Warkas adiga le sheegesida xage kakeentay in ay xazb gacmaha tageso xazbu iyo xamaas way guulesanayay insha allh ee shiiqow hanoo bunbuunin Yahuud iyo xulufadeeeda wax awood ah malahan. Awood wa tan Allaha Swc awood☝️ kale majirto
Iran way jilicsan tahay argudashadi Ismail Hania wa awodi weysay Dawladaha Islamka meel aa wa hore lagu so ogaday mana la dhafayo sidii tatarka a nagu bilaban rabto Allahuma Najannaa
Illaahay Uma kaso Xizbulllaah inay is dhiibto..illaahay waxan ka baryesynaa. In Xizbulllaah know. Ka dhigo gacanti koreeysay ilaahayow guul sii Xizbulllaah. Aamiin. Aamiin
Subxaana llaah, Israel mar hore ayey isku diyaarisy xasuuqa bariga dhexe, laakiin carabta waxay ku mashquulsanaayeen inay iyaga is xasuuqaan, waxay u fududeeyeen Israel inay guulaysto, laakiin Islaamka muwaxidiinta ah ee daacada ilaahey oo kaliya u ah ayaa insha allaah guuleysan doonnaan🤲🏾
Iirraan marka ay leedahay Israel hubka ha dhigto waa Arin aan marnaba suura gal ahyn . Waa shuurda ugu adag. Aduunka uunbay tusaysa Iran in gardaro lagu haysato.
Waxaan ku nacay wa wararka waa rajo xumada Allah haysanaa allah. Ma dhamaanaayo Muslims caalamka waxaa katalin doonaa Muslims waa. Soo socotaa. Awoodii Muslims Waxaad moodaa in ay cadowga lajiraan
Allaha quweeyo Muqawamada xaq u dirirka ah iyo Islamko dhan Amiin reer galbeedo dhan dagaalka ayaga wado reer gasa iyo Falastiino dhan laayay idimka Alle kani waa jabkoodi oo Alle xaqdarada ma rabo wey kibreen qoom ka jasa aan Alle uga baryay
adigu miyaad ka baqaysa isra.iil maxaad u muujin kari la day holaca ka baxaya israa.iil halkaad carabka ku xajinayso in hamas sidii doono laga yeelay meeday maxaabiistii israaiil hadii laga adkaaday adiga laba video le far baa kugu godan pro israaiil
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Isla maalintaan bilaabo hore lacag maka helaa
Mareykan ayaa kadan beeya oo yiri waxad rabatanan idiin sameynaya ee Israel Iska dhafa
Waa dhamaadkii israi iyo maraykan ' ingiris dhuka allaha lajaro aamin guul iyo gobonimo xisbullaah iyo xamaas
Amiiin ya rabbi
wax socda waa tagtaarkii labaad ee islaamka lugu cunaayo illaahow burburi kufaarta aamiin
Musliminta ah guulesta wariyasha waxa ugu hilisan codkin jabka musliminta haso bandhigina jabka Yahuda so ban dhiga👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇵🇸 🇵🇸 🇱🇧🇱🇧
illahow ugar gaar Reer Lubnaan iyo Reer Gaza Yaa Rabi
اللهم اهين
Lubnaan way guulaysan iyo Gaza inshallah
Waa Riyooyinka Sahyuuniyada ee aysan weligood gaareynin, Xisbulaahna aqoonta loo leeyahay aad bay u yar tahay.
Allah hajebiyo yuuhuda muslimintana guul insha allah
Warkas adiga le sheegesida xage kakeentay in ay xazb gacmaha tageso xazbu iyo xamaas way guulesanayay insha allh ee shiiqow hanoo bunbuunin Yahuud iyo xulufadeeeda wax awood ah malahan. Awood wa tan Allaha Swc awood☝️ kale majirto
Xorta faxan wixi laga xadlayo,xanoqon seef labood
@@mohamedissack9050waa runtii sheekhan marar badan baan arkay isagoo yuhuudda buunbuuninaya.
Inshaa Allaah guul dhamaan muslimiinta
Dhimalaha ta Allaah ayaa shaqaynaysa qofkii saacadiisu dhamaanay wuu dhimanayaa
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Iran way jilicsan tahay argudashadi Ismail Hania wa awodi weysay Dawladaha Islamka meel aa wa hore lagu so ogaday mana la dhafayo sidii tatarka a nagu bilaban rabto Allahuma Najannaa
اللهم انصر اخواننا في كل مكان
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
Lubnan wey guleysaneysaa inshalah
Illaahay Uma kaso Xizbulllaah inay is dhiibto..illaahay waxan ka baryesynaa. In Xizbulllaah know. Ka dhigo gacanti koreeysay ilaahayow guul sii Xizbulllaah. Aamiin. Aamiin
Kkk iraan waa dil suge markeeda ayaa loosoo jeesanaa sidoo kale Masar iyo Urdun qolo walba meeshooda ayaa loogu tegaa
Scw scw scw scw scw scw sheikh wcs dulmi diid respect Hamas support Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo xiisbuulaah yamane Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸❣️♥️
Daalimiin weeye shiicada laftigeeduye ilaahay haysku jebiyo iyagiyo yuhuuda...
