Kumuu Ahaa Maalqabeenkii Ka SooJeeday Degmada Maydh Ee Maamuli Jiray Magaalooyinka Berbera , Saylac?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 68

  • @saleebaan9903
    @saleebaan9903 Год назад +3

    Waaa suldaan la jeclaa oo dadkiisa iyo dalkiisa iyo diintiisaba jeclaa
    Alle ha u naxariisto

  • @xasancumar9860
    @xasancumar9860 Год назад +3

    Alle ha u naxariisto waxa uu Garxajis+Hobar Yonis Muuse Carre

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i 3 месяца назад

    Mansha allah noosoobadiya taariikhda

  • @drjoosxasangollebahdadhacd9598
    @drjoosxasangollebahdadhacd9598 Год назад +6

    Sudaan sharmaarke oo ahaa suldaankii saylac ilaa jabuuti
    Wuxuu ahaa nin Habar yoonisa
    Oo muuse care ah sharmaarke waaninkii maagada berbera ku dhisaayey guryaha heestii ahayd
    Daartu daarbay daalimaysaa
    Ana duul baan u goleeyahay

    • @garxajis615
      @garxajis615 Год назад +1

      Haa wan maqlay shp 😂

    • @ayanhashi7111
      @ayanhashi7111 Год назад +1

      Waa runtaa walaal ee yaa wax akhriyaba, waxaynu nahay ORAL SOCIETY. Dad hadal iyo kelmad nin siyaadi ahi yidhi ku mashquulaya maalin walaba. Lkn taariikhdu ma dhimato .

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 Год назад +1

      🤣Qoladii Muuse carena waxay noqdeen sidii dhediga taariikh raadis🤣, waar tolku awelba iyagaa idin buun buunin jiray lkn iminka gorayo la hubsayoo haad bay noqotay ee ha sheeganina Tariikhda Nimanka Muuse Ismail ee aan is bedbedelin weligood, sorry inkastoo aytahay tariikh garxajis oo aanu muuse ismail qudhiisu sheegan karin keligii.

    • @mars8185
      @mars8185 10 месяцев назад

      ​@@osmanabdi8177adoon ka ahaw waxaas abti anigu tolkay muuse ismaaciil kuu caayi maayo laakiin is dawee

  • @HaaruunAhmed-vj1gp
    @HaaruunAhmed-vj1gp 9 месяцев назад

    Ale ha unaxaristo xaji sharmamke wuxu kaso jeda garxajis❤h yonis❤muse care❤

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Год назад +2

    Waa amiirkii ama boworkii sharmarke ee saylac ila herer xukumi jiray ila berbera ila maydh

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 Год назад +1

    Xaaji sharmaarke saalax
    Maamulkiisu isagaa sabab u ahaa in soona aruuriyay odayaashii ingiriis heshiiska la galay inuu dhulka soo dego
    Waxaanu ka hor tagaayay faransiiska oo cafartu wadatay in aanu isku soo balaadhin dhulka somalida

  • @cabdullahiobsiiye4657
    @cabdullahiobsiiye4657 Год назад +1

    Muuse Care ingiriis buu ahaa xaajigu illah haw naxariistee

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 Год назад

      🤣Qoladii Muuse carena waxay noqdeen sidii dhediga taariikh raadis🤣, waar tolku awelba iyagaa idin buun buunin jiray lkn iminka gorayo la hubsayoo haad bay noqotay ee ha sheeganina Tariikhda Nimanka Muuse Ismail ee aan is bedbedelin weligood, sorry inkastoo aytahay tariikh garxajis oo aanu muuse ismail qudhiisu sheegan karin keligii

  • @siciidxasannuur1039
    @siciidxasannuur1039 Год назад +3

    Dadka leh taariikhdani waa been, Maka qabyaalad hoosaa mise waa ka taariikh la'aan, sharmaarke saalax waa nin jiray oo taariikh daas la sheegay iyo kale badanba leh ee dib baadha taariikhda dalkiina iyo dadkiina

  • @drjoosxasangollebahdadhacd9598
    @drjoosxasangollebahdadhacd9598 Год назад +1

    Mar labaad waxaan ka hadlayaa dadkan ka hadalaya taariikhda suldaan sharmaarke saalax ma ahi nin hada ogaadey taariikhda suldaan sharmaarke saalax waxaan hayaa
    Taariikhdiisa hayaa in aanu ka faaloon karan saab tv markaas suldaan sharmaarke waa Gx waana halgamaa reer sheekh isaxaaqa
    Waa GX H.Y M care
    Nin ragiina wuu ogyahay
    Nacasna loo sheegimaayo

