Allow quluubtena xumaanta ka zuuli jidka toosan nagu hanuuni xaqa allah na wada fahansiiyo Aamin aaamin allahumma taqabalanaa minna ducaaa yaaa rabbi aaamin aaamin🙏🙏😓😓😓😓 sheekhuna jazaka Allah khayr Allah ku xafido
Ilaahow rabiyoW waxan sameeyey ood rali ka aheyn Ilaahow qalbigeyga niyo maskaxdeyda ka madobey yaa rabi isoo duceya waxa an soo xasuunayo inuuu alllh qalbiga mardanbe ku soo ridin 🤲🤲🤲🤲
Waan ooyaya 😢 aniguu iga hadlaayay wlhi waxan dhan way i qabsadeen hadana Alhamd lillah ilaahay naxariistiisa ha ka quursanin waligaa all I say is alhamd lillah 🙏🏾
Wallahi baan ku dhaartaye been maahan. ya Allah dambigeena dhaaf. Iso duceeya ikhwaani aniga aya koow ka ah calamadahn. Inta wanaagsan uu shegey shekha waan lahaan jirey hadane inta kale ee xun aya leeeyahey. Allow ii dambi dhaaf😓😓😓😓😓😓😢😢😢😢😢😢😢😢
استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم وأتوب إليه ilahay hanoo dambi ani iyo muslimiinta dhaman intii dhimatay iyo inta noolbo ilahow iidambi dhaaf ilahow iidambi dhaaf qof walboo soo maro allaha kuu dambi dhaafo wll
Shiikhow qofa ayaa sixun iixumeyay qofkasne qalbigeyga wu ka go i la yahy mar marka qaar ilahey ayan ugu dacwoda o wn habaraa mxa talo eh shiikhow ina iso jawaabtaa rajeynayaa😢😭😢
*Asc* , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
📩 *SHAREGAREEYA*
👍🏼 *LIKEGAREEYA*
📋 *COMMENTGAREEYA*
*Hadaadan* channelka *-Subscribe-* ku aheyna Fadlan ✔️ *Subscribegreey*
Si aad u hesho wixii cusub
Jazakumullahu kheyran
Alnasiixa Media
Alnasiixa Media jazakaalalah kheyr walalayal
Alnasiixa Media walaal guruubo whstapp ah noosamee akhii
ان شاء الله
Alnasiixa Media
10 raadreebka ay sameysaan dambigayada aad gasho...
1. Barashada aqoonka lagu adkeeyo
2. Nolasha oo adkeeto
3. Dagganaasho la'aan
4. Arimaha oo adkaanayo
5. Iney adkeeto garashada wadda saxda
6. Qalbiga oo madoobaado
7. Jirkaa oo awooda arkiwaayo
8. Dadkoo naceyb qalbigooda kuu galo
9. In dambiga Kula fududaado
10. Iney dhaacada / addecida alle iney dhamadoo ood marba mar.
Dambiga dambi kale ayu kugu ridaa
Ogoow dambiga wuu is dhalaa
اللهم اني اسألك الجنه وما قرب إليها من قول وعمل صالحا
Mahadsanid walaal.
Masha allah wll tnx allah ku xifdiyo
Shukran sxb
shukran wall jasaka khayran
استغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
Ilaha ku dhaarte sheikha intu sheegay wa xaqiiq Ilahow no danbi dhaaf Ya rabi asxabey iso duceeya
Allow quluubtena xumaanta ka zuuli jidka toosan nagu hanuuni xaqa allah na wada fahansiiyo Aamin aaamin allahumma taqabalanaa minna ducaaa yaaa rabbi aaamin aaamin🙏🙏😓😓😓😓 sheekhuna jazaka Allah khayr Allah ku xafido
Maash allah allah sugo diinta islamka
Allah noo danbi dhaafo dhamaantena 😓😓 qof waliba oo Muslim ah allah cafiyo inta dhibato heysato allah ka qaado amiin yaa allah 😓😓😢😢
Aamiin yaa rabbi
Aaaaamin
Amin yaa rabi
qasaaye ka cabso aaamiin yaarabi yaaa raxmaan yaaa raxiim
Aamiin
ilahay noo dambi dhaaf intanu dambi galnaY ilahayow qalbiyadeena nadiif la dhig aaamin yaa rabi😓😢😭
Ku sali nabigeena suubana scw subscribe saar
Scw
جزاكم الله الف خير وربنا يجنبنا واياكم من المعاصي والبغض الرب
اللهم اغفر ذنوبنا 😢🤲
Subhanallah Allaw noo danbi Dhaaf ya rabb . Oo naga dhig kuwa ka fogaada xumaanta oo dhan
اللهم صل على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم صلوا رسول الله اللهم صل على محمد وعلى ال محمد 💜
Subhanallah ya allah forgive us 😢😢
Allow Dunuubteena dhaaf, Yaa Rabbi.
