Yuhuudii xadka lagu hayey iney ka faaideysato oo soo gasho dhulka siyra oo hubkoodii burburiso dhinac kasta waa wax laga xumado se maxey aduunku uga aamusanyey
Sheikh Mohammed fadlan su,ashan marar badan ayaan Ku weydiyay ila hadana jwb kama hayo malaha dadkalana sidas ayey ugu warer sanyihin ayaan fili farqiqa u dhaxeya PKK iyo sdf iyo iney suniyiin yihiin iyo waxa ey yihiin ino sheeg mahadsanid
Inshll m.ciise kurdiyiinta afka ciida loo darayaa waqti dhowna waad arki dontaa sababtoo ah marekanka waa xariif xalada ayuu qimaynayaa kadib dhanka kale ayuu kasoo jesanayaa garabkoda ayuu ka baxayaa waxayna ku qasbananayaan in ay hubka dhigaan israa,ilna wxaa lagu qasbayaa in ay suuriya ka baxdo
Asc maracade. Israiil xabad joojinta ay sheegeyso daacad kama ahee wa marin hababin waqtiga ku dheerwy saneyso si ay ubaabi iso dadka rayidka ah ee reer falastiin
Shaydaanka aduunka waalaya ee nabada u diidan waa yuhuuda haddii aan imika dadka muslimiintu u midoobin, sanado kadib waxa la iswaydiindoonaa meel ay ka jirto dowlad muslim ah.
israa.iil ayada ayaa gacmaheeda ku samaysanaysa sidii siiriya looga weerari lahaa waayo ma ahan dal bariga dhexe ku jooga nabad waxaana filayaa in uu dhamaaday waqtigii wanaagsana ee israa.iil
Syria sida loo gumeynaya oo raali ka noqotey Turkey ,waxasy u muuqataa useless iney noqotey wixii Muslumiinta gumeynayo rabi ha qabto , kuwa mùslumiinta u gar gaara ,rabi ha u gar gaaro.
Midkamida geesiyaasha daran ee kataaib ciize Diin Alqasaam oo toori kudilay sarkaar iyo 3 askari oo yahuuda cadawga Allah iyo cadawga muuminiinta الله أكبر ولله الحمد 🇸🇴 🇸🇩
Alxamdu lillaahi rabil caalamiin guuldarada kudhacay yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah
Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah
Maracade shaw maxamed ciise wn ku salamaya sxb
Caawa jimco aan kuwada salino
Kan ugu sharafta badanaa kuwa ilaahay abuuray ugana dabeecadwanaagsanaa
Waa xabiibkeena mohamed salakaahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤
❤❤صلى الله عليه وسلم
Waxaad Tiri Anigu waa mxmd Ciise waa marka 1waad ee maqley Sxp Magacaaga Alle Haku Xidiyo iyo Dhamaantayada🤲🏾
Walaahi waa wax laga xumado cadawga yuhuuda ah ee gudaha sida badheedhka ah Syria ugu gardaroonaya dalka xorta ah iyo sida aduunku uga aamusanyey
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
Alx ana ugu hor arkey❤
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Guul xm insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wa ku salamay maxamed ciise Sxb mahadsanid 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Mansha Allah Islamka guuul guuul insh Allah ❤❤❤
Cawa wa jimce ku sali nabigan maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Yuhuud ayaad noo buunbuuninaysaa.
Ilaahay ha jabiyo Yuhuuda
Hye sxp maxamed ciise ..waan ku qabtey laykta
Waa run israail aa ka faaiday😢😢😢ciil wllhi illahow muslimka qalbigooda cabsida kasaar oo muslimka sidi lagu yaqiinay allow ka dhig oo geesinamada laheed si eey gaalo iyo yuhuud meel iskaaga saran
Amiin ❤
Asc maracade show sheikoyinki sirdonka nosobadii that is very very amazing
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤🎉🎉
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤❤Salallaahu ❤caleyhi ❤❤❤
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Maracadde show wanku salamaya walaalkay maxamed ciise
Yuhuudii xadka lagu hayey iney ka faaideysato oo soo gasho dhulka siyra oo hubkoodii burburiso dhinac kasta waa wax laga xumado se maxey aduunku uga aamusanyey
Amarku waa kii alle siiriya waxaa qabsanaya ahalu sunnah insha alaah
Sheikh Mohammed fadlan su,ashan marar badan ayaan Ku weydiyay ila hadana jwb kama hayo malaha dadkalana sidas ayey ugu warer sanyihin ayaan fili farqiqa u dhaxeya PKK iyo sdf iyo iney suniyiin yihiin iyo waxa ey yihiin ino sheeg mahadsanid
Walahi layaab ayey ilatahay Mohamed
Ustaad Mohamed xagee ku iloowdey isbadalkii ka dhacay Africa MD yahye taroore