Wankujeclaha walal ❤❤❤❤❤❤❤❤
اللهم انصر أخواننا. غرة ؤقدس
Allah u gar gaaro muslimka mel walba ey joogan
Subxaana llaah, Israel mar hore ayey isku diyaarisy xasuuqa bariga dhexe, laakiin carabta waxay ku mashquulsanaayeen inay iyaga is xasuuqaan, waxay u fududeeyeen Israel inay guulaysto, laakiin Islaamka muwaxidiinta ah ee daacada ilaahey oo kaliya u ah ayaa insha allaah guuleysan doonnaan🤲🏾
Iirraan marka ay leedahay Israel hubka ha dhigto waa Arin aan marnaba suura gal ahyn . Waa shuurda ugu adag. Aduunka uunbay tusaysa Iran in gardaro lagu haysato.
Umalay maayo inay IRaan u tiri saas Cabdi. Ee waxay UGA Dan leedajay siyaasad illaahay guusha ha siiso IRaan iyo Xizbulllaah iyo Xamaas Aamiin
Haa socoto
War fahan in israa'iil ay dhamaystirto Nikileerkeeda waxaanu waa siyaasad ee wax fshan Dulmi Diid
Waa ku garab taaganahay iyo waa canbaaraynaya waa afgobadsi. Jog jog meeshada ii joog.
Thanks
Waabaqayaan waana gar tood balo kaaxoog ween hiila aadan haysan alemooyee
Cajiib
Asc walal Iran wad kou koulouchay wa wadan islama
Waxaan ku nacay wa wararka waa rajo xumada Allah haysanaa allah. Ma dhamaanaayo Muslims caalamka waxaa katalin doonaa Muslims waa. Soo socotaa. Awoodii Muslims Waxaad moodaa in ay cadowga lajiraan
Shiqow daadna bir ayaa leyneyso dadna madax xumo ayaa heyso somalina raashiin dhacay ayaa sixun uyaala 4 baasto kalanooc ah ayaa arkey tariikada dhan wey tirtirmee walaahi bariiska ii burk baasto aad cuntiid laabjeex ayaan sheeqaneynaa wlaahi somaali maamul xomo ayaa heyso
Israel hubmadhigeyso ee aduunka waa kaa xoogbadanahay waaye ee ilaahey dadka awooda sheeganayo dadkana dhibateynayo haqabto kibirka marlee dhamanaa insha alaah
Asc Sh Maxamed saln kadib Iran Ma inaad Dagaal galisaan Ayaad Jeceshihiin ? Hadaba suniga la hadla iran Waydadaashay Waxay samayna Waa Ay Samayn
Dulmidiidow waa ku sallaamay waad wanaagsantahay
IIRAAN iyo XISBULLAH, waxba iskama celin karaan, Xamaas baa ka geesinnimo badan oo ka naf hurid badan.
Iiraan hadalkeedan wa siyaasad
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Turkiga soo isagi daha lubnaan waan difaceynaa
Allaha quweeyo Muqawamada xaq u dirirka ah iyo Islamko dhan Amiin reer galbeedo dhan dagaalka ayaga wado reer gasa iyo Falastiino dhan laayay idimka Alle kani waa jabkoodi oo Alle xaqdarada ma rabo wey kibreen qoom ka jasa aan Alle uga baryay
First comment 😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤
Fnin naagtada u socoda gabadhada luguma baryo
Asc wll
Marmar qaljis mafacna
Waligey intaan war kaaga dhagay sanaanyey hadalkaan kaa maqlay iyo iiraan baa hub dhigeysa wax kaxun ma maqlin😮😮
Ninkan muslimka rajo laaan ayuu ka dhigaya
Aaaaamiiin
Iiraan hadalkeeda run maahan isleehay
Carabtaan shimee dad noqonayan oo yahuuda iska dhicinayan?
Sxb waxan layaabay.maxa ku.dhacay.xt.iyo kuwii ciraaq.kuwii siriya may huwiyaan.duqaynta
Alle garabkooda ha galo lubnaan iyo xamaasba
Shiikh waxaa hadalka udhigeysaa iraa iil layskamacelinkaro
in muslimiin la laay naayo lafiirsado oo ay carabtu dabadaan waxa kadan beeya waa madaxda xilalka uhaayo wadamada islaamka
Isreal. Siyaasad iyo caqlayeey adduunka Ku haysaa cida kaliya oo la ciraari kart Caqli waa IRaan.maansha Allaah IRaan waan Ku. Raacsanahay inay saas u hadasho waayo Ukuman ayaa meelkastia u yaal waa inay ilaashataa Ukuman keeda
Sheikhow sababta Xizbogu aysan u weerarin Tel aviv waa in ay shacabkooda u turayaan
Carabta hadeer aduunka joogta dad maaha
Scw
Hadalka Madaxweeynaha Iran waxaa ladhihi karaaa Waa Political speech!!
