CAAGA ISTAAJI CUNTADA CUN DEEQOW OO CUNTADII KA DHAMEEYAY WIILASHA QOSOLKA ADUUNKA😳🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 795

  • @SabariinAbdullah-im6hm
    @SabariinAbdullah-im6hm Месяц назад +274

    Yaa ila arkay markay samia cadnan biyaha uqarineeso omg❤😂😂😂

    • @MarkawoCbdulahi
      @MarkawoCbdulahi Месяц назад +7

      Ani aakula arkaayi😂😂

    • @SagalQaasim
      @SagalQaasim Месяц назад +4

      anaaa arkey😂😂

    • @user-bp6nm1mn7q
      @user-bp6nm1mn7q Месяц назад +1

      wn aragna ❤😂😂

    • @user-zs8ru1os8e
      @user-zs8ru1os8e Месяц назад +6

      Ala ano so qori rabo Ayan ku arkay Ana tula arkayyy😂😂

    • @NaiMaMuHumEt-yf3oo
      @NaiMaMuHumEt-yf3oo Месяц назад +1

      Wlhi ani arkay alpha ku qaylyywelipa cannot ayar qaty izna😂

  • @Aishuu240
    @Aishuu240 Месяц назад +236

    Gamekii buufinta kooko iyo cadnaan waan kaa sugaynaa saamiya inta igu raacsan like😊😅

  • @leylaabdikadir2899
    @leylaabdikadir2899 Месяц назад +336

    Samia challenge bufinka koko io cadnaan waa ka sugonaa inta ugu raacsan like 👍🙏

  • @AhmedAhmedilkacase
    @AhmedAhmedilkacase Месяц назад +91

    Bajiye iyo bisbaas oo gabdho ah oo sundus kujirto plz waligay wax makaa codsan😢

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 Месяц назад

      Adoo wiila mxaa wxs ka daawane 😂😂

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 Месяц назад +79

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢😢

  • @Captian_Dool_20_24
    @Captian_Dool_20_24 Месяц назад +188

    Inta ila jecel saliga nabiga scw like❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +195

    TEAM SAMIA ONE Like 👍 ❤

  • @user-yy2pl1xw4c
    @user-yy2pl1xw4c Месяц назад +38

    Ala deeqow wa xaraabo suu farta leyhy io suu wax ucaayo ala deeqow jini wa funny😂😂

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Месяц назад +87

    Deeqoow jini qosolkiisa iga gadan😂😂❤

  • @AbdikadirJilib
    @AbdikadirJilib Месяц назад +43

    Samia Ahmed Jir Oo joog Abaayo One love Team 27🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nawaal.ibrahimcabdi
    @nawaal.ibrahimcabdi Месяц назад +37

    Alawiilasha noosoobadi abaayo intaigu raacsaan ❤❤❤❤

  • @yousra52
    @yousra52 Месяц назад +36

    Alla wiilasha wey xishonyn samia marwan intu janis heley bu hl bardho afka gashtey😂 lkn deeqow iyo beza cadi ha😂 samia next ina bajiyo iyo bes bas kentid raba ani sey calosha u wda xanunto😂

    • @NajmaH143
      @NajmaH143 Месяц назад +3

      Nin buuran xarif maha

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +33

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻🕋❤️

  • @sacdiyoabdalleali8550
    @sacdiyoabdalleali8550 Месяц назад +14

    Alla deeqoow jini waa funny 😂next time sambuus iyo bur iyo bajiye iyo leefleefow 😂

  • @farhanomar8476
    @farhanomar8476 Месяц назад +37

    Ay Zamia Jack Cadnan Hoos ayey Biha Ka ZinaySa Ar Jacabl aaaaaaaaa ❤

  • @wizerd___4rl
    @wizerd___4rl Месяц назад +2

    Samia cadowgaga Allah hajawiyo Ya rabi......🤲🤲😢

  • @Queensuniira
    @Queensuniira Месяц назад +20

    Alla deeqow qosolkuu iga dhameeyey😂😂 si mcn ayuu u casheeyey😅

  • @user-sx9jq2dk9h
    @user-sx9jq2dk9h Месяц назад +35

    Waxaan ku faxsanahay inaa qofka labaad oo kasoohadasha noqdo ❤🎉

  • @Asmadagan-lw5eb
    @Asmadagan-lw5eb Месяц назад +14

    Sanbuus bur bajiye Leeleefoow sugoonaa berri samia abaayo wallhi cawa vedioga was so interesting

