Barnaamijka Qaaci Show | Fannaanka Khaalid Dhoobo | Astaan | 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 189

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +9

    Struggles in daily life where you have to overcome so many obstacles and be a real survival Khalid Dhoobo there alot of encouragement in this song a thousand thanks

  • @Siad101
    @Siad101 2 года назад +9

    wllhi waa fananka kaliya aanan Hal hees uu qaadyo necbayn khaalidka waan ku wataa nio gar iyo gardaraba ❤❤

  • @zhucaybaliofficial2791
    @zhucaybaliofficial2791 2 года назад +16

    Yaasalaam khaalid dhoobo yare
    Hibo faneed oo aan inaba caadi ahayn
    Anigu yaryarka qaaciga qaada adigaan
    Kaawataa sxb duco iyo habaar toona
    Uma baahnid 💯❤
    Thanks astaan for making as happy🤞

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +3

    A solo singer with a voice that will send you through the roof I really admire modesty an above all your voice

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 2 года назад +6

    Fanaanka fursad hala siiyo uu kusoo xifdiyo si uu ugu raaxeesto heeska👍
    Khaaalid axsan sowd

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    I really enjoyed every qaaci song you ever sang khalid Dhoobo .marvellous indeed

  • @socdaaltv4744
    @socdaaltv4744 2 года назад +5

    HEESTA faysal Cumar musteeg
    Helkeedii Ayaad Dhaafisay! Ayaan odhan karaa
    Rabbi Ha into danbi dhaafee

  • @hagadherianofficial6567
    @hagadherianofficial6567 2 года назад +2

    Heesta walac walow uu ereyada qalday hadana si wacan buu u qaaday wlhi Khalid dhoobo libax waye Maxamed mooge Liiban allah ya raxma 🤍

  • @abdimalignour3234
    @abdimalignour3234 2 года назад +22

    Yaa salaam Axyaa cod ,
    Exam aan diyaarinayay ayaan ku caajisay markaan soogalay khadka ayaan arkay heeskaan .
    05 /7/2022
    KAMPALA

  • @zucadfarah7716
    @zucadfarah7716 2 года назад +1

    Dhoobo yare faysal omar mushteeg halkedi illahay qabriga ha u nuuro

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    A longing for someone you love who is far away your voice expresses that feeling great Khalid Dhoboo

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    Keep going Khalid wish you all the best that life can offer to you

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 года назад +6

    Hees maxamed mooge leeyey waatii ugu horeysay ee dib loo qaaday ee ugu macquulsanayd dhoobo elegend

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 года назад

      heesaha maxamed mooge gebigoda sowta la qaday inyar mooye

    • @maxdar11
      @maxdar11 2 года назад

      @@buuxciise1382 wax la loo dhaweeyey meeshoodii ayaan ka hadlaya waxa lagu cigaaray igadaa.

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 года назад

      @@maxdar11
      haa sax lkn
      ninka mooge yare la dhoho
      ha ilaabin

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 2 года назад +1

      @@buuxciise1382 Mooge Yare waa mucjiso; kabankana yaraan ku bartay mararka qaarkood turukooyinka kaban iyo farshaxan ee uu sameeyo rag badan oo Maxamed Mooge ka mid yahay isagaad is oraneysaa waa ka gacan macaan yahay.
      Mooge yare hal cillad baa haysata wuxuu ku dhashay kuna koray seattle Washington; dalkana weligiis ma imaam marka aad waxaa ugu adag af Soomaaliga. Waa ninka ugu dhow cid ku heesta laxan iyo hees AHUN Maxamed Mooge

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 года назад

      @@AbdiazizSaidAhmed
      wa runtaa saxib
      ninkaa wax loo dhigo ma jiro
      oo qarnigan jooga
      kaman hady noqoto
      iyo codba
      lkn waxa dhibay wa xagga afka
      haduu dalka joogi lahaa
      dad badanba views waayi lahaa walahi
      cabdicasis botan 🙋‍♂️😇

