Tartanka timaha qeybta 1aad part 1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 189

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty  2 года назад +36

    Asc xabibaatii rosemary a ugu tala galay in la isticmalo gabdhaha an heleynin a ku badalanayo xabad sodada shukran ad u mahadsan tihin

    • @farhiayuusuf529
      @farhiayuusuf529 2 года назад +4

      Wcs abayo wax ka so hadasha gabdhaha laqabo sida e tintoda udhaqaleyn lahayeen adoo mahadsan, jawab

    • @hamdanuur8537
      @hamdanuur8537 2 года назад +1

      Wcs abayo wax saliid ah mala marinayo hadii lagu buufiyo xabad sowdada khayr allha ku siiyo ii so jwb walashay

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 года назад +2

      @@hamdanuur8537 wa marin karta saliid xbbti si qafiif ah haka buuxin

    • @xaloumsacdi739
      @xaloumsacdi739 2 года назад

      Aniga timahega qafiif waye jilcan waxyabo an isku dayin wayartahy wlshy .
      Firaqatkegana wabdnthy weyna dadanesa . Fitaminadi supplementiga aha xita wa qaty abyo xal nahai ah ubahnhy?

    • @nadamuse2390
      @nadamuse2390 2 года назад

      Asc wll rosemary oil ayaa timaha mariyaa cuncunkii way iga biisay lkn suasha aan ku waydinayaa waxaa weeyan timahaa ma bixisaa

  • @maaknanuur2590
    @maaknanuur2590 2 года назад +3

    Waaw masha allah
    Niyadeeda mad ogeed
    No so sheeg alaabaha la istimaalayo
    Tartanka timaha magacyadooda
    Si an uso iibsado wana ramadaan wax maradinkaree inta somanahay
    Shukran xbbti

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 года назад +2

    masha allah mahadsanid
    waxa kuwaydinaa marwooyinka timaha carafta larabo inay isticmalan timahana wax udhibyn noso sheeg salidaha catarada lagu darayo inay timaha jarayan arky saaid iiga goan shamboyinka noso qortyna wa wayey online waxbo kam dalban aqaan

  • @maryanmohamed8918
    @maryanmohamed8918 2 года назад +3

    Masha allah aniga timaheega waxeey inaqatay qof laga jarii cml wax walbo waan marii wili mesheeda kama dhaqaqiin marka ilaa soo tali wll😌😌

  • @liiloxassan5047
    @liiloxassan5047 Год назад

    Masha allah abyo qer allah ku siyo hadn talajo iolin 5 is isbuc ma i olikarta

  • @fadumoabdullahi8514
    @fadumoabdullahi8514 2 года назад +4

    Asc walaashey ramadan kariim adiga i,o famillkàg dhamaan inta ku xeran walasheen kuwii nabad iyo caafimaad ku bilaw oo ku dhameeysta hanaga dhigo aamiin faisa aad ayaan kugu mahad celinaya dhiiri galanta aad noo samee,say mahadsanid

  • @FatumaAhmed-r4f
    @FatumaAhmed-r4f 8 месяцев назад

    Masha Allah 🥰

  • @leylomahamud6448
    @leylomahamud6448 2 года назад +2

    Abyo waxad kaso hadasha timaha shampada lagu dhaqo kuwa ugu fcn ee timaha aan wax yeelo u geysan timaha qalalan kuwa qoyan iyo kuwa iskugu jira Vedio kaso samey? adigo mahadsan

  • @umukhalid9009
    @umukhalid9009 2 года назад +2

    Abaayooy gabadha tkmaheeda u qari adoo raali ah

  • @dekahassankanyare7303
    @dekahassankanyare7303 Год назад

    Can I combine the two

  • @XamdiJaamac-bc7hy
    @XamdiJaamac-bc7hy 4 месяца назад

    Maansha aaallah dearsis

  • @aminaabdirahman837
    @aminaabdirahman837 2 года назад +1

    Rosemary fresh ka malagu badalankara kan qalalan abayo jazaka allahu kheran

  • @caashahassan7533
    @caashahassan7533 4 месяца назад

    Mash Allah ❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад

    JazakAllahu khayr wll faiza
    Ramadan mubarak❤️🌹

  • @cabdirisaaqhabii5570
    @cabdirisaaqhabii5570 2 года назад +1

    Abaayo 2 gabar iyo anigaba waan daalay2 sidaan hadba meel ugu duulaayey ee waan kuu soo sawiraaye nabar qaasa iisheeg aad ila taliside jawaab degdega isii

  • @gobeeymuqtar1954
    @gobeeymuqtar1954 2 года назад

    kawran hadaaa isku daro rosemery iyo xabadsowdo?

