Maxaad ka ogtahay Guurka dhaxmara Soomaalida iyo Yamanta ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • Soomaalida Wadankaan Yaman Waxaay yimaadeen hal kharni ka hor Waxaayna kuleeyihiin goobo caan ah sida Xafiiska jaaliyada Soomaalida oo la Aas Aasay 1920 kii .
    Markii laga yimaado Soomaalida dhibaateysan ee aan idiin sheego markastaa ee kunool dalkaan waxaa jiro Soomaali kale oo badan kuna milmay Yamaniyiinta kuwaas oo qarni ka hor yimid wadankaan Yaman.
    Waxaan Booqday degmooyin aay caan kuyihiin Soomaalida oo katirsan Magaalada Cadan Ee dalka Yaman.
    Warbixintaan kuma koobno guud ahaan taariiqda aay soomaalida kuleeyihiin Yaman laakiin waxaan si kooban ugu hadlayaa xiriirka caadiga ah ee ka dhaxeeyo yamanta iyo soomaalidaan xili hor yimid yaman iyo guurka dhaxmaro iyaga iyo yamanta.
    Fadlan Qaybta Faallada iigu reeb Ra'yigaada,
    Ha hilmaamin LIKE iyo SHARE.
    Sxbkiin Moha Koronto

Комментарии • 26

  • @buuqmarabo2778
    @buuqmarabo2778 4 года назад +21

    Yamaniintu waa umadda ugu cunsuriyadda yar umadda islaamka. Alloow barakee.

  • @user-mk4eh3yy6h
    @user-mk4eh3yy6h Год назад +5

    Wlhi yamentu waa dad aad uwanagsan Allah xafido aniga mudo ayan ku nolaa weligey kuma aan arkin cunsuri
    إخواننا يمنين الله يحفظهم يارب أحبكم

  • @nuwara8333
    @nuwara8333 3 года назад +10

    تحية من صومال الي اليمن 🇸🇴🇾🇪

  • @Secularism25
    @Secularism25 2 месяца назад +1

    My grandmother ( my father's side) migrated to Yemen in 1949 with her children including my own father he was 15 yrs old so I'm born and bred in Arab countries and my Somali language is B2 compared to my counterparts

  • @abokoriyaabdi7289
    @abokoriyaabdi7289 19 дней назад +1

    Maa shaa Allah

  • @sihaamcadeey3709
    @sihaamcadeey3709 5 лет назад +5

    Mashaa Allah Alloow isu soo dhawee islaaamka 😍😍😍😍

  • @user-fg3mh3jl1n
    @user-fg3mh3jl1n 3 года назад +4

    Wlhi dumarka carabta waan jeclahay Ana aan udoontee

  • @abdullahzagzaag4673
    @abdullahzagzaag4673 2 года назад +2

    Asc walaal noosoo dira meelaha laga helo

  • @maxamedwali6541
    @maxamedwali6541 3 года назад +3

    Like sara

  • @istarhabeen
    @istarhabeen Год назад +2

    Yamanta iyo soomaalids weligooda wey iis guuranjireen. Wax cusub maha, boqolaal sano. Soomaalida xamar, hargeisa iyo bari ba ayeeyoonkooda hadii la baaro yaman bey ahaayeen.

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 4 года назад +3

    Mohamed Koronto.... Isooqabo/Isooqabo.... Shukran.... Gabar Yamaniyah ah ayaan doonayaa
    Deg'deg... Isoowac 7 Hrs ayaad iga horeeysaa hee lasoco

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 12 дней назад

    Yemen soo kuwii maaha usoo hiiliyay Ethiopia dagaalkii Ethiopia iyo Somalia, dhabarkay naga toogteen kuwaas waxba hanoo amaanina carab walaal ma galaan.

  • @atteyehosmanmoumin908
    @atteyehosmanmoumin908 Год назад +1

    Af somali ma garanayo kani wa arabe EE somalidu dhib badan ayay ku qaban wadanada carabta

  • @mateulahoz9396
    @mateulahoz9396 3 года назад +2

    Yamantu wadadaka ugunasabsan carabta

  • @zahraahmed4461
    @zahraahmed4461 4 года назад +2

    Masha Allah

  • @SaidHeerQaran
    @SaidHeerQaran 5 месяцев назад

    Lkn majeerten iyo isaaq 1920 Bay gaadheen oman iyo soudi

  • @shijo2055
    @shijo2055 2 года назад +1

    Somali hadan nahy wan ku qaldan nahy inaa gursano yamani la ino isku dhaqan manihi inkasto yahay gorka xalal 🇸🇴🇾🇪🇾🇪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇾🇪

    • @abusuheyba
      @abusuheyba Год назад

      Qaladka halku kajira waa dadki rasulkenu yiri ahlu yemen ahlul qeyr ware

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172
    @ahmedmohamoudahmedgass8172 Год назад

    Somalida waxay guursadan midgaha yaman waxa sodubta qabilka jabarti cusmaciil midgaha yaman layaaso somaliya waxay sheegtan markeyjogan darod ismacil

    • @maammeee
      @maammeee 9 месяцев назад +1

      Hooyadaa baa midgaa iyo dhiladii ku dhashay , Urursamaale waaxid

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 9 дней назад

      Masayr ayaa cayda kaa keenaya jaahil