YES IYO NO ANI LADAN KIKI CANAB IYO ALFO QOSOLKA ADUUNKA🤣🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 372

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o 2 месяца назад +58

    inta og in xalay la duubay videoga 😂❤

  • @ApdirizakYusuf
    @ApdirizakYusuf 2 месяца назад +94

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 2 месяца назад +31

    Samia vlogs, Rotine, challeges intaba isku dhexwad.
    Sidookle the more aa wax fican so duubto ama challage fican sidicanna aad uduubto views kagu joogto ayu ahaanaya.

  • @jackc.adnaan
    @jackc.adnaan 2 месяца назад +19

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

    • @SahalCali-db6je
      @SahalCali-db6je 2 месяца назад

      Ma asad baa wll

    • @Kowsar-n7q
      @Kowsar-n7q Месяц назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Ashraf22-p3m
    @Ashraf22-p3m 2 месяца назад +49

    Ilaa goormee kacarareesaa saliga nabiga scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maahirtube-official
    @maahirtube-official 2 месяца назад +25

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed[ﷺ]🫶❤📿

  • @ALPHA_Official731
    @ALPHA_Official731 2 месяца назад +17

    12:15 Samia edit ka Sound affects ka Sificana U Fahantay Macalimad+boqorad ceep going my sis❤❤❤

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 2 месяца назад +29

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢😢

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 2 месяца назад +44

    Samia FunnY waYe wlhei barnamij see uu EDit gareese wan kahelay😭😂😂😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 месяца назад +82

    ONLY TEAM KIKI ONE LIKE 👋👀👀👻👻

  • @Khedirmed
    @Khedirmed 2 месяца назад +18

    Amar illahy wllhi video kasta oo u asad ku jiro iska jeclahy one love 27

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 2 месяца назад +27

    Masha alaah yaa ila arkay gabadha xijaaban quruxdeeda ilahy ha u dhaafe xata way dafan tahy❤😂saamiya is so fanny😂😂

  • @neeyruuscadey4248
    @neeyruuscadey4248 2 месяца назад +10

    Gabadha meesha oogu quruxbadan oona asturan waa alfaa sabab aad xijaabkeeda wax ooga sheegtaan waa qalad amarkii rabigeeda ayay qaadatay weyna asturantahay masha allah

  • @AdansheikhaliTeacher
    @AdansheikhaliTeacher 2 месяца назад +8

    Gabadha xijaaban maashaa allah,gabdhaha kalana sidasi o kale aya u rajynayaa iney xijaab soo qaataan samia adiga na sido kale iga gaarsii

  • @zashachannel
    @zashachannel 2 месяца назад +47

    Samia aaway challenge gii buufinka oo koko iyo cadnaan soo samee plz 🙏

  • @MuhaMahamed-si9gg
    @MuhaMahamed-si9gg 2 месяца назад +10

    Samiyayyy RUclips kaga koko haka soomuqato plz kuwan kale borin ku daremeynaaye😢

  • @suleqamohamed9194
    @suleqamohamed9194 2 месяца назад +22

    Samia Vedio banaanka ku soo samee please 😂😢

  • @Akwadani
    @Akwadani 2 месяца назад +10

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @hooyomcn4923
    @hooyomcn4923 2 месяца назад +6

    Samia naga daa dadkan plz cadnan noo keen routine duub noogu gee cod hanoo saaro 😢challenge balloonka 🎈 asi kooko soo samee 😂prank ku samee maxaa kale every thing yes asi ha sameeyo adna fuli 😂😂😂 dhib miyaa asxabay hala haas yaa igu racsan 😂😂😂😂 love you ❤

    • @AyaanAbdulkadir-w4x
      @AyaanAbdulkadir-w4x 2 месяца назад +1

      waa no hadashay😂❤

    • @hooyomcn4923
      @hooyomcn4923 2 месяца назад +1

      ⁠@@AyaanAbdulkadir-w4xhal mar kooko ama cadnan hadee laduubto uu qarxaa viewska wlhi 300k ciyow galee lkn habeen kasta saana walga kala tagaa wlhi dadka intay ku xisaynayan laga faidaystaa 😂😂😂

