    Allow inoo xafido sheekheena
    Sheikh Maxamed bless you and your family amiin yaa rabi msh Allah Allah ku xafido sh Maxamed

  • @aadanabdi6388
    @aadanabdi6388 7 лет назад +16

    masha allaah jazakallaalhu khayrah wabarakallaahu fiika sheikhana

  • @halabshukri5657
    @halabshukri5657 5 месяцев назад

    Jazaka allahu kheyr sh mohamed umul

  • @yahyeyusuf9919
    @yahyeyusuf9919 7 лет назад +1

    Jazakallah Sh.Umal miisaanka xasanaadka, annaga kuwa ku anfaca naga dhigo.

  • @faiidomedia7709
    @faiidomedia7709 8 лет назад +7

    jazakllahu khayran wa qodobo aad muhiim u aha

  • @kiinhussein9039
    @kiinhussein9039 4 года назад +13

    Intaaba anigey i heysataa walal ii deceeya in Ilaahay iga saaro 😭🤲

    • @ukberukber7743
      @ukberukber7743 4 года назад +1

      ilahay hakaadul qaado laakiin taladas sheekha raac waxad arki doontaa isbadal wayn insha Allah aniguba wadaas ayaan raacay waxan daremaa nolol fudud iyo fir fircooni Alxmdullallah

    • @khadrasalebankhadrasaleban4110
      @khadrasalebankhadrasaleban4110 4 года назад

      Ilahay haynaga wada dulqado wllo aamiin amin

    • @mohamouda.dualle0277
      @mohamouda.dualle0277 3 года назад

      Alle haka a dulqaado

    • @sahranor8622
      @sahranor8622 3 года назад

      Yaaa rabi iga dul qaad anaa qaba dhibkas

  • @asoumaasouma2882
    @asoumaasouma2882 5 лет назад +28

    الفيديوا باختصار :
    1:تحديد الهدف والغاية واكبرها ارضاء الله
    2:العزيمة الصادقة
    3: الجهد والسعي
    4: التوكل على الله
    5: المحاولة وعدم الاستسلام
    6: مصاحبة اصحاب الهمة العالية والمنتجين
    7: الدعاء والاستعاذة الله من نفسك والشيطان
    8: قيام الليل
    جزاكم الله خير الجزاء ياجماعة النصيحة 💯

  • @cabdiyasiin1128
    @cabdiyasiin1128 5 лет назад +2

    Mnzhllhجزاك الله خير allow cimriga ubarakee una dheree cilmigana usiyaadi Aamin Aamin

  • @hodanmaxmuud2375
    @hodanmaxmuud2375 4 года назад

    Jassakallah khayr sheikh allehanagayelo kuwii akhiro iyo aduunba gulaysta amiiiin

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman4846 4 года назад +1

    😭😭😭shaYdan nacalad korkisa ha ahaato iLahaY haka Rali noqdo shiikh

  • @mrsahane
    @mrsahane 8 лет назад +2

    ALLAAHU AKBAR ILAAHAY HAKA AJAR SIIYO SHEEKH MOHAMMED ABDI UMAL

  • @najahnalka274
    @najahnalka274 7 лет назад +24

    jazaka Allah yaa shequnaaa

  • @abdirizakhared9032
    @abdirizakhared9032 3 года назад

    Wacdigii igu saamaynta badnaa aan dhegaysto alle hakaa raalli ahaado sh.Mohamed Abdi umal

  • @sicidmohamud5982
    @sicidmohamud5982 5 лет назад +1

    Ilaahay ha u dambi dhaafo shiikh maxamed abdi umal

  • @munaahmed9149
    @munaahmed9149 6 лет назад +3

    Ilahy dhamantenba ha inaga dul qado wahsigaa Ameeen

  • @abdifatahahmed9380
    @abdifatahahmed9380 4 года назад +1

    Masha Allah Jazakallah kheyr Sheikh Allah kubarakeyo Sheikh Mahadsanit inbadan Sheikh Allah inagayelo kuwii khaata wanada kuna Camal falo Falo inshaa Allah kheyr