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 Год назад

      Taariikhdan nin Garxajisa oo Muuse Ismail ah ayaa ku suntan balse waxa la yaab ah nimankii Muuse Care oo comments ku niikinaya hhhhh oo noqday sida dhediga Taariikh raadis ay gooni u yeeshan lkn horena tolkood ayaa u buun buuniyey maantana ilaa asalkooda ayaanu soo bandhigi haday fadhiisan wayaan oo Muusahooda iska hoos fadhiyi wayaan , Sanwaynay baratee walahay inaan Silic ka sheekayn🤣 koodii lixdanki inqilaabka malxiiska ka ahaa ee aanu belaayada ka dhignay wuxu hoos fadhiyaa Caaqil Muuse oo uu kala taliyaa siduu tolkii wax u yeeli lahaa , wax kalena lama waydiiyo loomana dirsado sida Gaboose.
      hadaan ciyaalku aamusin ilaa Tuur baan socon carab yey carabtu dhashee siilka keliya ilaalin yaqaan😀🤣

  • @abdifatahelmi3092
    @abdifatahelmi3092 Год назад +6

    Waxaan akhriyey 1993 library ku yaala london waana taatiikh dhaba ciyaalkan taariikhda waxba ka ogayn akhriya buuga t waxaa la yidhaa .the first foot step horn of africa

    • @mustafemohamoudmohammed9717
      @mustafemohamoudmohammed9717 Год назад +1

      Xaqiiq

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 Год назад

      Waxba noomad sheegin🤣bal waxad qortay dib u akhri kadib is waydii waxad shacabka akhrisanaya qoraalkaga ugu talo gashay? mise intan ayuun baad ujeeday , The first foot step horn of africa🤪🤔😀😃 QOLADIISANA SOO SHEEG , ADAA AKHRIYEE hhhh

    • @mars8185
      @mars8185 10 месяцев назад

      ​@@osmanabdi8177muuse carre habar yoonis

  • @abdifaarax1217
    @abdifaarax1217 Год назад +2

    Muuse care ayu ahaa boqor sharmarke wuxu ka talin jiray saylac ila herer ila maydh

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 Год назад

      🤣Qoladii Muuse carena waxay noqdeen sidii dhediga taariikh raadis🤣, waar tolku awelba iyagaa idin buun buunin jiray lkn iminka gorayo la hubsayoo haad bay noqotay ee ha sheeganina Tariikhda Nimanka Muuse Ismail ee aan is bedbedelin weligood, sorry inkastoo aytahay tariikh garxajis oo aanu muuse ismail qudhiisu sheegan karin keligii

  • @hayadadam3312
    @hayadadam3312 Год назад +2

    Sidaasay GARXAJIS weligigood dhul inoogu sameynayeen oo inoogu halgamayeen noolaada GARXAJISOOW ilmaadeeryaal

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 Год назад

      Gobtu waa kuwa runta qirta , thanks inader, waxan aad uga helay Magaca Garxajis ee aad ku dhawaaqday iyadoo qaar xauun qabaa kaba xanaaqan sida qaar sheegta inay u dhasheen reerka xataa lkn iminka aanu taariikh dooda daba joogno hhhh commentska hadaad akhridid yaab.

    • @mohdyzee
      @mohdyzee Год назад

      @@osmanabdi8177 war niyow xishod sxb shaki weyn ba kujira inad tahay reerkan muse ismail ee ad commentska dan la ordeyso wayo nin gadweyne aa weli kamu maseyren hadi Khalid bin Walid la daho wa muse care, wayo deh labo muse wa walalo g36 kamida tarikhdodu mel iskugu bisho shubeyso. Marka mala heego filinkedi ayan Wada iska wado huuhaaga!! - Gxjs Rx

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 Год назад

      @@mohdyzee
      Ma adigay futadda kaaga taala calaamad garxajisnimada caday naysaa ,
      waar muuse ismail hadaan tariikhdiisa sheego micnaheedu maaha waan ahay ee waa niman raga oo aan lamid ahayn waxan wuxuushta ah ee muuse caraha sheegta ee weligood guuldarada la hortaagan garxajis ilaa cabdiraxman tuur baanu ogayn oo intuu rag dagaal geliyey kadibna dalkiisi ka tahriibay, wada foolxumaad tihiin niyow, mida kale sida dhediga faan kunool baad tihiin, waa hadaad waxa tahayee😁 lkn Garxajis dib dhakada isagama saarnanayo ee qaarbadan tariikh dooda waa lagu noqonayaa.

