Waxan qof emotional ah( axaadiis, ama Quran ama qiso) Hadaan maqlo waan ooya waxana u oyaa xaalka aan ku sugnahay iyo waxa aakhira iga jira oon aanan ogayn in laigu caadabayo iyo inkale. Illahy haino danbi dhaafo kuligeen. Aamiin.
man'sha allah ilahay naarta haynaga xoreeyo sheekh mustafana iyo sheekhyada kale dhaman alle wanaga aad wadaan ilahay haydin la garab galo sheekh alle haku xafido 😍
Masha allah Eeba mahad iska leh o ka dhigay sh mustafe somali Wacdigisu qalbiga dhalinyarada ayu imaan ka buxsha badbadada Naarta ( subxanallah ) ayu ku dhiri galiya jannada ayuna u Tilmama inta aan aduunkan jogno Lakin Qofka u ALLe Wayne jeclado Kaliiya ayu JANNAD Galiya Nartana ka horeya Alle cimrigaga ha barakeyo sh Jazakalah wali ma gudan wacdiga e noqo dadka u illahay jaclandono insha allah dhamanten wan ku jcelnahy ❤❤🧡💛
أللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم واجعلنا تابعين له باحسان الي يوم الدين واسقنا حوض نبينا محمد شربتا لا نضموء بعدها ابدا 🤲😥💓💓💓
jazakallah sheikh. shukran alnasixa wax fiican bad umada islamka uhaysan alle haydin barakeyo idinka iyo shuyukhdaba. anagana alle kuwi ku camal fala hanagayeelo amen amen
Walaahi waan ooyey.
Waayo marka aad dhegaysato waxa Aakhiro jiro iyo sida aan u dhaqameyno kala duwanaasho fug ayey u dhaxaysaa .
Ilaahay ceybteena ha asturo aduunyo iyo aakhiraba
Yaarabi noo naxriiso wada toosan naga hanuuni cibaadada noo fudedeey naga aqbal.
يا رب
Sheikh Mustafa Xaaji İsmaaciil
Magacaan hadaa jeceshahy Like ii saar ❤
❤❤❤❤
Illahayow na badbaadi adiga ayaa nalahee!😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😌
amiiin Amiiin yarabii 🤲
Waxan qof emotional ah( axaadiis, ama Quran ama qiso) Hadaan maqlo waan ooya waxana u oyaa xaalka aan ku sugnahay iyo waxa aakhira iga jira oon aanan ogayn in laigu caadabayo iyo inkale. Illahy haino danbi dhaafo kuligeen. Aamiin.
Amin
Maxd ku suganthy wll😢
Ilaahaw Naga dhig kuwa camal wngsn sameyeya allow Naga bad badbaadi narta dhamaan musliminta allow kuwa Naga yeel kuwa qaataa wnagaa allow amiiiin
Maalin jumce ah 9:52AM 30/11/2018 Yaa rapi na badbaadi oo khaatumada khayr noogu khatim danbigaanu galaynaa maaha mid yar illaahow na cafi oo na zaamax
jazaakallaah sheekh mustafa allaah ha Ku xiftiyo, intaan noolnahay an naftena u oyno
Ilaahayoow na badbaadi Aniga & waalidkay & muslimiinta
amiiin Amiiin yarabii 🤲
Jazaa kalaah kheer, shekh #mustafa xaji ismacil ilaah janada hanaku kulmiye dhamaanteen amiin yarabi 👍
Sh. Mustafana Allloow Miisaanka Xasanaadka Ugu Dar Waa Culimada Hormoodkoodii Shaaskeena Sh. Mustafe Xa Ismail Haaruuun Alllow Inagu Kulmi Janadiii
aamen aamen walal dhamanteen
amiiin aamin ilahay kuwii janada kukulma naga dhigo yaa alaaah ilahay no naxariiso😂😂😂😂😂
Jahliba kaa qoslinaya wll Qosol mayalo mesha@@nabiilabashir2603
Illaahay ayaan ku dhaartee itixaan wayn ayaan ku suganahay illaahoow yaanan ku dhicin si aan aakhiro u badbaado inshallaah
Mahamed Aden . Wll alle ha kaa badbaadiyo kii ka guulestana allaha kaa dhigo. Sabarka iyo salaadana kaasho
Amiin allow janda kana dhafi yaa allh😂😂
Walal Ilaahay naxariis tiisa ha ka quusan
Please walal ilasoo hadal at least waan Ka khafiifin lahaa hadii aad nooshahay hadad Ka baxday na masha Allah wlo
codka nashiidada ama muusiga nagadaaya baarakAllahu feekum. Muxaadara qiimaleh Maa shaa Allah
أللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا ولا مبلغ علمنا برحمتك يا أرحم الراحمين 🤲😥
ماشاءالله ياشيخنا الفاضل سبحان ربك رب العزة والكرامة عما يصفون وسلام على المرسلين والحمد لله رب العالمين اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله الطيبين الطاهرين وعلي اصحابه الكرام وعلي زوجاته امهات المؤمنين
Alle ha inoo dambi dhaafo janadiisana ha inaga warabiyo hana inasoo hadeeyo aamiin amiiin amiiin ❤️❤️
Suldaanka Geeska ame
amin
.