  • @mariza101_
    @mariza101_ Год назад

    Asc hadii aan heli karo ma la isku darikaraa??

  • @almaabdi5648
    @almaabdi5648 2 года назад +1

    Mashaa Allah jzklhqeyr abyo tartankan wan kujira inshaa Allah wana kula sowadaga natijada Inshaa Allah

  • @bra9749
    @bra9749 2 года назад

    اكليل الجبل مع عشبة الآس افضل تونر للشعر

  • @bushracadey931
    @bushracadey931 2 года назад +1

    rose mary meelaha mudaawadka maalagu gadaa mse muqdisho intee kahelaa asxbta muqdisho joogto hdaa ogtihiin

  • @ridwaanosman6153
    @ridwaanosman6153 2 года назад

    Rosemary mxaa la dhaha abaayo soomalia malaga helaaaa

  • @hamdamed8280
    @hamdamed8280 2 года назад +1

    Jaazakallahu khyr xbbti

  • @umufatima4598
    @umufatima4598 2 года назад

    Abyo in aan siqaasa kuula hadlaan rabaa xaggee kala soo xiriraa in badan ban ku raadinayey plz abyo isoo jwb

  • @umufatima4598
    @umufatima4598 2 года назад

    Asc abyo mcn waxaan rabaa in aan siqaasa kuula soo xiriiro sababtoo xitama dhib baa iga heysta xaggee kala soo xiriiraa plz isoo jwb

  • @samsamkhalid6954
    @samsamkhalid6954 2 года назад

    Abaayo aad iyo aad ayaad u mahad santahay Allah haku barakeeyo

  • @farhiyaabdi3232
    @farhiyaabdi3232 2 года назад

    Masha allah waye gedkan wayo anaa so marsanjirey tinta gogoa iyo nafaska iyo dhedher ayokagadhigaa

  • @aishamoha5877
    @aishamoha5877 2 года назад

    Abayo xabad sodada mala dubaa mise sidiisa lu sameynaa igso jwb codsi xbbti Allah hani wada xafido dhmntnbo

  • @amalindho7664
    @amalindho7664 2 года назад +1

    Anaa ugu horeeyah pin faiza

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 года назад

      ♥️♥️

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 2 года назад

      @@Faizasworldbeauty Shugran 😍 lkn abyo aniga wan isku darsadaa debka na masaara wan ku huriya biyaha kadib na timaha ku bufiyaa 👍

  • @shukriahmedsaid8175
    @shukriahmedsaid8175 2 года назад +1

    Asc abaayo aflaaqada hadii ay ilaa hoos ay ka gashay ilaa afka .ee looga bixin karaana

  • @maryanabuukar6800
    @maryanabuukar6800 Год назад

    Talaago miyaa lagalinayaa abaayo

  • @aadnodaahiraadno3825
    @aadnodaahiraadno3825 2 года назад

    Maasha Allaha tabaarakallaaha abaayo insha Allaha waan ku jiraaha tar tanka 🥰🥰❤️❤️❤️❤️👍

  • @xaluumacabdulqaadir238
    @xaluumacabdulqaadir238 2 года назад

    Shugran xbbti sida wnagsan ad igu soo jwbtay 😍😍😍😍🥰

  • @maryanmaxamed7972
    @maryanmaxamed7972 2 года назад

    Xbbti faiza talagada hadan heysan xabadsowdada qaabkeen isbuuc ku isticmali kra iso jwb xbbti