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Месяц назад +3

      Waxaas raga loguma talagelin dadkaani waxba ma oga jidh dumar ayad yeelan

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Месяц назад +33

    Vaaaaaaaar cadnaan biyaha hoos hoos looooogu dhiiibey😂😂😂

    • @NasroIprahim
      @NasroIprahim Месяц назад

      Waan kula arkayay waxba mesha ka socda

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs Месяц назад

      @@NasroIprahim haaa walhi

    • @AsmaCabdi-tc7we
      @AsmaCabdi-tc7we Месяц назад

      Anba wan arky wlhi qof ila fikira oo ila arkayey comantiga ka dhex radinyey bela tahy😅

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs Месяц назад

      @@AsmaCabdi-tc7we waxaasaaa la idhahdaaa jaceyl

    • @fashion20001
      @fashion20001 Месяц назад

      Sxb ka ga qaliga ah wad uhilinesa nh saas waye wax fahma 😂😂😂

  • @bileabdulkadir1
    @bileabdulkadir1 Месяц назад +23

    Samia Waa gabadha ugu Miskiinsan team 27❤❤❤

  • @Dahiralasow-t8z
    @Dahiralasow-t8z Месяц назад +32

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

  • @AminaAbdirashiid-su7ju
    @AminaAbdirashiid-su7ju Месяц назад +11

    Alla deeqow iga qosliyay la aantis abaar😂
    Samia adiga io cadnaan barnaamij lahjada soosameeya plz

  • @Aishuu240
    @Aishuu240 Месяц назад +13

    Deeqpw meeluu ku jiro waali lagama waayo😂😂😂

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 Месяц назад +34

    TEAM SAMIA ONE LIKE 👍

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Месяц назад +3

    Deeqow is not easy 😂😂😂😂😂😂

  • @SihamMahamoud
    @SihamMahamoud Месяц назад +7

    deeqow jini waa habeen uu si fiican u cunay Machallah 😂

  • @hanadnadiif4007
    @hanadnadiif4007 Месяц назад +14

    Deeqow jinkii buu walay ya xasuusta😂😂

  • @user-fe5hv2oy3b
    @user-fe5hv2oy3b Месяц назад +10

    4:31 sidaan uqosley leeh😂😂😂😂

  • @user-hv4iu2ih7b
    @user-hv4iu2ih7b Месяц назад +16

    Samia waaa ku jeclahay abyo mcn❤

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Месяц назад +13

    Saamiyo keen asad hajio wlhi xabad idinkama tagayo😂😂😂😂

  • @Umalkhayr324
    @Umalkhayr324 Месяц назад +15

    Ala samiyaay hada bad baaday Alx nin maa cunto u balamisay aday ku raac San gaadheen qali😂😂😂❤

    • @yousra52
      @yousra52 Месяц назад

      😂😂😂

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Месяц назад +4

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @user-em2br5yq3s
    @user-em2br5yq3s Месяц назад +6

    Qosolkii ayaa iga dhamaaday 😂😂😂😂deeqow waa dilaa weyn 😂😂

  • @nimcojamac8138
    @nimcojamac8138 Месяц назад +13

    Deeqow caadu ugua dhergy😂😂😂

  • @Ladancidi-j
    @Ladancidi-j Месяц назад +16

    Maantay anaa ugu horeeya one lik❤ subiscry team kokok❤❤❤

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Месяц назад +10

    Wlhi waxanaaa jeceyl la dhahaaa saamiyaaay😂❤❤❤

  • @NergieTullo
    @NergieTullo Месяц назад +6

    si fiican waxaan kugula talinayaa inaad joojiso wax iibsiga Mcdonald maadaama ay sii huriyeen xasuuqii Gaza #Qaadacay Mcdonald