  • @muxibohodo1120
    @muxibohodo1120 6 лет назад +6

    allahayow danbigayaga iyo danbiga walidiintayada dhaaf yaarab iyo dhamaan muslimiinta oo dhan Yaa allah 😭😭😭TOWBA yaaarab

  • @saabirnuur7244
    @saabirnuur7244 6 лет назад +2

    Mashallah skeikh umal jazakallahu kheyran yaa sheikh

  • @kiinhusseinsalah3829
    @kiinhusseinsalah3829 4 года назад +1

    Mzhlh Jasakalaah zheekh Allah halkaa abala mariye

  • @ikranmuhamud2797
    @ikranmuhamud2797 Год назад

    Best motivation ever ❤ manshallah tabarakallah

  • @c.qaniqalbi6583
    @c.qaniqalbi6583 6 лет назад +5

    sh.umal alh ku xafido

  • @saharosheekh2472
    @saharosheekh2472 2 года назад +1

    Wallahi anna ihaysato ii soo duceeya

  • @abdifatahahmed9380
    @abdifatahahmed9380 3 года назад

    Masha Allah Jazakallah kheyr Sheikh Allah kubarakeyo Sheikh mahadsanit inbadan Sheikh inshaa Allah kheyr badan ❤👍

  • @barkhadibrahim38
    @barkhadibrahim38 3 года назад

    Allah acuudi bihii min cajsi wal kasal

  • @nimcoosman3341
    @nimcoosman3341 6 лет назад +2

    Wallahay sheikh it help me a lot ur word's shukran

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 2 года назад +2

    Maxadaridani waa mid saamayn igu leh Sadexsano oo xidhiidh ah waan dawanayey kamana Caajiso
    Allah Hak barakeeyo
    27.11.2021

    • @shucaybcali1156
      @shucaybcali1156 Год назад +1

      Inkabadan ayaan dhagaysanayey

    • @ahmednadiif473
      @ahmednadiif473 3 месяца назад +1

      Still Is watching ❤❤❤ 14 June 2024 Beri waa Carafo ❤

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 4 года назад +2

    Subxallah
    Allow naga qabo
    Wiixii cudur ah ooo dhan ba
    Allow adduunkaan kuwa ku fashilmey hanaga dhigin allow noo danbi dhaaaf aaamin
    Allow janada na geee yaarabi

  • @salmaan2662
    @salmaan2662 7 лет назад +8

    MashaAllah Alle Qeyr hakusiiiyo Jazakallah

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 6 лет назад +4

    M.a jazaka lah khaayrn .manta wlhi caajiska aduun isaaaran wxyaalo bdn qabsan lahaa waiska dayey jidka kso nqday wlhi salaaadi jimce dirqi kuso tukaday intaa kadib soo raadiyey daawada caajjska wna helay shukrn sh.

