"Markaan Qayba Dilka galnay ayaanu ogaanay inay dhab tahay inaanu Dilkayagu" Halgamaa Alfa. Q/5aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • "Markaan Qayba Dilka galnay ayaanu ogaanay inay dhab tahay inaanu Dilkayagu" Halgamaa Alfa. Q/5aad
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Комментарии • 31

  • @ismailibrahimmohamed3124
    @ismailibrahimmohamed3124 19 дней назад

    Legend weeyaan alpha

  • @MohamedAhmed-pd3en
    @MohamedAhmed-pd3en 27 дней назад

    Waa geesinimadii dhalin yaradii wakhtiigaa iyo taariikh weelayn mudan. Soo badiya barnaamijyada noocana. Mahadsanid

  • @Xasmas
    @Xasmas 28 дней назад +3

    GEESI ❤ALFO❤ GUUL GOBANIMO

  • @mustafehussein6983
    @mustafehussein6983 27 дней назад +2

    Waxaanu ka tagney maxkamada Horteeda markaanu daalney 3 galabnimo waan xasuustaa

  • @abdiazizyusuf9442
    @abdiazizyusuf9442 28 дней назад +2

    Sheekada waad nagu silciseen ee mar soo wada daa

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 26 дней назад

    Waa chanalkii faqashtu u furtay yooyada cayayaanka new faqashta

  • @FadxiyaDaahir-dc9co
    @FadxiyaDaahir-dc9co 27 дней назад

    Maanta anaga xornimadii hadhsanayna❤ allah Jano ha idinku abaaliyo

  • @Jamila925
    @Jamila925 12 часов назад

    5 nin family ah ku jiray ardaydii la xidhay😭😭

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm 27 дней назад

    The Legend 👋🏽

  • @hassanfarrah9540
    @hassanfarrah9540 27 дней назад

    Legend

  • @drabdurahman_mohamoud_ali
    @drabdurahman_mohamoud_ali 28 дней назад +1

    Taxanahan qaybtiisa kale hore noogu soo galiya

  • @ismailaymankuulismo6313
    @ismailaymankuulismo6313 27 дней назад

    Sodaa fadlan qybra xigta from new Zealand

  • @NajaxCabdi-te2xv
    @NajaxCabdi-te2xv 27 дней назад

    Halyey qaran waliba nin rageed isaga iyo ragii la xidhnaaba waxey badheedhen iyago og waxa imanaya xiligii ninka rag ah loo baahna ilaahey ha barakeeyo isaga iyo dhamaanba halgamayaashii qalinka iyo qorigaba ku halgamey abaalna waa idiin heyna geesinimo cid idinla sheegan karta ma leh guushiina idinka hantiyey waana laga aarsadey laangaabtii mar jaaniska heshay dhimashaduna gacanta ilaaheyba ku jirta adeer wax kale ku odhan maaye ilaahey jaar hakaaga dhigo nabiyuna muxamed scwA iyo ehelkiisa oo uu u horeeyo nin rageedkii sayiduna Cali ibnu abaadaalib cs

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 7 дней назад

    Taasay maanta qaar inaga midi oo new faqash ahi ay baandadii afweyne u ooyayayaan

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 27 дней назад +1

    Cali benfis 1984 waxaanu kuwada jirey xabsiga mandheera siiba qolka 4aad

    • @hassanmohamoud-t7p
      @hassanmohamoud-t7p 7 дней назад +1

      Inadeer adna ka sheekee wixii la soo maray oo u sheega kuwa maanta faqashtii iyo baando mafiyo u ooyeysa

  • @hassanfarrah9540
    @hassanfarrah9540 27 дней назад

    Aad haw dhageystaan dhalinyarada dhashay 1991 kii wixii ka dambeeyey ee nimcada xejin la

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 27 дней назад

    Jilicssn

  • @Halgame334
    @Halgame334 23 дня назад

    JIIL KII XORIYADA NOO KENAY BALANTIINA QADANAY QARANKANU DHISAYNAA SL FAQASH IYO QADAWEYN MEEL BAANU SAARAYNAA

  • @sidiiqbustaale2392
    @sidiiqbustaale2392 28 дней назад

    Waar waxan oo hordhac ah barnaamijka ka daaya barnaamijka toos ubilaaba

  • @saidabdi73
    @saidabdi73 27 дней назад

    Soobadiya barnamijyadan

  • @StolSäng
    @StolSäng 27 дней назад

    Isaaq ma umuulba ilow shiya dhawa waxa saaba so ma rey

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 10 дней назад

    Waa beenaale , waa qabyaaladayste, wa tuugta maanta Muuse lacagta siiyo, ee qabiilka u _adeega,
    Waxa ka daran dulmiga uu Maanta Muuse ku taageeraayo,
    Waxa ka daran waraaqo yar yar uu qubay ayuu leeyahay waan soo halgamay, ragii Xabada ridaayay ayaa maanta Xishooday

    • @hassanmohamoud-t7p
      @hassanmohamoud-t7p 7 дней назад

      I know you because you were faqash adigaa beenaalaa cadawyohow xaasidka ahi ma ilkahaad wax kaga guri new faqash

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 27 дней назад

    Waxani ma mana waa sheekee ma wuxuu isleeyahay hadraawi copy garay

    • @hassanmohamoud-t7p
      @hassanmohamoud-t7p 7 дней назад

      Xaasidnimada iska daa wixii soo maray ayuu ka sheekeeyee

  • @LiibanJelle
    @LiibanJelle 27 дней назад

    Cuqdad😂

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 24 дня назад

      KALMADA CUQDAD IYO TARIIKH INSHA ALLAHA WAAD SOO KALA BARAN WAA LAG SHEEKYNYAAA WAXII DHACEY LAKIIN MALINTA NAFTADA SI XAQDRO AH DI LAGUUGO XUKUMO HADII ILLAHEY KA BADBADSHO HA KA SHEEKEYN WADIGA CUQAD U YAQNEE MID KALE IN AAY KUGU U DHICI KARO WAX SI U WEYNMA A AHA WHY QADARKII ILLAHEY BAAD LEEDEY WAA CUQDAD ILLAHEY WAA KU DHADHASIIN KARA

    • @hassanmohamoud-t7p
      @hassanmohamoud-t7p 7 дней назад

      Adna kansar xaasaasiyad ka qaba geesiyadii SNM waa ragii raga iskaceliyey ma afkaad ku hiil bixi cidlaad ka hanjebeysaaye viva somaliland iska ciya

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 28 дней назад +1

    MR BUGCO IMMINKA MAAD ILAAHAY U MAHADNAQDID?INTAAD TAARIIKH BEEN AH AKHRIYEYSID

    • @hassanmohamoud-t7p
      @hassanmohamoud-t7p 7 дней назад

      Waxaad tahay kuwa maanta nool ee xaasaasiyada ka qaba SNM you are new faqash and huwan