faqash always faqash dalxureeye waa kan diraca u xiray faqash dhan oo siyaasada somalia ka saaray deni ethiopia uu u cararay maxaa ka raacay? 2 sano mashaariic lama siin puntland awooda dalxureeye waa taas
Waa dad ayaga dhan ba u shaqeeya cadawga somaliyeed, Ethiopia ha ii joogta iyo in ay Ethiopia baarlamaankooda ansixiyaan qaadashada bada, war waxaan wadaniyiiin maxaa waa dad gumeystaha uwada shaqeeyo, mar uu axmad moobe ku cara Kenya, iyo mar muusa biixi, Dani, lefta green ay ku caraan Ethiopia🚨🚨🚨
waaba in taas lafta gareen wuu og yahay godka uu u socdo madaxweyne hassan mashaariicda uuka xiraa maamulkii kasoo horjeesta sida P/L hawadana waalaga xiraa flight ka dega kara ama ka bixi kara ma jiro baydhabo
Waxay ila tahay itobiyaanku waxay xasan sh kula dagaalamayaan maalmul gabaleedyada adiguna waxaad kula dagaalamaysaa warbaahinta marka tartan culus baad ku jirtaan adiga iyo itoobiyaanku sii wada bal aan aragno cidii kuguulaysata burburinta dawlada mw xasan sh itobita ama wariye maxay kulatahay dabcan AS kama maqna goobta oo jiid sadexaad
Viva Lafta.Gareen 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xasan waa madaxwaynaha maamulka gobalka banaadir nin walbana aayaha gobalkiisa isagaa umadax ah dalkuna waa federal dowlad cadaalada ayaan ilaahay ugu baryayna ballse xasan dowlad ma aha soomalina way ogtahay wlle
Dalkan cadow aan Hassan sheikh ahayn ma jiro
Cadowga ay soomaaliya waa 🇪🇹🇦🇪iyo argaxisadda iyo qaar ka mid ah hogaamiyadda dowladda gobaleedka.
madaxweyne hassan lafta faren ka taqalus waa masakin an aragti laheyn
Wa runta xasan sheekh sabab u ah waayo umadi soomaaliyeey wuu midayn waayey
LAFTA GAREEN WUU SAXAN YAHAY GOBALKIISANA ISAGAA AMIIR KA AH WARIYE
Taarikhda dib ugu noqdo wariye 1995 Wixii ka dhacey baydhabo
Waxeey ila tahay aniga ineey dawlada la shaqeeso galmudug iyo hirshaballe oolaga sifeeyo shabab oo aan lagu mashquulin siyaasiyiinta yar yar. Amniga somalia waa arrintaa 1aad waxaan kale waa waqti lumis
Qawaarijta haku mashquulo dalxureeye ilaa iyo December.
Lafta gareen warkiisa laguma jiro waqtigiisana waa dhamaaday ethiopia december waa ineey baxaan
Lafta gareeyn ya war ka maqlayo
Waxay ila tahay lafta gareen iyo maamulada la midka ee cadowga soomaaliyeed la shaqeysto ingabalkoodu dhacay oo u dhamaan doonto inshaa allaah weliba siyaasiyiin wariyeyaal dhamaan uur ka amxaar oo dhan wuu jabi doonaa insha allaah
hawada oolaga xiro iyo mashaariicda oo loo diido ciidanka danab loo diro sidii mukhtaar roobo loo soo qabto
@@143-k1dhawiye caqli zero 😂😂😂😂😂
Somalia maxaaa la dhahaa
1991 Somalia 💩
Ethiopia 🇪🇹 hajirto oo hajoogto dadlkii iskufilaan waaya
Xasan waa qaain wadan dalka in laga badbaadsho mudan say ayey ilatahay
😂😂😂HASSAN SHEIKH KENYA AYU SOORACE XILIGI FARAMAJO ILEEN NABSI WAA MAADELE WAQTI GI BADA IYO JUBLAND LA ISKU HEYSTE!!