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad9870 2 года назад +7

    Naf iga maqanbaa inuugeyso naxdinba qalbigeygan naafeyso Nasiib daro baan Nasiib saday 🥺😢 weey I taabatay hestan anigo awalba Ku taqrana codka iyo kabanba legend 👏👏💯

    • @jeeymaanbilow2587
      @jeeymaanbilow2587 2 года назад

      heesahan dhana xul ah kuli damqasho ayey leeyihin qalbiga ruxa bukana wey taabanaayan dhamaantood

    • @sagalsimansalaad9870
      @sagalsimansalaad9870 2 года назад

      @@jeeymaanbilow2587 aad iyo aaaad masuul 🙏💔

    • @mohamudibrahim6558
      @mohamudibrahim6558 2 года назад +1

      Naruura daraan nasiibsaday ayay kaga macaanayd

    • @sagalsimansalaad9870
      @sagalsimansalaad9870 2 года назад

      @@mohamudibrahim6558 barteedu dhigay abwaanka waayo Nasiib daraan Nasiib saday buu dhahay waana sida qaafiyada kusocoto

  • @waxgaradnageeye5994
    @waxgaradnageeye5994 2 года назад +2

    Astan codsi
    Khalid Dhoobo
    Hesta Faysal mushteeq "Hayay"
    Oo Dhamystirin noo so gudbiya 🙏🙏

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    Beautiful ❤️🥰🥰🥰 musicians a trillion thanks great indeed high proffessionals

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    Hoping that all young singers of Somaliland become successful in every walk of life they have all my heartfelt support all the way ☺️ 💗 ☺️ ☺️ 💖 ☺️ shining stars keep going love you all❤️

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +3

    Simple in his manner and style yet.with.avery.sophistiscated.voice Khalid you're amazing

    • @shamai1570
      @shamai1570 2 года назад

      A young beautiful singer ❣️🤩💗💗
      Keep it up khakid

    • @shamai1570
      @shamai1570 2 года назад

      Sorry Khalid you will go a very long way bless you

    • @shamai1570
      @shamai1570 2 года назад

      Gentle sweet full of mercy what a voice 💖💖💖💖💖💖 by Khalid dhoboo

    • @shamai1570
      @shamai1570 2 года назад +1

      The young singers of this time have.really.stamped their voices in the entertainment arena

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    Khalid Dhoboo the more I listen to your pleasing voice the more I appreciate it what a young shining 🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟 you will go a long way

  • @abdirahmanboodhle8909
    @abdirahmanboodhle8909 2 года назад +1

    Ama sidaas qaraamka ugu jeesteeye ama naga daaya
    Dhoobo mustaqbal faneed oo wacan ayaan kuu rajaynaynaa

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +5

    This song is absolutely great 😻😻😻😻 by Khalid Dhoobo it's about goodness against evil inspite of all battles in life

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    Great guy 😉☺️💗☺️😉 Khalid Dhoobo fantastic singer

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    What a shining star ✴️✴️✴️✴️✴️✴️ Khalid Dhoboo love your voice 💞💞💞💞💞💞 indeed heartfelt ❤️❤️❤️ always

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    A million thanks to the amazing musicians on every qaaci show

  • @zakariyyah123-
    @zakariyyah123- 2 года назад +3

    Khaalid dhoobo yare waa fanaanka aan waligii heesihiisu dhacayn. Waa ninka ugu sita dayax band.

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    The most supreme show 8s qaaci show love it extremely

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    A song about inner strength and resistance inspite of all obstacles in the way welldone Khalid Dhoboo fantastic

  • @ExMafia
    @ExMafia 2 месяца назад +1

    Wow yaasalaam codkada dahabiga inaba caadi mahan

  • @shamai1570
    @shamai1570 Год назад +1

    Your qaaci song is excellent Khalid Dhoboo

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    Khali Dhoboo.may you shine like the stars above

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    The desire is.great in this song by Khalid Dhoobo but the expression and feeling 😍😍😊😍 is felt as for the voice what a young guy

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    If could be translated into a multi culture language language this song by Khalid Dhoobo woyld have been a hit.internatu9nallly be Khalid Dhoobo.

