WAREYSIGII Mahad Karataay Iyo Jamaal Cusmaan Iyo Arinta Cabsida Ku Beertay Kadib Dilkii Ikraan Tahli

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 июн 2022
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Комментарии • 135

  • @jaamacrodol3215
    @jaamacrodol3215 2 года назад +8

    Rer g/beed miyaan qancinaa mise alahi koonka mamulayey ayaan qancinaa. Subxaanalaah

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 2 года назад +32

    Wa Runtiis Wa La Heshiini Karaa , Facts 💯Balse Dowlad Walbo Oo Imado Heshiis Marabaan Umada in eey Damato Bes Ayeey Rabaan

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 года назад +5

    Maasha allaah

  • @maxamedxasanxuseen2374
    @maxamedxasanxuseen2374 2 года назад +3

    Walaahi Jamaal waa madax weynaha somaaliya ee halodoorto

  • @hawoali9920
    @hawoali9920 2 года назад +3

    Wiilkan maxaa rifey nooc kaluu u eegadey

  • @muqiimmaxamuud3026
    @muqiimmaxamuud3026 2 года назад +3

    Ciidanka shisheeye hadii dalka laga saaro , kitaabka allane la isku xukumo hadey shabaab sii wadan dagaalka anagaaba hubka qaadaneyno.

  • @queenliyah5162
    @queenliyah5162 Год назад +2

    Khawaarijta kuwa xayeeysiinayo ama kuwa maal galiyo waa isku mid

  • @farahomar463
    @farahomar463 2 года назад +3

    Nikan wax waresanayo umajedno wax waresi ah wayo wa nin ushekenayo wayo sualaha wainey dhan walbo kaimadan sax balse wa iska sheeko

  • @xassanbile1338
    @xassanbile1338 2 года назад +2

    Jamaal dadka waxad modaa inaad
    Aakhira ugu soo waranta aakhira
    Dadka mamoodaan in laga soo
    Warami kara alshawab jamal dhul
    Somali ayuu tagi runtuuna ka hadlay

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 2 года назад +3

    wariye run sheega

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 года назад +2

    Maasha alaah

  • @adeshkhanhussein2961
    @adeshkhanhussein2961 2 года назад +3

    The whole world knows Al-shaabab

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 2 года назад +16

    Aad ban ugu farax sanahay in uu lakuo rag soomaliyeed waxa isku kaaya gubayo ee shisheeye alaw naga dhexsaar wayo dadlkeena haday heshiiyan dawladeenu laheshiiyan dadkeena qRaxa qaxida wayka raysan lahaayeen

  • @baashixuseen7691
    @baashixuseen7691 Год назад +1

    Good

  • @mohomedusman862
    @mohomedusman862 2 года назад +2

    alshabab man

  • @salahudinahmed5052
    @salahudinahmed5052 2 года назад +3

    Wadankaan Al shabaab ayuu ubaahanyahy runtii 👈

  • @maxamedalfa9207
    @maxamedalfa9207 Год назад +2

    Somali ayan nahay hadey leyihiin maxay u guban calanka somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴 i love you calankena🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Maxmed11
      @Maxmed11 3 месяца назад

      😂😂maxow yhy calanka😂

  • @Nia2tt1
    @Nia2tt1 2 года назад +5

    Yaa ila arkaya sidu uu tagerayo wllhi waa yaab Subxanallah

    • @amishmaxamed3043
      @amishmaxamed3043 2 года назад +1

      Wu tageri kara wa adiba waxa laga yaba ine tagerto marekan ma wax fiicanba

    • @Diiriye14
      @Diiriye14 2 года назад

      @@amishmaxamed3043 ishad ka riday

  • @Nia2tt1
    @Nia2tt1 2 года назад +2

    Sheeydan karataay munafaq illahey iyo Rasuul kafurtey

  • @ayuubaadamayuubaadam1177
    @ayuubaadamayuubaadam1177 2 года назад +5

    WAR CALISHBAAB HALA AQOONSADO WAAYO WADA HADALKA AYAA MUHIIM AH

  • @abdulaahimali7817
    @abdulaahimali7817 2 года назад +5

    Al shaab maxa lala heshiiyaa
    Waa mashruuce lacag lagu cuno

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed 2 года назад +3

    Haa waa la heshiin kars

  • @farahomar463
    @farahomar463 2 года назад +2

    Ninkan hadaladisa waxad kadhadhaminesa in ladiyariyay balse waxa mesha kujira alshabab wa dad sideno okale sax ilaso shabab waxa lashaqeyo ajanibta wayo ninkan waxa udiray inu sowaresato wax kulugleh dowlada ingeriska wayo adigo jogo uk inad shabab utagto wa shey dhif iyo nadir wayo shabab waxa loadegsado wa somali balse rer galbedka maraban iney lahesheyan somalida tas aya tuseso inlanoga dhigayo dad horar ah sax ninkan wa lasodiray sidan qabo

