Wlhi meel aan ka bilaawo ayaan la, sanaa xata fikrad kama heysan alxmduliaah wan so raadiyay muqaalkaana ayan helay ugu danbeyn❤️❤️thanks ❤️ omar dadka ku xiran Channel kan ayan ahy lkn muqaalkaan hda ayuu muhiim iiyahy😍😍laga yabaa sanooyin kdib inay daawadaan dad anoo kale ah oo markaas muhiim u ah😍😍😎shukran markle
اخوي انا اتابعك مند سنوات الله يحفطك والله ما شفت مثلك كنت واحد قلبه ابيض لانه كثير من يوتوبر ما يساعدون اخوانهم اشكرك الف مره وكما ادا تقدر ابغي منك تساعدني ادا قدرت لان انا يوتوبر جديد واعيش سعوديه اتمني ترد علي الف تحيه👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
JaZakallah Akhii , Inta Aad Dadka kaalmayntooda Ku Jirto adna Allah ayaa ku Kallmaynaya . Aadpan UnJeclahay In aan Internetka wax Ka Parto Waanan Wadaa Dadaalkisa Tanna Waxay ii Noqonaysa Aqon Korodhsi Kale oo iha MaQnaa . Thnx Pro
الحمد لله الذي وفقني على ( Ogaalka dunida ) وأسأل الله له ولأخيه سلمان مادو كل الخير Wllhi xalay 12: 00 pm ilaa saakay ayaan u xanqal taagaayay sida loo baran lahaa barnaamijyadaan Alx illaaheyna waxa uu iwaafajiyay Ogaalka dunida oo aan inta badan xiiseeyo kuna xeranahay . Wax walba oo maskaxdeyda ka guuxaayay waa uu isoo hordhigay Alx Walaalkeyna waxaan u rajeynaa Alle in uu janatul firdows abaal marin oga dhigo.
Aad bad umahdsantahy walaal wa vediogi iigu horeyey e afkena kubaxa on ka baxo anon waqtigayga lumin o ujeedkaygi gaaray ,mahdsnd marlabaad abal ban kaga haya ❤️😊
Waxan ahaa 16 waxan aha from 3 waxan jeclaa youtube ayan jeclaa waxan il aan waxyabi badan ka barto wana ka baraty ila ega youtube wax kaste on u bahdana weydiya.. Waxan xitaa aabo ku idhi anao schoolk an iska daayo tasna wax iga keenay internet jaceyk.. Mantan macha allah wax badan aqana .. Wax barashadayna majoojin wan sii watay
Asc wll qaaliya aad ayaad umahadsanthy waxaan ahy arday barta cilmiga computerka waxaana kaa faaiiday waxyaalo badan wadadii aan raadinaayey ayaad itusiday meesha aan ka helaayo aad ayaad umahadsanthy garabkaagana allah galo شكرا لك 😍
Linkiyadii aan muuqaalka ku sheegnay
Kanaalada salmaan maadoow :
Midka koobaad : ruclips.net/channel/UCRDCQnOvSivLiB0KUfxjR7gvideos
Kanaalka labaad : ruclips.net/channel/UCfwiPgFfbpUmUMr7fbLGeDw
Muuqaalada sharxaayo sida Lynda looga barto qaab free ah
Carabi : ruclips.net/video/xCCbKreNy-4/видео.html
English : ruclips.net/video/DDiO5GVWdW8/видео.html
Webka Lynda : www.lynda.com/
Khan academy : www.khanacademy.org
Kanaalka yislam omar : ruclips.net/user/yislam92
OGAANSHO waad mahasantahay walaal ilaahay haku dhowro
OGAANSHO thanks my brother
OGAANSHO Tnks brother
Ogaansho sxb mahadsanid sida qiimaha badan aad noogu faaiidaysid hadaa nahay dhalinta soomaliyeed sxb abaalkada masoo kuubi karno ee allle haku sahlo adna waxaa jeceshahay
OGAANSHO masha allah sxb horay usooco
بار گالله فى کم Wll adoo mahadsan like ii Saara.
