Mashruuca Cabsida | Jinni ayaa ku caashaqay iyo ka baqida jiniga !!?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 сен 2024

Комментарии • 84

  • @فاطمهفاطمه-م4ض
    @فاطمهفاطمه-م4ض 3 дня назад +10

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967717354582 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-.-.....،..،.،..،..،.،..،..

  • @MohanBritishAdowAdow
    @MohanBritishAdowAdow 3 дня назад +9

    Saxiib Omar inshar 5 mowduucayada waan lasocodaa , nolosheyda waxa badan ayaa ka bedeshay saaxiib

  • @AbdiraxmaanIsmail
    @AbdiraxmaanIsmail 3 дня назад +7

    اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد

  • @Abdilahi0909
    @Abdilahi0909 3 дня назад +5

    Hada ayaan niyada ku hayey podcastgaaga
    Isla markiiba waxan arkay xalqadan cusub🎉

  • @CabdixamiidaadanCabdixamiid
    @CabdixamiidaadanCabdixamiid 3 дня назад +3

    Mahadsanid wllky omer wlhi waxbadan baan kaa faaiiday alaha ku barakeyo

  • @Geedaqorowmedia-ko5pi
    @Geedaqorowmedia-ko5pi 2 дня назад +1

    Jinni mrkan soo xasusta sheekh rusheeya igu soo dhacaa

  • @zaxaneofficial1775
    @zaxaneofficial1775 3 дня назад +2

    Ku sali nabi maxamed scw❤

  • @SaalaxMaxamuud-bl6dl
    @SaalaxMaxamuud-bl6dl 3 дня назад +1

    Allah ku barakeeyo Omar inshaar🎉🎉

  • @abdirahmanmoha1260
    @abdirahmanmoha1260 День назад +1

    Khadka cagaaran baad ku jirtaa ustaadi😮

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 2 дня назад +3

    Wlhi anigu waligay jin kama cabsan jirin lkn bishan horantedii
    Anoo habeen suuliga kasobaxay
    Oo salaad cishe waysay san raba
    Waxaan dareemay gacan dhabarka iga tabanaysa wax yar kadib dhabarkii waalay tuujiyay
    ayatul kursi ayaan aqriyay maalmo badan waxaan dareemayay inay gacan itabanayso cabsi lkn rabbi gay ayaan aminsanaa wixii uu iiqoray uun inay igu dhacayaan

  • @dybalas7021
    @dybalas7021 3 дня назад +1

    Asc,wan ku salamey abti🙏❤️

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 3 дня назад +2

    Golden voice❤😊

  • @muniraabdirahman4759
    @muniraabdirahman4759 3 дня назад +2

    Hada kahor anoo iska jiifo ayaa dharbaaxsho in laygu dhuftey dareemay markaa soo istaagey aa reerka u tagay jinni baa ku dharbaaxey isku raaceen cabsida aan qaaday waagaas ilaa hda kaligey suuli ma aadi Kari habeenkii waa baqaa 😢

    • @AbdiraxmaanIsmail
      @AbdiraxmaanIsmail 3 дня назад

      Aqri ayadahan habayn kasto آمن الرسول ، لايكلف الله

    • @AziyOsman
      @AziyOsman 2 дня назад

      😂😂😂waxaas abaayo ha aminin waxba kabm jiran

  • @cmalyuunabdinasir
    @cmalyuunabdinasir 2 дня назад +1

    jinku wawax jira horta quranka lagu shegayo dawadisana wa quraan

  • @nasriincaafinasriincaafi6948
    @nasriincaafinasriincaafi6948 3 дня назад +3

    Kusaali rasuulka Sallahu calayhi wasalam❤

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 2 дня назад

    شكرا جزيلا

  • @AbdiraxmaanIsmail
    @AbdiraxmaanIsmail 3 дня назад +1

    Aad ayaad u mahad snthy Cumar inshar mawduuc muhiimadiisa wato,

  • @CumarMohammott67
    @CumarMohammott67 3 дня назад

    Omar inshar guuleyso sami

  • @ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
    @ABDIMAJIDMOHAMED-v5k 2 дня назад

