Hamda rayad
Hamda rayad
  • Видео 30
  • Просмотров 97 843

Видео

CADAALADA TALA SOOMALIY DANBILLE TELAFON ITO TV HEYSTA
Просмотров 318 месяцев назад
CADAALADA TALA SOOMALIY DANBILLE TELAFON ITO TV HEYSTA
House inspiration ❤️#viral #houseinspiration
Просмотров 368 месяцев назад
House inspiration ❤️#viral #houseinspiration
House inspiration 😊🏠#viral #fyp #houseinspiration #shorts
Просмотров 439 месяцев назад
House inspiration 😊🏠#viral #fyp #houseinspiration #shorts
NABADOON SHEEGAY IN LUUL LA DUUGO XUKUN LA AAN
Просмотров 2511 месяцев назад
NABADOON SHEEGAY IN LUUL LA DUUGO XUKUN LA AAN
Hodan cabdiraxman iyo mursal muuse oo mashruuc u furay dhalinta
Просмотров 5511 месяцев назад
Hodan cabdiraxman iyo mursal muuse oo mashruuc u furay dhalinta
ISUDIYAARINTA RAMADAANKA
Просмотров 10511 месяцев назад
ISUDIYAARINTA RAMADAANKA
SHIINE SHALEY IYO MAANT KEE SAXAN YAHAY
Просмотров 6611 месяцев назад
SHIINE SHALEY IYO MAANT KEE SAXAN YAHAY
INAA LILAHI WA INAA ILEYHI RAJUCUUN
Просмотров 6811 месяцев назад
INAA LILAHI WA INAA ILEYHI RAJUCUUN
MAXAY ISKU HAYAAN NACIIMO IYO HAMDA HOME DECOR
Просмотров 40111 месяцев назад
MAXAY ISKU HAYAAN NACIIMO IYO HAMDA HOME DECOR
DAAWO HOOYADII LAGA KENAY MUUQAALKA XUN ILAAHOOW CEEB ASTUR
Просмотров 625Год назад
DAAWO HOOYADII LAGA KENAY MUUQAALKA XUN ILAAHOOW CEEB ASTUR
DHAQAN XUMADA DIRISLE CABDI IYO SIDUU UGU CIYARAYO GABDHAHA SOMALIYEED
Просмотров 61 тыс.Год назад
DHAQAN XUMADA DIRISLE CABDI IYO SIDUU UGU CIYARAYO GABDHAHA SOMALIYEED
DHAQAN XUMADA NINKA AYAAN BILAN
Просмотров 3,8 тыс.Год назад
DHAQAN XUMADA NINKA AYAAN BILAN
NACIIMO BRINK OO SOO BANDHIGTEY INDHO XUMO WADANKII TAALA
Просмотров 527Год назад
NACIIMO BRINK OO SOO BANDHIGTEY INDHO XUMO WADANKII TAALA
MA FIIICNEYD INAY SIDAAS U HADASHO MY RAJO #myrajo #somalia
Просмотров 28 тыс.Год назад
MA FIIICNEYD INAY SIDAAS U HADASHO MY RAJO #myrajo #somalia
Asc routinekeyga caawa habeenimo sidan ayuu ahaa
Просмотров 143Год назад
Asc routinekeyga caawa habeenimo sidan ayuu ahaa
How to make cinnamon rolls (easy)
Просмотров 85Год назад
How to make cinnamon rolls (easy)
Asc morning routine
Просмотров 104Год назад
Asc morning routine
Sida aanku samestay mishikna dhaka anoon lacag bixon
Просмотров 1635 лет назад
Sida aanku samestay mishikna dhaka anoon lacag bixon
Quraac fudud
Просмотров 2525 лет назад
Quraac fudud
Casho macaan oo Fudud
Просмотров 5035 лет назад
Casho macaan oo Fudud
Maraq cajiib ah
Просмотров 3375 лет назад
Maraq cajiib ah
Subayad ama jabati Jilicsan
Просмотров 4835 лет назад
Subayad ama jabati Jilicsan

Комментарии

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 месяца назад

    One comment xitaa gabadha maloosoo qori waayey

  • @Khah189A
    @Khah189A 9 месяцев назад

    Love it!