Allahu abkar
Asc m/ciisow wll golaani waa.diblamaasi runti aragti dheer lkn 1caqabadbaa haysata taxriiralshaam taaso ah turkiga oo raba kuawaan inuu xasuuqo
Mawalaalnima sidaasi muxuu kudhaama kuwiihore ee ruushka iyo iiran balhaduu saxyahay mu israail kadifaaco waxan aysamaynaso 2caqabada kale waa.israail oo doonaysa in ay argagixiso kutilmaanto xukuumadan iyagna waydiidayaan
Gaalo in uu qanciyo waxba uma dareyso sidasna ma lugu daynaayo
Scw
اللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين يا رب العالمين ودمر حساد ألإسلام.الخاصة يهود.ومع بنميم أهل النار والأمريكية ومن معهم يا الله
أمين ياالله
Inshll m.ciise kurdiyiinta afka ciida loo darayaa waqti dhowna waad arki dontaa sababtoo ah marekanka waa xariif xalada ayuu qimaynayaa kadib dhanka kale ayuu kasoo jesanayaa garabkoda ayuu ka baxayaa waxayna ku qasbananayaan in ay hubka dhigaan israa,ilna wxaa lagu qasbayaa in ay suuriya ka baxdo
Keep going
Alxmdulillah ❤
Kurdigu waa inuu kaqaybgalaa Dawladda cusub ee Suuriya waana inay ciidamadooda kudaraan ciidamada QARANKA SYRIA.
Asc: waxaa lakaari doonaa maali israail oodu leesan ookuwa hada karab taa kan ee waxbo ee uqa baneenin::
Asc mrcde show waxaad moodaa in xoogagan qabsaday ,syria in ay xidhiidh la leeyihiin yuhuuda say wax usocdaana waa la arkaa ruuxii caqlileh
Weey iska cadahay siyria waxa kala qeebsan Israel turkey iyo usa
Allaha ugargaaro Ree gazza
Israa,iil waa meeshii lugu Soo afjari lahaa siiriya ,INSHA ALLAH
Israel hadda iska dhax mushaax dheh Syria waqtigeeda la imandonna inshallah
Waa.laqabsaday.carab.kol.hadii
Ay.isra.el.gudaha.ugashay.suriya
War maracade wuu khaldamay ee taangiyadu waa kuwii shiicada markii ay ka baxayeen ee ogaada❤🎉
Taangiyadu waakuwii yuhuuda magaaladase macadaynkaro laakiin israa iil weyguulaysatay
ninkii ugu horeeyey kusali nabigeena
صلي الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Asc sida ayey u egtahay laakin Allah ayaa dunida xukumaa
Freee Palestine ❤❤❤❤❤❤
Amiiiiiiiiin insha allaah free palestine
Maya i.n waa qaniimo uu alle uhibeeyay suuriya
Asc: qof walbo oodhaalim ah asaka ayaa noqon doono madhlum::
Kawara saan shee uiri
Asc
Golani asalkiisu waa Yahuudi waana is dagmenu isaga,Israel iyo western countries.
Rush iyo rash iyo rah maroodi ku joogsaday allaha kayeelo cududa israaiil raad iyo jaan meel dhigaan aduunka halaga waayo insha allaah
أمين ياالله
4:17 4:20 4:21 4:22 4:22 4:22 4:23
Maxamed cise wan kusalame saxib watna kumahat san tahey hosha at noheysit
Ana manta uhoreyaa
Maracadaw.lacagsodircaawa.badh.go.baan.ahaye.zxp.markaan.habeenkii.jaadku
Maracade Dagaalku Muu Socdaa
Wax Kla Cadee
Illahow islaamka garabsii
Asc maracade. Israiil xabad joojinta ay sheegeyso daacad kama ahee wa marin hababin waqtiga ku dheerwy saneyso si ay ubaabi iso dadka rayidka ah ee reer falastiin
Isrll waxay qorshaynaysaa in ay samayso greater Isrll
Maracadow alaabtaas anaa aqaana kabiituur baa ladhahaa markay iskugu toosto ciidankiisa dhul iyo cir iyo bad iyo gantaalo waa xaqiiq inuu ladagaalamayo
Israel iyo jabhada taxriir wax baa kadhexeeya
Yahuuda furin 3 siriya ha lagaga furo
Asc maxamad ciise habaanwanagsan
Aragtidayda;:hugaamiyuhu waa ismaahinaa
Isriil’kaliya ma’ahan ee reer Galbeed ayaa horkacayo yuhuuda
Awr. Kiraale. Yuhuuda. Shaqeeya. M/show
Turkiga iyo mareekanka siiriya wey isku arki doonaan. Isbadalka siiriya israaiil wey ka faaiideesatay
Turki waquwad waqtigana awodkuleh syriya jahadu donana kawerarikara koxaha cadawgisa maraykana sitosa ugama horimankaro turkiya iyado koxuhu dagalkadhana turki iclamiyen shuruc bayleyihin nato
Horta maxay yahuuda wadanka uga ceshan waayeen mise way la shaqeeyan kuwaan wadanka la wareegay🤔
Aniga wayi ilatahay yuhuda inayi qab katahay qabsashad siriyaa
Israel Way ka faa iiday Isbadalka
Kadhacay Suriya Waayo
Dhulka iyo Hawlgalada
Ay kawado
Horumarka israil waxa siyay turki asigoo isbiday inuu caqli ka wato.
