DOWLAD TAN HOREYSA O SHACABKA DAGAL KU KAALMEYSA IN AY SHABAAB ISKA DHICIYANNLA GARAB ISTAGEYSA MABA AANAN ARGE TANI XASAN WA GARAB TAGAN RAHAY ILA HADDA LAKIN FAHAD IYO FARMAAJO IYAGABA SHABAABKU TAKULEYN JUREY CADEYNA WAXA U AH CIDANKI YIRAHDA SHABAB BAN KA SO GOSTA HADU XAGA SHABAB KA AHA AMIIR TALIYE CIIDAN AYEY K A DHIGI JIREN ASKARI HADU AHAANA ASKARI CIIDAN CADEYN KALE DEKEDDA MUQDISHO AYEY SHABB CASHUR KA QADI JIREN DANBILI LA SO QABTE SHABBN AH AMA QARAX LAGU QABO DAMIN AYU KU BIXI JIREY AMA XUKUN LA,AN AY DHICI JIRTAY
Al shabaab ummada waa dhibeen ee Allaha ka dulqaado, Shacabka iyo Shabaabna waxaa badan Shacabka, Wakhtigaan waxaa la joogaa xilligii Al shabaab la soo Gabagabeyn lahaay,
Waafoow iyo hibaad Allah u wada Naxaristo 2 legend Al shabab cashaar u Dhigay
Dad aan la taaban ayee ku qaldameen al shabaab taariikh doodana waa mesha ay ku dhamaan doonto.... insha allah.
Shabaab ale ha cadabo dadkey dhiben
Galka bariista Hala so Badiya wad mahdsnthy
Alle ha u naxariisto adeer hibaad Cali Dasar waxa uu ahaa halyeey geesi ah
Hibaad nin geesi ah buu ahaa Ilaahay ha u naxariisto
Galka baarista waa baraamijka xiiso badan
Viva haariun macruuf alaha xifdiyo
DOWLAD TAN HOREYSA O SHACABKA DAGAL KU KAALMEYSA IN AY SHABAAB ISKA DHICIYANNLA GARAB ISTAGEYSA MABA AANAN ARGE TANI XASAN WA GARAB TAGAN RAHAY ILA HADDA LAKIN FAHAD IYO FARMAAJO IYAGABA SHABAABKU TAKULEYN JUREY CADEYNA WAXA U AH CIDANKI YIRAHDA SHABAB BAN KA SO GOSTA HADU XAGA SHABAB KA AHA AMIIR TALIYE CIIDAN AYEY K A DHIGI JIREN ASKARI HADU AHAANA ASKARI CIIDAN
CADEYN KALE DEKEDDA MUQDISHO AYEY SHABB CASHUR KA QADI JIREN
DANBILI LA SO QABTE SHABBN AH AMA QARAX LAGU QABO DAMIN AYU KU BIXI JIREY AMA XUKUN LA,AN AY DHICI JIRTAY
shabaa waaqodax umada ale kutaagay
Westland state of somalia--ayaaa ka horeysay--maxaaa u xaqireysiin--500km--ayaaa laga xoreyay---2005 ilaaa 2008
Allah ha u naxariistu waa shuhado
Al shabaab ummada waa dhibeen ee Allaha ka dulqaado,
Shacabka iyo Shabaabna waxaa badan Shacabka, Wakhtigaan waxaa la joogaa xilligii Al shabaab la soo Gabagabeyn lahaay,
Maxaa kajira diyaaradaha dagaalka ee somalia
000
Galkaanu intee yaalaa wax horay loogu qoray Lee laga baaraa haaaaa
Meshen hada ad jogta ayu yala qalka