ADUUN BAAN WAX DHAADINE XASAN AADAN SAMATAR ANBA DHIBAHA JIILAAL XILIYADAN IS DHALAN ROGAY DHIBTAAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 35

  • @Xabasuud
    @Xabasuud 2 месяца назад +1

    Sacadu wa 2:00 habenimo wa iniga iyo illy kaliya

  • @boorkakakac
    @boorkakakac 5 месяцев назад +1

    Gacantii Jiim Alle yarxam🎸

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 3 месяца назад +1

    Safar Sallaxlay ilaa Hargeisa ah ayaan ku dhagaysanayaa heestan. 19.Oct.2024

  • @lazawidhaba1519
    @lazawidhaba1519 Год назад +4

    Heestan hada kohor anoo safara ayay darewalka ushidnayd gaadhi landgarusala heestii sidii ayaan kubartay sand kadib wadadii ayaan soo maray anoo langarusal wata

  • @MustafeXamse-u6x
    @MustafeXamse-u6x Год назад +1

    Mustafe xasms
    0:08

  • @axmedmuuminismaciil7082
    @axmedmuuminismaciil7082 2 года назад +3

    Heestaa waxan ku xasuustaa sxbkay walaalkay crashed xasan diiriye wakhti dheer ka horta

  • @zakariyehazanali1157
    @zakariyehazanali1157 5 месяцев назад

    Dhab adoo useexdaan dhidbanay kor kaagoo ( yacni adoo hurda baan ku kortaag nahay oon waardi kaa hayaa) anoo dheel aroor yaad dharab tiisi igu taal dhab mar kaad utoostaad dheeraad igu fashaa (yacni mar kuu waagu baryo anoo rafaad iga muuqdo ayaad shaqa kale iidirtaa😢😢😢)
    Heestaan waxaa sameeyay askari waar diyaa 😢

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Год назад

    Al fanaan xasan aadan samatar nooloow

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 года назад +7

    #ORIGINALLY.
    #LyricsSongDhibahajiilaal
    #Page1
    Aduun baan wax dhaadine
    Amba dhibaha jiilaal
    Xiliyadan isdhalan rogay
    Dhibtaan kaa ilaashee
    Dhaxantiyo Abaarahan
    Kaa dhawray haddimoo
    Dhibta subag Lo'aad iyo
    Ku cabsiiyey dhaydoo
    Yey dhicin intaa Laa
    Dhugan waayey taydoo
    Dheel dheeli awgaa
    Igu dhaaftay maalmoo
    Igu dheeridaa ma
    Dhool gaaxday baad tahy?
    Mana soo dhawaatide!
    Ma middaad u dhalataa?
    Ma middaad u dhalataayee
    Ma middaad u dhalataa?.
    #Page2
    Siddooa laydha jaawiray
    Ku dul dherer sanahayoo
    Adduun baan ku dhawraa
    Dhanna kaama aaddee
    Dhilowyahan sidiisii
    Intaan kugu dhalloolaan
    Dhexda kuugu duubnaa
    Haddaan dhagaxa soo guro
    Ama aan dhulkaba qoddo
    Dhirtaa ii magooshaan
    Dheef noqon lahaydoo
    Dhexda maan ka liiceen
    Igu dheeridaa ma
    Dhool gaaxday baad Tahay
    Mana soo dhawaatide
    Ma middaad u dhalataa?
    Ma middaad u dhalataa eey
    Ma middaad u dhalataa?.
    #Page3
    Dhabbaduu dul seexdaan
    Dhibkanay **********
    Dhoobi kaa jiraan ahay
    Dhaxantiyo dugaagoo
    Annoo dhool arrooryaad
    Dharabtiisii igu taal
    Dhud markaad u toostaad
    Dheeraad igu Fashaayoo
    Dhaxalkayga uma hello
    Siddaan kuugu dhiibtoo
    Hadda dhimashadayduna
    Dhagartaada weeyaan
    #Chorus:
    Igu dheeridaa ma dhool
    Gaaxday baad tahay
    Manna soo dhawaatide
    Ma middaad u dhalataa?.
    Ma middaad u dhalataa eey
    Ma mid aad u dhalataa?.
    Ma midd aad u dhalataa?.
    --------------------------
    FAALO KOOBAN QISADA HEESTA.
    Heestu waa qiso dhab ah oo aan dhammaan balse joogto ah waxayna ka waramaysaa Askariga Ilaalada ah ama (BODY GUARD) u ah Madaxweynaha, Wasiirka,Ama Saraakiisha Ciidamada IWM, Sida ay ugu dhiban yihiin shaqada naf hurnimada ah ee ay dadka iyo dalka u hayaan iyo sida aan loo dhaadanayn siiba qofka uu ilaaliyaa aanu xaqiisa iyo xuquuqdiisa ama waxa uu ka mudan yahay u garan una dhayal sado Sida Erayada ama baydadka dambe ee heestu tibaaxayaan waa Dhibta uu askarigu u maro ilaalinta Saraakiisha iyo madaxda ka saraysa heestii kale- ee Askarta ciidamada qaranka soomaaliyeed loo qaadayna waatay ahayd.
    Nin Laggu seexdoow
    Ha seexan xilbaad
    Siddaa ha seexan
    Ha seexan ha seexan
    Soo jeedoo si weyna
    U Feejignoow.
    Erayada heesta waxa iska lahaa Abwaan YUUSUF Mohamed Ahmed Yuusuf Jafaal oo la sheego inuu qisada uga waramay nimay saaxiibo ahaayeen Yuusuf oo Askari ama (BODY GUARD) u ahaa Ahmed Saleebaan Dafle Oo ka tirsanaa ahaana hogaankii Ciidankii Asluubta dawladii kacaanka Soomaaliyeed Qisada heestu waa qiso siyaabo badan loo dhigo Laakiin Mucda iyo muhiimadu waa in heestani ay Jacaylk ka madax banaantahay Dareenka heestuna uu dareen Garnaqsi Askarino uun Yahay.
    Erayada Yuusuf Jafaal
    Laxanka *********
    Codka Hassan Aadan
    Kabanka Jiim AHUN
    Wa bilaahi Tawfiiq WSCWWBKT.
    Wixii sixid sax ah waa iisoo Gudbin kartaan.