    Thanks 🎉

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 3 дня назад

    Mohamad deeq jini iyo cabsi waa wax maskaxda lagu balo garaamiyo okaliya cabsi cabsi ah wax walba aad ka cabsato waa layaab guulayso ogaansho 😮

    • @abdinour
      @abdinour 3 дня назад

      Jinni waa wax jira oo quraanka lagu sheegay wll

    • @KaltunKaltunmoh
      @KaltunKaltunmoh 2 дня назад

      Lkn waa makhluq alle. Adiga oo kala.oon waxba kugu samen karin alle idinki moye.ina alle.talo saarato un kaga filantay rabigana ku kalsonato kalsoni dhaba​@@abdinour

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 2 дня назад

    Anaga islaan weyn oo xaafadayada degenayd mrkaay jaarka is dagaal waxay dhihi jirtay rooxaantaydaan idinku saliday dadkuna aad ayay islaanta uga cabsan jireen imika lkn way geeriyootay Allah ha naxariisto

  • @mutasali4903
    @mutasali4903 3 дня назад +1

    Hadan jini ahan laha somalia dagi lahaa 😂😂

  • @Hiraasuuraly1889
    @Hiraasuuraly1889 2 дня назад

    My role❤

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 3 дня назад

    Wcs barnamijka manta wa aad logu bahanyahy in laga hadlo

  • @AhmedDiin-j4z
    @AhmedDiin-j4z 2 дня назад

    Wa dhab habeenkii in ayna itoobiyanku suuliga aadin habeenki maso baxaan

  • @asadhalane
    @asadhalane 2 дня назад

    Waxaad u maleysaa inaad iska indhatireyso in jinku wax dhibaato ah u geysan karin bani aadamka.
    Haddi aad rabtid in aad wax badan ka ogaatid caalamka jinka iyo siday u sheqeeyaan, isha , sixirka iyo wixii la mid ahba, waxaad RUclips ku qortaa "Calaamka inaga qarsoon ee jinka" wa playlist dhameystiran oo ku hadlayo Sh Maxamed Ismaaciil oo arimahaas kuso dhex jiray muddo dheer.

    • @KaltunKaltunmoh
      @KaltunKaltunmoh 2 дня назад +1

      Wu ugaysan kara lkn kawrn.hadad uga baqdo sida alle uga baqdo si ka daran isago ah makhluq alle cidna anay waxba kugu samen karin adoo alle Wayne talo saartay isaga kaligina ka baqa adiga xita ina iska indho tirayso awoodo alle ma mooda od jiniga iyo dhibatoyinka kle ka dhigayso sidi inan alle waxba ka qaban karin o meel loga baxsada jirin

  • @MahdiArte
    @MahdiArte 41 минуту назад

    Jigjiga shekh Rusheeye gibbi dhan ayaa u kiraysan
    Markaad hormarayso Ganjeelka hoostiisa biyaha kaqulqulayo waad yaabaysa
    Baabuurta meeshii lagu dhaqayay ayaad moodaysa
    Allahu-manajina

  • @LuulDheyman-p9c
    @LuulDheyman-p9c 3 дня назад

    Hort jin wujira qofki walahis ama walidkis qabo aya daremikaro lkn mrksta ina laga cabsado aya qald ah

    • @abdinour
      @abdinour 3 дня назад

      Jinku waa jiraa wll oo quraanka lagu sheegay qofkii dhahana majiro wuxu beniyey ayad quranka kamida blse in saaaid looga baqo qalad waye