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 22 дня назад

    JAMAAL AFEEY HANOO XAYEEYSIIN FULAYAASHA DUURKA KU DHUUMANAAYO USA GUUL

  • @Nia2tt1
    @Nia2tt1 2 года назад +1

    Ninkan waa Alshabaab

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 2 года назад +1

    Ishaadaba lags baqi okiyaale xiro

  • @xaan-cunaa9844
    @xaan-cunaa9844 2 года назад +6

    Maxamuud carab,, wariyenimadda ayaad ku fiicantahay ee iska daa qaylada dagaalka wax ku radini

  • @abdirahmanhassan2550
    @abdirahmanhassan2550 2 года назад +1

    Alshabaab ba xuriyatul qolwka taqaan adeer taas kama yeelin

  • @hamseabdalla4333
    @hamseabdalla4333 2 года назад +2

    waar show wiirshu leeyahay kan kkkj

  • @xirsiguuleedxirsi8316
    @xirsiguuleedxirsi8316 2 года назад +1

    I know you are member of alshabaab

  • @bashiirmaxamad1410
    @bashiirmaxamad1410 2 года назад +2

    Madax somali majirto nin soo shaqotagay ayuu shacabku arkaaaa

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 2 года назад +6

    Barnaamijkaana waxaa ka dalbadey oo u diraadey sirdoonka ingiriiska ee MI-5 oo usoo marey chanalka wararka ee CHANEL 4

  • @obamaleelee3961
    @obamaleelee3961 2 года назад +6

    I'm sorry I do disagree with you because having a piece with them that means means no one is gonna have to freedom kids teenagers I mean everybody needs to do what they need to do fear God that's up to them to do that not someone else decide for them Islamic religion is beautiful so it depends the person to follow that not someone else deciding for them and becoming a slave On those guys will beat you up if you decide to do something wrong if the lady doesn't do the right way Cover herself from Head to tow That is not the Muslim like and that is an Islamic the person has to fear God and also follow the Quran Not to be Force what to do when to do how to do it you have to wanna do it I just have to you wanna do it it's between you and Allah no one else only fear only fear Allah how many people disagree with me

    • @canabm3126
      @canabm3126 2 года назад +1

      Dude I totally agree with you they're sick and all they want is to dominate humanity and that's impossible as you can see people don't want their horrific system only in yaroo caqli liita ayey maskaxda ka haystaan intaasna marbey baraarugi doonan

    • @obamaleelee3961
      @obamaleelee3961 2 года назад

      @@canabm3126 Yeah that's what I was thinking I was like how are they gonna are they gonna be like in Somalia when they're acting like that already killing innocent and everything else Islamic religion is beautiful Islamic ruling is beautiful it's beautiful doesn't kill people or destroy life's innocent kids women children They're just stealing people's money and lives and everything else thank you for agreeing with me

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 года назад +2

    Lolz 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 2 года назад +18

    I love this guy...he is a proper somalia guy...love his mind...it shows he loves somalia.....good man...

    • @cademuumin5554
      @cademuumin5554 2 года назад +3

      Nin islama miya gal lodhiba iyagana ale hatosiyo oo shacabka eyey dilin oo haldilan cidaka amis ee smison iyo kiniya iyo kuwa shisheyey ee aye dabada kuwatan jajusta somaliya ee cada galda dabad kuwada

    • @cademuumin5554
      @cademuumin5554 2 года назад +1

      Daldabiyad kaficanoo daldan xsh waa dalda qabil kusobaxadey oo qalilku suntanee kuwasabakafican

