Why are people investing in other people's strongholds. If and when things go sideways wouldn't you be the soft and the low hanging fruits to pick on. My opinion
lacagtiina nairobi ama kenya ha iska galinina khatar weynbaa ka so socota african caqli ma leh .wax kale iskadaayee xamar oo soomali wada dhisatay baa 1991 madaxa layska jaray hantidiina la kala dhacay ma gaal madoow oo kukuya ah baa ixsaan kuu sameyanya hadii soomali muslima oo kula dhashay saas kuu galay
@@hamsahassan5788 Kenya Somali malahan. Waxaan u malaynin wadan Somalia la dhaho inaadan ka war haynin inuu jiro? Or aad sugin in beesha caalam ku kugu dhahdo “please wadan kaaga hooyo hagagso oo quruxso.
Dulkan dadka lacagta hesta aya loosheegaya qofkan qadadisa an hesa aya war furaya 😂 muthaiga waa Nairobi melaha ogu quruxda badan jawi dagan inti wax hesata mal gashta.
Xaasidiin baa tihiin qaarkiin. Walaalkaa horumarkiisa waa horumarkaaga. Soomaali baa leh baa igu filan. That makes my day.
Maashaa Allah. Horusocad iyo horumar. Guulaysta.
❤wajer mp mahamed adow
good jop bro all time
Why are people investing in other people's strongholds. If and when things go sideways wouldn't you be the soft and the low hanging fruits to pick on. My opinion
Wajeer ama mogadisho ama hargaysa ama jabuti. Boosaaso muu kafaru .somali Somali baa leh FREE NFD
MashaAllah wa meel qima bdan
Mashaallah!
Guryahan aad. Keligii ka dhisaysaan. Nairobi cadaw ayaa qaadandoona
Hon Hussain we are proud of you keep going
❤
Why can’t you build and develop your hometown and make it attractive for people to live …you are just wasting money on Nairobi like others
Lacagtii CDF wajir south ayu Nairobi guryo oga dhisanayaa
Soomalia muxu uga dhisi waayey nairobe ma isagaa is ka leh
lacagtiina nairobi ama kenya ha iska galinina khatar weynbaa ka so socota african caqli ma leh .wax kale iskadaayee xamar oo soomali wada dhisatay baa 1991 madaxa layska jaray hantidiina la kala dhacay ma gaal madoow oo kukuya ah baa ixsaan kuu sameyanya hadii soomali muslima oo kula dhashay saas kuu galay
❤❤❤❤❤❤
Lacagtan. Somaliya ma gelisid
Geedaha hajarina😢
Maxamad cadaw waxa iiguhorraysay jananka hanoolaato ayuu kasoomuuqday taariikh murugole ayuukawaramay hamiguulahaana midculus buu ahaa xildhibaanimada kahor allaah wanaaguu kuhaminayay hawfududeeyo
Mogadisho muu k dhiso somali bs kafsidesan
How much is a half an acre?
Ilaahay baan idiin ka baryay in Kuukuuyo iyo kenyati idin dhacaan war NFD iyo, Kilinka, Jabuti, Hargaisa, Moqdisho iyo dhul Somali o dhan, ilaahay ma idin tusin waayay. Ilaahay balaayo idin ka dhacda idiin keen. Aamiin
Maxaad uhabaaree ,Kenya soomaalaa leh adeer .
@@hamsahassan5788 Kenya Somali malahan. Waxaan u malaynin wadan Somalia la dhaho inaadan ka war haynin inuu jiro? Or aad sugin in beesha caalam ku kugu dhahdo “please wadan kaaga hooyo hagagso oo quruxso.
North eastern maal galin waa ay heli laheyd lkn qaab darada somalida is xamin ayey u tahay gobolka ugu liita kenya dhinac weliba
Dulkan dadka lacagta hesta aya loosheegaya qofkan qadadisa an hesa aya war furaya 😂 muthaiga waa Nairobi melaha ogu quruxda badan jawi dagan inti wax hesata mal gashta.
FREE palestine
Who will buy? People are struggling. There is no money in the country. There are so many vacant properties in Nairobi
What about somaliyan?
Ninkaan ma Soomaali oo reer Soomaaliya ah miyaa mise waa Soomaali Kenyan? Aniga Soomaali Kenyan buu ii la egyahay.
Dadkan waa Somali Kenyan.
Muthaiga wa xero kikuyu qofkii lacagtiisa meesha galiya waxaad u gotaa adiga Malihid
Wa runta wll
Saxix
Dhulkaan qaar ka gada Kiikuuyada hadiikale jirimeysan saxiib
Xamar ams gaalkacyo kadhistid. Waste money 🇸🇴
Tell him to stop misusing the cdf money
Kkk
Maxamed adow
Marki u wariyaha muxu u daah furi wayey dhulkas
Lkn hada waxa lagu dhisaya hatidi dad weynaha iyo tii dowladaba.
Xoolo khasaray
Beenta jooji
Mpls minnesota aya. Dhaanta free NFD