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 3 дня назад

    Runtii kanaal kudayashomudan❤❤❤

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 3 дня назад

    Jini iyo shaydan, may kala duwan yihiin horta?😊

  • @Suhayb33
    @Suhayb33 3 дня назад

    Thank

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 3 дня назад

    Labo channel oo aan kala dhicin ayaad ledahay saaxib mahadzanid omar inshaar

  • @AziyOsman
    @AziyOsman 2 дня назад

    Wlhy inaan kabaqin jinka
    Iskada inaa kabaqee ina arko jeclahy su,uyaalo qab dhismedkisa ma qurax badn yahaye ma folxunyahy
    Muxu bili adamaka uga duwan yahaye
    Inaa ogaado jeclahy

    • @abdullahikhanfilms4468
      @abdullahikhanfilms4468 2 дня назад

      Jacel mala wadaage hadu kusobanshigo

    • @AziyOsman
      @AziyOsman 8 часов назад

      Waligay wax majeclan biladn bana jeclan jin maxaa ka jeclani wll

  • @AbdiaziizFarah-uf2dc
    @AbdiaziizFarah-uf2dc 2 дня назад

    😂😂😂😂wllh daacad uqosaly😅😅

  • @MohamedJebriil
    @MohamedJebriil 3 дня назад

    Asc cumar waxaan rawaa In aan kulawadaago please reply isoogal Thanks 🙏

  • @NasraMukhtaarCarab
    @NasraMukhtaarCarab 2 дня назад

    Dadka ugu badan uu galo jinku waa dadka ka baqa

  • @abshirgeelle9228
    @abshirgeelle9228 2 дня назад

    Yacnii yacnii haku heynine xaqiiqada baadh

  • @MahamedHassan-bw5mx
    @MahamedHassan-bw5mx 3 дня назад +1

    Ani wa laydulmiyaaa 😢

    • @Xamdiyyy51
      @Xamdiyyy51 3 дня назад

      Sideeh

    • @Khalid_________09x
      @Khalid_________09x 3 дня назад

      Sidee lagu dulmiya? Yaa ku dulmiya? Faahfahin

    • @MahamedHassan-bw5mx
      @MahamedHassan-bw5mx 3 дня назад +1

      @Xamdiyyy51 hoyo iyo apo waykala tagen 5 qof nahy lapa hoyadod ayay la jogan lapana edo ani hoyo utagy idaf itiri apana wuu idulmiyay ano halqalad gaysan
      Hada edo la jooga ani way idulmizaaa waxan daganahy masalaha ilaa actoper ayan ulugeeya zupaxa iyo rawxada ilaahy saladiza hal racrad ima dafto hadana waxy zidani igu dacayan garan mayo 🤧

    • @MahamedHassan-bw5mx
      @MahamedHassan-bw5mx 3 дня назад +1

      Wll waxan zameyo isheega wllkin ahy 😢

    • @Khalid_________09x
      @Khalid_________09x 3 дня назад +2

      ​@@MahamedHassan-bw5mx wll waxad isku dayda inad dhibatada xaliso hadii ay dhinacaga Tahay, hadii ay ku dulminayana Ilaahay waa arkayaa Ilaahay Berri ducayso, Dhinaca Kale aniguba 5 saladood wan Tukada Hadana dhibato waa iska jirta Kama dhigno qofku haduu 5 saladood tukado aysan waxba ku dhacayn

  • @farixaabdi2142
    @farixaabdi2142 2 дня назад

    Cumarow adaba kacabsaday marka dhahesay maqluuq illahay aburay su codkagu isku badalay 😂😂waxa is iri ma jinku wax kashegaya dhexgalay 😂😂😂

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 2 дня назад

    Wan ganacsanaya dheh ee dad ka beenta kala taga jini iyo bini adam isku calam ma aha ee hal quwad baa jirto waa na tan alaha