  • @hasanabiibesse7701
    @hasanabiibesse7701 Год назад +2

    Garxajis power walee waa quwad jirta

  • @mjamac5261
    @mjamac5261 Год назад +4

    Caruurta Facebook ee aan waxba akhriyin inay wax korodhsadaana aan jeclay waxaad akhridaann buuga taariikhda eee modern history of Somalia ee uu qoray I M Lewis
    Waa anthropologist dhowaan dhintay oo wax Ka dhigi jirey school of economics of London
    From Erigavo

  • @maxamedcali5160
    @maxamedcali5160 Год назад +2

    Simply you are "BEENALE"

  • @ayaanmaxamuud8846
    @ayaanmaxamuud8846 Год назад +1

    G36

  • @cadbinajiibmohamethcumar3466
    @cadbinajiibmohamethcumar3466 Год назад +2

    Soomaali haday'nu Naha tariikh'deena ma qor'no Ninkaas iyo niman kaleba wa lay'naga qariyay inaguna war iskuma hay'no

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 Год назад +2

    Muuse Care iyo Habar Younis waligeed ayay talinaysay

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 Год назад

      Malaaaa warsangali ahaaaa
      Waagaaa warsangali u shidnaaaaa
      Ama dhulbahante
      Waxaaaaan maqlay
      Soomaaugiiii u horeeeeereeeyey
      Timir keeeenay Somalia warsangali ahaaaa malaaa waaaaa asaga

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 Год назад

      MUUSE CARE WA`AYO HORTA? 🤣Qoladii Muuse carena waxay noqdeen sidii dhediga taariikh raadis🤣, waar tolku awelba iyagaa idin buun buunin jiray lkn iminka gorayo la hubsayoo haad bay noqotay ee ha sheeganina Tariikhda Nimanka Muuse Ismail ee aan is bedbedelin weligood, sorry inkastoo aytahay tariikh garxajis oo aanu muuse ismail qudhiisu sheegan karin keligii

    • @abdulkadiral-hashim3134
      @abdulkadiral-hashim3134 Год назад

      @@osmanabdi8177 waar waxyow Isla yaab waxay Muuse Care yihii. Waa la yaqaana, .Muuse Ismaacilka aad sheegayasa waa badow Muuse Care dharka u xidhay ilaa imikana maamulo

    • @osmanabdi8177
      @osmanabdi8177 Год назад

      @@abdulkadiral-hashim3134 🤣inaad madhan tahay jawaabtada ayaan ka arkaa😁 waxban maamula kulahaa hhhhh walahay reerka keliya ee sida dhediga u hadlaad tihiin lkn maba diideen haduu tolkay siwacan ii maamuli lahaa balse tol jilicsan oo meelay nagasoo galeen aanu garan la`naad tihiin ee baadhitaankiina waa lagu daba jiraaye iska sug🤣inta farihiina la keenayo laan gaabyahow , siilka ilaaliyaa🤣

    • @abdulkadiral-hashim3134
      @abdulkadiral-hashim3134 Год назад

      @@osmanabdi8177 Miyaan kulayaabaya waxaad tahay ilma igu shubo talow yaa kugu doo shubtay inaad halkan dadki awowyaasha iyo aabaha iyo adiga dharka I haliyay jaahilyow, waar orodo hadalka jilicsan dadka kala gadhiiso

  • @Samaale-vu6qh
    @Samaale-vu6qh Год назад

    Waxan maqlay inuu badhasaab dhulkaa uga ahaa cusmaaniyiintii

  • @Barqab
    @Barqab Год назад +1

    Ninkaas waa niin cajiibaa boo ahaaa garxajis oodhan baa cajiibaa

  • @kingabdihariir2000
    @kingabdihariir2000 Год назад +2

    Hhhh xaaji sharmarke marka ma maulana saab TV bay ilmadeer ahayeen

  • @nnouraluush8968
    @nnouraluush8968 Год назад

    Tajoora waa halkee

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Год назад

    adeer Berbera sharmaarke iyo qayrkii may soo haweysankarayn
    bal beenaalahan eega waar taariikhda dib ugu noqo
    adeer berber miyaanay habar awal iska lahayn
    sharmaarke dhinaca galbeedka ayuu joogay bulxaar iyo berbera habarawl ayaa iska lahayd.

