Asc saxib mahadsanid sida muqalada wanagsan ad u sameyso waxan karaba in ad iga cawiso o ad ishegto bor garm lagu sameyo muqalada o leh sawaxan qurxon xiliga 2da muqal lakala badala o shanqar ad u qurxon ah o waax waax camal ah saxib muhiiman u ahay
Macalin lkn side xagaga danbe uga dhigtay nooc sida kan ku yaalla casaan ma fahmin ina kaso jawabi dontid ayn filaya ree comment idinkuna isku daya inaad kaso jawabtan kolley inaga is arkayne thanks.
waxa aan ka soo samayn doona muuqal kale wll oo ka faahfaahsan midka aad hada daawatay. muuqalka kale ayan ku samayn doona slow motion iyo waxyaabo kale oo badan wll.
Saxib kuma so garin miya farinteyda. Saxib sare borgaram ayan ad ugu bahanahay lagu sameyo muqalada o marka lakala badala muqada 2da muqal inta u dhaxeyso shanqar yar o qurxon galena o waax waax wa shan qar way o dabeyl camala wan rajeyna in ad I fahanto
**facebook page: facebook.com/somalitech0/
** instagram page: instagram.com/somalitech0/
**whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414
**telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0
Maansha allah waa noo faaiideysay wiilkaga noolow.
waa mahadasantahay macalin qaali ah wallahi wax weyn ayaa kaa faa'iiday
Adiga mudan wll qalia cabdiraxmaan
mahadsanid wllhi wax badan ka fa,iday alleb cilmiga haku barakeyo
Guulayso ustaad, thank youz
Thanks for more
thanks zxp wlhya inaa isticmlo adaaa isahalayna ❤
adiga mudan walaal goodax yare
mahadsanid eng waxbadan baan ka faaiday
Mansha allah
Jazakallah ustad aadad u mahadsantahay
wax badan baan ka faa iiday mahadsanid sxb
Lajan
Allah haku xafido ❤taliye wax badan ka faiday❤ hore usoco
Aamin wll, adigana sido kale
❤❤❤
Macalin mahadsanid xage lagala so xiriiraa
Shukran bro
thhnks❤
Sobadi muqaldan ustad
Asc saxib mahadsanid sida muqalada wanagsan ad u sameyso waxan karaba in ad iga cawiso o ad ishegto bor garm lagu sameyo muqalada o leh sawaxan qurxon xiliga 2da muqal lakala badala o shanqar ad u qurxon ah o waax waax camal ah saxib muhiiman u ahay
Masha allaah sxb waxaad ibartaa sida muqaalada sawirada jarjaran loo dul saaro
"Ma sha'Allah ustaad keep up."
Mahadsanid walal guuled
Shukran wall
Thanks macalin🥰🙏
Mahadsanid walal❤
❤❤❤
Shkrn wl🎉
Macalin lkn side xagaga danbe uga dhigtay nooc sida kan ku yaalla casaan ma fahmin ina kaso jawabi dontid ayn filaya ree comment idinkuna isku daya inaad kaso jawabtan kolley inaga is arkayne thanks.
Thanks ustad
Ustaad kumiitar waan haystaa see wax kugu editing gareeyaa
Mahad sanud wllhi walaaa qof saan canal ushar xaayo wali ma.arkin shukran
Ani side shoocaac ugu furaa kuwa kalo kujiro telkeyga si aan lo arkin😊
wll appka vedio cuawalty hdusna lahyn side ban ugu so darikra anigo tefonka lo yaqan redmi haysta😢
Shukrn bro
Sidee. Baan audio uga dhigi karaa. Vedio?
Wll muuqal baa ku sameeyay lkn gudaha ima so galayo lacag buu iwedina 13 pro max heesta side uhagaajinkaraa
Thank ustaad
Sxb application adu buu icawiyay ee xaan kale oon ubahana siide calamada application see ugarebtay
Sxp waa cusbay xali soo dhaweeyo
masha allh
Thanks ustaad
adiga mudan walaal
Waad mahadsanthy ustaad wllhi waa kafaideytey lkn waxaa naga ilowdey qaabka muqaalka islow meshin loogu sameeyo pls 🙏🥹🙏💯
waxa aan ka soo samayn doona muuqal kale wll oo ka faahfaahsan midka aad hada daawatay. muuqalka kale ayan ku samayn doona slow motion iyo waxyaabo kale oo badan wll.
Ustaad waxaan karabay muuqaalka wajiga bas ah soo sameey Ustaad
Haday inoo suuro gasho wll insha allah
Asc bro hirfadhan talephone mankabarani kara
Wow
Thanks bro
Cod side loo dul Saaraa muuqaalka
Yaa
Ustaad waxaa rabaa sida labo muuqal Hal muqal loga dhigo
Well done
Zxp views la'aan aa ihayso😢😢😢
Wlalo maxamedoow si gaara makuula xiidhi karaaa
Mahdsand
sxp wax badan baa ka fhmy
Thanks zxp qli, ma haysto computer balse hada waxbadan inaan ka maarmi doono filayaa
Adiga mudan walal, insha allah
Sxb talagaramka Maxa kugu qoran
Tnx
Aad iyo aad baad umahad san tahay
Mee linking application ku sxb
Mahdsandmsh alh
Ok
❤❤😊😊😊😊
Temove background I sheg 😊
Kinimaster cusub aya raba sxbow linki isi plz
Playstoreka ka dagso wll
@@SomaliTech0 calada water mak ayu leyahay mid kale sheyg wllow
Mahad sanid wll
adiga mudan wll
Saxib kuma so garin miya farinteyda. Saxib sare borgaram ayan ad ugu bahanahay lagu sameyo muqalada o marka lakala badala muqada 2da muqal inta u dhaxeyso shanqar yar o qurxon galena o waax waax wa shan qar way o dabeyl camala wan rajeyna in ad I fahanto
😂😂😂😂❤❤
Thanks 🫡🫡🫡
Hada maxa noo faaidaysay…….
Hanad siciid
Asxy Hala isoo follow gareeyo
❤❤ m a Tks teacher
Thanks ustaad
Thnks
❤❤
Mahdsandmsh alh
Ok
Hanad siciid
Hanad siciid