    • @cademuumin5554
      @cademuumin5554 2 года назад +1

      Jamal wasruntasoo fikir kisu xsh waxaha kursiga iyo kiniya dalkasi ee halmar madhin somaliya maxa udana oo hesis daldsiyo koxadas ilmigah inuu kafikiro

    • @mahadhodey2774
      @mahadhodey2774 2 года назад +2

      Waa wariye al shabab oo faafiya afkaartooda dhimo sidhaqsaa hadaadan kamid ahayn sidee kuugu ogalaadeen in aad wax kaduubtid

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 года назад

      Jamal always do negative about Kenya and Somalia

  • @amalomar9496
    @amalomar9496 2 года назад +3

    Waraysigii uu shabaab layeeshay meyay xagee ka helnaaa

  • @shariifoqali7454
    @shariifoqali7454 2 года назад +1

    Pro keep going that is good theory

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 2 года назад +6

    ALSHABAAB OO SOMALI TAQAANO UMA XAYEYSIIN KARTID. ALSHABAAB WAA KOOX MAARIQA AH OO QA YAALADANA KU DHAQANTA

  • @maxamedaadanrk8488
    @maxamedaadanrk8488 Год назад +1

    Asc

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 года назад +2

    😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 года назад +4

    Jamal wareeysi fiican buu soo gudbiyay.

  • @Subscribesjsh
    @Subscribesjsh 2 года назад +1

    Maxay dadka uga dhigayaan In markii ugu horaysay alshabab waraysi laga qaado sowtii cali dheere lawaraystay War alqaaida baa lawaraystaa

  • @mohaalii4601
    @mohaalii4601 2 года назад +3

    😅😅😅

  • @nooradiinabdulkadir6361
    @nooradiinabdulkadir6361 2 года назад +2

    Maa shaa alaah

  • @cabdikhaliifjimale7551
    @cabdikhaliifjimale7551 2 года назад +1

    Beenlow you Al shabb

  • @abdulkadirismailyusuf
    @abdulkadirismailyusuf 2 года назад +7

    Cajaaaib waaye Walee

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 2 года назад +3

    Ala ilen waa kii maxamed carab balaya djagaysata kkkkkkkkkk qof kalan modayay yaahuuu

  • @husseinhandule3766
    @husseinhandule3766 2 года назад +2

    kani wax wareyansya wa viyaalka xaafada

    • @axmed9577
      @axmed9577 2 года назад

      Ninkan Maxamud carab aa la dhahaa 10 sano ka hor aa ka dhageysan jiray idaacad Sky Fm ee muqdisho waa wariye mudo badan ku dhex jiray saxaafada oo muqdisho aad looga yaqaano ee haku qaldin ciyaalkan youtube ka hada soo galay oo wariyanimo ku qaraabta

  • @jaamacrodol3215
    @jaamacrodol3215 2 года назад +3

    Jamal wa runtii shabab xaqiiqda ayay ka hadlaan
    Dadkana waxbay ku taran cadaalada. Hadii adan dan kale wadan wayna ka horeyan wadamada africa xaga xog helista cidna kama dhuuman karto

  • @maxamedaadanrk8488
    @maxamedaadanrk8488 Год назад

    9

  • @kaalaynoo
    @kaalaynoo 2 года назад +1

    oo waa aminteen miyaa in laraadsanaayo, war waa cadow ay cadowga soo dirsadeen, ayagoo dhan cadowga diinta islaamka ayey lashaqeeyaan yaan been la idin sheegin!

  • @husseinabukarhagi7365
    @husseinabukarhagi7365 2 года назад +1

    Fadlan raadin nadar wReysigiis dhamestira Dan xash cerow

  • @abdukhadirak2928
    @abdukhadirak2928 2 года назад +1

    Shabab noo face 😑 waye waji malhan

  • @mos1954
    @mos1954 2 года назад +4

    Manshallah Jamaaal waa mufakariinta Somalida maanta ugu fiican midkamid ah , Allaha kudhowro Weyfiicnaanlahayd in Kuwa Sidiisa ookale ufikaraya ay nagubataan Gacmahana la isqabsado !
    Barnaamijka Ninka Daadihinayana Waadmahadsantahay!.

