Wariyayaasha iska dhisa saab tv dhalinyarada wariyayaasha xirfadooda waraysiyadu aad bay u hooseysaa ciro waa nin khabiir ah laakin mar walba dhalinyarada waraysanysaa ma waydiiyaan suaalo macno leh ku darsoo in badan waxa dhacda wixii loo sharaxay ee looga jawaaby inay suaalo isku mid ah kasoo celiyaan.
Dawarsi ayuu u tagayaaa. Emaaraatku Somali oo dhan ayay mid meel ku xidhaan. Cirro ilaaa Axmed Madoobe kkkkk Midba maalin ayay u yeedhaan op wax yar gacanta ugu ridaan.
Safar wcn somalilnad u Dana ale haka dhigo
Wariyayaasha iska dhisa saab tv dhalinyarada wariyayaasha xirfadooda waraysiyadu aad bay u hooseysaa ciro waa nin khabiir ah laakin mar walba dhalinyarada waraysanysaa ma waydiiyaan suaalo macno leh ku darsoo in badan waxa dhacda wixii loo sharaxay ee looga jawaaby inay suaalo isku mid ah kasoo celiyaan.
Itopiya ha tago heshiska aqonsiga ha so saxexo taasa dan igu jirta somaliland imartkana hagu xigsiyo si aydna aqonsi maalgashi somaliland u galiso
Imaratka xasan gurgurte ayaa jooga ee itobia ha tago hadii kale fiishii
Saab xayeysiiya laakiin faan waaxoolo aan lagula lahayn (meelmadhan)
safarkaasi.somaalilandh.udanmaaha
Mw Ciro waa Inuu Aue UAE iyo Ethiopia ha kuhoreeyo wxba jabuuti ayuuna tagin
Djibouti waa taa bixisa maasrufka daadka Isaqaha
Maya Ethiopian inaga daa dani kuma jiree inder
@@RoblehGuelleh-g2d Oo may xashiishka iskaga xaadho lacagta ay Isaaq siiso! Waar bal layaabkan eega hhhh
Emaarastku Berbera ayay si musuq ah ku haystaan.
Ilaa hada lama yaqaano meel ay marto lacagta ka soo baxda Berbera.
سهن تتكلم حال لسان عرو اولا سفر عرو إلى الامارات هو اندار له عدم المساس بلميناء حيث لأن عرو بداء تنصيب مناصب لجماعته الاعتصام
Waaryaa awla colaada inoo dhaxeysaa markiihore laakiinimika jabuuti colaad ayaainoo dhaxeysa waaryaa ninkani wadooyinkii loojeexay haqaado aqoonsigiina haraadiyo
Hahahaha afkeygaad kala baxday sxb
Meesha aan idinku talino uun raaca adeer wakhtigini wuu dhamadee 30 sano kadib tirso mou waanu kansalnay adeer 😂😂😂😂
Dawlad tuurlihi toosi maysee tuur hadego .dawlad ciirciiraysaa ctiraaf gaadhi masee cirro hadego
Dawarsi ayuu u tagayaaa.
Emaaraatku Somali oo dhan ayay mid meel ku xidhaan.
Cirro ilaaa Axmed Madoobe kkkkk
Midba maalin ayay u yeedhaan op wax yar gacanta ugu ridaan.