Qeyuxmi
@@calicade2396 ☺😊😃😉😀😁😐😮
Alaah ha idinbarakeyo idinka iyo shiekhaba
maasha allh ilaahay hanaga dhigo kuwii camal wanagsan la imaada aamin yaa rabbi
Subha nallh asaxabada rasuulka salalahu calyhi wasalam iyagoo janada looga bushaareeyey iyagoo nool bay saas ucibadysanayeen inaguna saldii bana loogu taag la'yay ilaahow noo naxariiiso yaaa rab 😭😭😭
from djibouti machallah when I was listening I felt deeply my heart something very cool thanks may allah bless you
ABDILLAHI ADAN WAIS Aaamiin ya Rabbi😥😥
Mashallah
@@samiraash.7638 Eeeoeeoe
Lailaha ilalahu muhamadu rasuuluulah
Sdp
اللهم يارب السماء والا أرض اغفر لنا ذنوبنا ورحمنا برحمتك يا ارحم الراحمين ♥️❤️❤️
Illahayow nafta udanbi dhaaf dumliga caadada kadhigatey gor iyo ayaan yaa allah qalbigaayaga kabuuxi cabsidaada ameeeeeen rabiyoow
Mansha allah allah haka ralli noqdo sh mustafe x Ismail harun alle darti ayan Ku jeclahay
Allaw naga yeel kuwaad badbaadiso yaa rabil calamiin
Jasakaalah sheikh qlbiyadaayada kadhigtay qaar alle dartii u oyaaa😪 alle hagu casuumo janooyinkisa kuwa ugu quruxdabadan
Wlhi sheikh mustafa dhiira galinoo iyahay ilaahow noo danbi dhaaf 😢🤲
Masha allh allaw naga badbaadi naarta yaarabi Aamiin Aamiin
Allaha inoo danbi dhaaf
#Alnasiix
Walale wacdiga dhalinyaroy xagaad ku socotan
Baan raba walale
#sheakh_Mustafe
Akhrinayo wacdiga walale ii sodir
Jazzaakallaah khayr sh Mustafa waad na waanisay intay wax waaniyaan kuwa wax waaniya waadna noo dardaarantay intay dardaarmaan ku wax dardaarma
Sh.mustafo allaah
Misaanka xasanaadka hakusaro hakana aqbolo dhamaan acmasha wanagsan
يارب اللهم المغفر ذنوبنا😭😭😭
يارب أنت هو اللذي خلقنا
الله انت واحدك الرحيم 🥰🤲يارب اغفر ليل مسلمين
mazhalalaha jaskalahaha zhiekh mustaphe ismaciil haruun alyxfidka waxpadan paan ka faiday cilmigag alle maliinta akhiro ha ku badbadiyo inzhalahaha
sheikh mustaphe
Mahsha ALLh Laaptaa inuu furtay Meelna wad noo iftiisimay ILahey hakaa jazaa mario Sheeq In badan 🖐🏼🖐🏼
ربنا اغفرلى ولوالدي وللمؤمنين يوم يقوم الحساب
Aamin
اللهم اغفر لشيخنا ورزقه كل خير في دنيا والآخرة
اااااااااامييييييييين يا رب
Illaahow nabedbaadi
macha Allah Sheekh Mustapha xafidahulah
aad ayaad u mahadsantihin #alnasiixa #media halkaa kasii wad jazakalah khayr
أللهم اجعلنا مع خلفاءنا الراشدين المهدين واحشرنا مع زمرتهم يوم القيامة 🤲😥💓🌷💓