Mahadsanid bro waxaan kaga mahad celinayaa dadaalka iyo heerka aad nala jeceshahay in dhalinteena wax bartaan masha Allah wax badan ayaa kaa faidnay inta harsane waku dadaali doonaa thnkz inbadan 🙏🙏
*AAD BAAD U MAHADSANTAHAY AKHÌ CUMAR*
SOM TT CHANNEL war adigu ii sheeg saad buldhin kan aad farta ku samaysa zxp
SOM TT CHANNEL ok mahad sanid
SOM TT CHANNEL *INTAAS MAAD MUUQAAL KU SOO DIYAARISAY DOOFAAR*
Zxp cayda jooji nio dadka ilahay ha ka nabad galaan
Akhi wa isku cod eegtihiine
Masha Allah sxb Allah haku xifdiiyo waxa noo sameysay dhiri galin wacan
Waxad igu dhiri galiisay inaan youtuber noqdo masha Allah
wllo alle haku barakeeyo haye dheh 🌹
sauji Boy hmmmm hayeh
DhuLkii Hooyo
h
@@Sweeti924gfdg
Talooyin ficn Allha ku sharfo wll
Xirfadahan wan jeclhy Caqabada i heysataa ah Kharash la,an cid bilash kugu bareysana jirin waqtiggedase wan helayaa insha allh✊✊👍👍👍👍
Thanks brother.
Allah keep you.
editing ad iyo ad u jclhy adna wan wadaa barshdiisa...
Wlhi meel aan ka bilaawo ayaan la, sanaa xata fikrad kama heysan alxmduliaah wan so raadiyay muqaalkaana ayan helay ugu danbeyn❤️❤️thanks ❤️ omar dadka ku xiran Channel kan ayan ahy lkn muqaalkaan hda ayuu muhiim iiyahy😍😍laga yabaa sanooyin kdib inay daawadaan dad anoo kale ah oo markaas muhiim u ah😍😍😎shukran markle
Ma baratay hda🥰
Masha Allah Walakeen Omar Allaah haku dhowro xaqiiqdii waxaa tahay qof wanagsan oo qalbi xaaran .
Illah ha idinka abaal mariyo wanaagiina cumar iyo saleemaan
Wlh waxaa tihiin laf dhabar dhalinyarada waqtigaan u taagan meeshiina nooga sii wada waan idiin duceyneenaa anagana waxbadana waaan Ku qabsan doonaa taladiina inshaa Allaah
zxp wlhi nin rageed bd tahaY rabbi haku sharfee
xagaan kala soo xiriiri karnaa zxp
waad mahad santhy wllkeen omar allaha ku daayo طول الزمان مع العبادة
Mahadsanid sxb adiga iyo salmaan maadow asna wan kuxiranahay. Wan idinkaga mahadcelinayaa marlabaad Sida bilaashaka aad nooga faa'ideysiin🇸🇴👍
اخوي انا اتابعك مند سنوات الله يحفطك والله ما شفت مثلك كنت واحد قلبه ابيض لانه كثير من يوتوبر ما يساعدون اخوانهم اشكرك الف مره وكما ادا تقدر ابغي منك تساعدني ادا قدرت لان انا يوتوبر جديد واعيش سعوديه اتمني ترد علي الف تحيه👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
ابلع١ الف😐👍
Wadku mahadsantay wllo omar. mawducad noso gudbisay wa mid xiso badan thanks pro
استاذ أشكرك علي حسن تعليمك هذا الموضوع وجزاك الله خير الجزاء
Asc ogaansho Wallaaalo ale haku barakeeyo insha allah anuu wax
Jacelahy inaan barto inaan hagaajiyo barnaa mijyo tayo leh
Mahad sanid
Ogaaansho
Masha allah zxp ada ayan ku xiseya wllo waxana kunolahay dalka Djibouti
Mahadsanid wllo qli
JaZakallah Akhii , Inta Aad Dadka kaalmayntooda Ku Jirto adna Allah ayaa ku Kallmaynaya . Aadpan UnJeclahay In aan Internetka wax Ka Parto Waanan Wadaa Dadaalkisa Tanna Waxay ii Noqonaysa Aqon Korodhsi Kale oo iha MaQnaa . Thnx Pro
Masha allah masuul alaha kuxafido adiga iyo sxbk salmaan cilmigana alaha kuu siyadiyo🙏
Thanks allot sxbna waxna ahay new RUclipsr caawis qimoleh
Mahadsnid wllky Rabi ha ku garab gallo
Thanks wlhi waqti aan ubahanay ayu iso garay video kaan thanks again 🥰🥺🙏❤️
الحمد لله الذي وفقني على ( Ogaalka dunida ) وأسأل الله له ولأخيه سلمان مادو كل الخير
Wllhi xalay 12: 00 pm ilaa saakay ayaan u xanqal taagaayay sida loo baran lahaa barnaamijyadaan Alx illaaheyna waxa uu iwaafajiyay Ogaalka dunida oo aan inta badan xiiseeyo kuna xeranahay .
