Ehelada iyo ilmihii uu ka tagay sheekh Aadan dheere ayaa ka digay in la dhaxal laga dhigo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2018

Комментарии • 21

  • @fartacadey7261
    @fartacadey7261 5 лет назад +4

    ilhey ha xiftiyo inti aba shiikh adan dhere warkisa yeshay madxoda ha rago kuwa ka so hur jedan alah no so hanunsho

  • @AliMohamed-js2pc
    @AliMohamed-js2pc 5 лет назад

    Masha allaah wax walbo wey cadyihiin cadeemo muuqdane waa so bandhigteen aabe sheekh aadam dheere hore ayu usheegay ine waqaf tahay ee tahay meel diinta lagu barto oo dad badani oo culomo ay kaso baxeen mar walbane lagu bar baariyo caruur iyo dhalin yaro diinta faafiso laga so saaro wuxu kaga tagay wiilkisa sheekh cabdi risaaq sheekh aadam dheere oo hada ka mazula xarunta ninki rabo inu dhac iyo boob wax ku qaato laga yeli mayo mesha nidam iyo kala dambey aya ka jirto xiligi tuugnimada wey dhamatay

  • @sodabiryar7580
    @sodabiryar7580 5 лет назад

    Ilahyow xafido umada somaliyeed meel walba joogan inshaalh guul iyo gobanimo inshaaaaalh ilahyow xaqa naa tus inshaaaaalh

  • @ugaasjaamow3804
    @ugaasjaamow3804 5 лет назад

    Xarunta Xerta sheikh Adan dhere ilma Sheilh Ha hishii Siiyaan H.Xer Alla Taqan Yihin Dariqada War Mxa Xal Lo Raadiya Dalka 34 fmilya Aaba is Cunese

  • @xawagamele5548
    @xawagamele5548 5 лет назад

    dariqa xaqah ilahay haidintuso intadodahaysa /2/ mowlac abihin dinta islamka udadkubarayey inad dod dhaxal adgalisan ma ahayn wainad meshu abahin kawadaykasiwadan siniyadsafi ah ilahayna melkale ayuqerka idinkasina hadii addidana adunyo iyo aqiraba waxmadhefeysin adunyada qasaro aqirana cadab iyo xisab xasbiyalah wanicmal wakildhaha sheydanka iskanara magaca marxumka halaja ifeynin hanakuciyarina sharaftu adunyada agatagay ☝لا إله إلا ألله محمد رصول الله💖💖💖

    • @axmedjaamow5722
      @axmedjaamow5722 4 года назад

      Kkkkk In La heshiisiyo Xertu maxa Udiiday

  • @axmedjaamow5722
    @axmedjaamow5722 5 лет назад

    Dan.Guud iyo Dangaar Ah Kalasara Alle ka Cabsada Luga idiin duugane

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 5 лет назад

    Aduun jaceel meel lawaqfay hunguri

  • @khadiijomaxud2477
    @khadiijomaxud2477 5 лет назад +1

    Waa xir oo aan ilahey ka baqeyn waxey rabaan in ey ilahey ugu sharigaan ku xadreyaan ilahey ha soo hanuunsho sufiyada iyo intii ka lexdey wadadii nabigeenii calayhi salatu wa salaam

    • @sharifjama20
      @sharifjama20 5 лет назад

      Nabiga hanabin narr gale

    • @aadanmaxamed8281
      @aadanmaxamed8281 3 года назад

      dardaarinka aabihiina kusucda imaanka alah idin geliyu

    • @abdiqaninor7385
      @abdiqaninor7385 8 месяцев назад

      Shirki micnihiisa maba taqaanid jaahilow

  • @abdikadirbare3148
    @abdikadirbare3148 5 лет назад

    in la dhaxlo ayaa sax ah

  • @hanihaji3503
    @hanihaji3503 5 лет назад

    Madia ha ma maxkamad ayay noqotay wax walba o famly quseeya maxaa media ha loogula so ordayaaa

  • @infaymousson7426
    @infaymousson7426 5 лет назад

    Waalidku hantidiisa maka dardaarmi karaa

  • @infaymousson7426
    @infaymousson7426 5 лет назад

    Malaha waxbaa qaldan nina dardaarankii aabihii ma diidayee kuwani amay goobta dan gaara ku qabaan kuwa doodayana ay meesha banaanka ka joogaan

    • @fartacadey7261
      @fartacadey7261 5 лет назад +1

      My my my my sx waye Abe shiikh Adam dhere waqaf ahan ayu ka dhigay e xaqa alah tuso kuwa ka so hur jedo abahod dhulka u ka dartarmy ilheyna ha so ha nunsho amin amin adinkane in ilhey hanunka to so o abahod warkisa yelan u soduceya bal

    • @quruxbadanqayowcn5410
      @quruxbadanqayowcn5410 5 лет назад

      Ha wadidas bayoH gofna warka abihi madidayo eekuwan wakuwan dangara kuqaba meshas

    • @quruxbadanqayowcn5410
      @quruxbadanqayowcn5410 5 лет назад

      Wasidas midha ayaga danogara kuqaban