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    A Ahmed mooge song a pure revival of a legend this song.is about struggle and strive inspite of all.hsrdships bravo to.the singers who made .it alive

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    Khalid Dhoobo has a genuine voice very pleasant to
    listen to very promising singer

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    Khalid Dhoobo singing a qaaci song is truly amazing keep it up

  • @abdulkadirjalaqo9765
    @abdulkadirjalaqo9765 8 дней назад

    Khaalid Dhoobo waan taageeray cawa laga bilaabo. 🎉

  • @abdirahmanahmed7770
    @abdirahmanahmed7770 Год назад

    Khalid dhoobo fanan qaaliya weeye, oo cod kor ah

  • @shamai1570
    @shamai1570 Год назад +1

    Great song sang by a very passionate singer Khalid Dhoboo wonderful

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад

    Excellent singer Khalid Dhoobo beautiful lyrics and wonderful 💞💞💞😌💞😚 musicians love it

  • @ahmedsaid2572
    @ahmedsaid2572 2 года назад

    Astaan khaalid qaraamiga isagoo qaadaya nooso badiya another level weye

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 2 года назад +2

    Khaalid dhoobo the best singer boy💯🎻👑💫
    Ninka keliya ee bedeli kara fananin badan🌟💯

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +2

    We are Avery proud nation loyal 💖💖💖💖💖 to their animals and the harsh conditions we.bear with help only.from The Almighty

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    Khalid Dhoboo you're great in every sense of the word 😂😻❤️❤️❤️❤️ keep going never give you will be very successful Allah will8ng

  • @Anzal124fa
    @Anzal124fa 2 года назад +2

    Beautiful song

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад

    An old original raxaaye relaxing but you Khaliid Dhoobo sing it in a more sophisticated way love it and your youthful voice

  • @zalmaandayax5888
    @zalmaandayax5888 2 года назад

    Khaalid dhoobo walee waa fanaan aan inaba caadi ahayn alle codka haw barakeeyee

  • @nemoladan9351
    @nemoladan9351 2 года назад +3

    Mnsh allh dhoba yare cod dabiiciya o macaan

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 2 года назад +8

    Mashallah dhoobo caadi maha hore usoco,
    Var ta waxaan kusoo qabtay in Dhoobo uu Heesta Asaldhalad ee Salad darbi hore u qaday dhextaalkeeda uu telefanka ka eegayay midhaha kkk Toosh waynaa other then that you ar legend hore usoco bro

  • @abbyhurt9854
    @abbyhurt9854 2 года назад +1

    Xasuuti Aun M. Mooge.... waxan codsanayaa heesti Galbis inay Astaan music dib Qaadan

  • @ahmedjama3294
    @ahmedjama3294 2 года назад +1

    Ninkan oo aan muddo dheer classmate ahayn allah hibo faneed waa saaray. Astaanna waxa wacan in ay fanaaniinta laba qodob ka siiso erey sax si heesta aan loo qaldin iyo waqti fanaanku heesta ku qaybo si uu si qalbi leh ugu naxariisto

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 2 года назад +2

    Ima ogide waxan ahay
    Dhoobo yare
    From adis apapa bro reer hargeisa fanka idin kaa leh

  • @axmedbebe7016
    @axmedbebe7016 2 года назад +1

    Ya salaam xasuusti AUN faysal cumar mushteeg
    Nasiipkaygiiyey isnici maynee🖤🖤💥

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 2 года назад +1

    Yaa salaam wllky khaalod dhoobo waa nin talented ah wlhi wll alle haku karaameeyo ustaadadana waan salaamataaa ✋✋✋✋✋

  • @guleidjaangoofficial6955
    @guleidjaangoofficial6955 2 года назад +3

    Heesahan aad bey u adag yhn in korka laga qabtaa☝️

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    Khalid Dhoobo you're a 💖💖💖💖💖💖💖 super star