Wax walba oo maskaxdeyda ka guuxaayay waa uu isoo hordhigay Alx Walaalkeyna waxaan u rajeynaa Alle in uu janatul firdows abaal marin oga dhigo.
Wll aad iyo aad ayaad u mahadsanthy sida daacadnimada leh ee aad noogu hagar baxday runtii waxyaabo bdn ayaan kaa faiday aniga ahaantyda
Allah haku dhawro 🤝
chenalka ogaansho waa chenalada aa ugu jeclahy chenalada soomalida
انت مبدع استمررر وفقك الله كل الخير
Walshy wan ku soo Boqday ee ii soo Boqo mahadsanid walal
Supscribe ii sar
masha allh wll aadbad umahadsantahay wll waxad noo sheegta wabsiteyo laga baranayo caafimadka oo online free ah👏👏❤❤🖑
nin kaa fcn sxb maan arag intaad noolay wax kaa aftahan san kaa fiican ilaahay haku xifdiyo wlaalo
iyo dhamaan musliimiinta oo dhan
Cod macanida Masha alllaah danbigada illaaah hadhafo walal qaaali
Aad bad umahdsantahy walaal wa vediogi iigu horeyey e afkena kubaxa on ka baxo anon waqtigayga lumin o ujeedkaygi gaaray ,mahdsnd marlabaad abal ban kaga haya ❤️😊
masha.allah wllky alla haku barakeeyo runti channelkan waa mid aan ka dhaxlay faa'iidooyin badan
Waar Maanta Waan Soon Xiiqee Like Soo Yaaciya Wa Hadaaan Tol Nahay
Zxb maxa faaida kuugu jirta like
Moha
Mohammed Ismail walaal maxaa like laguu saaraa oo aad noo soo gudbisay, isku day in aad wax ku soo biiriso dadka markaas ayaad like helaysaaye
After 3 years
Thanks akhii omar😍
Waxan ahaa 16 waxan aha from 3 waxan jeclaa youtube ayan jeclaa waxan il aan waxyabi badan ka barto wana ka baraty ila ega youtube wax kaste on u bahdana weydiya.. Waxan xitaa aabo ku idhi anao schoolk an iska daayo tasna wax iga keenay internet jaceyk.. Mantan macha allah wax badan aqana .. Wax barashadayna majoojin wan sii watay
Kinemaster best video editor waaaye
Mansha allah legend go forward
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sxb alle haku barakeeyo
mashaa allah
Allaha waxaad wadaan waa wax wngsan oo lagu faa ido leh
Allaha idinla garab galo AamiinAamiin
Ogaal cusup
Ogaal dunida
Ogaansho
Waberi Media
Idaacadda bulaxuubay
123somali.
Abdi isma jalle
Sahanka xogaha
ANAGA
Inta KU xidhan like saar and love
Good job bro.
Keep doing what you do.
