Dadka dagan haaw raseerfiya wa inay tashadan oo siday xaqooda uu doonan lahayen aay falawgeeda galan iyo si aay ciidan uu samaysan lahayen aay ku difacan dadkooda iyo matidoodaba wayo waxa somali la yidhada majirto marka munafaqada la wado iyo dan laga leeyay iya la is ticmale wa irbad dadka caqliga yara lagu suuxiyo somali wayo ka somaliga iya kugu horeya oo ilma somaliga gawracaya marka hala feejignado
Guul isbahaysiga cusub
Somaliland waa Qaran.
Is bahaysiga cusub welcome🎉🎉🎉🎉❤❤
Very good news 3:57 👏
❤❤❤❤❤❤
RW hore wa sax warka u so saray wa Run
Ina sharmake wa beenaleh weyi mesha reerkoda ayuunbuu ladoonayey in Ethiopia bilaash kuqato
Guuuuuuuullll
Guul isbahaysiga cusub e DDS guul insha Allah
Wa.isirahal,iyo..itobi.
Soomaali, Soomaliiyeey haadaaad maqasho meesha waxaa ka socdaa waa beeen iyo munaafaqnimo
Ethiopia , Xasan sheekh, waxay ka rabtaa deked iyo badii uu u saxiixaxay halkuu uga keenayo isagaa yaqaan.
Guul shacabka somaliyeed ee kunool
Gumeeysiga iyo bara kicinta
Ar wa arki dona Ada Ethiopan nahay
Itoobiya hadi dakad la siyo wa khayano qaran o la sameyay
Mw Xasan shekh hadi u sameyo inu saldhig siyo itoobiya wa khayano qaran wana in ay shacabku kacan moshin laga kena Xasan gur gurte
Mamulka DDS e Mustafe Cagjar wa ki ogu xuma e So mara DDS e Ina. Cagjar DOWn PP DOWn
😂😂😂😂dadan