MasAL
❤❤❤ Ethiopian
Lafta-gareen Waxa uu wajahayaa Caqabada waaweyn
Qabyalad ayaa qayrkeen inaga reebtay
Waxaan Ddhihi lahaa wariye Xasan Dhiiiqo waligiisaba Kheer Lagasugi maayo Waayo Dabo Wixii Kasoobixi jirey Umbaa kasoobaxa
faqash always faqash dalxureeye waa kan diraca u xiray faqash dhan oo siyaasada somalia ka saaray deni ethiopia uu u cararay maxaa ka raacay? 2 sano mashaariic lama siin puntland awooda dalxureeye waa taas
❤❤❤❤❤❤
Somalia needs man like farmaajo
Waad ogtahay in Xassan sheekh maxamud Ciidankaii Eretaria laayey iyo kuwa kale ciidana ma haayo ajanabiga waa iska joogayan
Lafgaren walawasaa
Lafta gareenow joog dhiiqa lugaha laguu galinayaa
Ethophiya ma baxayaan
Lafta gareen nin wax og ma ahan. Waa laga talaabsan. Itoobiyo haday wax biirin wadankeedii baa holcaya.
Waa dad ayaga dhan ba u shaqeeya cadawga somaliyeed, Ethiopia ha ii joogta iyo in ay Ethiopia baarlamaankooda ansixiyaan qaadashada bada, war waxaan wadaniyiiin maxaa waa dad gumeystaha uwada shaqeeyo, mar uu axmad moobe ku cara Kenya, iyo mar muusa biixi, Dani, lefta green ay ku caraan Ethiopia🚨🚨🚨
Hhh hawiyaha basa wadani aah bad sowadaa yah ..umadaha kale waxba fartaha hakufiiqina ..idinka wadanki niga dagi laa ..o xamar iskuheysto unukaaleh kuhayo ..hadi koonfurta intad kadagtan xoreyn laheydeen nabadeyn laheydeen ...amisom looma bahden ..idinkaba tiina niheysata e tukale haeegin o isasaxa kaligiin wadaniyiinow
Farmaajo waa oga maamulada in aysan faaido lahayn Dagaalku uu ku Qaaday hassan waa diiday ilaa uu Diyarad uraacay kismaanayo caawa faaiidi dhuuqataa😂😂
Hade ilaahy baa iimaanka kaqaaday madaxdeeniii
Farmaajana maanta lagama karo madaxwaynahaan taageer
Xassan shalay laga waa madaxwaynaha taageer
Hadalkiisii Away left garden beenhakadheegin beenaalayaw
War dawlad goboleedyadii baaba dawlada cagaha haysta
Itoobiya iyo ninkii isku helaynayaba way iska tagayaan, itoobiya iyadaaba kala yaacday, hal lug ayey kutaagantahay walee..
war ninkaagan waxba haka hadlin cadowga iyo cadow kalkaalkaa laftagareen waa eyro asalkiisu waa oromo oromo dhashay cid soomaali mooda waa ku siran tahay mar dambe hasoo hadla qaadin qurunka soomaalidu hayska qabto dadkaas la soomaaliyeeye
😂😂😂😂😂😂😂
Waxay ila tahay inuu xassan Shiikh ku adkaysto go'aankisa ah bixitaanka ciidanka Ethiopia lafta gareenna uu badalo illeen hadii itoobiya baxdo doorashada muu afduuban karee
waaba in taas lafta gareen wuu og yahay godka uu u socdo madaxweyne hassan mashaariicda uuka xiraa maamulkii kasoo horjeesta sida P/L hawadana waalaga xiraa flight ka dega kara ama ka bixi kara ma jiro baydhabo
Waxay ila tahay itobiyaanku waxay xasan sh kula dagaalamayaan maalmul gabaleedyada adiguna waxaad kula dagaalamaysaa warbaahinta marka tartan culus baad ku jirtaan adiga iyo itoobiyaanku sii wada bal aan aragno cidii kuguulaysata burburinta dawlada mw xasan sh itobita ama wariye maxay kulatahay dabcan AS kama maqna goobta oo jiid sadexaad
sax weriyahaan waa duduble maskiin ah oo cuqdadeysan wuxuu naf ka raadiye dowlada caay laakiin asagaa mardhow dirac usoo xiranaaya dowlafda
weriye beenaale cuqdada yaaa lagaa dareemin uduble maskiin aa tahay mardhow waxaa kaa sugeynaa dalxureeye waa nin wanaagsan , sidii h/g iyo duduble looga saaraaye xirooyinka dowlada adiga dhan waa is bedashay qabyaaladii oo qof aad noqotay cuqdadii ku qaadayna kuma dhigto xaaraami aa tahay