Axmed Cali Cigaal | Sida Neefta Weylaha

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • Laalays Lyrics Waxa Aan Idiin Kugu Soo Bandhigaynaa Fannaankii Rugcadaagii Hobaladii Waaberi Axmed Cali Cigaal Iyo Heestiisii “Sida Neefta Weylaha”
    Heestaan Waxaa Dalabkeeda Dhiibtay Xasan Cawaale Iidle

Комментарии • 10

  • @AxmedSulayman
    @AxmedSulayman 28 дней назад +2

    Abaalkaaga nambarkayga ii sheeg lacag baan kusoo diriye heestan darteed iso qor numbrkaga 🎉❤🎉

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 28 дней назад

    Kabanku saw Xudeydi maaha marar badan Cigaal wuu gacan ekaadaa boqorkii Xudeydi❤

    • @yassinmohamed9468
      @yassinmohamed9468 25 дней назад

      Absolutely waad garatay gacanta marxuun ka muran mabo gasho

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 29 дней назад +2

    Woof calayk markan waa duubis hor leh mahadsanid sxbkis👍

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  29 дней назад +1

      @@khabiirqaraam7935 Salaama Khabiir

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 29 дней назад

      @@Laalayslyrics Waa kaa qaaday sxb🙌 ku soco👍

    • @Atharimedia99
      @Atharimedia99 27 дней назад

      Sukdaan khabiir qaraam waan kuslamayaa saxiib wax badanbaan kaa bartay ilahada ardaygaagaa ahay

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 18 дней назад

      ​@@Atharimedia99Waan kaa qaaday sxb Mahadsanid. Mid la mid ah baan hawada kuu Soo marinayaa sxb🙌

  • @AxmedSulayman
    @AxmedSulayman 28 дней назад

    Garacoow heesta halkeed kasoo heshay salaan from Hargaysa

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  28 дней назад

      Waan Kaa Gudoomay Heestaan Iyo Heeso Kale Oo Xulan Ayaad Kaga Bogan Madashaan.