Saeed Mohamed Amin yaa Allah
Saeed Mohamed
Raxiimow qalbiga noo iftiinsin😭🤲🤲
ونورالله قلبك في العلم والتربية ياشيخ
Manshallah, illaahaY shiikha ha barakeyo, danbigiisa iyo danbiga waalidkiis ha dhaafo, inagana ha inaga dhigo kuwii wanadaas qaata.
JazaakaAllah Kheir Sheikh.
aamiin Sallalahu aleyhi wasalem.
AscNNEL
Asc
Alliyow. Nooo. Danbiii Dhaaaf❤️
Illaahow no danbi dhaaf oo wadada kheyrka nawaafaji amiin jazakallah ya sheikhanaa
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
maansha allah❤ tabarka allah illahay ha ku barkeeyo Sheikh ❤
Ilahow xumaanta isawiran iga madoobey yarabi😢😢🤲🤲🤲
Ilaaahow nooo danbi dhaaaf ramadaanta na caaafimaaad nagu gaarsiii yaaa allah aaamiiin
Ilaahow rabiyoW waxan sameeyey ood rali ka aheyn Ilaahow qalbigeyga niyo maskaxdeyda ka madobey yaa rabi isoo duceya waxa an soo xasuunayo inuuu alllh qalbiga mardanbe ku soo ridin 🤲🤲🤲🤲
Waan ooyaya 😢 aniguu iga hadlaayay wlhi waxan dhan way i qabsadeen hadana Alhamd lillah ilaahay naxariistiisa ha ka quursanin waligaa all I say is alhamd lillah 🙏🏾
hada ma ka baxday wll dhibaatadaan
Sheekh ilaahy raali haka ahaado❤😢
Jasakalah khayran walal❤️
Asxabey ISO duceeyaa in ilaahy jidka Tosaan imariyo oo ilaahy aniyo wixi muslim ah dunuubta naga kor qaado alllahu Ma amiin yarabi pls iduceeyaa
غفر الله ذنبك يا شيخ العزيز
YAA rabi 🤲
😭😭ya rabi no naxariiso
Masha.allah
جزاك الله خيرا
Allow wadada toosan nagu aadi yaa rabi🤲🤲
Mansha alah ilahay haku xifdiyo sheekh Ilahay kuwii ku waana qaato hanaga dhigo aamiin yaarabi
Illahayow cilmiga hanaga xirin
Illahayow cilmiga Noo siyadi
Jazzakallah khayr
Jaazaakallahu kheyr sheikhe
اللهم اغفر ذنوبنا
Aamiin Aamiin jazakallakhu kheyr sheikh Ahmed
Yaa rabbi wadada toosan inagu hanuuni jazaakumu allah qeyr🌹
Subxanallaaah 😭😦👂👂👂 ilaaahey danbikeena ha dhaaafo dhamaanteen 👐
jazakallah allhu akbar allow nobarakeey
jazaka allahu khayraa yaa akhii al kareem
MAsha Allah tabarakallah Jizzakallahu khayr
Maasha allah mahadsanid Sheikh Allah hakubarakeeyo
allow kheyrka na wafaji dhamanteynba Iyo qof wlbo Qoralkan Arka 😢😢😓 alla huma Ameen
Wallahi baan ku dhaartaye been maahan. ya Allah dambigeena dhaaf. Iso duceeya ikhwaani aniga aya koow ka ah calamadahn. Inta wanaagsan uu shegey shekha waan lahaan jirey hadane inta kale ee xun aya leeeyahey. Allow ii dambi dhaaf😓😓😓😓😓😓😢😢😢😢😢😢😢😢
😢
اللهم اغفر لنا ذنوبنا وارحمنا 😢😢😢😢😢
Allah danbigeena ha dhaafo
Jidka toosana haynagu Hanuuniyo
Dhammaanteen
Khayrka wadada xaqa ah Na Hanagu Toosiyo
Dembi Biniadembaynu u nahee
😪😪😪😪😭😭😭😭
Jazakallah qayr Sheikh
Warun alahuma maqvir dunubiina
Subahanallah.wal ciyadu pillah.