Asc wll qaaliya aad ayaad umahadsanthy waxaan ahy arday barta cilmiga computerka waxaana kaa faaiiday waxyaalo badan wadadii aan raadinaayey ayaad itusiday meesha aan ka helaayo aad ayaad umahadsanthy garabkaagana allah galo
شكرا لك 😍
mahadsanid walaal waxaan raadinaayay meel aan xisaabta ka siyaad sado waadna i bartay mahadsanid walaal cumar
OGAANSHO waad ku mahadsan thy wll cumar ishaar.
Aad baan kuutaageeraa .✌👍💖
Maanta waa jimce❤
Wllky Waad Kuma hadsan Tahay Soo Gudbinta Moow Duncan Waayo Waa Mow duuc Xiiso Badan
Sxp Hormar Wcan
Wllky Omar
Man sha alaaah Adoo ms had san like isar
Masha Allah .......
Ogaansho channel
Aaad baaan ugu baahnaa ( vedio Annimation )
Aad bad u mahadsantahay
Manta qofna igama horeyo firsasho iyo like 🙈🙈
maaasha alh akhii ilaahah haku dhawro akhii akhii adoo mahadsan namer kaaga isooqor akhii
😂😂ninkaa yislam wuu IGA qosliyaa wlhi
Macalin Omar ishaar 🙌
mnzhllah aad ayn ugu mahadnaqaya wllkeen cumar,salman,islam ba oo aad ku xidhanahay intoodaba
Mnsha allah walaal Mahaad sanid
صحيح افضل وأروع حرفة ينفعنا انفسنا بذن اللة رحمة وقذرة اتمنى ان شاء الله تعال
واللة يظول عمرك
Walalkey aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay waad i dhiira galisay waan ku farxay markaan arkay videogan pro keep going pro
ogaasho waa guushaa miraheeygaa iyo dhaqaajintaa da'yartaa soomaliya mahadsanid wll qaali nlw cumridheer iyo cibaadaa suuban
Ustaas, Omer aad ayaad u Mahadsantahay walal
SXP cumar aad ayaad umahdsantahy jasakallah khayran
waan jeclahay labadaan adobe primer pro iyo affter effects waa labada barnaamij oo keliya hada sifcn loo is ticmaalo imtaan aqoon alle ha ufududeeyo
Aamin Aamin zxp
Aad ayad ugu mahadsanthy wa mid i muhiim oo an rabey inan corso kuqata meel fudud ayan kahelay wan idinka mahad celinaya
Mansha Allah Allah haku barakeyo caqliga waadna ku mahadsantahay wakhtiga aad nasisay
Sxp aad ayaa u mahad santahay
Sxp sidee u soo dagsadaa veny song pro14
Waa idin danyahay bro
Mansha Allah wll
Aad baad umahadsan tahay sida kartid leh ee aad nagu soo gubinaysaan aqaanta fican thanks
Mahadsanid walal ilaahay haku xifdiyo
Jazaakallaaahu qeeer walalken cumar inshaaar allaha haku barakeeyo walal
Si wanag San aYa U FahmaY ina Ku Taqasusu Wa HamigeYga InzHa alLaH Ku GuuleYsan
Wllo waad mahadsantahay jahli badan ayaad naga saartay waxba nagama xaasidin جزاك الله خيرا عظيما
zxp mhdsnd si wngsn oo u soo gudbisay casharkaan waa fcn oo ka hadlaya waxyaabo badan oo nolosha baniaadamka anfac thanks omar
Inta daawanoso 2024😢🎉
Salmaan maadow waxa uu ahaa macallinkeeyga jaamacadda
Physics( electiricty ) ayuu idhigayay sanadkii 2018
Wall waad mahad santahay
Masha'llh wll khyar ban allha ku siyo wax wanagsan ayaad umada u hysaa
Maasha Allah Allah ku xafido lkn wxaa kaa codsanaa inaaa soo giliso qaabka ugu fudud ee English ka loo barto
Omar
Wllke kuu xiisnay
Thankz
Omar inshar
And
Salman maadow good mans
mahadsnd zxb in badan wad noo faaideysay allaha ha kuu faaideeyee
ALLEH hakuu barakeeyo caqligaaga wllo
masha allaha omar noo soo diyaari si loo sameeyo logo
zhp manta indhaha ayaad ii furtay
allha hanoo kaa daaayo
apaalkan wn kuu hynaa ogow yaaa
Ajar aan lasoo koobi karin RABBI hakaa siiyo, waxaa xaaqiiqo ah inaad umada Somalied intii rabto iney wax faa,ideystaan aad waqtigaaga qaaliga ah aad ku bixiso markasta. Anigu waan kaaga mahadcelin marwaliba.