  • @farhiaabdinur5781
    @farhiaabdinur5781 Год назад +1

    Subxan Allah war ma waxaad rabtaa in aad been views ku heshid ilaahay ka baq oo beenta iskadhaaf

  • @axmedcalijaamac9611
    @axmedcalijaamac9611 Год назад +2

    Waar ninka taariikhdiisa BEEN Ha ka sheegin!

  • @abdiadan1306
    @abdiadan1306 Год назад +1

    Adeer xageed ka Keentay tareikhdan waalan

  • @rashidhande1672
    @rashidhande1672 Год назад +2

    Been weynaa waar xishoo

    • @kaareburburiye
      @kaareburburiye Год назад +2

      kkkk maxaa been a waa Taariikh jirtee
      MISE WAXMA AKHRIDID

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 4 месяца назад

    😂waxani waa taariikh been ah 😅😅😅 suldaanka taariikhda haka xumaynina

  • @osmanabdi8177
    @osmanabdi8177 Год назад

    Taariikhdan nin Garxajisa oo Muuse Ismail ah ayaa ku suntan balse waxa la yaab ah nimankii Muuse Care oo comments ku niikinaya hhhhh oo noqday sida dhediga Taariikh raadis ay gooni u yeeshan lkn horena tolkood ayaa u buun buuniyey maantana ilaa asalkooda ayaanu soo bandhigi haday fadhiisan wayaan oo Muusahooda iska hoos fadhiyi wayaan , Sanwaynay baratee walahay inaan Silic ka sheekayn🤣 koodii lixdanki inqilaabka malxiiska ka ahaa ee aanu belaayada ka dhignay wuxu hoos fadhiyaa Caaqil Muuse oo uu kala taliyaa siduu tolkii wax u yeeli lahaa , wax kalena lama waydiiyo loomana dirsado. hadaan ciyaalku aamusin ilaa Tuur baan socon carab yey carabtu dhashee siilka keliya ilaalin yaqaana 🤣

  • @mohamedcigaal4179
    @mohamedcigaal4179 Год назад +3

    Beenale nuux ismail mee

    • @khalidfiir9919
      @khalidfiir9919 Год назад +3

      TV GAN BEENTISA BDN MARKI UU BAR BARA YIMID WALU FAHMAY WUNA BAXSADAY WAXA LAGU DILAY BULAXAAR
      WAXANA DILAY NUUX ISMAIL
      LABADA REER EE ISLAYAYNA WAA YONIS NUUX IYO AXMED NUUX
      YONIS NUXBANA BUKAXAR UGUREY
      WAA SHEKADI AY KA GABYRN LABADII NIN EE KALA AHA NUUX ISMAIL IYO CIISE MUSE

    • @stelyfashionchannel6218
      @stelyfashionchannel6218 Год назад +2

      Garxajisba maraya oo dabadaada ingiriis la ilaalin jiray hadaad madaxa la soo kacde

    • @hindaabdulleabdulle8202
      @hindaabdulleabdulle8202 Год назад

      @@stelyfashionchannel6218
      Faqash ka bax ku fahanay

  • @hawahassan9128
    @hawahassan9128 Год назад

    Waa skeeko laa roobo inn la iibiyoo beeni raad maleh

  • @Hhhh-xl6up
    @Hhhh-xl6up Год назад

    Cantarabash nagadaa beenale meel ku xusantahay mahayno maydh tajoorana
    Maxay ahayen tariikhdu waa buug didaad
    Jeceshahay maha sxb

    • @mars8185
      @mars8185 10 месяцев назад

      Orodoo soo akhriso buuga frist footsteps of east africa waxaagu yaanu caadifaduun noqon

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 Год назад

    been

  • @farhiaabdinur5781
    @farhiaabdinur5781 Год назад +1

    War waabeen cad majiro ninkaasi

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Год назад

    Beenta taariikhda kadaa berbera muu xukumin xaaji sharmaake xiligii cusmaaniyiinta ayuu badhaasaab ka ahaa Saylac balse taariikhda laguma hayo meel uu berbera ku xukumay Niman Ciyaal Axmed layidhaa aya ku amar kutaaglayn jirey Berbera taariikhda baadh

  • @monagoth
    @monagoth Год назад

    HAHAHA : ADEER TUUG U SHAQEEYA INGRIISKA AYUU AHAA . SULDAAN KAMA AHAYN SAYLAC: SAYLAC SULDAAOMO IYO UGAASYO SAMAROON IYO CIISE KA AHAA. BEENTA JOOJIYE. TURJUMAAN DADKA DAGAANK U BASAASA INGRIISKA AYAA AHAA. INGRIISKA.AYAANA DIFAACI JIRAY