    • @cabdiyare4165
      @cabdiyare4165 5 лет назад

      waa mucjiso caajisku ilaahay ayaan kamagan galay caajiska

  • @hiboabdilahi1212
    @hiboabdilahi1212 6 лет назад +1

    Maasha allaah sheikh umal allaah hakuxifdiyo

  • @mahadabdikheyre1939
    @mahadabdikheyre1939 4 года назад

    wlh dhirigalin aya ka helaa shiekh umal allah hanoo xafido

  • @bilanbilanbahdoon9601
    @bilanbilanbahdoon9601 4 года назад +1

    Maasha allah illaahow diinta noo bad baadi cudurada Naga caafi

  • @zarabintmahamoud4115
    @zarabintmahamoud4115 7 лет назад +5

    jazzaka allahu khayr sheekh

  • @muusemohamedmuuse8008
    @muusemohamedmuuse8008 7 лет назад +6

    jazaka Allah sh.maxamed cabdi umal

  • @abdirahmanwehliye4045
    @abdirahmanwehliye4045 5 лет назад

    jazakumullah sheikh umal Allah naga koriyo wehsiga

  • @sacdiyomaxamed879
    @sacdiyomaxamed879 Год назад +1

    Aniga wahsi Iyo caajis oo salaada tuka la.ahy Alloow ikasaraar cajiska 😭😥😥😥😭😭

  • @OmarMohamed-og6oj
    @OmarMohamed-og6oj 7 лет назад +8

    jzkallaaah sheekh umal

  • @dayfalaahwaji5332
    @dayfalaahwaji5332 4 года назад +1

    Illahye khyre caafimaada siye

  • @d.mohammed2966
    @d.mohammed2966 5 лет назад +1

    MashaAllah wlhi waa video Nolosha qofka Aqliga leh wax kabadalaayo. Allah Khayr ha idinsiiyo

  • @suleimannouhali7671
    @suleimannouhali7671 5 лет назад

    jazaaka allah sh maxmed umal anagana hanaga kexeeeyo wahsiga iyo cajisnada

  • @abshirkhaal8403
    @abshirkhaal8403 7 лет назад +31

    Jazaaka Allahu khayr

  • @hodanzyl6974
    @hodanzyl6974 6 лет назад

    Jazaka Allhu khayr sheekuna ILahay haku xifdiyo if iyo akhiraba

  • @mahadbulshaawi6039
    @mahadbulshaawi6039 6 лет назад

    Mcha Allaah sheekh Allen ha ku siyaadiyo cilmiga diiniga noo soo gudbinayso

  • @hassanadan74
    @hassanadan74 7 лет назад +8

    JazakaAllah sheikh

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 7 лет назад

    Mash"alh Mash"alh ilhe kheer ku sii sheikh mohmed umal

  • @cabdifataaxiidxasankhayrdo1647
    @cabdifataaxiidxasankhayrdo1647 5 лет назад +1

    Jazaakalaah khaYr alle haYnaga badbaadiYo aaammeeen dhaha walaalaYaal

  • @hoodoayaan6432
    @hoodoayaan6432 3 года назад +1

    waad mahadsantahay wll keykyoow

  • @abdifataahrashiid7386
    @abdifataahrashiid7386 7 лет назад +2

    شكرا للشيخ محمد على هذه النصيحة

  • @Sahar184
    @Sahar184 7 лет назад +13

    jazaaka
    allhu khayr

  • @abdiaziz15hassan74
    @abdiaziz15hassan74 7 лет назад

    sh umal jaxahulllahu Khayr allow inoo fududay aniga iyo inta Jecel wanaaga yaa rabi

  • @naimaabdullahi6473
    @naimaabdullahi6473 4 года назад

    Masha Allah tabarakalaah sheikh Mohammed jasaa ka laah qeyral jasaa

  • @abdirahmaanmarcelo1186
    @abdirahmaanmarcelo1186 6 лет назад +1

    Masha alhh sheekh umal ilaahey haku barajeeyo

  • @ibracade5953
    @ibracade5953 3 года назад +1

    الهم انى اعود بك من العجز والگسل

  • @craxmaan9920
    @craxmaan9920 7 лет назад +5

    ‎جزاك اللهُ خيرا‬

  • @naasirabdi5425
    @naasirabdi5425 7 лет назад +1

    شكرا لك شيخنا
    وجزاك الله خير
    اسأل الله أن ينفعنا

  • @fatimaabdirahman2769
    @fatimaabdirahman2769 6 лет назад +1

    اللهم إنا نعوذ بك من العجز والكسل

  • @mohabdi4691
    @mohabdi4691 6 лет назад +1

    Maasha allah
    Sh.mustafe

  • @bushrasahal4048
    @bushrasahal4048 3 года назад +1

    Allaha ya bariik 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mayzahupih1984
    @mayzahupih1984 6 лет назад