    • @AyaanAbdulkadir-w4x
      @AyaanAbdulkadir-w4x 2 месяца назад

      ⁠​⁠@@hooyomcn4923somahan ki ay cadnan isla duben viewskisa 200k k mara anaga markey team halista wax isla so duban baan ku haysana siba……😂

    • @Qoraxda
      @Qoraxda 2 месяца назад

      @@hooyomcn4923ha ma aragtay dadkas ha keento cadnan alpha iyo kooko

  • @FaadumoOmerali
    @FaadumoOmerali 2 месяца назад +11

    SaaMiYa maxaad la dhacdhacaysaa kii koko ee in/out na waad dhaCdhacaYsee😭😂😂

  • @ZackMoh-jb4cj
    @ZackMoh-jb4cj 2 месяца назад +2

    Ma jiiro qof ka ruun badan ama ka qalbi wanagsan xabiibkeen mxamad scw❤❤❤❤

  • @Idrasomali
    @Idrasomali 2 месяца назад +15

    Wanudi salaamay asxaabta kuxeran saamiya welcome 300 key🎉🎉🎉🎉

  • @user-kg1os2qk9o
    @user-kg1os2qk9o 2 месяца назад +17

    Inta iga danbeysa like team samiya is mujiya❤😂

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 2 месяца назад +21

    TEAM SAMIA ONE LIKE 👍

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya 2 месяца назад +14

    Samia cadnan noso qaboh 😂❤

  • @NaciimocumarCabdi-tf6rj
    @NaciimocumarCabdi-tf6rj 2 месяца назад +5

    Saamia challenge kii buufinka soo samey koko iyo Cadnaan plz

  • @HindiAli-tm5jk
    @HindiAli-tm5jk 2 месяца назад +9

    First comment love hala ii saaro inta iga danbeysa😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 месяца назад +21

    ONLY TEAM SAMIA ONE LIKE 🫡👻👀👀

  • @missASmut
    @missASmut 2 месяца назад +6

    Samia qurux asxapta kalena keen vlog routine sian lagaaga cajizin okey

  • @Zainomar12
    @Zainomar12 2 месяца назад +10

    Saamiya habeenadan boring wye waxaa so dhigto naga adkee waxa😊

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 2 месяца назад +4

    Wll viewskagu hos bu udhacey chalenge amira io koko kuso dar sida bu ku kala kacaya gabdhahan can maha 1day 300k ku dawan jirtey hadana 58 sory hbt wlh

  • @omarhussein1946
    @omarhussein1946 2 месяца назад +3

    Gabdhaha xijaaban dacaayada ha laga dhaafo si aanay xijaabka u nicin wiilasha RUclipsrs-ka ah ma jecla inay wax la duubaan gabdhaha xijaaban Mar walbana way dacaayadeeyaan Asadna anigoo weliba aad iyo aad u jecel qaladkii wiilasha kale samayn jireen ayuu ku dhacay caawa.

  • @fatxaelmi9860
    @fatxaelmi9860 2 месяца назад +5

    Inantaa xijaabka xidhan wlhi makes me laugh 😂😅

  • @abdisugri4484
    @abdisugri4484 2 месяца назад +2

    Gabadha xijabka qabta ka meena xishonin wlhi Gabadha ka xishoda waa gabadh diin ka muqatonwlhi

  • @Cumeerbigfan-n5m
    @Cumeerbigfan-n5m 2 месяца назад +4

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉

  • @fatmina08
    @fatmina08 2 месяца назад +2

    Samia naga daa plz saaan team halista lasoo duub ayaga ku heysanaahe oolagu cajiseyn waa waxey caajiskaaan marabno plz samio🙄

    • @AyaanAbdulkadir-w4x
      @AyaanAbdulkadir-w4x 2 месяца назад

      somahan

    • @user-ch5mo5xn8o
      @user-ch5mo5xn8o 2 месяца назад

      naa kuwaasi halisna maahe wax bila ixtiraama weeye teamku wuxu kuso baxaya cadnan, alpha, hasanow 😅

