Subxanallaah wa wax laga yaq yaq sodo inad ilmahaaga' afgaaga raashin ku jira inad gunugaga ifkiisa Raashin uga siiso adigo ilaahay gacmo Ku siiyey lkn dhaqan iyo Akhaaq Xumada qofka markas ku jirta Bay Ka turjumaysaa wana labada qof e Meesha ka muuqato say u dhaqman
SubxanAllah, Wiilka yar halkaas ayaa waligii laga daawan doona, iyadoo wasakh waalidkii afka ugu gurayo. Waxan codsan lahaa in la edbiyo waxan idabta daran. Ma qiyaasi kartan ilmaha yar dhibaada ay u keeni karto arinkan
Subxanallaah wa wax laga yaq yaq sodo inad ilmahaaga' afgaaga raashin ku jira inad gunugaga ifkiisa
Raashin uga siiso adigo ilaahay gacmo
Ku siiyey lkn dhaqan iyo Akhaaq Xumada qofka markas ku jirta Bay
Ka turjumaysaa wana labada qof e
Meesha ka muuqato say u dhaqman
SubxanAllah, Wiilka yar halkaas ayaa waligii laga daawan doona, iyadoo wasakh waalidkii afka ugu gurayo. Waxan codsan lahaa in la edbiyo waxan idabta daran. Ma qiyaasi kartan ilmaha yar dhibaada ay u keeni karto arinkan
ASC CUNUGAAGA WAXAAD KUTARBIEYSO UNBUU SII GUDBIYAA ILAAHOOW NOOGA DHIG KUWO TARBIYADOODA WANAAGSAN TAHAY
Subxanlhi waa layaba ah nastor abayo
Ayan wanjecla wayo waa gabadha cawin badan Intan maqalay Lakin walahi waxan kunacay vedyowyaday sogeliyan waa wiswis ilhay kaboqo dad waa wenyn noqda
Subxaan Allah 😢
Labo labo maxaa bakteriya ah video calamka laguso qaato inu noqdaa kabaqaa ee yaqyaqsiga badan
Dadkan labada qof ah dhaqan xumaa. Very dirty. No akhlaaq
Subxanlhi waa layaba ah nastor abayo