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 2 года назад

    MashaAllah abayo mahadsanid jazakallah kheir 👍🏼🔥😍🥰😘♥️

  • @hamdihussein7945
    @hamdihussein7945 2 года назад

    Faiza abyo abyo waxaan kaa sugeenaya waxan isticmaleeno inaa soo sheegto

  • @ashoelmi3185
    @ashoelmi3185 2 года назад

    Masha Allah faisa madhow imalina isu badalena inshallah

  • @mumtaascabdirashiid745
    @mumtaascabdirashiid745 2 года назад

    Wlshy maxd ka wdaah roos feeri ma caws dameerd ba plz ifahnsiyah🤔

  • @hodanfarax14
    @hodanfarax14 2 года назад

    mashallah

  • @shokriahasan8316
    @shokriahasan8316 2 года назад

    Abaayo madax xaunn daran ayan qaba xabad sawda da hadan laga dhaqeyn Soma maxad xanun makento sidas maqlay iso jawab xabibti mahadsanid

  • @maryanaxmed1523
    @maryanaxmed1523 2 года назад

    tartanka diyaar u ahy wan rajeynaa in icaawin doono lkn suaala qabaa tinteuda hadaan furfuro aad idku dhex galeee qeybta danbana aaad u adagthy si walba ushaanleeeyo maxaa xal ah war yaaa kalo ciladaas ila arkay qaraaaabo🤔

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 2 года назад

    Mansha Alaah Abaayo qaali shugran malasla isticmaalayaa labadaba misa midbaa igufilan

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 2 года назад +1

    Abayo kareemada timaha lamariyo ood nagu tustay videogi hore sheabuter baa kujiray marka ma kareen asagoo kasamaysan baan radinaya mise asagoo caadi ah oo pure ah baan haystaaye kareem ahaan ma u isticmaali karaa faaidadiisa iyo qaabka ugu fiicana please kasoohadal thanks

  • @fatushahawaay3860
    @fatushahawaay3860 2 года назад +1

    Masha allah abayo cabitano ino so samey ramadanka aanu cabno

  • @amiira206
    @amiira206 2 года назад +1

    asc walashay waxanosokalisaa qaldaat oo timahaa oo faraqaaatka leh 🌹♥

  • @bisharoaliomar2051
    @bisharoaliomar2051 2 года назад

    Mrka sameysto rosemary talajo Miya igu raba xabbti mise bananka dhigi kara

  • @AyanAyan-ry5xk
    @AyanAyan-ry5xk 2 года назад

    جزاك الله خير حبيبتي تسلمي

  • @elaataysin1229
    @elaataysin1229 2 года назад +1

    Maansh Allah, inantaada Timo dhaadheer maansh Allah tabarakallah Allah hakuu barakeeyo

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 2 года назад

    maasha allaah waad noofaaidaysaa marwalba walaashey qayr Allaha kusiiyo ee shambada bariiska iyo flak seeds ka noosoo shere garee waanwayaye

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 года назад

      ruclips.net/video/QvzrWWJR1vM/видео.html wakana abyo videoga linkiga taabo

  • @فرححسن-ش8ق
    @فرححسن-ش8ق 2 года назад +1

    Shugran xbbti waan kalasoconaa cashirka timaha

  • @ashoelmi3185
    @ashoelmi3185 2 года назад

    Walalaha waxan idiin weedina saliidaha faisa world haysato malaga hela muqdisha idinko raliya

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 2 года назад

    Jasakallah kheyraljazaa abayo

  • @basroabukar4899
    @basroabukar4899 2 года назад

    Insha allh gul wcn

  • @firdowsabdalla1220
    @firdowsabdalla1220 2 года назад

    Faiza abyo dabida ama galaanka tinta maku baxdaa wax faidane meey u leedahay

  • @fadumosualiman3793
    @fadumosualiman3793 2 года назад +1

    Abayo faiza aad ayan kugu xirnahy aniga timahayga wax kasta ku sameyo ma baxayan

  • @shugriibrahim7628
    @shugriibrahim7628 2 года назад

    Xabadsowdada cun cun ayay igu ridaa maxaa sababi Kara xabiibti

  • @shuriali485
    @shuriali485 2 года назад +1

    Abbaayo timaheyga waan ku daalay waana iska dhaafay wax aan ku sameyo waan aqaan wayay wax walba ku sameyn isma badalayaan weyna daa danaayaan

    • @munonuur-km7zi
      @munonuur-km7zi 2 месяца назад

      Abyo ugu horen timahaga ogow nuce yihiin timahaga hada ogato nuce yihin waxa oganesa mask lowgu tala galay hada wax walibo ma riso ma qadaneso tintada