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 дня назад

    Lkn cumar jinku dad magalo miyaa

    • @Khumayni-bl6gu
      @Khumayni-bl6gu 3 дня назад

      Shaydaanka weeye waxas gala dadka

    • @AziyOsman
      @AziyOsman 2 дня назад

      Mid ilahy kuracshay baaba jira oo ladhaho jin qareen

    • @xasanruxaani7386
      @xasanruxaani7386 День назад

      😂😂😂😂​@@AziyOsman

  • @65nuuryare
    @65nuuryare 3 дня назад

    Sheko yer hariif aa gabar jeclaadey markow raadsaday hooyadeet aa tiri jini nin ah aa galo gebedhan ee iska dhaaf xarifkan wahow yiri ana basareysanaye qarashka guurka iga yereya haya la yiri wa gursaday marko bil qabay jinki aya soo galay aa la yiri marka wa in aad dhaqaalo bihisa wahow yiri sug anaa shiikh ehee wahow ka so tagay shaqadi gebedhi awey qolkas ayey ku xirantahay a la yiri qolki ayow u galay dharki ayow dhigtey wahey tiri ayada oo af nin ku hadleysa mahad rabta halaasheyda tahay ayow dhahay jinki aa yiri nin an ahay hariifki waba ii gashey jirka wa xaaskeyga hadalka wa nin miyaa markan josha galno hadalkas qatka ow ka baxaa jinki nin kale aa u tage dhib waaye hariifki dhib ma lahan naagteyda sow kuma dheh jirtid iskaga jir intan hoosheyda dhamaysanaayo jinki ku yiri bes ha u tagin wa ka baxaa jinkii ayada ley ma ahan ma calaa anaa ii tagoysaa xariifki waba ii gashey ilaa jinki ow tuugtamay kana baxay quraan la aan rushees la.aan gebedhaas maalinkaas ayaa ugu danbeysey jini ayaa galaayo wahay dheheen dadk haafada jinigi galmada ku baxay gabadhaas ayow ku jirey

    • @TrickSom.Tech1
      @TrickSom.Tech1 2 дня назад

      hhhh Jinkii iyo gabadhaba ma isku darey xariifka 😂

  • @Xikmo-h1e
    @Xikmo-h1e 3 дня назад

    Anuu horta waligayba waxaan aamisanaa in jinka quraafad yahay iyo ka badbadin ay somalidu ka bad badiyeen lakin hal sual ayaan donayaa in layga oo ilaa hada helin qof si sax ah iiga jawaaba suaasashi waxay tahay hada anigu maxad baan dhigtaa maxad kaan dhigto mararka waxa dhacda in inani qayliso ama dhacdo kadibna hablaha maxadka qaarkoodna wada qayliyaan markaasay bilaaban inay qaar ordaan
    Marka suaashaydu waxay tahay
    Hablahaan qaylinaaya ee quraan diidayaa maxaa haya 🤔

    • @abdullahikhanfilms4468
      @abdullahikhanfilms4468 2 дня назад

      Qooq

    • @mariamnasir6729
      @mariamnasir6729 День назад

      Walalo waxaa waa wax jira waana il ama sixir iyo wax lamida sheydaankaa buuna gubayaa quraanka kuwa cararayana quraankas bey diidayaan oo ay ka ordayaan
      ilhahey ha inaga badbadiyee xalaqaad uu shekh maxamed ismaciil soo galiyey baa jira ee youtube ka ku qor saad wax uga ogaatid caalamka inaga qarsoon

    • @xasanruxaani7386
      @xasanruxaani7386 День назад

      Xanun nafsi ah haayo .

  • @ibrahimabdidalmar3122
    @ibrahimabdidalmar3122 3 дня назад

    marka maxa ka dhex hadlaya dadka

  • @Allahakdar-m4v
    @Allahakdar-m4v 3 дня назад +13

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967717415667 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-

  • @MahdiArte
    @MahdiArte 41 минуту назад

    Jigjiga shekh Rusheeye gibbi dhan ayaa u kiraysan
    Markaad hormarayso Ganjeelka hoostiisa biyaha kaqulqulayo waad yaabaysa
    Baabuurta meeshii lagu dhaqayay ayaad moodaysa
    Allahu-manajina