Nio shiiqow ma ha tagnaa channelka hadaba xayeysiinta aad nala daba socoto waa maxeyna 😮
Wcs wr wb
Sh inkastoo warka sifiican wali udhagaysan ciwaanka ayaan figradayda malaynayaa inay Iran kusax santahay inayna dagaal qaadin sidii fulay doqona haudhaqmaan hubna hasuubsadaan rer galbeedka waxay ku adkaadeen waa difaaca iyo diyaaradaha markay intaas hesho Iran nuclear na suubsadaan diyaar haunoqdaan in lawada baabao
Waxaa la leeyahay, hoggaamiyaha XISBULLAH, Xasan Nasrallah, waa jaajuus u shaqeeya sirdoonka Yuhuudda ee MOSAD.
Somalida siyadada xataa uma bilowna ooh
Sxb alle kabaq muslimita dacayada ka da ceybta walalah qari
Muslim aan shiico ahayn mabajiro lkn gaalo way isku tashatay suni waa fulay lagumaysto shiiro waarag lkn garab ayay waayeen waayo haday islaamku isku tashan lahaayeen cid soo weerari lahayd majirto xataa falastiin lòomadhawaadeen lkn ayaga seexday waa lagashaqaystay in tay hurdeen
Iska celin mooyee kofiyo xun war kale maqorto Allaha jabiyo yuhuuda inta lashaqayso
Yuhuuda waxaa dhalay daanyeer
Wa duqomo sababto ah 500 qof in la dilo ayaguna saldhigyo ay garacan. Masaxbaa
Wll wadmahadsanthy
❤❤❤❤
Hiishiis hadday lala galo heshiis haddana waa la burin karaa Sunday ayadaba u buriso hiishiis kasto waa in loola ciyaaro Sunday u ciyaaro markasto
Haddalada Iiraan waa Ereyo Diblomaasiyadeed, lkn weligaa ha sugin in Israa'iil ay nabad qaadato ilaa in ay cabsato maahee
Israaiil waa yaxaas yaxaasna looguma fadhiyo in axdi iyo amaan laga helo waa laga yaabaa inuu maalmo uu dharagsan yahay inyar oo nafisa kusiiyo lkn waa kii kucuna un
Anaguna waan. Lajirnaa ludnaan
Gantalka lubnan wax madila miya dhimashada Israel nosheg warka badan dhaf shekh
Ninkaan iran madaxweyne ka noqde waa nini jilcaan
Wsc
Hadii. Aa turto mesha aa ka turto. Ey radiinee
Carabtu hadal uunbay hayaan wax ay faiido leyihiin ma jirto adunkoo dhan aya laga ogyahay
Ku quusqaata Qaza iyo Falastiin
Sheeq video aad dadka aad tuseysid waxa laga arkayo malahan waa kaligaa qofka arkayo
IRAN waxey isticmashay hadal murti ah waayo muqaawamada ayey caawin doontaa wadna arki doontaa
Iran iyo yuhudu isku aqli maha, Iran Wa umad tarikhdoda lagaranayo, ee sidan AD warka u shegisid maha...
Caku musliminta galada ayaa shico isugu tagi wana kataqalusi biidniAllah
Shico maxey ledahay ya husein ya husein husein maxuu uqaban wa baniadam
Dhimashatha lubnan wath noo shegter lkn too israel nomaa shegin
Anuu. Israil iyo. Iran Waxaan u. Aqaana mitqudha.. Dad wada. Macaasha
Hadalka Iran waa political game
Hadal macan ku dheh
Howshana hoosta ka wado
Iran iyo israel labaduba waa heshiis hoose
Caalamka islaamka film lo dhigayaa
Yahuda ineydisho 500 o qof ayadana aan lagadilin 30 qof xata waa ayaandaro ee carabta haiskala hishiiyaan yahuuda dakxumo jookto ah marabnee
Wa dad mar hore lo tashateye Israel waxa mesha lo geyeye qorsho carbata in la gumesto
adigu miyaad ka baqaysa isra.iil maxaad u muujin kari la day holaca ka baxaya israa.iil halkaad carabka ku xajinayso in hamas sidii doono laga yeelay meeday maxaabiistii israaiil hadii laga adkaaday adiga laba video le far baa kugu godan pro israaiil
Maad kusoo Shaac baxaysaa Orod shahiiiid adigu adigaa iiga dhawee
Somali ma fahman miyaa wadan carbed wadankaste dadkisu ilashadaa
Koofida yuhuuda iska dhig
MARKSA BAA NAFTII NAGAA JARTEEN
xisbula waxba mahayso waxay haysayna waa lagubay
Borobagaandhada
Intaad meelahaas kasoo akhriso dadka halasoo hor fariisan,
Iiraan hub ma dhigeysee,
Asd
IRAN waxey ogtahay in ISRAIIL aysan hub dhigeyn abid.OO NOLOL BAA LAGU FUUQSANAYAA. EE maaha iney isu dhiiBeyso USA ama ISRAEL