Qaaci Show | Aadan Karoone | Astaan HD | 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 41

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 3 года назад +7

    I am really proud of to be somalilander gobolka awdal baradii aqoonta
    Dhudi waa hees aad u mcaan
    Huuno like isaara inta heesta weedhsame ka heshy

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 3 года назад +5

    Dhudi eesh calaa hees erayadii laxankii macalin abwn weedhsame

  • @alimohamed-jz4qn
    @alimohamed-jz4qn 3 года назад

    Buulo fanaaninta ka Soo gurtaan salaan fanaan aadan

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 2 года назад

    Heesta dhudi wkhi xasuus basn ku galay ..allaw dhawr abwaan weedhsame iyo aadan karoone

  • @mohamedabdullahiabdille1424
    @mohamedabdullahiabdille1424 3 года назад +1

    Wlle rag baa is helay allow dhowr dhamaan❤️❤️❤️

  • @yoondheermedia
    @yoondheermedia 3 года назад

    Aadna Karoone Zxp Halkeeda Ayaad dhigtay Taaas

  • @hassanomarabdillahi1330
    @hassanomarabdillahi1330 3 года назад +5

    Ma ogtahay Siraadey Ereyadii AUN Cornel Maxamuud Ciise Cabdi wuxuu ku dhintay Nageria Lagos Shil Gaadhi 1974 asaga iyo Fanaaniin kale, wuxuuna watey Kooxdii Somali Funkalor Dance ilaahay amarkii

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 года назад +1

    USTAAD KAROONE RAGGA QURBAHA WUU KAQAYLIYAY

  • @aliahmedali65
    @aliahmedali65 3 года назад +5

    Bahasha markaad aynigaa gaadho waxa qurux badan inaad ka fadhiisato oo aad illaahay danbi dhaaf waydiisato sxbyaal aynu alle u barino in alle nololshan madow ka saaro aamiin

    • @tixaaletv6953
      @tixaaletv6953 3 года назад

      Danbi dhaaf xili kuma xidhna ama waqti markst qofku waa u baahanyahy

    • @faysalismailjama5207
      @faysalismailjama5207 3 года назад

      Waaloobaahanyhy.denbidhaaf amaysrawamaweynaw.mijoyarey

    • @faysalismailjama5207
      @faysalismailjama5207 3 года назад

      Hadalniicle

    • @aliahmedali65
      @aliahmedali65 3 года назад

      @@faysalismailjama5207 xiniya salaax u tag ha ku ………….eee

  • @abdirahmanhazazi7677
    @abdirahmanhazazi7677 3 года назад

    Fanku wakaas Ustd karoon
    Wax Baa ka Dhacay 🔥

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 года назад +1

    Waah waah Axsan caleeg UstaadcAadan Karoone

  • @amien4423
    @amien4423 3 года назад +1

    20:00 💥💥

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 3 года назад

    Musician ku caadi ma aha top quality

  • @MrHaibeh
    @MrHaibeh 3 года назад

    Waaw hees macaan weeyi walaahi

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 3 года назад

    masha allah qaali keep

  • @maxamedyasin3758
    @maxamedyasin3758 3 года назад

    We we we ader mcna top

  • @nuuramuse2518
    @nuuramuse2518 3 года назад +4

    Se «Saliga Rasulka Mohamed SCW falayada iyo afada cabsida» på RUclips
    ruclips.net/video/vMaqtkp7oAg/видео.html
    RUclips Ceel Sheihk dinta islamaka lagufafiya subuscribs like and share

  • @khadarcilmimustafe4531
    @khadarcilmimustafe4531 3 года назад +1

    Hadaan dhudiyee isdhiibilihaa

  • @axmeyxoogsade1504
    @axmeyxoogsade1504 3 года назад

    Ustaasku heesta siraad wuu haleeye waxaa soo dhaweeyey Siciid qalinle

  • @abshirmoalinmohamed1419
    @abshirmoalinmohamed1419 3 года назад

    Runtii abwaankii heestay curiyay gabadha waxba ma uusan u reebanin erayada heesta waxaa ka mid ah
    Ma ogtahay siraadeey
    Somaaliyo idil
    uma sidatid quruxdee
    habla kula simana jira
    Oonan saa u eeginee
    waa su’aal kaliga
    aan kaga sahansadayee
    sababtuna waxey tahay
    sambabadiyo beerkiyo
    wadnaha iga surantahay
    Safaad ma leh jaceylkuye
    waan sidaaye ila qabo
    soo dhawow ila qabo
    oo ha igu siideyn

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia1889 3 года назад +1

    Heest dhudi oo kake bar hayan maanso u dhiganta lama curin. Dhanka balaaqada haddi laga eego waa cajiib , fasaaxad aad u sareysa ayuu abwaanku adeegsaday. Tashbiihyada u sameeyay ruux luqadaha xeerdheere ku ah ayuun ba fahmi kara.

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 2 года назад

      Waa heesta aan Abwaan weedhsame ki bartay.
      Awoodiisa suugaameed ayuu soo bandhigay abwaanku
      Waa runtaa oo indhawaydba ereyo sidaas u culus cidiba masoo bandhigin.
      Mahadsanid..

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 3 года назад

    wwwwwwwwwww caadimaaha

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 3 года назад +1

    ASC
    MAHA DIYAAR AAD UTAHEY HEESTA WAX JAANO LUGALA MIYA AAD MOODI MEES DOOQON NIMADADA AYAA DIYAAR UTAHIY

    • @abdiasishashi8579
      @abdiasishashi8579 3 года назад +1

      Magaca kugu qoran iska sax marka hore ka dib jano iyo naar ka hadal

    • @yaxyec4972
      @yaxyec4972 3 года назад

      @@abdiasishashi8579 saxiix 🤣🤣🤣

    • @mimi-lk5nl
      @mimi-lk5nl 3 года назад

      Cabdicasiis hashi afkaga caano geel lagu qabay

  • @abdiasishashi8579
    @abdiasishashi8579 3 года назад

    Diyaar so dayaa heesta