  • @khuluudblog
    @khuluudblog 9 месяцев назад

    Love this home design😊😍

  • @malikamahad6062
    @malikamahad6062 10 месяцев назад

    Mashalah❤❤❤❤

  • @Hamdarayad
    @Hamdarayad 11 месяцев назад

    Aduunkaan Laguma waaraayo ee khaatumada Alaha noo wanaajiyo

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 Год назад

    Naago ayada la eg baa mamo ku hayo dadkii is yareen baa lagu saliday haahuu

  • @HalimaAli-nt9wq
    @HalimaAli-nt9wq Год назад

    Allow na astur

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 Год назад

    Abaayo naciima intan ka arkay wa gabdh fiican oo wadaad ah mida kale naciima iyaba nin iyo sharaf way leedahay masha allah naciima rag la'an maha ❤❤ abaayo xamda well done naciima qabyaalad bay dumarka qaar u maagayan lakin qabiil miskiin kama aha naciima masha allah❤🌹❤️naciima hore u soco qaali❤❤

  • @xaliimamuhumed7370
    @xaliimamuhumed7370 Год назад

    wlaala yaalow xaalka qayr allaha ka dhigo mida kale nacimo fartuun hadey waanineyso keligeed ha raadiso wixi ay ku wanineyso ha u sheegto hapy waa gabar sidaa arakteen ku korineyso ilmaha singalnimo marka qalbigeeda in la illaaliyo ayaa ila haboon oo si naxariisleh wax loogu sheego naciimana fudeydka ha joojiso deganan aa looga baahan yahay

  • @nimconfg
    @nimconfg Год назад

    Adiga maxaa kaaga gidhiish ah kahar wallaalaha hadalkaquxon aad sheegeenah adiguu kula qurux badanyahay maahan aabo ilmihiisana inaad ku maseerto hooy saas kuma caan baxeesid.

  • @MunaJamac-vv5ps
    @MunaJamac-vv5ps Год назад

    Ayan wanjecla wayo waa gabadha cawin badan Intan maqalay Lakin walahi waxan kunacay vedyowyaday sogeliyan waa wiswis ilhay kaboqo dad waa wenyn noqda

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 Год назад

    SubxanAllah, Wiilka yar halkaas ayaa waligii laga daawan doona, iyadoo wasakh waalidkii afka ugu gurayo. Waxan codsan lahaa in la edbiyo waxan idabta daran. Ma qiyaasi kartan ilmaha yar dhibaada ay u keeni karto arinkan

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Год назад

    Xushada ma maftaada ayaad uhaysa mise raga ku qaba 😂😂😂. Respect Allah, yourself, your family. Not ninka iqaba dartii baan u xiahoonaya kaliya

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Год назад

    Masha Allah ❤❤❤queen sax waayey

  • @sihamyusuf-c8p
    @sihamyusuf-c8p Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад

    islaantan naciima la dhaho si khaldan ayay wax u wadaa

  • @umcabdika7234
    @umcabdika7234 Год назад

    ما شاء الله❤❤❤❤

  • @halimoomar7529
    @halimoomar7529 Год назад

    Muniiro,sidii ilmahii ayeey u hadashay Anaga u joogo kulaha.Ragbaan Waa wareey.Naciimo kama yarid ee weey asturantahay.Hiilo aad u fool xun.Yaahuu

  • @halimoomar7529
    @halimoomar7529 Год назад

    Muniira.Siday u hadashay Waa sidii Mooryaanimo ah.Nin aan qabaa kulaha.Oo ayaan Nin iyo qabiilba laheeyn.Naciimo Waa Gabar sharaf iyo diinba leh,oo qiimo badan. Mooryaan lama waaniyo.Diin iyo aqlaaqne male.Yeey ku wasaqeeynin Naciimo sharafeey.We love you so much.

  • @queenema216
    @queenema216 Год назад

    muniiro inay duq tahaywaakamuuqataa

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 Год назад

    Runta hadi la shego ani niciimo hadal keda wax xun kuma arkin wax qer bay u shegtay fartun muniiro inta yar ay ka xumatay nicimo inay ka rali galiso bay eheed ❤

  • @shahad2629
    @shahad2629 Год назад

    niciima wax xun kama sheegin fartuun laakiin samiira in ey saas uhadasho mafiicneen

  • @sammie1163
    @sammie1163 Год назад

    Muniiro cagaha dhulka dhig abaayo naciimo wax khalad ah ma sheegin.