  • @candaloforextreding7467
    @candaloforextreding7467 2 года назад +4

    Khaalid xuseen wllky inaad fanan buuxo tay anaaba ogsoon

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    Hope she comes back to you ☺️☺️☺️☺️ Khaliid Dhoobo more sleepless night

  • @mohamedahmed8911
    @mohamedahmed8911 2 года назад +3

    Khaalid dhoobo kuwataa libax .
    Hore usoco zxb

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад

    His voice is very touching 😊😊😊😊 you can really feel the love he is singing about

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад

    Young singers of today are the future legends of tomorrow they need a lot of encouragement and support

  • @AlxaqiiqaMedia
    @AlxaqiiqaMedia 2 года назад +2

    Woow Dhoobo ❤️‍🔥
    Eesh cala fanaan 💖💘💘💘

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 2 года назад +13

    *Heesta koobaad*
    *- Erayadii hadraawi- codkii Mohammed Mooge liiban (AHU)*
    *Heesta labaad : Erayadii cabdi nasiir macalin caydiid. Codkii Maxamed saleeban tubeec (AHU)*
    *Heesta saddexaad : Erayadii faysal cumar codkii. Faysal cumar mushyeeg*
    *Heesta afraad.Erayadii :Maxamuud ciise cabdilaahi -singub (AHU)*. Codkii salaad Mohamed Shardi (Salaad derbi)*

    • @mahamedfaysal5308
      @mahamedfaysal5308 2 года назад

      3 waa qaraamkii subcis ay fanaanin badan qaaden faysalna kamid yahy c qaraha alifan filaya

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 года назад +1

      Maxamed jaamac heesta tubeec malaha ereyada cabdinaasir
      laxanka ayu leyahay saxib

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 года назад

      @@mahamedfaysal5308
      malaha qarshe laxanka subcis
      faysal cumar mushteeg aya lahaa

    • @hanadahmedvlogs3508
      @hanadahmedvlogs3508 2 года назад +1

      War Møhamad Jamac Nin culus salaan sare zxp qaali 🫡

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 2 года назад +1

      @@hanadahmedvlogs3508 *hamse ahmed ali sxb aad ban kaga qaaday*

  • @hamseshaacirent4400
    @hamseshaacirent4400 2 года назад +2

    Yaasalaam Boqorka codka Khaalid Dhoobo Subcis markuu la rogmaday baan ka fuqay.

  • @Ilkcase
    @Ilkcase 2 года назад +1

    Calleeek Calleeek Yaaa Khaalid🥰🙏

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 2 года назад +3

    Ima ogide waxaan ahey taas wuu kusoo baxay dhoobo

  • @gentleman6838
    @gentleman6838 2 года назад +1

    Yaa salaam Cod dahabi ah sxb Khaalid dhoobo

  • @zakijikarta9410
    @zakijikarta9410 2 года назад +1

    Fanan buuxa khalid dhoobe yare ku soco bro

  • @AbdirahmaanAhmedAhmed
    @AbdirahmaanAhmedAhmed 2 года назад +5

    Khalid will never disappoint you

    • @alibaax5346
      @alibaax5346 2 года назад

      English ka iska sax. Waxaad u jeeda disappoint us

  • @husseinismail8383
    @husseinismail8383 2 года назад +1

    KhaaLid xuseen jaamac nuur khaalid dhoobo top fanaan

  • @edos2118
    @edos2118 2 года назад +1

    Khalid dhibo inaba cadi mahan 🙌👏🏽

  • @Naadirajama8440
    @Naadirajama8440 2 года назад +4

    Waxaad nooleynaysaan qaacigii uu lahaa soomaaliga.❤️🥰

  • @alicadceed5536
    @alicadceed5536 2 года назад +1

    NEXT Abdikarem Ali shah

  • @yasin7517
    @yasin7517 2 года назад +1

    True Artist

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 2 года назад +1

    axx yaa fanaan...waan ku wataa niyow

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +1

    The missing and love for someone who departs suddenly.id shocking indeed hoping the will come.back.to.your arms safely great. Khaliid Dhoboo

