Astaan tv aad ayad u mahadsantiin codsi heesaha ku ixtiraama fanaantii hore u qaadey abwaankii midhaha lahaa laxanka iyo music oo magacyadooda soo sheega please
Fanaan qiimo badan Faisal Tayo Fanka Xiniinyahaagaad ku joogtaaa libaax mka jiro Amaba way yar yihiin Fanaan live sidaas u heesi kara oo kalsooniddaas leh Hore u soco walal qiimo badan Tayaddu way kaa muuqataa bro....
Kuma cod live ah oo abuur ah stach la soo istaagi kara faysal tayo waa su aasha aan is waydiiyo waayo faysal mar waa tubeec mar waa kuluc mar waa tahliil iyo qaar an la soo koobi karin dhamaantod alleh ha u naxariiste noolow sxb Astaan Tv Mahadsanidin ❤❤❤
Fanka hadad wax ka garanaysid sida mad tidhahdeen ee muhimadu maha inu ninki qaday sideedi uqado e wa inuu siduu isagu ku raxaysanyo uqado kaas ayaa la dhahaa fanaan bro🙏🏼
Maasha allah tabarakallah faysal tayo iyo saalax sanaag waa laba dhalinyaro oo cibadadu aad uga muuqato sujuuda iyo nuurka wejigooda allah haa uu ilaaliyo camalkooda
Faysal tayo Waa Fanaan mustaqbal leh
Waxa taageero u ah sxbkay Csaaq Santaana
Yaa salaam waa heeso qaaliya iyo fanaan cod toolmoon iyo qalb xag walba u ciyey . Waad mahad santihiin bahda astaan
Wow waa fananka ruuxiiga ah Faysal Tayo waa ninka kaliya ee aan fankiisa taageero buuxa uu ahay hore uu soco sxp
😅😊😊😊😊😂
😊😊😊😊😮😊😊
😅😊😮
❤😢😊😊😊😊😊
😊😊
Faysal Tayo Muxuu fanaan yahay 👑 🙌
Iga walle codkiisu waa another level
Astaan tv aad ayad u mahadsantiin codsi heesaha ku ixtiraama fanaantii hore u qaadey abwaankii midhaha lahaa laxanka iyo music oo magacyadooda soo sheega please
Heesta labad waxan ku xasuusta barnamijkii subax wanagsan ee idacada radio Hargeisa 🥺 xasuus wlhi school ka marka adayo aya maqli jiray
Cabdinasir waan ku salamay
Legend faysal Tayo keep going bro
Faysal tayo magacaan waa hirgalay fan nooleeye
Fanaan qiimo badan Faisal Tayo Fanka Xiniinyahaagaad ku joogtaaa libaax mka jiro Amaba way yar yihiin Fanaan live sidaas u heesi kara oo kalsooniddaas leh Hore u soco walal qiimo badan Tayaddu way kaa muuqataa bro....
Axyaa axyaa Fanaan Sxb sare Faysal Tayo ... waan ku salamay szb
Kuma cod live ah oo abuur ah stach la soo istaagi kara faysal tayo waa su aasha aan is waydiiyo waayo faysal mar waa tubeec mar waa kuluc mar waa tahliil iyo qaar an la soo koobi karin dhamaantod alleh ha u naxariiste noolow sxb Astaan Tv Mahadsanidin ❤❤❤
alfanaan Faysal iidi maxamed
Woof Woof Yaa Tayo✊
Ereyada hesta maxasusto cidii laheed Lakin waxan huba ino Amirikii Cuud Alle haw naxariiste jiim sheekh muumin oo laxameye oo Albanka hestu udhacayso uu samaye Oo Aya hore uqaaden Xarago iyo kinisi xaaji Adan
Iska hees maahee waa hido hees sidaa u heesa ama nagadaaya ilma xaajaw hhhh
Axmed saleebaan bide erayadi weeyi
Xarago in ow qaado jiray umalayna
Wow what a great voices and talent singer. Hore usoco
Wooooow 🥰🥰🥰❣
Yaa salaam codka 100%
Ninkan waa ka helaa caadi maaha
Faysal Tayo heesaha hore halkeedu dhigay lakiin heestii Cumar Dhuule laxankeedii wuu ka baxay laxan kaluu saartay xataa muusigu waxaad mooda muusigii heesta maaha. Astaan midha inaga baandheeya!
Fanka hadad wax ka garanaysid sida mad tidhahdeen ee muhimadu maha inu ninki qaday sideedi uqado e wa inuu siduu isagu ku raxaysanyo uqado kaas ayaa la dhahaa fanaan bro🙏🏼
Heesta kowaad originalkeda yaa qaday
Wwww axyaaa cod masha Allh
Iska hees maahee waa hido hees sidaa u heesa ama nagadaaya ilma xaajaw yaasaalaaam
tayo waxba lagama qaban karo
Rasifar.pare😂