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 месяца назад +13

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Taageerayaasha Samia Ahmed iyo
    Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

  • @RothaMohamet
    @RothaMohamet 2 месяца назад +5

    Samia koko dadkii keen mesha Naga daa vedi0 aad hore uduubty😂❤wah

  • @maxameddhaqane1515
    @maxameddhaqane1515 2 месяца назад +6

    hoos usoco cudurka commetti aqriska qabtye😂😂

  • @NimcoMaxamed-km2vd
    @NimcoMaxamed-km2vd 2 месяца назад +9

    Team samia one like❤😊😊

  • @reersiyaad3494
    @reersiyaad3494 2 месяца назад +3

    Asd qayaanada uukabatay kiiki sorya abaa wuuku qiyaanay anakaa qireeno wllhi❤❤😢😢😢😢😮

  • @AbdiRahman-yv6yb
    @AbdiRahman-yv6yb 2 месяца назад +11

    Team saamiya like 👍

  • @suleqamohamed9194
    @suleqamohamed9194 2 месяца назад +2

    Vedio waxa lagu qiimeeya veiws ka iyo like bal eeg labadii Hbn ee u danbeeyay is bedel wayn oo hoos u dhaca kugu dhacay sidii hore ku wad abaayo

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 2 месяца назад +4

    Samiya amira koko sundus kiki intiiina sosameya 😂❤qosol❤wye

  • @AbdinasirMohamedomar-i3j
    @AbdinasirMohamedomar-i3j 2 месяца назад +15

    Inta soofiirsate heesta cumeer oo codkiisa layaabn one like

  • @samiirasaleban3774
    @samiirasaleban3774 2 месяца назад +1

    Samia challenge Naga daaa video kale noso
    Sida malintada caadi ga ah
    Routine
    Maxa Malaysia ka qabata please waaa kuwadana Nala shaq33😂😂😢😮😊

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 месяца назад +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @nuurahassan9470
    @nuurahassan9470 2 месяца назад +1

    welcome to the youtube cubeydoo

  • @SabariinAbdullah-im6hm
    @SabariinAbdullah-im6hm 2 месяца назад +6

    Saaamia next wiilasha plz❤🙏🏻🥹

  • @Eduruus
    @Eduruus 2 месяца назад +1

    "Hogaamiyihii Aduunka Ugu Fiicanaa Wuxuu Ahaa Nabi muxamed NNKH ".

  • @SagalQaasim
    @SagalQaasim 2 месяца назад +5

    Fidiyow banaanka oo cadnaan io koko ku jiraan rapnaa

  • @Know_your.world-953
    @Know_your.world-953 2 месяца назад +2

    Half million Coming soon 😮😮🎉🎉❤❤❤

  • @Kingceyda2784
    @Kingceyda2784 2 месяца назад +4

    Ilaahay labadaada waalid janaada allah hageeyo haddad youtube kayga subscrib iso sarto amiin yaa rabi❤❤

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l 2 месяца назад +3

    Samia vidiow next routine ka so dhig

  • @Herzareofficials1755
    @Herzareofficials1755 2 месяца назад +1

    Samia ❤ wll 300kun inta ka gadhaso wan ku garab tag nahay ani iyo dhaliyarad hargeisa ❤🎉

  • @Suuban225
    @Suuban225 2 месяца назад +5

    Samiya maxaad chanelka uga ilaalineysa ineykasoo muuqdan sundus amira cumeer iyo cayda oo dadka hada calanka kuu lulayaa meel cid ah ayey kaga tagi donan kuwaas ayaa ka dacadsan oo kuu roon waliga dadka odhan haguu sinadano dhinacna ha u badan hadad rabto dadka ineysan kaa xiisi dhigin

    • @nimcojamac8138
      @nimcojamac8138 2 месяца назад +1

      Waa talo wanagsan lkn kuwa safar by ba ku maqnayene hada yimaden iny kaso muqdan rajaynaya❤