  • @kenzmobile1134
    @kenzmobile1134 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @IbadoOsman
    @IbadoOsman Год назад

    Somali inta badan maxaa samaha noo diida dad aan diin heysan oo isaga ka wanaagsan ayaad arkee

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt Год назад

    Waasax naciimo waa gawar qalbi fiican waligeeðna sheegtu hadal murtiley uma quuran cilmiga iyo Aqlaaqda ilaaheey siiye Abaay.maniira waa gawar wanaagsan uun jeclahay hadan Fartun difaac umey katahay Fartun sidey maleesiya utimid waa bilaa AQlaq waligeey ku.a arag Ayadu nin iyo naag kahadleeso laakiin hada warkale maheesu Awey Aaturnaatu Awey xijaabkii Sida Abaay maniiro ukale Wallhi maniira darALAAN ujeclahah waa hooyo 50jirah

  • @mamammss8164
    @mamammss8164 Год назад

    Idinka dhan views raadis aa tihiin hano shegina waxaas😅😅😅

  • @umuCigramo-ls8rp
    @umuCigramo-ls8rp Год назад

    Maama kulahaa ma ayadaa ka yar

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 Год назад

    Dadkeena soomaalida majecla waanada adduunka waxaa uugu fiican qofka kuwaaniyo oo kaaga digo xumaanta wanaagana kuu sheego

  • @MaxfuudMohamed-tk3fl
    @MaxfuudMohamed-tk3fl Год назад

    Dadkan labada qof ah dhaqan xumaa. Very dirty. No akhlaaq

  • @mohadigitalworld
    @mohadigitalworld Год назад

    ruclips.net/video/5RHpbqO-WeU/видео.htmlsi=IhzTfp68A5VFnOZR

  • @aaminacusmaan6935
    @aaminacusmaan6935 Год назад

    Subxaan Allah 😢

  • @khadraessa1265
    @khadraessa1265 Год назад

    Wanaaga miyaa miyaa la isku eedeyna. Waa Ada cibaado. Waxay ku qarineysa walaasheed fusqoga iyo xumaanta ay ku jirto

  • @ashoali8783
    @ashoali8783 Год назад

    100 mar ay dhali kartaa mamada naimo la dhoho nayaa ma ayada kuso dirsatay

  • @Hamdarayad
    @Hamdarayad Год назад

    ASC CUNUGAAGA WAXAAD KUTARBIEYSO UNBUU SII GUDBIYAA ILAAHOOW NOOGA DHIG KUWO TARBIYADOODA WANAAGSAN TAHAY

  • @GaqasAhow
    @GaqasAhow Год назад

    5:21

  • @GaqasAhow
    @GaqasAhow Год назад

    AHAWGAASS

  • @GaqasAhow
    @GaqasAhow Год назад

    AHAWGAASS je

  • @Mona-ej3df
    @Mona-ej3df Год назад

    Masha alla run ayaashaakti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 Год назад

    Labo labo maxaa bakteriya ah video calamka laguso qaato inu noqdaa kabaqaa ee yaqyaqsiga badan

  • @falisa576
    @falisa576 Год назад

    Subxanallaah wa wax laga yaq yaq sodo inad ilmahaaga' afgaaga raashin ku jira inad gunugaga ifkiisa Raashin uga siiso adigo ilaahay gacmo Ku siiyey lkn dhaqan iyo Akhaaq Xumada qofka markas ku jirta Bay Ka turjumaysaa wana labada qof e Meesha ka muuqato say u dhaqman

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Год назад

    بارك الله فيك والله صح الشخص اللي يحبك هو اللي ينصحك❤

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Год назад

    Subxanlhi waa layaba ah nastor abayo

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Год назад

    Subxanlhi waa layaba ah nastor abayo

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Год назад

    Maasha Allah abaayo Al Xaq ayaad ka hadashay. Sax Munira sida loo hadlo ma taqaano shekada handadaad iyo faan ayeey noogu dhameysay. Yaanan dad laheen oo dhulka ka soo baxay waa yaabee.😂😂😂

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y Год назад

    Naciima qofwayn maha wayna wayna waanisay

  • @bilicdumar7403
    @bilicdumar7403 Год назад

    Fartuun happy waa dhiman dhiman Malaysia sidey u timid gabadhii maha tii an naqanay muniiro depression a haya allah ha cafiyi🙄

  • @SahraIsmail-y6w
    @SahraIsmail-y6w Год назад

    Wallashaya canani

  • @SahraIsmail-y6w
    @SahraIsmail-y6w Год назад

    Wallashaya canano

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Год назад

    Qabiil naciima dad ku ataagto somalidana qeyb neceb qeybna u naageyso