man'sha allah ilahay naarta haynaga xoreeyo sheekh mustafana iyo sheekhyada kale dhaman alle wanaga aad wadaan ilahay haydin la garab galo
sheekh alle haku xafido 😍
Ya rab adunkan adiga i keenay adiga dartaa ayan u nolahay ... ya allaha dariqa tosan igu Hadee allhuma maqfirlii😢😢
Amiin ya rabi dhamanteen
الله أكبر أللهم إني أسألك حسن الخاتمة وجزاك الله خير الجزاء
Nasra Adan aamiin
لا إله إلا الله محمد رسول الله الله أكبر اللهم ارحمنا برحمتك يا أرحم الراحمين وقنا عذاب النار 😔🤲
Mash alllh qeyrka iyo wanga alh kuu ziyadiyo shekh mustf xaji ismail alw ku xafid
masha allh ilaahay hanaga dhigo kuwii camal wanagsan la imaaada yaa rabbi
Jazaka allah kheir sheekh mustafa
jazaakal___llahu qayr
#sheekh mustafa ilh hakaa abaal mariyo wacdigaaga aad ina wacdisay inagana ilaah ha inaga dhigo kuwii anfacay oona qaatay
Masha allah Eeba mahad iska leh o ka dhigay sh mustafe somali
Wacdigisu qalbiga dhalinyarada ayu imaan ka buxsha badbadada Naarta ( subxanallah ) ayu ku dhiri galiya jannada ayuna u Tilmama inta aan aduunkan jogno Lakin Qofka u ALLe Wayne jeclado Kaliiya ayu JANNAD Galiya Nartana ka horeya
Alle cimrigaga ha barakeyo sh
Jazakalah wali ma gudan wacdiga e noqo dadka u illahay jaclandono insha allah dhamanten wan ku jcelnahy ❤❤🧡💛
masha alaaH
legend m.allah
يا غفور الرحيم يا الرحمان الهم عفو تحبل الكريم عفوعفونا
Allow xaqa Nagu tooosi Allow noo dambi dhaaaf Amiin Yaa rabi
Allaha kaa abalmariyo wanadaad nawaanisey anagana alaha nagu anfaco... Amiiiiiiiiiiiiiiiin ya alllah
ربنا لا تؤاخذنا ان نسيناأواخطأنا ربنا ولا تحمل علينا إسرا كما حملته على الذين من قبلنا 🤲😥
Masha allaah jazaakalaah sheikh Mustafe and alnasiixa media
صل الله عليه وسلم
Jasakallaah kheeyr shiekh Mustafa xaaji Ismail ilahay haku barkeeyo aamin
أستغفرالله العظيم وأتوب إليه
ماشاءالله تبارك الرحمن شيخ الله يحفظك ويحميك
عاشقة القران /لله ذرك
عاشقة القران امين يا رب
jasakallaah khayr shiikh ilahow na badbaadi
أللهم اجعلنا في ظلك يوم لا ظل إلا ظلك 🤲😥🌷🌷🌷💓
أللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم واجعلنا تابعين له باحسان الي يوم الدين واسقنا حوض نبينا محمد شربتا لا نضموء بعدها ابدا 🤲😥💓💓💓
Manshallah
Muxaadiradan markasta waan dhagaystaa
Allah haka abaalmariyo shiikheena weyn mustafe xaaji Ismaacil haaruun
Siddoo kalle waad mahadsantiin bahda ALNASIIXA MEDIA.