    • @Suuban225
      @Suuban225 2 месяца назад

      @@nimcojamac8138 haa lkn cumeer waa jogay sowmahan

    • @MuriiroAweis
      @MuriiroAweis 2 месяца назад +1

      Yeeku qaldin Sana ku room cid aanku danayn hadanaynin dadkana ku watan

    • @Qoraxda
      @Qoraxda 2 месяца назад +1

      Kuwaas ayaga lee is wato xata guriga asad inay imadan mar hora ugu dambesay marka hadaba la arkaynin maxay sameyni miyay kadaba ordi dadka ay heli karto oo diyar u ah ine vidoe uduban hala duubto dhaaf gabadha

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 2 месяца назад +1

      Qof kasta qofkii ufiican asaa yaqaano marka gabadha kadhac

  • @SmaroonSiciid
    @SmaroonSiciid 2 месяца назад +5

    Only samia🎉🎉🎉🎉🎉 one like

  • @Niciimadaahircismaan
    @Niciimadaahircismaan 2 месяца назад

    Wiilasha kaso sameee asadna albiitar kasoo dhig funny waye😂😂😅

  • @Leadermoha1
    @Leadermoha1 2 месяца назад +1

    Asad nin walaan Kiki Mrs noise u bixiya waaa igag shubateee maskiinta dharka way wayna challenge keedii maaahe mid kale u sameee😢

  • @FarxiyoMohamed-j9k
    @FarxiyoMohamed-j9k 2 месяца назад +1

    Samia abayo blz rotine soo same abyo blz😢❤

    • @user-he6jq3hq3x
      @user-he6jq3hq3x 2 месяца назад

      😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😅😅😅😅😊😊😂❤

  • @QalpiHKaaaPa
    @QalpiHKaaaPa 2 месяца назад +3

    Samia routine noo zoo duuub❤

  • @sacdiyoabdi6335
    @sacdiyoabdi6335 2 месяца назад +2

    Sxbey waxan habenadan so dhigayso nah maleh ee cadnan no keen markas mesha ku kalkaceya😢

  • @nuuraaadan
    @nuuraaadan 2 месяца назад +3

    samiaa ahmed keep goind wllo

  • @ShamsoShiiqcali
    @ShamsoShiiqcali 2 месяца назад

    Kusaliye nabegeena muxamed scw nawdkaliye naxriis korkiisa haahaatee

  • @FarhiyaSidow123
    @FarhiyaSidow123 2 месяца назад +2

    Alpha xijabkeda maasha allah dhaha

  • @Qoraxda
    @Qoraxda 2 месяца назад +1

    Samiyo adnan sa isku baraten noso gali ama routine u cadnan codeynayo👍

  • @HassanHamse-n4y
    @HassanHamse-n4y 2 месяца назад +1

    Keep going wll samia ahmed 300k soon

  • @idilalimohamud5699
    @idilalimohamud5699 2 месяца назад +3

    Hardworking lady keep going

  • @AyaanMuuse-g2q
    @AyaanMuuse-g2q 2 месяца назад +3

    Samia wallhi dar alle ayaan ku jeclay

  • @HodonAhmed-ro3bg
    @HodonAhmed-ro3bg 2 месяца назад +1

    Samia full routine noozo duub insha.allh❤

  • @CaashaReermagaal-g5n
    @CaashaReermagaal-g5n Месяц назад

    Next koko sundus amiira kusoo xeji samio❤❤

  • @Hamse-eu5ke
    @Hamse-eu5ke 2 месяца назад +1

    Walhi qosol igumah hashi kusosame wilshah

  • @sundusomar-jd1pj
    @sundusomar-jd1pj 2 месяца назад +3

    Coming soon 300k🎉

  • @CabaazBadre
    @CabaazBadre 2 месяца назад +3

    Samia abaayo waa ku salaamay

  • @abadansheikh
    @abadansheikh 2 месяца назад

    Sami fuded badana qosol udhintey wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @liibaancadde2731
    @liibaancadde2731 2 месяца назад +1

    Masha Allah gabdha xijaabka xiran

  • @Win-Finders
    @Win-Finders 2 месяца назад +2

    Qarabos fadlan miraad baan leyaaxay ee fataxaada wadaankin .

