QAWARIJTA HAASIDINTA WECELADA SHABAB DAGALKODA WAA DAGAL QANIIS MIINO LA DUGO BOMBO LATURO LUQAHA DADKA LAGU GADO LA DILO DAMER RASHIN WADA LA GUBO DADKA TELFONKA LAGU HANDADO TAASI DAGAL RAGEED MA AHA WAA DAGAAL QANIISEED.
Shirkaddaa waa in dowladda Soomaaliya dalka ka cayriso; dowladda Soomaaliyana waa in ay la xisaabtanto QM, muwaaddiniinteennuna waa in ay helaan caddaalad, baadhis dhab ahna waa in la sameeyo.
Wllhi wariye haaruun.allah noo deeyo waa weriye aadi aheyn
Jazaakallaah haruun macruuf adiga iyo voa waad ku mahadsantahay, waxaad tahay qareen masaakiinta u dooda
Warkicaawa
Allaha Unaxariisto dhamaantood
Alle ha unaxariisto
Haruun Macruuf 🙏🙏🙏
Ukrobronservice iyo Domonic waa labo hey'adood oo tuugo ah suuq madoow ayay ku shaqeystaan
anaa uga horeeya
Miinaan idinka ilaaliqnaynaa waana idiindhigaynaa waaye
Please wxan donayaa labber voa laga xiriiro
Well done Harun
In dadkii hore o xaquqdodii Mel lagu shegin in hadana qandaras 2baad lasiiyo hayadii magacooda lagu dilay
Aad baan u can bareynenaa.
Weriye harun macruuf hakaa ahaado ama ha iska aamuso well done harun
QAWARIJTA HAASIDINTA WECELADA SHABAB DAGALKODA WAA DAGAL QANIIS MIINO LA DUGO BOMBO LATURO LUQAHA DADKA LAGU GADO LA DILO DAMER RASHIN WADA LA GUBO DADKA TELFONKA LAGU HANDADO TAASI DAGAL RAGEED MA AHA WAA DAGAAL QANIISEED.
Asc war inigu Haad u shaqeysan
Dawlada wa ine sidagdag wax ugu qabto
Eheladas--wa ina wax lo --qabta
waa dhif iyo naadir inaad aragto wariye la mida haarun macruuf.
Shirkaddaa waa in dowladda Soomaaliya dalka ka cayriso; dowladda Soomaaliyana waa in ay la xisaabtanto QM, muwaaddiniinteennuna waa in ay helaan caddaalad, baadhis dhab ahna waa in la sameeyo.
War meesha wax Lima haysane Isla aamusa
Asc.haruun
dagalki koonfurta mudug ee u dhaxeyay maleyshiyada shabab iyo ciidanka mamulka galmudug halkuu kudanbey