  • @foziaabdi7460
    @foziaabdi7460 2 года назад

    Asc abayo timaheyga aaad ay ufara badhan Yahan waxan kacodsanaya wax dica kayareyo plzzz😢

  • @istaraqcumar2834
    @istaraqcumar2834 2 года назад +1

    masha allah wanku jira tartanka insha allah abaayo labada toner hadan heli karo kee afdal ah ❤

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 года назад

      Tonerka rosemary a ugutala galay in la isticmalo gabdhaha an heleynin an dhahay xabad sodada haku badashan rosemary ad uu u fican yhy abyo

    • @zainababdirashid1795
      @zainababdirashid1795 2 года назад

      @@Faizasworldbeauty saliid coconut mku darsan karaa habibti

  • @sacdiyasheikh170
    @sacdiyasheikh170 2 года назад

    Spray dhagayare isticmaala isku mid miyaa iso jwb

  • @ayandirie5428
    @ayandirie5428 2 года назад

    Mansh allah

  • @sucdimaxamid4193
    @sucdimaxamid4193 2 года назад

    Mashallah 🥰🥰🥰

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 2 года назад

    Masha alaah tabarakalaah

  • @riyaanchannel2133
    @riyaanchannel2133 2 года назад

    Masha Allah abaayo mcnto inteeh laga helaa

  • @safiyokaabe1322
    @safiyokaabe1322 2 года назад

    masha allah abyo allha kaa abaal mariyo hadaa labadaas heesan dhaga yare maku badala karaa xapipti isoo jwb

  • @hannayahyaawaleh9673
    @hannayahyaawaleh9673 2 года назад

    Mashaallah abayoo ❤

  • @sabirinmohamedebrahim1318
    @sabirinmohamedebrahim1318 2 года назад

    Masha alh mhdsnd

  • @shukriahmedsaid8175
    @shukriahmedsaid8175 2 года назад

    Abaayo aniga nabarkayga aan kusiina ila soo xiriir

  • @cabdirisaaqhabii5570
    @cabdirisaaqhabii5570 2 года назад

    Abayo 2gabar ayyan heeystaa 11 iyo12 jir halsano markeey jireen ilaa hada hadba meel ayaan ku boodaayey ilaa hadane garbaha kama qurxòona dagaayaan walaaleey icaawi talo iyo tusaale igu caawi sawiradoodan kuu soo diraa nabar qusuusiya isii walaalnimo

  • @bisharoaliomar2051
    @bisharoaliomar2051 2 года назад

    Rosemary asako qoyan hdii aan so iibsado wllo talajo la.an ma iga halaba

  • @smaxamoud756
    @smaxamoud756 2 года назад

    Rose meriga somaliga maxa lagu dhaha inan sameysto ayaan raba hargeysa mayala tolow

  • @salmacdy1873
    @salmacdy1873 2 года назад +4

    Yaaaila tar tamayo gbdhooy🥰

    • @manhalcadeymanhalcadey8254
      @manhalcadeymanhalcadey8254 2 года назад +1

      Wakula tartami laha lkn waad iga rayn because waligayba ima bixin tinta dhagta ina lagula balama moda 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ayannmohamed297
      @ayannmohamed297 2 года назад

      anigaa diyr ah abyo

    • @drskawsar5997
      @drskawsar5997 2 года назад

      Diyar

    • @umuothman6911
      @umuothman6911 2 года назад +1

      Aniga

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 года назад

      @@manhalcadeymanhalcadey8254 kkkkk ani xta wlh kulamid ahay ilhey hnoobixiyo xbbt