    IllHY HKAH JAZAI MARIYOH ZHIIKH UMUL😍

  • @qaalisharaf9441
    @qaalisharaf9441 3 года назад +1

    Walaalaheey ha la I soo duceeyo

  • @abumaryam7735
    @abumaryam7735 5 лет назад

    Maanshaalaah jazakalahu kheeran Shekh umal

  • @mr.fuaadaliahmed5720
    @mr.fuaadaliahmed5720 8 лет назад +38

    subxaanaka yaa cadiim waa qodobo mudan inaan kudhaqaaqno soomaali ahaan waayo anaga waxaa nalakusheegaa umad wahsi badan ......

    • @Bwalde
      @Bwalde 6 лет назад

      Mr. Füáàd Alì Âhmêd
      Aad & aad

  • @engabdinasirseera6681
    @engabdinasirseera6681 7 лет назад +14

    jazakallaahu khayran

  • @BarkhadIbrahimYusuf-fy4nl
    @BarkhadIbrahimYusuf-fy4nl 8 месяцев назад

    Sh maxamed umal waa sheekhyada fiqiga u yaqan somali ayu ku jira qaarba masalo siirada nebiga scw ku jirta ku caaya

  • @doyoungsattitude1547
    @doyoungsattitude1547 4 года назад +3

    Vediogan ani inuu iga hadlayaad umaleeysaa markaa wax billaababa waan joojiyaa

  • @abdialia8562
    @abdialia8562 8 лет назад +12

    masha allah allaha. na xafido

  • @xamdixiiz3930
    @xamdixiiz3930 Год назад

    Wacdiga iyo musicga kala daaya cadaabta allaha idinku fogeeyee diin ladagaalan baatiihiinee

  • @abdimaalikmohamuud725
    @abdimaalikmohamuud725 Год назад

    Marwalbo caajis dareentin ama hadafyadaada ku suurta gali wayaan dhageyso xalqadaan si dhiiragalin iyo talaaboyin muhiim ah ugu qadatid

  • @ashwaaqaxmed4467
    @ashwaaqaxmed4467 7 лет назад +3

    Jasakalahu khayr sheekh

  • @abuiisa7819
    @abuiisa7819 7 лет назад +1

    sheekh umul Allah kheyr ku siiyo

  • @Khalid46518
    @Khalid46518 6 лет назад

    JAzaakalahu khyru jazaa sh alah ha INA garadsiiyo wadada xaqa

  • @إبداعيخدمللأمة
    @إبداعيخدمللأمة 6 лет назад +2

    Jidka shaydaan
    Iyo jalaafada ibliis
    Rabbow naga dhawr

  • @farxiyomohamed2967
    @farxiyomohamed2967 6 лет назад +2

    جزاك الله خيراً شيخنا الفاضل

  • @fatimaabdirahman2769
    @fatimaabdirahman2769 6 лет назад

    jazza akalah khayral jazza sheikh umal

  • @muheydinmohamud6975
    @muheydinmohamud6975 4 года назад

    jazakallahu kheir tabrkllah waan laba jabarii dathaalkaa

  • @dryaxye319
    @dryaxye319 6 лет назад +2

    alle hakaa abaalmariyo shiikhow iyo walaalaha nasoo gaarsiiyay

  • @nasriinmohamed9952
    @nasriinmohamed9952 7 лет назад +10

    jazakallahu khayr ❤

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 5 лет назад +1

    Shiikh Alle hakuxiftiyo

  • @yaxyemoha571
    @yaxyemoha571 Год назад

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد ❤️❤️❤️

  • @ahmedmuse8474
    @ahmedmuse8474 8 лет назад +4

    masha allah i laahow nasii fasiixnimada sh umal

  • @mrgoal3080
    @mrgoal3080 4 года назад +2

    Shaksiga somali ugu qiimaha badan ❤️