  • @abdiaziizshaamow6185
    @abdiaziizshaamow6185 2 года назад +3

    Wariye Jamaal waxaa tahay halyeey geesi ah

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 10 месяцев назад

    Hadda mu u tago wareysto haddu qawarij aheyn ninkan

  • @adeshkhanhussein2961
    @adeshkhanhussein2961 2 года назад +2

    Best weeriya

  • @alijama3401
    @alijama3401 2 года назад

    WAAD NOO XAYAYSIINAYAA WARIYE JAMAAL …NIMAN DILAA AH. TAADAAD KA HADASHAY UMABA QALMAAN IN LA WARAYSTO LAAKIIN HUNGURI AYAA KU WADA

    • @xalimoxassanshero7663
      @xalimoxassanshero7663 2 года назад

      In la wada hadlo xalla ayaa ku jira marka in lawareysto waa wax fican io la ogaado firkirkooda

  • @rashjoh8028
    @rashjoh8028 2 года назад +3

    Ma la huba in la raadinayo mise waa filan somalida loo dhigayo. So kan la leeyahay dowladda shisheey ayaa wax u fulinayaan. Sida dilkii Ikraan

    • @amiiinyare8318
      @amiiinyare8318 2 года назад +1

      Wax walbo maqasha ha aaminin mid tagerto iyo midkleba

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
    @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 2 года назад +1

    Cidina Raadinmayso wahaabigan sidii godane ayaana laga takhallusayaa marka mashruuca laga dhamaysto ilaa jahanama....🔶🔶🔶🔶

  • @adenomar6153
    @adenomar6153 2 года назад

    Alshabab iyo madaxwayne wadan iyaad is garabdhigaysa

  • @husseinhandule3766
    @husseinhandule3766 2 года назад +1

    shaqaale u dhexeiya sh io wes

  • @abshirdhubad867
    @abshirdhubad867 2 года назад +2

    Wariyahaan UK waa in aay iska ilaalisaa Somalia way aqoon santahay ninkaan in uu cidaas yahay waayo shacabka baahidu baa bi isay ayuu sooduubi waayay halka uu alshabaab cududooda soo duubayay war ninkaan shaki ayaan kaqabaaa wayn

  • @munarhussein1360
    @munarhussein1360 2 года назад

    Tanibilad kumaqaadan.doono...wax aqligalaayo. Ma.aha.

  • @rashkainaabdullahi8624
    @rashkainaabdullahi8624 2 года назад +1

    Fuck download maxa u xiratay😡

  • @maalikibnumaalikmaalik6329
    @maalikibnumaalikmaalik6329 2 года назад

    Mshllh ifkirkaan kaqabay alshabaab wuu badalmay inakastoo jirto aragtiyo aanku diidanahay laakin

    • @abduuu_21_
      @abduuu_21_ 2 года назад

      Waxay ila tahay qaraxa sax

  • @saciidaden2108
    @saciidaden2108 2 года назад +1

    wareye jamaalna waxaan odhan karaa wariye kaqiimabadan madaxda dalka

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
    @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 2 года назад +2

    Ictisaam damu jadiid iyo kuwaas uu waraystay kama foga ninkani.
    Si, fiicana u iib geeyay afkaarta argagixisada

  • @maxamedadam9873
    @maxamedadam9873 2 года назад +2

    Waxaan wax kaween ayan kaa rabnaa

  • @Waanig
    @Waanig 2 года назад

    Adiga ayaaa Al shabab ah iyo cidii kusoo dirsatay qufka caqli usaaxib ah wlhi adiga Inaad shabab tahay baa inoo cad

  • @rashidnaleye2002
    @rashidnaleye2002 2 года назад +1

    Weriye Aad U Deggan Oo Somalinimo Ka Muuqato.

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 2 года назад +4

    war waa ninkii tuugsan jiray ee dhihi jiray qofkii aan share iyo sbckr saari waa waa minshaei waa xaasid kii dhihi jirad tuugsade

    • @maxamedibraahin03
      @maxamedibraahin03 2 года назад +1

      Hhhhh waa runtaa xariifkaan tuugsi ayuu nafta nagu dhibijire hadii feecbook fure duco ordeeso leemaqli jire😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 2 года назад +2

      Hhhhh,nin kaasi ooyi jiray ma cawarkan ayuu ahaa,anigu waan necbaa waayo si xun ayuu u tuugsadaa kolay waa laangaab