Shukran
Jazakallah Dr sheikh ahmed
Sheikh ilahay haku barakeeeyo
Jazakallah Shiiq
Allh akbr
Aloow Naga Qabo macsiyada Ameeen
Ilaahey ha ku barakeyo
جزاك الله خير
Mashaa Allah jasaa akalaahu khary fadiilatul sheeh allaha kaa abaal mariyo Aamiin Aamiin
Aaad ayad u mahadsantihin illahe haa idinka abalmariyo.
Jasaka Allah khayr
aad ayad u mahadsanthy hn .. 10 arimood aniga unbay iga hadlayan .. !!!
شكرا جزاك الله خير اخي
Jizaakallah khayr sheikh
masha allaah jasaakalaa Khayr Dr sh Axmed
guleed Darasalam
Sheekha Allaha xafido
Jazakallaahu kheyr
IlaaHaYow noo danbi dhaaF🥹🤲
Ilaahayow dambigaygi wuu bataye noo dambi dhaaf yaa allah 😭😭😭
Masha Allah allow danbigeeba dhaaf
Jaxaakalaahu qeeran
MashaAllah jazakumullahu kheir
Subxanalllah illah no dambi dhaf Ya allah
Shkran shiiqow
Subxaanallah allahayow noodambi dhaaf yaarabi.
Waar dhalinyarow aynu iska jirna macaasida nolasheena ayay burburinaysaa walahi .
Mansha allah wll halka khayrka ka siiwad
اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد
Walhi xaqiiq weeye Subxanallah macanaa wanagsana Video gan
Jazakallaah khayr sheikh
Jasaakallaah wllo
masha alaah runtii waa 10 qodob ee muhiim ah alow naga yeel kuwa diintaada ku dhaqmo
Mansh Allah jazakallah kheyr
Ya allah no danbi dhaaf ya Allah qalbigyga diintada ku xasili amiin😢😓😓😢😭🤲
Salalahu caleyhi wasalam
jaskaallah kheyr shekh
ilahoow noodamabi dhaaf
ASC. MASHA ALLAAH
ALLAAH HAKAA AWAAL MARIYO ANAGANA NAGADHIGO KUWII KUCAMALFALLA.
Subxanallaah Allow adigaa ku talasaranay nasoo hadee
Jazakumullau khayr
Allow ino naxariiso o inodanbi dhaf aamin 😢
Baarakallaah fiik
Mansha allh alle hainoodaayo culimada inafarysa wangaaga
jazaka Allah khyr akhi
Jasaakumulaahu khayr sheikh allh hanoo dhaafo danbiyada aan galayno
illaahow nahanuuni
استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم وأتوب إليه ilahay hanoo dambi ani iyo muslimiinta dhaman intii dhimatay iyo inta noolbo ilahow iidambi dhaaf ilahow iidambi dhaaf qof walboo soo maro allaha kuu dambi dhaafo wll
Masha Allah 💗💗
Masha Allah sheekh allahakuxifdiyo wax aad iyo aad umuhiima ayaad nosogudbisay
masaha allah jazaa kal lahaaaa
Shiikhow qofa ayaa sixun iixumeyay qofkasne qalbigeyga wu ka go i la yahy mar marka qaar ilahey ayan ugu dacwoda o wn habaraa mxa talo eh shiikhow ina iso jawaabtaa rajeynayaa😢😭😢
اللهم آمين يا رب العالمين