Waxamarkasta lafilayay ayaa ahaa in israil turki kacarqaladayndonto gusha ukagaray syriya iyado isticmalaysa gacanta maraykanka adegsanaysana bkk iyo ypg
Asc❤
marwalba israeli laso magacabo necebka an uqabo wa si kordhaya😷😠💯
Maxaad erdogan oo dhabanada haysta usoo dhigty wllo niyada laysu dhisaa yuhuuda Illahay ayaa qabanaya
Waa ruuntii ..hadalka butin ee.isbadalka siriya.Isreiil.ayaa.ka faiiday.sxp
Iga qor sarrail kibir kabty lkn wee jawi donan sida weka dicifi tariqda mba ahato 1gees o awood leh lkn myayq
Shaydaanka aduunka waalaya ee nabada u diidan waa yuhuuda haddii aan imika dadka muslimiintu u midoobin, sanado kadib waxa la iswaydiindoonaa meel ay ka jirto dowlad muslim ah.
Waxayn kugusoobiiriy totubadii ogtoobar Wan faadumo daahiri waxyn Goog buuram
israa.iil ayada ayaa gacmaheeda ku samaysanaysa sidii siiriya looga weerari lahaa waayo ma ahan dal bariga dhexe ku jooga nabad waxaana filayaa in uu dhamaaday waqtigii wanaagsana ee israa.iil
Waa sax jamhadu waxbay fahansantahay sababtoo ah yuhuuda waa sirta reergalbeedku ay kufashilinsyaan marka waa sax dhag inaysan ujalaqsiin mustaqbalka huyuuda way iska dhicindoonaan hadase juc yaykusiin
Greater Israel waa riiyo an hergalin donin
🎉❤❤❤❤
Israil waxay baa bi isay hubki syriya markaa matasaa ka faai daysiya
Sharaaca iyo dawlada kumeelgaarka waa inay cafiis ufidiyaaa askartii hore
Syria sida loo gumeynaya oo raali ka noqotey Turkey ,waxasy u muuqataa useless iney noqotey wixii Muslumiinta gumeynayo rabi ha qabto , kuwa mùslumiinta u gar gaara ,rabi ha u gar gaaro.
Manta wasôuŕya marina iran sahàndañbaña tourgî
Israaiil maxaa loo dhowran nayaa 😢
Aniga waxey ilatahay suuriya ineysan qabsanin taxriir ashaam oyqabsatay sahnuniyadu waayo iyado israai'il hadhiyo haben werar kuheyso suriya ayuu leyahay golaani israai'il cadawkuma nihin sahnuniyada carbed buna kubiiray ayaad modaa sida mbz siisi cabdalaha 2aad kan mariko hofadhiya ilaahayse habad badiyo gudahan muslimiinta garahana falastiin insha alaah
Maanta 11111111
wayka faaiideen weyse eedidoonaan
Waxaa (O) la giliyey jordan oo xiligii rabto ay gili kartaa israil
ADER. MUCARADKA. KHABSADAY. SURIYA. YAA. GOLAHA. AMANKA. KA. DIFACI. DONA. YASE. SALIDII. SIDONA CELAHII. TAMARTA. WAA. TAN. LIBIYA. OO. KALE.
🎉🎉🎉😢😢
Israiil hadan layska dhici ma joogsanayso khalad aywadana maraykanka ayaa ku tageersan waana gardaro garab og
Walaahi afki ba juuqda igabay, yahuuda dhul horleh bay kaqabsaden siriya, qaramada madobe aya canbareysay ficilka israil, mareykankuna wuu tageray inay siriya israil qabsato illahow musliminta cabsida kasaar oo dalalka musliminta dabadhalifka yahuuda aya hayste ka dulqaad.🤲🤲🤲
Bariga dhexe waxa xor ah waxa kajira falsatiin
😢😢😢😢😢
Maimed isse
Hubkii uu katagay Assad waxba uma tareen ciidankaan cusub waayo waa meelkale laga controlaayo. Muhiimadda waa warshadihii wax soosaarayay hase yeeshe, micno sameyn meyso, marka turkiga haduu dagaal qaado wuu guuleysan waayo hubkiisa ayaa eed aax tar uleh