  • @Idiris17
    @Idiris17 2 месяца назад +1

    Dadkaan aalamiito wa u baahanyihiin maalinkasta sidaan u bodboda😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 месяца назад +1

    Ar aasad inkarsana xijabkeeda miya mise iyada haraysa kulaha 😂😂

  • @kokoIbrahim-dn5jg
    @kokoIbrahim-dn5jg 2 месяца назад

    Wlhi game xaraabihiisa wata samiya fudeed badanaaa😂😂😂😂

  • @falishassan3662
    @falishassan3662 2 месяца назад

    Noso badi😂😂asad Lee ha idiin ciyaarsiyo qosol miiran wye wlhi😂

  • @Hipodiamond75
    @Hipodiamond75 2 месяца назад +2

    Inanta xijaabka xidhan 😂😂

  • @user-vn2qp3ni4u
    @user-vn2qp3ni4u 2 месяца назад +1

    Samia part two wilasha kuso samey❤

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 2 месяца назад +1

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @XamdaMohamed-l3d
    @XamdaMohamed-l3d 2 месяца назад +3

    Team samia one like🎉🎉🎉

  • @Zeytunosman-hu1mq
    @Zeytunosman-hu1mq 2 месяца назад +2

    Queen samiya 300k Soo I.a

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya 2 месяца назад +1

    Ladan mxak udare ❤❤❤😂😂😂😂

  • @nimcojamac8138
    @nimcojamac8138 2 месяца назад +1

    Challengeyadan saan uu jecelhy wilasha ku so samay hada kadibna😂

  • @Hamoudiabdi
    @Hamoudiabdi 2 месяца назад +1

    Naa waxan wa bilaa camalee Noorstar iyo mo vlogs challenge gi ay sameeyan no so samee caajis bad Nagu disheen markasay Somalidu like fara badan idin sarayan😂 😢 naga xishooda

    • @amranhajji
      @amranhajji 2 месяца назад

      Oo ilaa hada ma waxbay so galiyan RUclips ka😂 teamkas

  • @Manaalqurux-q5s
    @Manaalqurux-q5s 2 месяца назад +3

    Team samio only like 👍

  • @Muniish-g9p
    @Muniish-g9p 2 месяца назад +2

    Samia please routine

  • @FaadumoMaxamed-nm2bs
    @FaadumoMaxamed-nm2bs 2 месяца назад

    Samiya wankujeclahay aledartiisa uqaado xijaabka sida alfa inshy allah

  • @marwaJaamac
    @marwaJaamac 18 дней назад

    samiya axmad zxb qali lnbarkaga wad sabka zxb ❤❤❤❤❤ isoqoor zxb ❤❤❤❤❤❤

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 2 месяца назад +1

    Saamia fudeed badana iida😂😂😂

  • @SafiyoDaahir-jy2fs
    @SafiyoDaahir-jy2fs 2 месяца назад +1

    Kiki baraankikusamee saamiya❤❤❤❤ok

  • @NajaxAxmed-q4d
    @NajaxAxmed-q4d 2 месяца назад +1

    Saamiya ani xitaa adi waan ku taageeraa❤

  • @MuriiroAweis
    @MuriiroAweis 2 месяца назад +5

    Samia gabdhahan iska dhaf boorn waye adi asad koko amk game camirta oo qurux bdn

  • @abdirashidabdulle
    @abdirashidabdulle 2 месяца назад +1

    Maxay yihiin saddexda wax ee aad ugu faraxsan tahay noloshaada[Sam🫵?

  • @MunaAbduqadir-jr7ri
    @MunaAbduqadir-jr7ri 2 месяца назад +1

    Samia yarisey wan kuwadaa wlhi😊

  • @SahraAbdi-gp7bi
    @SahraAbdi-gp7bi 2 месяца назад +1

    Hayelin kiki waluqayamay kiki 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