  • @nooradiinabdulkadir6361
    @nooradiinabdulkadir6361 2 года назад +2

    Adbaad umamahad san tihiin waxad ka hadashen runta waxey yaha barnaa mishkiina aadbuu iixisa galiyay waa markii igu horeysay aan kabixiyo coment bar namash mar waliba kudadaala inaad ka hadasha arimahan ookalee dadka dhira galinayo ilaheyna waa jecel yahay kuwa shegaa nunta mahad sinidiin bahda saxafada horay halosocdo

  • @muraad243
    @muraad243 2 года назад

    Waa jaasus weyn wariye kusheegan cag dhiir

  • @hawaadoahmed635
    @hawaadoahmed635 2 года назад +2

    Wariye jamaal waa nin caqli badan wax badana og waxa somaliya danta ugu jirtana og ilaahy quluubta soomalida haisku keeno

  • @muqdishokusobiir805
    @muqdishokusobiir805 2 года назад +1

    Carlsbad the same way as well I was going through to the first place on a bit of to of of to

  • @99educationalcenter.97
    @99educationalcenter.97 2 года назад +2

    War naga taga.

  • @saciidaden2108
    @saciidaden2108 2 года назад +3

    walaahi fikirkaa wariye jamaal ayaan qabay lakin dawlada ayaan rabin heshiis waxaana waxaa kadanbeeya shisheeye allshabaabna kadhiganaya taargad wadanka lagu wiiqayo in dib udhis galo

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 2 года назад

    Khaayim alshabaab ah! beenawaas, ashabaab raba inuu bara bogaandho u sameenaya.

  • @HassanMohamed-pw9jg
    @HassanMohamed-pw9jg 2 года назад +2

    Tuug benaale sakhraan

  • @Nia2tt1
    @Nia2tt1 2 года назад +2

    Munafiqintaas diinta ka been sheegey ayuu noo amanaya

  • @sudaysifantastic7502
    @sudaysifantastic7502 2 года назад +3

    Ninkan waa nin Wayn oo dagan mnzha allh

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 2 года назад +4

    WAA BEENTIIS MA WA DUUBIN CHANALKA ALSHABAAB EE AL KATAA'IB BAA DUUBEY WUXUU RABANA KA JARAY WUXUU RABANA KU DAREY

    • @amiiinyare8318
      @amiiinyare8318 2 года назад +1

      Meesha miyaad jogtay oo aad so ogatay? Asiga waa qofka mesha jogay maxaan kugu rumesan karnaa warkiisana ku beenin karnaa?

  • @cabdiqanifaarax2383
    @cabdiqanifaarax2383 2 года назад +3

    Shaqalaha alshabab weyi kani allah ba laga cabsada

  • @abdullahiaden8794
    @abdullahiaden8794 2 года назад +1

    Sheqal waa alshabab dhamaan hadii loo dilo shababnimo darodna u dilo hawiye ahan bal cidan waxa kaso hara aan aragno

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 2 года назад +5

    Shut up
    Adiga inaa ka midtahay
    Sow lagama yaabo

  • @abdihakiin6702
    @abdihakiin6702 2 года назад +3

    waa sharmuud kii qabiiliistaha ahaa somaliyay ogaada sharmuudkan waa qabiiliiste....

    • @amiiinyare8318
      @amiiinyare8318 2 года назад +1

      Qaniis qaniis nimaan ka daremayaa warkaada

    • @asxaabul-ducaat2852
      @asxaabul-ducaat2852 2 года назад +1

      Sharmuud aaa? Adi mu ku wasay?

    • @abdihakiin6702
      @abdihakiin6702 2 года назад

      Qabiiliiste oo dhan ayaa la wasaa sida kan jiran ee wariyaha iska dhiga...anaa wasa qabiiliistayaasha.......ibnul sharmuud Qabiiliiste oo dhan anaa wasa adibkana hadaa gus u baahan tihiin ii soo sheega.....

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 2 года назад +2

    Kan wariye alshabaab ah waaye dowlada maxaad ka wareysane shacabka ay alshabaab go doomsday oo macluusha u dhintey maad wareysatid Bay iyo bakool dhibaatada shacabka ay ku hayaan markaad dabaal dagooda iyo faankoda aad duubeyso daba dhilif

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 года назад +2

    😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣

  • @HassanMohamed-pw9jg
    @HassanMohamed-pw9jg 2 года назад +2

    Tuug benaale sakhraan