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q Месяц назад +16

    Koko gurigeeda😂

  • @xalimomaxamud5864
    @xalimomaxamud5864 Месяц назад +7

    Deqow wuu iga qosliyey wlhi😂😂

  • @MuwaahibabdiAli
    @MuwaahibabdiAli Месяц назад +10

    Asxabta Samia Ku xidhan waxaan idinka codsanayaa inaad iisoducaysaan 40 qof ducadooda waa la,aqbalaaye plz iisooduceeya wllayaal dhamaantiin waani jeclhy😭😭😭😭

  • @SaabiriincabdiShakuur
    @SaabiriincabdiShakuur Месяц назад +15

    Saamiya qof uga horeeyo ani waaye😊

  • @Dekkahabdi3
    @Dekkahabdi3 Месяц назад +4

    Deeqoow dhiblow kulahaa kaligaa lee tartameysid😂😂😂

  • @user-ll4dw7wz3x
    @user-ll4dw7wz3x Месяц назад +4

    Xazaasi mid maaha saanbuus dhexda muus uga jiro xgee laga cunaa alla caawa qosol iguma hadhin😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @yousra52
      @yousra52 Месяц назад +1

      Wa imtixaam wilashan wllhi😂😂😂

    • @user-ll4dw7wz3x
      @user-ll4dw7wz3x Месяц назад +2

      @@yousra52 Haa wllhi caawa beerka I xanuunay qosol dartiis😂😭😂😂😂😂

    • @yousra52
      @yousra52 Месяц назад +1

      @@user-ll4dw7wz3x deeqow sidu leyahy farta anigo ku qoslaya hazazi kulaha sambus dhexda mos uga jira😂😂

    • @user-ll4dw7wz3x
      @user-ll4dw7wz3x Месяц назад

      @@yousra52 soomaha wllhi anoo Kaas la yaban buu hazazi igu daray kaaga daranta suuli buu iska aaday hazazi game socda😭😂🫶🫶🫶

    • @yousra52
      @yousra52 Месяц назад

      @@user-ll4dw7wz3x kga daran wxna mu cunin hora calosha loga hayey wiilasha wa funy mrwlba😂😂

  • @suleqamohamed9194
    @suleqamohamed9194 Месяц назад +29

    Cadnaan prank ku soo samee 😂

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 Месяц назад +7

    Peza muxuu dhahy waxaa adi rabtidaa rabaa aa Jini ka maseere ma uJeedo miyaa😂😂❤

    • @BrwaqoMuhmed
      @BrwaqoMuhmed Месяц назад +1

      Siduu u eegay mad arkeeen markii dambena uu dhahay sab way rabaa wxuu og yhy inay jceshahay😂😢

    • @maandeeq2121
      @maandeeq2121 Месяц назад +1

      Si halista ah loo fiiriya peza😂

  • @nasrajibrilnasradegen6290
    @nasrajibrilnasradegen6290 Месяц назад +10

    Wllhi waan qosolya 😂😂😂🎉❤

  • @AbthishakurMohamedali-jv6lj
    @AbthishakurMohamedali-jv6lj Месяц назад +9

    Deeqoow legend waaye wlahi nooloow zxp 😊

  • @Mimimaan
    @Mimimaan Месяц назад +12

    Samiya noo soo badi video yada🎉🎉❤❤❤😊

  • @NasroabdullahiTarabi-cl7tk
    @NasroabdullahiTarabi-cl7tk Месяц назад +15

    Yes Anaa u horeeya one like Team samia ❤

  • @Zuumi_Liyo_l27
    @Zuumi_Liyo_l27 Месяц назад +7

    Deeqow xulka qaranka waaye 😂😂😂😂😂😂😂

  • @SafaAli-dc6bz
    @SafaAli-dc6bz Месяц назад +7

    Sabuus iyo bajoyo keen abyo 9:49 samiyo cadnan sidey biyaha u siiyey aniga waa ni wata samiyo part 2 rabna abyo

  • @najmomoha2316
    @najmomoha2316 Месяц назад +12

    Saamiya cadnan maxay biyaha ugu qarsiy😂

    • @HoodoAadan-ns4vm
      @HoodoAadan-ns4vm Месяц назад

      Iska fahan dee😂😂

    • @najmomoha2316
      @najmomoha2316 Месяц назад

      @@HoodoAadan-ns4vm jacayl iyo qufac midna ma qarsooma maqli jiry😀hada tiiba tagan