  • @yeeyeeayaaay4278
    @yeeyeeayaaay4278 2 года назад

    Wll toners iyo waxa kale somali ahan ku sheeg ma fahmine rosmere maxa ka wada

  • @hamdihenna4703
    @hamdihenna4703 2 года назад

    Asc abaayo Faiza xabad sowdada inte laga hela swedan ayaan jooga

    • @keyfhaji697
      @keyfhaji697 2 года назад

      Abayo rosemary oo qooyan ayaadba heleysa xabadsowdo mxaad ku fali

  • @anisaahmed7952
    @anisaahmed7952 2 года назад

    Abaayo plze ii soo jwb xabsoodada maahee tan kale inteen kahelaaa

  • @saynabfaarax345
    @saynabfaarax345 2 года назад

    Qofka 2baad maasaha allaah

  • @ruksana578
    @ruksana578 2 года назад

    Aad bey iiga daadanayan timaha markasto oon titcado oon furfura

  • @fatushahawaay3860
    @fatushahawaay3860 2 года назад

    Gaar ahan gabdhaha an cuntada canukarin markey soman

  • @leylomahamud6448
    @leylomahamud6448 2 года назад

    Mahadsanid abyo

  • @shukriomar6435
    @shukriomar6435 2 года назад

    Abyo mcn bottle spray gan wncashaqay hadan isku wadan jogi lahen wnkaqadan laha lkn nasib umalihi🥲

  • @nasrocadeey8023
    @nasrocadeey8023 11 месяцев назад

    Mahad sanid abaayo😊😊😊😊

  • @nasranasri2983
    @nasranasri2983 2 года назад

    Mahadsanid wl Insha Allah waan kulasocon

  • @ayaantohassan4940
    @ayaantohassan4940 2 года назад +2

    Dadka jooga hargeysa rosemary asli ayaa iibisa ka doonta

    • @luckyedle4188
      @luckyedle4188 2 года назад

      Imisay siisaa

    • @ayaantohassan4940
      @ayaantohassan4940 2 года назад

      @@luckyedle4188 wll intaa rapta lagu xidhaya malin dhaqwd in 10kun ah ayaa soo ibsadey

  • @madinaismaiil6172
    @madinaismaiil6172 2 года назад +1

    Marka isbarayga lagu buufiyo saliida malgdaynayaa

  • @amranmaxamed8801
    @amranmaxamed8801 2 года назад

    Wll rosmeri magac kale o lo yaqano no sheeg pls

  • @maidoliibaanmaxamuud3095
    @maidoliibaanmaxamuud3095 2 года назад

    Wllshy ani salka ayey so si si ban ku sameya iso sheg

  • @qalanjoqurux7910
    @qalanjoqurux7910 2 года назад

    Mansho alah dear

  • @zeynabahmed8233
    @zeynabahmed8233 2 года назад

    Xappti rose marry ga iyo xabad sowdada ma isku dari karaa mana loo deyn karaa mise waa laga dhaqaa🤔

  • @ilhanabdiqadir1590
    @ilhanabdiqadir1590 2 года назад

    Abyo mcn saliid malamariyaayo miyaa

  • @faadumiinaxusen9096
    @faadumiinaxusen9096 2 года назад

    Abyo faizo wax ishee timaha dherenayo oo fudud

  • @fariixacaddey1143
    @fariixacaddey1143 2 года назад

    أكليل الجبل shumar an u naqana somali ahan sasa u malena

  • @samiromumin5040
    @samiromumin5040 2 года назад +1

    🥰🥰🥰🥰😘

  • @maidoliibaanmaxamuud3095
    @maidoliibaanmaxamuud3095 2 года назад

    Salid uma bahana miya markas abyo

  • @fadumosualiman3793
    @fadumosualiman3793 2 года назад +1

    Wey jajabayan wa siisimayan hada wey dhamaan rabanba

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 2 года назад

    Abaayo ani timahayga way badanyihiin mana adko lkn subaxdii hadii lashaleeyo subax kuxigo way iskudhag dhagee like asbuuc in lashaleen cml talo isii

  • @salmosalaad5651
    @salmosalaad5651 2 года назад

    Roosmeri magac kale maleyahay

  • @barwaaqoxasan7265
    @barwaaqoxasan7265 2 года назад

    Xbti shuran timaha jilcisada let malamarin karaa

  • @hamdamaxamed9755
    @hamdamaxamed9755 2 года назад

    Agoolka ma kaxeeysaa xabatu sowdaaa

  • @qancisaqueen5367
    @qancisaqueen5367 2 года назад

    mhdsnid baayoo❤

  • @ramlomuhudin9566
    @ramlomuhudin9566 2 года назад

    Aniga isticmaala 👍

  • @anizacadey9433
    @anizacadey9433 2 года назад

    Abyo isbuucii meeqa jeer la isticmalaya