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 2 года назад +1

    Sxbkay khaalid dhooba yare walee waad soo dhigtay

  • @qaaliyuusuf8234
    @qaaliyuusuf8234 2 года назад +1

    Khalid hibadiyo fanaan ah m.a💙😘

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 2 года назад +1

    Khalid dhobo good job go for work

  • @mohamedanshax2176
    @mohamedanshax2176 2 года назад +1

    Waxaan camal galadu waxeeey dhahaan onther level

  • @nuxurshow4748
    @nuxurshow4748 2 года назад +1

    Khaalid dhoobo runtii fanaanqiimo badan..
    Heesta salaad derbi "ima ogide waxan ahay" aad bey isoo jiidatay runtii ...

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye 2 года назад +7

    Toosin (Heesta Maalintaad baxaysee)
    Halka uu Fannaanku ka yiri:
    ‘Magacaaga inankale’ waa:
    Waa magacaaga Inanta le
    Waayo heesku lab buu ka dareen ama farriin gudbinayaa, dheddig baana loo gudbinayaa ama lagula hadlayaa(ey).

  • @Boodhari-yare
    @Boodhari-yare 2 года назад +4

    Heesaha soo kala googooya ilmaderayal

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 2 года назад +5

    Khaalid dhoobo yare
    Waa fankii oo qof ah
    Qaram iyo qaaciba waa nin keenaya
    Muxuu qamar hayaa nio
    Waa kuwan ragii loo sameeyey fankuye
    Zhp baashaal kolay qoraal kaygan hadaad akhrido waxan ku leeyahay khaalidow dan baab nio toobadu way furn tahee fanka shid pro

  • @liibaangoud6106
    @liibaangoud6106 2 года назад +1

    Axyaa wllkay fanka kiisa quruxda badan inad tahay cidi iskuma haysato 🔥

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 2 года назад

    Garxajiskii fanka hidaha u lahaa weeye noolow bro

  • @munaabdi7779
    @munaabdi7779 2 года назад +1

    Khalid dhoobo ninka kaliy ee aan ka heelo qaaciigiisa

  • @nimcomaxamud791
    @nimcomaxamud791 2 года назад +1

    Mashalh ilhy codka haku dayo dhoba yare

  • @ciisexasan3930
    @ciisexasan3930 Месяц назад

    Axsan sawt
    Khalid Dhoobo

  • @xavinho8
    @xavinho8 2 года назад +2

    Khaalid Dhoobo legend💟✌️❤️

  • @dooso1433
    @dooso1433 2 года назад +1

    Top top wlhi m.a

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 2 года назад +2

    2:43-44 turukada uu sameeyey waa score cusub

  • @zakinabuli3329
    @zakinabuli3329 2 года назад +1

    khalid dhoobo yare cadi maha axya qaaci

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 года назад +1

    Khaalid Waa talent runtii

  • @mohamedabdinoorabdirahman7061
    @mohamedabdinoorabdirahman7061 2 года назад +2

    Yaasalaam Khalid Dhoobo

  • @ifarahkhalif990
    @ifarahkhalif990 2 года назад +1

    Yaa salaam khalid dhoobo yare

  • @mohamedzaalim7463
    @mohamedzaalim7463 2 года назад +2

    Walhi Waa Fanaan buuxa Khaalid dhoobo

  • @calihaykal
    @calihaykal 2 года назад +1

    Khaalidka walayabay sxp guulayso

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 2 года назад +1

    Axsan sawt 🥰

  • @indhocaashaq5237
    @indhocaashaq5237 2 года назад +2

    heesta salaan darbi 🎻🎻🙏🙏💋❤

  • @abdimoh
    @abdimoh 2 года назад +1

    Yaa salaam dhoobo yare ✌️