    • @Xidigolifestyle
      @Xidigolifestyle Месяц назад +2

      Tiktok si loo wareejiyo

    • @SihamAhmed-q3k
      @SihamAhmed-q3k Месяц назад +1

      @@Xidigolifestylewaaa fahantay 😂iyadaaaba camera da kusooo dhaweysay kwrn si loooo arko

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni Месяц назад

      Ha😂​@@Xidigolifestyle

  • @MaryanCumar-u6h
    @MaryanCumar-u6h Месяц назад +3

    Hhhh wllhi wiilishan qosolka iga dhameeyeen noo soo badi abyo saamiyo😂😂😂

  • @housnia
    @housnia Месяц назад +6

    Samia qurux badan iyo deqoow jini wan ni salamay from Djibouti cawa qosol adunka ❤❤❤

  • @urs9-k5h
    @urs9-k5h Месяц назад +12

    Ceyda iyo cumeer kudodar❤❤❤❤

  • @ifrahizmacil7835
    @ifrahizmacil7835 Месяц назад +4

    Samia qali heesaha iyara dulsaar siuu program qurux batoo💚🤍❤️

  • @CabdinajiibYare
    @CabdinajiibYare Месяц назад +4

    deeqow mocalimow ubalami samiya😂😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Месяц назад +17

    Team samia one like 🎉🎉

  • @AmanYare-xb5zc
    @AmanYare-xb5zc Месяц назад +5

    Alla samia yaa ila arko iney unexeyso wiilkeeda 😂😂 means jecelkeeda iney hoos hoos wax usoosey 12:10 ❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 Месяц назад +6

    Samiyo axmed begar usoo badi ❤❤❤samiyo koko iyo amiira sedexdiina teamka ugu jeclahay

  • @HoodoAadan-ns4vm
    @HoodoAadan-ns4vm Месяц назад +6

    Deeqow funny waaye wallhi 😂😂

    • @yousra52
      @yousra52 Месяц назад +1

      Haaa wllhi cawa sa ugu so celceshanayey wa dhiman garey qosol le gacanta su leyahay😂😂

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 Месяц назад +6

    Deeqoooow😂dhaylo haloo keeenno😂😂😂

  • @hanadcali116
    @hanadcali116 Месяц назад +3

    deqoow rageyg dheh legenda wllhi kuwo xishod ucnayey ❤😂😂

  • @hamdisabir9320
    @hamdisabir9320 Месяц назад +6

    Deeqow kaligiis ma ahyn jinki balacunay😂😂😂

  • @user-ve3qd7rr3k
    @user-ve3qd7rr3k Месяц назад +2

    Deeqow baaa qosol igu dilay😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdullahisheekhcali8145
    @cabdullahisheekhcali8145 Месяц назад +9

    Samia in the building one like ❤

  • @hindahodan
    @hindahodan Месяц назад +5

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashaabdi2917
    @ashaabdi2917 Месяц назад +4

    Part 2 Samia deeqow so funny wlhi

  • @user-zv8dq7qs1y
    @user-zv8dq7qs1y Месяц назад +4

    haweendanbo waxaakasugeyna jaalanjiga❤ buufinta cadnaan iyokoko

  • @Canabaxmed-x6g
    @Canabaxmed-x6g Месяц назад +9

    Samiyadeena🎉❤

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab8841 Месяц назад +35

    Reer RUclips waxba masoo jafaan 😂😂 nabbiga kusaliya m.a team samia😂 kuhayan tiktok nogeeya videowgan😂 alla deeqow umad maaha

    • @ZareedoAhmed
      @ZareedoAhmed Месяц назад +2

      Scw scw❤

    • @amranhajji
      @amranhajji Месяц назад +1

      😂❤wlhi RUclips dadkii caadiga ahaa baa Jooga

    • @anisodahir7015
      @anisodahir7015 Месяц назад

      😂😂😂from TikTok

  • @AishiMuze
    @AishiMuze Месяц назад +3

    Deeqow funny weye 😅😅

  • @SawdoMoha-qr6mo
    @SawdoMoha-qr6mo Месяц назад +6

    Wlha wilasha Mar labad kusoo celu😊😊😊

  • @SabrinMohamud-lq8li
    @SabrinMohamud-lq8li Месяц назад +2

    Deeqow ciyarta bilowgeda caga marku u istagi wye suu uqoslay😂wlhi Deeqow Aniga hdaa argo qosol dartiis ooyin iga imato😂😂😂😂