Ya Allah naga badbaadi cadaabka Ameen. Ya Rabi
Nagmo baale aamiin
jazakallah sheikh. shukran alnasixa wax fiican bad umada islamka uhaysan alle haydin barakeyo idinka iyo shuyukhdaba. anagana alle kuwi ku camal fala hanagayeelo amen amen
Mashallah muxadarada shekh mustafa qalbiga aye idajisaa
sheikh mustafe xaaji ismaacil dhiiri galiyaha dhalinta🥰thanks🥰❤
Allla Hana Cafiyo Oo Hanoo Naxariiisto,Waa Maxaduro Qalbiga Taabanaysa Allloow Na Hanuuni
Mzh Allah sheikh mustafa Allha kaa Abaalmariyo Hanuunka Aad muslimiinta Hanuunisay
Masha alah imisa maanta nala joogta inta comments baxshe sanad kahor
Wll
Wlhi kama Daalo dhageesiga 😭😭😭😭
Allow Cadaabkaga Naga Badbaadi , oo janaadada Nooga naxariiso Walidkeyga
Shukran yaaa sheekh Mustafa X.Ismacil Haruun
Jisakalha khyr sheekh
Sh.mustafe ilaahay in bdn haku daayo ❤ dar ilaahay ayaanu kuu jecelnhy
masha allah illahay haku xafido shekh mustafo❤❤❤❤❤❤
Ilahayow cabsidada qalbigayaga ku beer yarabi 😢
sheikh Allah DarTii ayan Ku jeclaHaY
Alle ha inoo dambi dhaafo janadiisana ha inaga warabiyo hana inasoo hadeeyo
بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل شيخ مصطفى هارون وجزاك الله خير الجزاء نحبك في الله
Sh. Mustafa macalinkeyga labaad marka laga soo tago aabaheyga oo xaafidul qur’aan iga soo dhigay
Masha Allaaah sheikh mustafa illahow kheir ku siii
Masha Allah
Samiraa Sh. Waa jeclahay shikha
Jazakallah sheikh Mustafe xaaji Ismail Harun Alle dartii baan ku jecelahay cimri dherer iyo caafimaad baan ku rajaynayaa,
Wxn xasuusta qiyaas ahaan 2006 ilaa 2008 mar uu hargaysa xaafada new hargaysa uu daganaa, masjidul ramadaan marka uu qudbada jimcaha uu soo jeedinayo ilaa wadada la xidhi jiray buuxitaan awgii , Xafiduhullah sheekh
maash allaah tabak allaah jasakumulaah Alif kheyar sheekh mastaf
Mahdsanid wllo jasakal khayar
Asc
Mansha Allah ilaahey ha inoo naxariisto ha inoo danbi dhaafo
أللهم إني ارجو رحمتك وأخاف من عذابك 🤲😥😥😥
Ilhyow hana cadaabin ilhyow danbigyga dhaaf allow jidka toosan igu hanuuni Allow cadaabta iga badbaadi🙏🙏🙏🙏😢😢😢
Maymun Ali amiiin
Thanks alnasiixa media
Muxadaradan qiimaha badan iyo shekh mustafa xaaji waanadiisa qimaha madan
Masha allah sheekh mustafe baraka allah
mzhalaaah ilaahay haku xifdiyo sheikh mustafe dar alle ayn ku jeclahay
اللهم صل وبارك نبينا محمد صلى الله عليه وسلم صلوا رسول الله اللهم صل على محمد وعلى ال محمد 💜
Illahow imaan noo jadiii saladihii baanu dayacnay yaa rabbi illow salada nagu hanuuni ya rabbi
Jazka Allahu. Dambigaaga Allaha dhaafo akhuna sh mustafe Haji ismaciil Iyo inta muslim ahba
illhaw xifdi shekh mustfe
Mashallah mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah may the Almighty Allah bless him with long life and make him continue with the daawah
Masha allaah, ushega allaah dartii ayan ujelahay Sheekh mustafe Xaji Ismacil
Allaha xifdiye
Ye. Rabi Naxariistaadan. kuwaydiistay🤲😭😭😭🤲
Mansha alaah shekhalecumirga hakubarakeeyo
Jazakallhu khyr sheikh
Ilahow cadabtada naga bad baadi yaaa allahaaaa
😭😭😭 alla Hadaynu ognahay qabriga waxa inagaga horeyay subxanalah allow no naxariiso
Amiin ya rabbi
Allah ku dhowro sheikh mustafa allah dartiis ayan kuu jeclhy
Mansha Allah Yaa Allah Noo Naxariiso aakhiro iyo aduunba 11/11/21 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
بارك الله فيك يا شيخنا وحزاك الله خيرا
ilahey ha inoo naxariisto aamiin