Mahad magaandi wuxuu yidhi , dawladaha aad jaarka tihiin , hadii aad siyaasad ahaan kala fogaataan / isku fahmiweydaan ha Ku mashquulin in aad raali galin Ku dhameyso wadanka aad isfahmiweydaan , kaliya waa in wadanka aad is heysaa , kan dhanka kale ay jaarka ka yihiin heshiis siyaasadeed LA gal , marka culeysku kaa yaraado ka dib wada hadalka LA bilaw * ayaa maanta u baahan in falasafadan ay fuliso ?
Acw horta emaratka hassan dhiiqo ayay siiyqan xoogaa lacag ah marka dal ay burburiyaan waxba uma aha tan kale ingiriiska iyo faransiiska ciil hore ayay u 1qbqqn soomaaliya hasan dhiiqo kama hortagi Karo sababtoo ah danahooda ayuu oofinayaa marka hassan dhiiqo hadii laga hor tags waa laga yaabaa inay soomaaliya rajadeeda soo noqato
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 💪💪💪
Waa run shaxdan ingiriis ayaa kula taliyey
Abiya hadduu ogyahay in Ingriis iyo France uu taageero ka haysto kal hore ayuu weerar culus qaadi lahaa, laakiin dowladahaasi shuqul kuma laha, balse Emaaraadka waa xaqiiq.
Mel kheir qabta SOMALIA ghey ALLOW
Guuleyso Ugaas ( xiriirka ha loo jaro dowladaha cadowga soomaaliya taageeraya), dowladu waxba indhaha yeysan ka qarsanin.
War dalka aniga halii dhiibo maslaxada somalia iney ku jidho baa laga yaabaa
Xasan waa in uu aqoonsadaa ssc iyo awdal si meesha ugu saara kibirka muuse biixi.
Mahad magaandi wuxuu yidhi , dawladaha aad jaarka tihiin , hadii aad siyaasad ahaan kala fogaataan / isku fahmiweydaan ha Ku mashquulin in aad raali galin Ku dhameyso wadanka aad isfahmiweydaan , kaliya waa in wadanka aad is heysaa , kan dhanka kale ay jaarka ka yihiin heshiis siyaasadeed LA gal , marka culeysku kaa yaraado ka dib wada hadalka LA bilaw * ayaa maanta u baahan in falasafadan ay fuliso ?
Waxaa ad sameyn rabto maxad uusi shegi mad talabo qadid .
Oomaxay ku krdhinayaan waxay kutarayaan may xamar ku xoreeyaankkkl
ungiriisku waxa uu ku fashilmey inuu soo ceshado Somaliland sidaas darteed ayuu rabaa ethiopia hoos geeyo dhamaan
Acw horta emaratka hassan dhiiqo ayay siiyqan xoogaa lacag ah marka dal ay burburiyaan waxba uma aha tan kale ingiriiska iyo faransiiska ciil hore ayay u 1qbqqn soomaaliya hasan dhiiqo kama hortagi Karo sababtoo ah danahooda ayuu oofinayaa marka hassan dhiiqo hadii laga hor tags waa laga yaabaa inay soomaaliya rajadeeda soo noqato
Acw horta markuu laynayay ciidankii xooga dalka soomaaliya hassan dhiiqo ma okay miyaa in Ethiopia aan nahay cadaw tan kale markuu ciidankii isku dhafka ahaa ee uu shalay baabinayay oo uu yiri hawiye ayaa dawladayda difaacaya macawiisley bal marka halkuu gaaro haha arko hassan dhiiqo
Beenaale been taada jooji