  • @cimar7894
    @cimar7894 Месяц назад +2

    Kaligaa lee tartmaysid ar deqow waa😅😅😅😅

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya Месяц назад +5

    9:44 yaa ila arkay samia cadnan biyehe u dhiibtay😂😂😂😂

  • @Boqoradaogaden25
    @Boqoradaogaden25 Месяц назад +11

    Team samia one like

  • @QaliCisman-c9h
    @QaliCisman-c9h Месяц назад +5

    Waku sa lamay samiya quruxley horiuso co abowe mac❤❤❤

  • @cabdifetaxAAbe-xs1sm
    @cabdifetaxAAbe-xs1sm Месяц назад +2

    Deeqo jini umad ma ahan wallahi😂😂😂😂❤❤

  • @user-qs5nl8lp3p
    @user-qs5nl8lp3p 23 дня назад +1

    samia challenge bufinka sundus iyo kiki koko iyo amira qurux pls

  • @suleqamohamed9194
    @suleqamohamed9194 Месяц назад +4

    Wiilashan funny weeye ❤😂

  • @Sagaliitacadey
    @Sagaliitacadey Месяц назад

    Deeqow waa nin adag weyè 😂😂😂😂😂😂😂

  • @MohomedMustafe-bz6ll
    @MohomedMustafe-bz6ll Месяц назад +1

    Ala beerka alpha iyo cadnaan noo soo samee abayo pls😂

  • @URCRISTIANO-v4f
    @URCRISTIANO-v4f Месяц назад +1

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi Месяц назад +5

    Ana u horeeyo cwa❤😂

  • @user-ce1mi2rf4g
    @user-ce1mi2rf4g Месяц назад +9

    Team Samia one like ❤

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir Месяц назад +3

    Alla xasanow marbaa laqiyaamay isago caagada istaajiyay bay dhehen ma istaajin miskiin😂😂

  • @hafsamuxudiin6119
    @hafsamuxudiin6119 Месяц назад +2

    Alla cawa qosolka igadhamady hhhh 😂😂dhip badnaa wilashan

  • @HanadDeeqsiy-q6u
    @HanadDeeqsiy-q6u Месяц назад +7

    Team koto buulwe one like ❤

  • @user-qs5nl8lp3p
    @user-qs5nl8lp3p 23 дня назад +1

    khasatan pizza 🍕 hamburger 🍔 kuulool basbas badan 😂pls ❤❤

  • @DeeqaCabdi-zx7hk
    @DeeqaCabdi-zx7hk Месяц назад +2

    wiilasha funny sanaa hhh qosol ayay naga dhameyen😂

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Месяц назад +3

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe Месяц назад +1

    Samiya challenge bufinaka koko io cadnan plz nososam3y abyo😢😢🎉

  • @adamismalore6579
    @adamismalore6579 Месяц назад +1

    Xasanow waan ku wataa barkaara lagu qadaa wallahi ciyaar xamar haddii aan nahay isn't easy

  • @user-ws2ih6zb8i
    @user-ws2ih6zb8i Месяц назад +1

    Hhhh deeqow halkee laga keen nay wuu dhameeyay😂😂

  • @NaimaAhmed-nv4zz
    @NaimaAhmed-nv4zz Месяц назад +3

    Wallhi alpha wuu iga qosliya😂😂😂😂

  • @user-dy3gw3pu6x
    @user-dy3gw3pu6x Месяц назад +3

    Bajiye io sanbuus io bur ka dhig samio ❤😊

  • @user-cb3qt7hw7f
    @user-cb3qt7hw7f Месяц назад +5

    𝐛𝐚𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐚𝐦 𝐛𝐮𝐮𝐬 𝐮𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠😂❤

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 Месяц назад +1

    😂😂😂 deeqow meesha ka qabta😂😂