    • @guledabdi6929
      @guledabdi6929 2 года назад

      zxb abwan jalaf ba iskalaha erayada

    • @RadioQaraami
      @RadioQaraami 2 года назад

      @@guledabdi6929
      ISKA HUBI SAAXIIB

    • @abdiqadirsidiq
      @abdiqadirsidiq 2 года назад +1

      Ma dhool gaaxday baad tahay.

    • @cabdishukuur1407
      @cabdishukuur1407 Год назад +1

      qisada heesta ma haysaa saaxiib.

    • @RadioQaraami
      @RadioQaraami Год назад +1

      ​@@cabdishukuur1407
      Haa wax xoogaa saaxiib.
      Heestan Askariga iyo dhibta iyo kadeedka uu dalkiisa iyo dadkiisa u maro ayuun baa Laga hal abuuray sida igu maqaalo ah Erayada heestana Curinta iyo hal abuurkeeda Osman Abwaan AHUN Osman Askari ayaa loo badiyaa walow abwaano kale-na Lagu sheego faalooyinka qaar Sida Abwaan Yuusuf JafaaL.

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 4 года назад +4

    HEESTII IGU DHEERIDA
    WAA ERAYADIII ABWAAN YUUSUF JALAF KABANKII GACANTII IYO LAXANKII AWEYS GOOBEE

    • @raage410hassan9
      @raage410hassan9 2 года назад

      Gacantu iyada is sheegaysa kabanka jiim shekh muumin cidna waydin mayo

    • @mukhtarcabdirahman1369
      @mukhtarcabdirahman1369 Год назад

      Intaanad wax soo qorin umada wax weydii arayaduu waa cusman Askari kabankuna waa jiim sh mumin 😂

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 8 месяцев назад

      anigana intaanad qacc iga yeedhaiiyen ereyada yaalaha

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 5 месяцев назад

      @@mukhtarcabdirahman1369*malaha heestan cismaan askari (AHU) ee ku noqo*

  • @SalmaanSaraaye
    @SalmaanSaraaye Год назад

    yasalaam

  • @Xabasuud
    @Xabasuud 2 месяца назад

    Alhayow iga bixi wa hbn jimce so galayo bacdal makhrib ayan ka dhaqaqay lascanod wxn usocda casimada TALEEX EE G/Sool wxn wata gadhi serf hestasa ibaxaysa waa xili roob gadhigu dhiquu iga galay galaigay ayan ahy ilahy unba i

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 года назад +1

    Mirihii yuusuf jafaal laxankii a.goobe codka x.a.samatar

  • @saalaxsaahid3069
    @saalaxsaahid3069 2 года назад +2

    Heesahan qaaciga ah ciyaalkan surkadhuun kuma dhacaan inay dibusooqadan codkaas halaasiga ah mabalaha

  • @shucaybchannel9600
    @shucaybchannel9600 8 месяцев назад

    Sanadka 2024 ayaa si fiican u dhagaystay

  • @ishqiahmed5441
    @ishqiahmed5441 Год назад

    Sxb heesta doxadii nugaal oo dhameys tiran oo qoraal ah soo qabbo car 🎉🎉

  • @cabdullaahimaajoor2053
    @cabdullaahimaajoor2053 Год назад

    😮

  • @ishqiahmed5441
    @ishqiahmed5441 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed7292
    @cabdiraxmaanmaxamed7292 11 месяцев назад

    Abwaanka sameeyy sheega?

  • @Xabasuud
    @Xabasuud 2 месяца назад

    Ilhy unba imaqan gadhigi dhiqadi marku iga bixi wayay ban qadkaygi laso dagay iyo qorigaygi wn iska qayilaya 1/11/2024 hbn xasustisa wata ilahow ada imaqan