Gabadha ugu lacagta badan Soomaalida Maraykanka ee ka shaqeysa shirkadda Forever

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Gabadha ugu lacagta badan Soomaalida Maraykanka ee ka shaqeysa shirkadda Forever

Комментарии • 22

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 15 часов назад

    Gabadhan farax dhoola cadeynteeda aad baan uuga helaa maasha allaah Allaha ku xifdiyo quruxey

  • @AyanHarir-v6q
    @AyanHarir-v6q 3 дня назад +2

    Mansha Alllah maamo safka Xaaji Aaan ku midawonay forever living company Aaan ka helno Dhiirigalin badan iyo daddal badan shakhsi Ahaana waxbadan Aaan kafaido Aleh Hanookaadaayo waaaaan sugila inta Aaan dalxiisska sanadka kugulmyno 2025 maammo❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiOmar-gw6dp
    @AbdiOmar-gw6dp 4 дня назад +4

    Waa ganacsi bug ah oo wax ka jira ma lahan alla maxa dadka lagu siray oo aay ugu horeyaan maamoyin aan waxba aqoon

  • @ducaalexirsi6017
    @ducaalexirsi6017 2 дня назад

    Masha allah mama safka haji qof ku dayasho mudan

  • @bashiressa2999
    @bashiressa2999 3 дня назад +1

    Manshaa Allaah

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 4 дня назад +2

    Yaahuu umada yaan lafuran 😮😮

  • @SheekhMuuse-x5g
    @SheekhMuuse-x5g 3 дня назад

    Maansha alaah

  • @AbdkarimWarsame
    @AbdkarimWarsame 3 дня назад +1

    Waxan ganacsi maaha iska ilaaliya

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 4 дня назад +1

    Asc Farax....
    Wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid

  • @SakariyeHuriwaa
    @SakariyeHuriwaa 5 дней назад +1

    Marka hore waan ku salaamay farax
    Marka labaad kuso dhawoow RUclips in badan ayan Facebook kaa daawanayay🎉

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 4 дня назад

    Somalida xasidsanaa ganacsi macnihiisa waa xeelad ubdiyar garaw faido iyo bila faaido.
    Nasiibkaaga weeye ama walagaa iibsan ama kugu baarixi.
    Ama tijaaabi ama dhiiri gali u hambalyee qofka isku daya ganacsi ama ugu yaraan ka aamus

  • @NasraGulaid
    @NasraGulaid 3 дня назад

    Iska hubiya ??????

  • @AbdkarimWarsame
    @AbdkarimWarsame 3 дня назад +1

    Waxaan ma aha waxay tuuugo dadka di dadban dadka dhacaan

  • @zh5650
    @zh5650 5 дней назад +3

    Adeer iska ilaaliya ganacsigaan macusba. qof lacag sameeya Taada muxuu kufalin.
    Waxaa ladhahaa MLM oo utaagan Multi level marketing.
    Google gareeya intaadan kudhacin.
    Aloow makuudigay

  • @Muniid99
    @Muniid99 5 дней назад +2

    Waxaan Hore baa loo arkay, Ganacsi ma aha ee waa Multi Level Marketing (MLM).

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 4 дня назад

      Multi level marketing ma dalaal mise waa ganacsi faaiido leh maxaa looga jeedaa warbixin noo soo gudbi inshaa allaah halkan

  • @NasirKimbo
    @NasirKimbo 5 дней назад

    guska xaaji

    • @husseincabdulahi370
      @husseincabdulahi370 5 дней назад +1

      Ceeb waaye wll inaa Hooyo somaliyeed ee aadan garaneen inaa ugafto

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 4 дня назад

      @@husseincabdulahi370 dadkan maskaxdoda majoogto ok maha walal

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 3 дня назад

      Cayda xal ma aha