"Ilaahay aynu u shukrino..." Wasiirka Warfaafinta Somaliland.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 янв 2025

Комментарии • 20

  • @RaaxoSuleiman
    @RaaxoSuleiman День назад +1

    Commentigii ugu horeyy wasiir axmad yasiin sheekh cali ayaanle wasiirka aqoonta kuduguuntahay
    From xaliimaale

  • @caynidhalad9300
    @caynidhalad9300 День назад

    Masha Allah Ilahay ha ku xifdiyo

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 21 час назад

    ALLAHAYOOW INAKAAS SHARAFTIISA IYO IIMAANKIISA NAGU BADBAADI

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 День назад +1

    Calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 День назад +1

    Wasiirkaygii axmed yasiin sh.cali ayanle

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 День назад

    Wasiirkani wuxu u cod eegyahay sh. Elmis

  • @raaxonuur1872
    @raaxonuur1872 День назад

    Abtigay ❤❤❤❤

  • @izmailomer8637
    @izmailomer8637 День назад

    Aammmiin

  • @maxamuudcabdi1363
    @maxamuudcabdi1363 День назад

    Great !

  • @mustafemuxumed7990
    @mustafemuxumed7990 День назад

    Wasiirka aan tageersanay

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 День назад

    Wasiirku waaa Sufi.
    Waxa dhalay Sheekh Cali Ayaan le oo Sheekh Qaadiriyada ahaa oo caan ka ahaaa degaanka Wajaale iyo Jigjiga.

  • @hassandiriye1465
    @hassandiriye1465 День назад +1

    Iska jira wasiirkani saxmaaha waa kuwii dhinaca kale ciida u tuurayay ee la shergayay reer soomaali naanow ninkaa somaliweyn iyo waxshergaya iska jira

    • @gemstar416
      @gemstar416 23 часа назад

      Somaliweyn iyo waxaas wa laga baxay indr

    • @Ahmedtajir-h9e
      @Ahmedtajir-h9e 21 час назад

      Aqoon la'aan kaa haysa wasiir Axmedyaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa kaa yeedhsiinaysa hadalkan ee sxb aamin waa wasiirka ugu miisaanka culus golaha Wasiirada xukuumadan cusub e liq midhkaa nin kaga iimaan qaba oo ay kaga weyn tahay Somalilandnimaduna wuu yar yahay haddii uu jiro ee liq iyadana. 🎉😊

  • @BasheNotayo
    @BasheNotayo День назад

    Wasiirku hadalka ah halkan UMMADA somaaliyeed ba isugu timi,muxuu ula jeedaa, Somali iyo Somaliland MAXAA u dhexeya.

    • @h3llomahdude216
      @h3llomahdude216 11 часов назад

      Soomalidu wll diinta so inagalama sina
      Meel kasto khayriya wa lagu kulmi karaa

  • @hassandiriye1465
    @hassandiriye1465 День назад +1

    Waar kani huwantii oo aan biyo ismarin hooy reer soomaliland waadfahnteenbaan u malaynayaa ninkan warfaafinta lagu sheegayo bal u fiirsada sidu u hadlayo wuxuu kuleeyahay dad weynaha soomaliyeed meeshu joogaa waa xagee miyana somaliland ahyn

    • @DeganSh
      @DeganSh 16 часов назад

      Reer Awdal dhamaantood waa Somali habeen Somaliland may sheegteen haday Somali mid tahay matkaa nabadooda unbay u joogaan meesha.

    • @abassadan2541
      @abassadan2541 8 часов назад

      ​@DeganS😂😂h