Allah ha ku xifdiyo
Marjiro wll aan kaa jecelnahay oo an kaga kalsoonahay wll cumar
Ogaansho waaa WEHELKAYGA ma aqaan inankan codka leh lkn waaaa qof daacad ah ALLE HAKU GARAB GALO
Masha Allah mhdsndin adi iyo ustaadkeyga salmaan
Asc Chanelka Ogansho Allaha idin Barakeeyo waxan jeclanalahaa Macluumad inta kabadan Shukrn Allaha Idin Sharfo
Akhii waad ku mahadsantahay waqti aan maalayacni ku dhumin jiray aad ii faa ideysay Jzkallaah akhuuna
M.a sxp alla haku barakeyo wlhi wax badan baad noo faaideysay waana ka helay qaabka naagu sharxday thanks sxp
Shukran waad mahadsantahay wll nagu qaaliya alle hakuu naxariisto
Masha Allah
Codka aayada quraanka
Shiikhee waaye
Mahadsanid saaxiib markasta wax faido ah ka faaidna noso badi barnamijyadan noocan ah
Asc wllo wankusalmey slnta islamka asc
Second wllo ani waxan ahyn wil dhakinyaro ah oo ku hanweyn sida loobarto Computer 💻 wax walba uu ukala baxo Hardware and software ba sxp.
Mudo dheer waxan raadin jirey kliya qof aqoon uleh ina dhiirigalinkara.
Waxan rajeynaa vedio gan inuu caawa waxbadan iga badali doono inaha allah inoorumeyndoona mustaqblkayga insha allah
Adiga program yada waxan ahy dadka sida aad igu xidhan waxan rajeynaa inan waxwalba iskudayo even aaban kariwaaye
Cawa motivation aad weyn aad isiisey waxan rajeynayaa inan ani iyo dadka , diinta iyo dalka isugayaba wax uqabto wllo
Thanks your information my brother big respect ✊ waxn noqon dona insha allah dhalinta aad bari ana igudari doonto dhalinta wadanka wax ubartey
Thanks bro jazakallah kheyr wax badan ayaad noo faaiidaysay allah miisanka xasanaadka hakuusaaro
RAMADAN MUBARAK
mudane waad mahadsantahay allaha kuubarakeeyo waxa aad bulshada utabinayso. waxaan kaa codsa nayaa in aad noosoo galiso clip noo fududaynaya qaabka uu qof ubarankaro luqadda Englishka iyo carabiga ba
Maasha aalh
Macalim omar
Ifka raaxo ku noolaaw
Aakhirana jano😍😍😍
sdeee luuqad uga barankaraaa youtube ka
Mashalah Alaha kaa ajarsiiyo wanaga aaad noso kordhiso mar walbo
Thnx a lot bro wx bdn baanbka faa ifaday mawduucan wuxuna isiiiyey motivation bdn in bdn mahadasanid
Zhp cumarow allaha kaa abalmariyo faidad dadka u hayso waxan ka codsanaya meesha lagala soo xiriiri karo ina cmtiga noogu reebtid
Wllhy ogaansho waan kuxiranahay waana taaageera wllo horay usoco keep going 👏👏👏✌✌💪💪
Sxp cumar wad kumahasantay alle haku furo aqonta
Waxan ka codsanayna inaad cashar nooga sodiyarisid mansoniyadda adigo raliya
2kalmadoodna alle haka yeele
Mhdsnd
Mahadsanid istaad cumar inshar