President Hassan shaikh Muhammad Somalia 🇸🇴 Please don't listen any countries and Ethiopia out of Somalia Solis 🇸🇴 Mr President Hassan shaikh Please let Eritrea 🇪🇷 and Egypt 🇪🇬 Quickly come to Somalia country 🇸🇴 right ✅️ now !!!!
SHARMA BOY WUU SAXSANAA, XASAN WADAMADAAS AA LAGA XUKUMA GO'AAN MAGAARI KARO ASOO DALKIISA JOOGA. SAFAR BADNIDAA MA RUclipsR BAAD TAHAY, KKKKKKKKKKKKKKKKKKK
Hadaaan xassan wax laga qaban walee dhiig badan wadadanayaa
Ismaciilna waxba nooma haayo lakiin waxaad ogataaa xassan haduusan Ethiopia laga reenin xassan dalka waa halaaagayaa
Hadii itoobiya larebay inti dabadhilif ahay waa qayliyeen shacabka waxay Arkan guul usoo hoyatay soomaaliya
Somalia ❤
🎉
Maxay jilbaha iskala gelayaan
Waa labo iimaan laawe ale umada
Somaliyeed ha dhaafiyee
😂Nin waalani war doon doon: hada daan daanba weeyaan, haduu daba roorana , wuu dawakhi doonaa😅 xaabsade😊.
❤❤
DADWEYNAHA SOMALIYEED, SIYASI, CULUMO, JAAMICIYIIN IYO HOOYOYINKA, WALAALAYAAL, XASSAN SHEKH DALKA KA QABTA XABASHI AYU U GACAN GELINAYA.
Safar badana dawladnimo ma dalxiisba yabnaye
Wsr,Agsme,wardiye kuli usaga ah nasiibdaro.
Suldaan xage aaday beryahaan?
President Hassan shaikh Muhammad
Somalia 🇸🇴
Please don't listen any countries and Ethiopia out of Somalia Solis 🇸🇴
Mr President Hassan shaikh
Please let Eritrea 🇪🇷 and Egypt 🇪🇬
Quickly come to Somalia country 🇸🇴 right ✅️ now !!!!
But you don't know Hasan sheikh is enemy of Somalia
Hassan DHOQO INA GELLE BA KU SHAQEYSTA
Shaydaan dantiisa wada ayaa ku shaqeysanayaa oo ismaaciil cumar geele
xirsina waa kujiraa xirka ee wadani
Sharing masakud ookalemiiya maase waa cuun kale oosoocodah
Weriye hadhihin itoobiyan bada baa lasinaa
Xasan shiiq maliinkaro bada soomaliya (bada Somalia waxa ika leh somida
yaa fransiis uga baahan aqoonsi somalia dowlad aan cusbayn
Madoonayno totally ciidamada jabouti waayo waa taageer keligiis taliye xasan sheekh soomaaliya waxa halkaa dhigay waaa jabuuti
Soomaaliya ilaa ay ka daba harto
Masar,Ethopia,Eleteria,Emarat-ka
& Jabuti waa adag tahayn dawlad
Xor ah in ay noqoto.
SHARIF MA LA XIRO WAA HALAQ MAREEN!
Labadii rufiyaanaka geele iyo xasantiftif labadaa tuug ee kaligood cadowgakaligood taliyahatuugad iyoburburkadalka iyoqayaamadadadkood waa lala xisaabtani 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Warkaaga si nuxur le u siidaa
Ethiopia maalinteey bada somaaliyo gasho baa noogudaberysa in somaalidabe lalasheekeeysto Ethiopia bada cas meel aan aheeyn marato
Maalinba meel u carar, ku tamashleey Dhaqaalaha dadka Soomaaliyeed ee colaadda,gaajada, daryeel la'aanta Caafimaadka daruuriga ah, dadkii Soomaaliyeed oo is xasuuqaya meel kasta oo ka mid ah Gudaha Soomaaliya.
Ismacil cumar geelle wuu xanaaqay markii farmajo ereteeriya ka degey,haddeer oo uu xasan sh.ereteriya ka degey muxuu u xanaaqi waayey?
Laba sheytaan baa kulmaay Belo Inimarteey
Walwalataye xeradagal
Nimanki bada gatay le ad noga
Shekeysay allow dadka iyo dalka
Ka,ilali warkalo mcn nagagad
Harta mucard war kod haba
Nokenin saxb sare wan ku
Xiranhy
SULDAN BEENTA XOGAA YAREEY QABIIL YOKU QAADIN DALXUREYE MHDSND
Ase
Aniga ah aadan waxan leyahay xasan sheek dagal halga qado haduu itobiya nagsarwayo
Sharif wuxuu hadlayaa punlnd waxaa Dabada kariixaya Omar Abdirashiid iyo Deni Sharif lasoo Gamay warkiisa cidna kuma jirto Waa alshabaab Asiga iyo Madobe
Itoobiya haguursato soomaaliya ereteriya iyo masar maxay kufali doqonada dalkooda gadanaya akhas 😡😡😡
Ethiopia iyo agypt waxay doonayaan danaha dalkooda iyo dadkooda ee maaha naxariis inay adiga kuu samaynayaan (1)ethiopia waxay rabtaa inay xoog ku qaadato badda soomaaliya haday badda fuushana ereteriya manabad gelinayso oo dekedda musawac oo ay isticmaali jirtey ama cazab ayey kaqaadaaysaa waxay dhisatay xabashidu ciidan xoogan oo badeed oo gaadiid kii dagaalku udhan yahay cabsidaasaa ereteriya haysa (2)agypt masar waxay rabtaa biyaha webiga niil oo ay wax ka wadaagtey oo SAAMI yar laga siiyey oo xabashidu biyo xireen koronto dhaliya kasamaysatay inay beereheeda iyo dadka masarba SAAMI fiican ka helaan marka taas ogow HIIL inaga inoo gelayaan maaha datooday wataan
Yaayaa.ar.suldaan.kii.tuuga.ahaay..moohoo.ee.bada.kagaday.kenya.wArkiisa.iskala.aal
Xalwo cune meesha maa xalwo lagucunaa
SHARMA BOY WUU SAXSANAA, XASAN WADAMADAAS AA LAGA XUKUMA GO'AAN MAGAARI KARO ASOO DALKIISA JOOGA.
SAFAR BADNIDAA MA RUclipsR BAAD TAHAY, KKKKKKKKKKKKKKKKKKK
Xasan rooraaye😂😂😂😂